Qaybtii 3dexaad. Guurkaygii. Ahmed A Cigaal. Sulfa. Farxada noloshayda. Mudane Khaliif

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 45

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 ปีที่แล้ว +6

    respect...illaaheey amuuraha hakuu saqiro ..waxaad tahay qof caqli badan oo qalbi wanaagsan

  • @gaarabidhaan
    @gaarabidhaan ปีที่แล้ว +4

    Mahad you are an amazing brother, including Lamadaayo, Old is gold

  • @kadroahmad7924
    @kadroahmad7924 ปีที่แล้ว

    Waaw yaa Salam nin reer magaal ah oo qalbi qurxoon outside and inside mashalah ✊👏👏👍🇸🇴👏👍mr khalifa guuleeso inshalah 💯✊✊✊💯

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow ปีที่แล้ว +1

    Waa Soomaali HIBIGII ugu horeeyay ee aan arko.

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 ปีที่แล้ว +2

    Salaam Alaykuma first one thanks turbashaash family masha Allaha 🎉🎉🎉🎉😊

  • @MamaYusuf-s7x
    @MamaYusuf-s7x ปีที่แล้ว +4

    Illhaay hauhagaajiyo noloshaa aduun iyo taan aqiraabaa waqof qalbificaan ❤❤❤❤

  • @faisalmohamed7125
    @faisalmohamed7125 ปีที่แล้ว

    Mashallah seems like a great guy just going through the challenges of life.

  • @ZeynabaliMohamed-mn6hv
    @ZeynabaliMohamed-mn6hv ปีที่แล้ว +2

    Alxamdulilaah sax masha allaah ❤

  • @habonahmed2645
    @habonahmed2645 ปีที่แล้ว

    Hi Mahad waan ku salaamay aboowe Qaliif Allah u gargaaro amiin Allah yoow

  • @Hayaan10
    @Hayaan10 ปีที่แล้ว

    Walaahi wa Nadiif Ninkan, wa somali dhab ah ee fadlan reer seattle qacan qabta oo u saxa sharciga wax ka dhimanyihiin.

  • @beldeqchannel6257
    @beldeqchannel6257 ปีที่แล้ว

    Ninkaan waxaa layiraahdaa Xasan anigaa magaalo wada joogi jirnay magaratay,

  • @AbdulAhmed-gx2rh
    @AbdulAhmed-gx2rh ปีที่แล้ว +4

    Soomaali waa ku ceebeysantahay Mahad Cabdile. Shaqsi aan Qabiil shaqo ku lahayn umudu u simantahay oo wali aan gaarsiin la,nahay 100K. Intaan sanadka cusub lagaarin waa inuu u dabaaldagaa oo aan ladabaal dagnaa oo aanu wada dabaaldagnaa 100K. Iinshaa Allaah ismuujiya aqyarta...

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 ปีที่แล้ว +1

      Absolutely walaal waa runtaa xumaanta shaqaysa macsida iyo qudhunkaa cirkaa mara qof wanaag wada lama dhagaysto waa in inta wanaaga jeceli u guntataa mahad channel khaliifna nolol wacan baan u rajaynayaa

    • @AbdulAhmed-gx2rh
      @AbdulAhmed-gx2rh ปีที่แล้ว

      @@jamaadnuura10 Jamaadeey, Wallalo Mahad Cabdile before 2024- waxaan aad u rajaynayaa inaanu uwada dabaaldagno more than 100k iinshaa Allaah. Qaliif'' Lamadaayo'' Salaan sare sxb waxba kaama halaysna caafimaad taam ah ayaad haysataa aduun waa gadgadoon badanyahay ''WAA- LAMOODAA- HADII LAMOODI WAAYANA -WAA LAMOOSAA''. Waa maah maah ree goleeda dadka wabiga dagaan ula jeedaa 'Ree-Goleed''. Xaqiiqqdii Mahad Cabdile iyo Qaliif ''Lamdaayo'' Labaduba Qabiilkooda ma aqaan ayaguna ima yaqaaniin lkn Waa aqyaartii hore Jilib Culustii hore. Waxaanu isla nahayy dhalinyaradii Culusaatay. Waan ku salaamayaa JAMAADNUURAAY.

  • @mohamedomer7262
    @mohamedomer7262 ปีที่แล้ว

    Qalbi wanaagii oo Qof ah

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 ปีที่แล้ว +1

    Adeero waad ka baxaysaa .🤲Maalmihii wanaagsana way soo socdaan.adiga maaha ee Aduunka ayaab iska ah Maalin madow iyo Maalin cad. 🙏

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o ปีที่แล้ว

    Illahey diinta hakugu duwo

  • @foolhooradchannel156
    @foolhooradchannel156 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @soodalxiis4296
    @soodalxiis4296 ปีที่แล้ว

    Illaahay Amuuraha hakuu Fudaydsho

  • @fayecooking
    @fayecooking ปีที่แล้ว +1

    Odeygan masajida ha lagu xero, ilah ha u gargaaro😢

  • @MohamedAli-zs9vf
    @MohamedAli-zs9vf ปีที่แล้ว +1

    Asc Aqayaaaarta. Waa idinsallamay reeer howlwadaag asalaw

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 ปีที่แล้ว

    Qofka soomaaliga meesha u adduunka ugu neceb yahay waa soomaaliya

  • @abdulmoaw7304
    @abdulmoaw7304 ปีที่แล้ว +1

    Reer magaalnimada qaar waali ayuu isku badalaa illaah hakuu saqiro lkn be strong 💪🏿

    • @AbdulAhmed-gx2rh
      @AbdulAhmed-gx2rh ปีที่แล้ว +1

      Aflagaadadu waa reebantahay. Haku xadgudbin shaqsiyada qofka Adoo raali ah!

    • @abdulmoaw7304
      @abdulmoaw7304 ปีที่แล้ว

      @@AbdulAhmed-gx2rh ma aanan ku xadgubim sxb reer magaal haduu gaboobo waxa uu soo xasuustaa in waa aad muranteen kadib cuqdad

    • @AbdulAhmed-gx2rh
      @AbdulAhmed-gx2rh ปีที่แล้ว

      @@abdulmoaw7304 Adoo aad u mahadsan Xaaladaha adag ee qofku uu bartanka kaga jiro doonayana inuu nafiso oo waayowaayo ka sheekeeyo, waxaa aad u qurux badan kaliya niyada oo aad ruuxaas u dhisto si ugu yaraan uu u dareemo inuu nafisay dadkuna ay ku jiraan aqyaar la dareemaaya waxa uu dareemayo. Waad ifahantaybaan u malaynayaa walaal! That is it....

  • @hindaicawimohamed9266
    @hindaicawimohamed9266 ปีที่แล้ว

    Wan kanaxay war hala cawiyo ader adunyadu micno malaha waxa muhiymah qofku in u kuqanco nolashisa mahad mahadsanid walala jira ayad tahay

  • @susanhassan3524
    @susanhassan3524 ปีที่แล้ว

    Xagee buu ku noolyahay❤

  • @samsamcabdi4069
    @samsamcabdi4069 ปีที่แล้ว

    Sheer

  • @zaniabdi9557
    @zaniabdi9557 ปีที่แล้ว

    Ma timaadid Minnesota Mpls

  • @hindaicawimohamed9266
    @hindaicawimohamed9266 ปีที่แล้ว

    Inta ad lashekaysatay isaga wax bay utahay mahad wa reer magal

  • @khadijagalaf8843
    @khadijagalaf8843 ปีที่แล้ว

    Ninkaan waxba kama qaldanee mana waala dadka ku fekera waxbaad waayeysa iyo intad dhalinyartahay wax meeldhigo dadka ku fakara ayusan ahayn dad badan ayana la mit ah ma waala hadaba waqti uu ku shaqeysto wuu haystaa haduu shaqeysanayo in la caawiyo aya fiican intuu shaqo la aanta yahay

  • @saalaxy
    @saalaxy ปีที่แล้ว +1

    Turbashaash kor ha loo qaado

    • @AliAli-qp3uv
      @AliAli-qp3uv ปีที่แล้ว

      Turbashaash dadkiisa ayuu inkiraa!!!!!!!
      Mahad cabdulle
      Xamar oo dhan ayaa taqaan
      Maxaa qaldan ma,iswaydiisay?

  • @abadirashiid4490
    @abadirashiid4490 ปีที่แล้ว

    😅

  • @AliAli-qp3uv
    @AliAli-qp3uv ปีที่แล้ว

    Sida naagaha timaha ayuu salaaxaya!!!
    Oday qaniis ah oo faafinaaya qaniis nimo iyo diin la,aan miyaad noo keentay!!!!!!!!
    Shaki!!!!
    Warka jooog!!!!!
    Mahad sharaftaada ilaasho!!!!!!😮

    • @safiyofarah-gs9qx
      @safiyofarah-gs9qx ปีที่แล้ว +3

      SUBXAANALAAH MAXAAD U CAAYEEYSAA ODAYGA MAAD ILLAAHEY KA BAQ DID

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 ปีที่แล้ว +1

      (RABBI) kacabso!! Miskiinka iskadaa!! dembiga lagsma saamaxayo!!

    • @shukrinoah3987
      @shukrinoah3987 ปีที่แล้ว

      Adiga reer abaarso baa tahey

    • @AliAli-qp3uv
      @AliAli-qp3uv ปีที่แล้ว

      @@shukrinoah3987 maya
      Ninkaan ayaan uga shakiyey Adigana waan ku fahmay haddii aad sheegtay abaarso
      👹

    • @allowikaalmeyofficialchane4488
      @allowikaalmeyofficialchane4488 ปีที่แล้ว

      Asc. Dadow caruurta tarbiyeeya seysan dad u caayin sida qofkaan oo kale. Ceyda ma fiicana Illaahey halaga baqo.