7 Adigaa dhisan kara noloshaa rabtid KOBCI qofkaa tahay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 214

  • @zekidhagacade
    @zekidhagacade ปีที่แล้ว +85

    1.Ka dig toonaaw aaminaada dadka kle👤
    2.hagu faq-riyoobin istuska dadka kle 👤
    3.kafiirso qofka aad guursanayo 💍
    4.qarso nulashaada qarsoon👾
    5.qiimahaaga garo 🤔
    6.ha kadsoomin qof qancin tiis 🗣
    7.salaadaada waqtigeeda ku ilaali⚕️
    8. Kitaab quraanka aaad u ilaali ❤
    8 QODOB OO AAD U MUHIIMA USTAAD AYUUB AHMED JASAKALLAH ❤

  • @samigabas
    @samigabas ปีที่แล้ว +27

    Ustaad, Waan ku faraxsanahay, Waanan kaaga mahadcelinaaya sida qiimaha badan ee aad Casharada bilaa Lacagta ah noo siinaysid.
    Jazakallah 🙏🏼🌹

  • @zaahaupdikadiryare-df6ke
    @zaahaupdikadiryare-df6ke ปีที่แล้ว +11

    dadaalka aad inoo dadaalaysid ilaahay hakula garab galo ustaad ayup ahmet 🥰

  • @haniyohimilo5533
    @haniyohimilo5533 ปีที่แล้ว +4

    Caadi ahaanta waxan ahay Qof Dhiiri gelinta neceb oo dhidbiliinka Jecel Lakiin markaan Ninkan Dhegaysto waliba Oo si Diin ahaan Ah Kuugu dhiiri Geliyo Salaada Iyo Quraanka alle 😢 waxad odhanaynaa Waad U baahantahy dhiirigelin 🙋🏽‍♂️wlahi Inaan Mar walba Soo Booqdo Wuu U qalmaaa 💪🏾✌🏾

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan7130 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallahu kheyran jazaa walaal sida quruxda badan aa mar walba noo dhiiro galisid. Wax badan ayaan ka fa'iiday dhiiragalintaada.

  • @Cabdiqaninuur4980
    @Cabdiqaninuur4980 ปีที่แล้ว +4

    ustad wad ku mahadsan tahay hadalada dhaxal galka iyo dhiiri galinta badan ee aad hawada no soo mariso THANK YOU mar kale

  • @alkheyr4
    @alkheyr4 ปีที่แล้ว +21

    اللهم صلي علي محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

    • @saidohersi
      @saidohersi ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Architecture-Boy-241
    @Architecture-Boy-241 ปีที่แล้ว +5

    Dear brother, may God reward you for the encouragement you are giving us ❤

  • @siidcaliibraahimisaaqsiidc6751
    @siidcaliibraahimisaaqsiidc6751 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wallaal qaali dhiirigalintaada waankahelaa kuwabadanaweyiidegsan yihiin niyadana waankudegsadaa marmaraan culeysyo aandareemo kuwa asxaabta ahna qaarkood waanlawadaagaa
    Sida aad noo sheegeysid hadaan qaadano oo aan sameyno aadbaanisku badali laheyn
    Laakiin iloobaa lafta nookeeney waxnoogasheeg thanks our brother

  • @mohammedmuhumed2645
    @mohammedmuhumed2645 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah
    Wlhi xaqiiqta ayad ka hadhshay walaal
    Runti ahaanti waan ku farxaa marka aad adige ka hadlaayso salata ama cibaadada iyo quraanka kareemka masha Allah ❤😊
    Taalo iyo waano fiican waaad na siisa
    masha Allah ❤😊
    Allah ku barakeeyo walaal Ayuub ❤😊 Mahadsanid

  • @anisaabdinor6764
    @anisaabdinor6764 ปีที่แล้ว +1

    My best motivation wlhi qalbigeyga dikra Ka soko iyo sheikh Mustafa dhirigelintada ayaa dajiso

  • @abdallaabdirahmaan9091
    @abdallaabdirahmaan9091 ปีที่แล้ว +2

    Jasaakallaahu khayr sxb ayuub axmed walahi dhiiri galiye dhan walba ka dhisan baa tahay ilaahey haku xafido sxb

  • @mascuudmuhidiinali3164
    @mascuudmuhidiinali3164 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid mr Ayuub Alle hakaa abaal mariyo Naseexooyinka aad noosoo gudbiso oo kudhisin xaga Diin iyo xaga Aduun si aan uga faa ideysanlaheyn Anagana Alle hanaga dhigo kuwii qaata oo kudhaqma .kunjeer Mahadsanid m.Ayuub

  • @AhmedAhmed-po3jv
    @AhmedAhmed-po3jv ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah جزاك الله خيرا حفظك الله زادك الله علما نافعا
    Aad ban kuu salamaya walal qali ah

  • @samiiracabdalle4948
    @samiiracabdalle4948 ปีที่แล้ว +3

    اللهم إني أعوذ بك من زوال نعمتك وتحول عافيتك وفجاءة نقمتك وجميع سقطك
    اللهم أعني علي ذكرك وشكرك وحسن عبادتك

  • @إبراهامالحمداني
    @إبراهامالحمداني ปีที่แล้ว +1

    Thaks sxb muqal walba aa dhagesto ina ani ihaysatid ayan u maleya aad ayan kugu mahadcelina alle misankaga xasanadka haku saaro dhirigalintada bulshada a dhiri galinaysid❤❤🎉

  • @fardowsaabdi6881
    @fardowsaabdi6881 ปีที่แล้ว +4

    Best teacher♥️ allaah hku dhowro🥰

  • @nastehaabdullahi
    @nastehaabdullahi ปีที่แล้ว +23

    Maa shaa Allah thanks alot brother Ayub. You are really inspiring person keep up the hardwork and may Allah reward you for the beautiful motivation you are giving us.

  • @FartuunMaxamedcabdi-pn8gl
    @FartuunMaxamedcabdi-pn8gl ปีที่แล้ว +2

    Mi teacher of motivation ❤tnk you 🙏

  • @ahmeddirir9421
    @ahmeddirir9421 ปีที่แล้ว +4

    Mudane ayuub hal maali 2 videos masha allah❤❤

  • @hodohaibe
    @hodohaibe ปีที่แล้ว +3

    Jazaka Allah khair ustaad 🙏🏽❤️

  • @bishaarosahal8526
    @bishaarosahal8526 ปีที่แล้ว +2

    Thank you our teacher ❤

  • @hassanmoda2471
    @hassanmoda2471 ปีที่แล้ว +2

    Thanks brother 🙏 well spoken 👏

  • @asmaomar7113
    @asmaomar7113 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllo kunjeer dhiirigaliye saamayn iigu yeeshay wllo ayuub ahmed

  • @mabsuuda4541
    @mabsuuda4541 ปีที่แล้ว +4

    Dhiiri galiyahena keep going wllkie❤

  • @ustadshuayb12
    @ustadshuayb12 ปีที่แล้ว

    Macalin ayuub miisaanka xasanaadka alle hakuugu daro khayr aad nala jeceshahay ee mar walba noo soo gudbiso

  • @WACDIIYOWAANO428
    @WACDIIYOWAANO428 ปีที่แล้ว

    Jasakalaah khayr
    Runti waxad tahay qof caqliyan iyo diiniyanba dhisan tahay

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer3829 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayaad umahad santahay jzakalhu khyrul jaza ustaad allh haku barakeeyo

  • @fartuunabdullahi-ig6xl
    @fartuunabdullahi-ig6xl ปีที่แล้ว +2

    Ilahey ha ku xafido wll masha alla 😍🥺

  • @fadumaomar9358
    @fadumaomar9358 9 หลายเดือนก่อน

    Maashaa alaah ilaahay hakaa jazaa i siiyo

  • @Gaaani7
    @Gaaani7 ปีที่แล้ว

    Xiisad kale oo xisaheda wadata ustaad....
    Dhirigalinta dhabtaa waa sidhaba oo wax laysku sheego....

  • @abdifitahmohamedabdi4555
    @abdifitahmohamedabdi4555 ปีที่แล้ว +1

    Qof dhalinyara ah ayaa tahay manaty ilaali salaada aqri quraanka, waqtigeda ku ilaali , aniga dhalinyara ayan ahay waxbarsho dadaal dhaqale sameey waxa daremay cariiri sidaas ay tahay sald wan dukany lkin quran si joogta uma aqrin jirin , malin aya is weydiya maxawa dhibkan ku hasto, waxan ogady filimanta iyo waxa an dawanayo ineey dhib ikeenaan wan jooji 3 bil igu qadaty ina jooji wax malaycniga , salaadyda qan ilaaliy quranka si joogta ah u aqriyaa masjidka salad subax ku dukta ilaa qoraxda kaso baxyso jooga 2 raco suna dukta, wax kle oo ku dagay wa tasbiixda salaad kasa 100 tasbiix iyo duco illaheey igu kalmey digriga iyo mahdnaqada, waxan daremay xasilooni nolol dagan. Manty waxku doqonimo ah adigo og ina shedan racdo shedanka allaah no shegy wa daciif dhagartisa, hada racdo wax kamid noqoneysa xisbigisa abalkadana wa cadaab,,

  • @AshraFAHashi
    @AshraFAHashi ปีที่แล้ว

    Alle dambigaaga ha dhaafo. Nuux Dhamaystiran ❤

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 ปีที่แล้ว

    Iga,walee Been maad_sheegin
    Ustaad Ayuub mahad sanid.

  • @MedOsman-sn5px
    @MedOsman-sn5px ปีที่แล้ว +4

    The Best one of motivation ❤
    Ayub axmed 2023🎉😊
    Keep going 😊

  • @abdirizakabdullahiabdullah5365
    @abdirizakabdullahiabdullah5365 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad ayuub mahadsanid

  • @HafsomohamedSabriye-se5zi
    @HafsomohamedSabriye-se5zi ปีที่แล้ว

    M.a shugran wll alha kuxifdiyo in badan

  • @habibahassan9289
    @habibahassan9289 11 หลายเดือนก่อน +1

    masha alh walalkay ayuub illahay noloshada haku barakeeyo

  • @haboonwardo6645
    @haboonwardo6645 ปีที่แล้ว

    Jazaakalahu kheyraa Ustaad
    Kama sheekeyn karo suu ii anfacay.

  • @caashacabdi314
    @caashacabdi314 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu khayr wllo wiil wacan tahy

  • @faadimacabdalle6981
    @faadimacabdalle6981 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad jasaka allaahu khayran

  • @faysalcilmi
    @faysalcilmi ปีที่แล้ว +1

    Thanks brother your saporting for us❤

  • @IBNUBASHIIR-mv7fx
    @IBNUBASHIIR-mv7fx 6 หลายเดือนก่อน

    Alaha kubarakeeyo macalinkayga❤❤❤❤❤❤❤

  • @PaashiaddePaasHiadde66-fx9kr
    @PaashiaddePaasHiadde66-fx9kr ปีที่แล้ว

    Marwalba waxan jeclahay in aad malinteda kaqeyb noqoto si aan udaremo farxad nolaled ty bro❤

  • @foosiyamaxamuud9381
    @foosiyamaxamuud9381 ปีที่แล้ว +1

    wllh matwalbo an kudhagaaysto wa iskA xasilooniban mareema wllh keep going wllkey

  • @Ogaahiye20
    @Ogaahiye20 ปีที่แล้ว

    Xqq ustaad alle haku sharfo wallaahi muucduuc isgu socda😮🎉❤😊

  • @Najmuuni
    @Najmuuni ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad ayuub

  • @UpdyKani
    @UpdyKani ปีที่แล้ว +1

    Ustaad Keena nolow abidka ❤🙌👍

  • @sihaamsamra4239
    @sihaamsamra4239 ปีที่แล้ว

    Shukran wll qaaliya Allah Ka abaal mariyo baraarujintada dhanka aduun iyo akhiraba Ku saabsan shukran wll

  • @AsmaDayib-p3k
    @AsmaDayib-p3k ปีที่แล้ว

    Waxaad moodaa inaad aniga toos iila hadlayso thnks bro❤

  • @ayaanmahamud3180
    @ayaanmahamud3180 ปีที่แล้ว

    Ustaad alle Haku xafido ❤

  • @abdilahiadenali
    @abdilahiadenali ปีที่แล้ว +30

    I know you are right my role model my Allah bless you

  • @mohakhader9913
    @mohakhader9913 ปีที่แล้ว

    Saaaxip ayuub thanks waxyaabo badan Ayaan kaa faiday

  • @YazirKarim-y6f
    @YazirKarim-y6f ปีที่แล้ว

    لا تقول لك اذا تقولك اح يفرحل العدو🤐♥️

  • @faaychannel4468
    @faaychannel4468 ปีที่แล้ว

    Manshallah and Jazakallah kheyr

  • @nastexokhalid9439
    @nastexokhalid9439 ปีที่แล้ว

    Video gan awood ayu I siiye thanks walal ❤

  • @naaleeye575
    @naaleeye575 ปีที่แล้ว

    jazaakumulaahu khayr waxaan mar walba na xasuusiyaa faaiidoyin waweyn oo aan iska indho tirno

  • @SabiriinAbdirisaaq-lx8wt
    @SabiriinAbdirisaaq-lx8wt ปีที่แล้ว

    Thanks my teacher

  • @yuusufcqaadir6256
    @yuusufcqaadir6256 ปีที่แล้ว

    Walal ayuubow kheyr alaha kusiye waxan raba inad ila taliso arin dhib ah aya iheysate

  • @cabdikaafisteylka4944
    @cabdikaafisteylka4944 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ustaad 100%

  • @MaxamedDeeq-n5b
    @MaxamedDeeq-n5b 9 หลายเดือนก่อน

    Mhdsanid ustaad ayuup❤

  • @marwofarhiyachannel
    @marwofarhiyachannel ปีที่แล้ว

    Ii duceya alle ha ila garab galo 😢isbadlka rbo😢😢😢

  • @deeqasiciid7464
    @deeqasiciid7464 ปีที่แล้ว

    Jsakallah Alfa khayr xili aan ubahna videoga ayan helay

  • @sundaosmansundaosman9060
    @sundaosmansundaosman9060 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah my brother ayuub Ahmed allaha kuhifdiyo adun iyo aqiraba✨️💯 ❤❤🤲

  • @Ahmednoor-n5k
    @Ahmednoor-n5k ปีที่แล้ว

    Thanks teacher

  • @maxamedsaalaxcabdullahi8596
    @maxamedsaalaxcabdullahi8596 ปีที่แล้ว +1

    جزاكم الله خيرا جزا

  • @Maanbaashi5050
    @Maanbaashi5050 ปีที่แล้ว

    walal aad ayan ku dhegeysta ilatali ayuub ilahay haku barakeye

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 ปีที่แล้ว

    31_7_2023.
    Tme: 22:12 night
    Ramadan Home.

  • @RahmaHaybe-v1p
    @RahmaHaybe-v1p ปีที่แล้ว

    Mansha Allah ♥️ wllo alla haka ajir siyo

  • @AyaanMaxamed-jm6pc
    @AyaanMaxamed-jm6pc ปีที่แล้ว

    Masha Allah wllo alle haku xafido

  • @UbaxBashir-i5t
    @UbaxBashir-i5t ปีที่แล้ว

    Tanks wll taladada alle hanaku anfaco❤❤❤

  • @abdifataax2024
    @abdifataax2024 9 หลายเดือนก่อน

    Thanks. Macalin. Ayuub. ❤

  • @Maanbaashi5050
    @Maanbaashi5050 ปีที่แล้ว

    Ayuboow isoo jawaab walal

  • @nurtoeybeled6522
    @nurtoeybeled6522 ปีที่แล้ว

    Shukran wll jazakalahu kher

  • @omarmohaomar4698
    @omarmohaomar4698 ปีที่แล้ว

    Thank you ustad ❤

  • @fadxaciise6593
    @fadxaciise6593 ปีที่แล้ว

    Keep going ayuup

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt ปีที่แล้ว

    Ustaad noso badi waana mahad santahay

  • @KhalidYare-vc7rk
    @KhalidYare-vc7rk ปีที่แล้ว

    My teacher ❤️

  • @subscribingaccount7037
    @subscribingaccount7037 ปีที่แล้ว +1

    My motivation ❤🎉

  • @nadiiracadaani-el2zq
    @nadiiracadaani-el2zq ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walalo.

  • @suhurahmednur8656
    @suhurahmednur8656 ปีที่แล้ว

    ❤❤mahdsanid wl taladada dhirigelintada away igu socotaa

  • @Sacadcakuule
    @Sacadcakuule ปีที่แล้ว

    aad baa uga faa iday muuqaalkan wllkay mahadsanid

  • @hodanjamachilaac6176
    @hodanjamachilaac6176 ปีที่แล้ว

    Shugran wlky ayaub axmad wxd tahahy qof ikiciya markan daalaba ❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sahrasagal3214
    @sahrasagal3214 ปีที่แล้ว

    Manshallh Wllo ale haka abalsiiyo

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 ปีที่แล้ว

    Allow inoo naxariso mar walba

  • @NajmaomarNuju
    @NajmaomarNuju ปีที่แล้ว

    My fav person ❤❤

  • @Samiirgaamer1
    @Samiirgaamer1 ปีที่แล้ว +1

    Wll plz iso jawab qisadeyda AYAN rabaa Inan kula wadaago😢😢

  • @Cabdalinho
    @Cabdalinho ปีที่แล้ว

    M.a maclinka an aminsanahay ayaa tahy masha allah

  • @SadikMoud-lr3im
    @SadikMoud-lr3im ปีที่แล้ว

    M'y brother ayoub every day I tray to reach M'y goals but M'y family thy are opposite M'y idea anyway Teel me can I obey M'y parents or I try to reach M'y goals please answer me this question 🙋

  • @Abdulahiosmaan-ls4mk
    @Abdulahiosmaan-ls4mk ปีที่แล้ว

    Jasakalahi qayar wll sharaf iyo karaamo korkaga ahaato wll

  • @hugapoi9146
    @hugapoi9146 ปีที่แล้ว +1

    Allow noo rumey hadaftena ...aamiin yaa Allah 😢😢😢😢

  • @sacido1721
    @sacido1721 ปีที่แล้ว +1

    Walaal waad mahadsan tahey taladaada wanaagsan aad na siiyey

  • @HaawoMohamed12
    @HaawoMohamed12 ปีที่แล้ว

    Thanks you ayub

  • @hanaqueen7254
    @hanaqueen7254 ปีที่แล้ว

    ❤xaqiq walal dad an moda Ina ka tajirsantahay lkn ka tajirsan

  • @HORMAAR
    @HORMAAR ปีที่แล้ว

    Ayuub my teacher

  • @zamzamabdirahman3030
    @zamzamabdirahman3030 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah afkaaga janada kugal walale

    • @abdifataax2024
      @abdifataax2024 9 หลายเดือนก่อน

      Habeen. Wanagsan. Wll

  • @AbdillahiOumalkaire-ne2id
    @AbdillahiOumalkaire-ne2id ปีที่แล้ว

    Mashallh 🎉ustaad ayuub ❤

  • @user-vz3ec1ki4d
    @user-vz3ec1ki4d ปีที่แล้ว +2

    thanks wll qaali❤❤

  • @HamzeAbdi-g4g
    @HamzeAbdi-g4g ปีที่แล้ว

    Mansh allh. Side ku ogaan kara inay gabdha aan la shekysnyo iny tahy gabadh wanaagsan

  • @KhaalidAbdi-cu3gk
    @KhaalidAbdi-cu3gk ปีที่แล้ว +1

    Ayub wll nolow intey nololi jirto❤