Wararkii ugu Danbeeyey Diyaaradihii Turkiga Laga Mamnuucay oo Laga iibiyey Giriiga & Wajiga Cusub

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
    Subscribers | Share | Comments | Like
    Please follow us :
    Facebook : horufadhimedia

ความคิดเห็น • 255

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 3 ปีที่แล้ว +28

    🇹🇷turkiga✈️🛩🚀diyaarado ilaahay awood siiyay ayay haysataa uma baahna👉✈️diyaarado kufaar samaysay oo xag ale aan awood kulahayn👌

    • @cashboylift9428
      @cashboylift9428 3 ปีที่แล้ว +1

      Nasoo Booqo walal ✅❤️ Sida Loo Dhiso Dhabarka 💪🏾✅✅th-cam.com/video/hYbKtWXX_eA/w-d-xo.html

    • @fareyare753
      @fareyare753 3 ปีที่แล้ว +1

      @Nasir Midia istaqfurulh allha u noqo wllo

    • @AhmedAli-oj3dc
      @AhmedAli-oj3dc 3 ปีที่แล้ว

      @Nasir Midia kufaarka ma banii aadmiga kaluu wax dheeryahay?
      Sxb,hadda kufaar hadaad noqoto ma aqoon baa ku ziyaadeyso?

    • @xamsexikmaawi5387
      @xamsexikmaawi5387 3 ปีที่แล้ว

      @Nasir Midia Adoonimaad kuqanacday miyaa

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka 3 ปีที่แล้ว

      @Nasir Midia adiga xattaa waxbaad iska indho tiryasaa wali
      Laga yaabe inaad leedahay
      Youtupekapa gaal ayaa sameeyay
      Lkn muslim la'aantii maba suuroobeen tichnologyga maanta lahaysto
      Teeda kale somali ameerican haduu jiro
      Dalkeenaba faraha hanooga qaadaan kaliya
      Gurigayga marti ku noqo kaagana aan tirtiro
      Waa caqliyada aad aamin santahay

  • @nasirbaabuu4160
    @nasirbaabuu4160 3 ปีที่แล้ว +18

    Sifican ban ufahmay hadalkaga sidaa owgeed taladaas wan kuguraacay masha allah

    • @cashboylift9428
      @cashboylift9428 3 ปีที่แล้ว

      Nasoo Booqo walal ✅❤️ Sida Loo Dhiso Dhabarka 💪🏾✅✅th-cam.com/video/hYbKtWXX_eA/w-d-xo.html

  • @faaraxmahad765
    @faaraxmahad765 3 ปีที่แล้ว +7

    Xaashi ilaahay haku barakeeyo
    Mawaadinimo ayaa kaamuuqata iyo islaanimo,, Hor illaahay ayaad uhadashay Runbaad sheegtay

  • @noisrael3019
    @noisrael3019 3 ปีที่แล้ว +34

    Marykan dhamadkisi waa soo dhawady argagixisida ugu wayn waa marykan iyo israel
    🦶🦶🦶🦶🦶🦶🦶🦶
    🇮🇱🇮🇱🇮🇱🇮🇱🇺🇲🇺🇲🇺🇲🇺🇲

    • @ismailmolu5316
      @ismailmolu5316 3 ปีที่แล้ว +4

      Manish allah

    • @halane6523
      @halane6523 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaal jimco mubarak ilaaheey umada nabi Mohamed xaqa ha tuso amiin

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว

      Israaiil ✅

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ismailmolu5316
      MaaShaaAllaah ✅

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 3 ปีที่แล้ว +5

    Waxna ka tarimayane waxay doonaan haka iibiyaan Turkigu TF-X ayu hada dhamaystiraya oo noqon doonta diyaaradda dunida ugu casrisan iguna tayada badan turkey 🇹🇷❤️💋

  • @miraanicruzin5321
    @miraanicruzin5321 3 ปีที่แล้ว +8

    War heedhe shekada mudaharadka mid maskax somaliya ku timid maha ee waa mid ku tamid arab ogada Yemen iyo libiya cusub in and noqotaan

  • @ahmed_ali_buur411
    @ahmed_ali_buur411 3 ปีที่แล้ว +9

    Asc juma mubarak dhaman musliminta horfadhi media na wan salamayna❤🕌

  • @zulthanzakimuuse8702
    @zulthanzakimuuse8702 3 ปีที่แล้ว +9

    Mudaharaad wax uu tarayo ma lahan dadka reer Müqďîšhõ ku nool fadlan maalintas naftada Iyo mida ehelkaaga u tudh oo xanuun ha isku sababin waxba yaan la idin waalin

  • @mcbahdoon5073
    @mcbahdoon5073 3 ปีที่แล้ว +4

    Marqura Waynu midowbi tonaa Horufadhi Media Hakataalina Gobcinta Garadka Jiilkeyna Manta Guleysta dhamaantin Bahda Horufadhi Media iyo intii Kuxiran

  • @zermuniirchannel6395
    @zermuniirchannel6395 3 ปีที่แล้ว +5

    warya dadaka muqdisha jogow hadanu nahay reer somaliland walhi ana farmajo ha nugu adakado lkn idinka wax ay idin taray ee ilashad nio kuwan yac yacaya hore ay wax idinku qaban lahayen eh aya idin oran laha ragow dumarkin jojiya

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 3 ปีที่แล้ว +1

    Turkiga guul baan u rajaynayaa

  • @xaarithcabdullaahi116
    @xaarithcabdullaahi116 3 ปีที่แล้ว +8

    HOrufadhi Media🔥

    • @cashboylift9428
      @cashboylift9428 3 ปีที่แล้ว

      Nasoo Booqo walal ✅❤️ Sida Loo Dhiso Dhabarka 💪🏾✅✅th-cam.com/video/hYbKtWXX_eA/w-d-xo.html

  • @daahirshahmed3665
    @daahirshahmed3665 3 ปีที่แล้ว +4

    Horufadhi media👏🙏

  • @anishmahdimahdi3757
    @anishmahdimahdi3757 3 ปีที่แล้ว +5

    Hashi iyo yasin waa wadani

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว

      Xaashi ✅
      Yaassiin ✅

  • @nasraismail2791
    @nasraismail2791 3 ปีที่แล้ว +3

    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 3 ปีที่แล้ว

    Turkiga guul ilaahay siinaya insha allaah

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 3 ปีที่แล้ว +2

    ❤️صلى ❤️الله ❤️عليه ❤️وسلم❤️

  • @detectiveconan5050
    @detectiveconan5050 3 ปีที่แล้ว +3

    Hore fadhi medhia best chenal hlkaa kasii wad pro

  • @ahmedhassan3002
    @ahmedhassan3002 3 ปีที่แล้ว +16

    Somali weyn haloo soo duceeyo dalkena musrifinta midobe allaha shartoda naga qabto biri waa sidey mudaharad ku baqenee Somalia 🇸🇴 guul farmajo guul

    • @halimodegan9467
      @halimodegan9467 3 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin

    • @saleebaancali8310
      @saleebaancali8310 3 ปีที่แล้ว

      Wa.ayo soomaali weyn xagayse la dhahaa soomaali weyn

    • @saleebaancali8310
      @saleebaancali8310 3 ปีที่แล้ว

      Xaarmaajo xaarmaajo xaarmaajo hooyadii maxaa Lagu furey xaqiiqa ka sheeg

    • @miskifarah4859
      @miskifarah4859 3 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin Yaarabi walaal

  • @hamdisalah6117
    @hamdisalah6117 3 ปีที่แล้ว

    Isha'Allah waxaan rajaynaynaa midka, dadka dal iyo diinta dantu ugu jirto oo horumar iyo wanaag wada🙏🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 ปีที่แล้ว

    Guul umada Soomaaliyeed iyo dawlada Soomaaliyeed guul madaxweyne Farmaajo Sidookale guul ciidanka qaybihiisa kala duwan guul 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @carabsharif2235
    @carabsharif2235 3 ปีที่แล้ว +5

    Mnsh Allah

  • @jamasalad9547
    @jamasalad9547 3 ปีที่แล้ว +2

    Jimce Mubark

  • @qadaraxmed5959
    @qadaraxmed5959 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha alah

  • @fathima.iloveallah.3853
    @fathima.iloveallah.3853 3 ปีที่แล้ว

    Jizakallahu kheeyr Horufadhi media adigna sidoo kale walaal Xaashi Allah ha ni xafido barakeeyo Amiin 🌹❤️

  • @fathima.iloveallah.3853
    @fathima.iloveallah.3853 3 ปีที่แล้ว

    Jizakallahu kheeyr Walaal Xaashi Inshallah doorashada danbe isku soo sharax🌹Adigoo kale Somalia 🇸🇴 ayaa kuu bahan Allah ha ku xafido barakeeyo walaal Amiin 🌹🐆

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 ปีที่แล้ว

    Keep going Horufadhi media

  • @ZultanJubooss26
    @ZultanJubooss26 3 ปีที่แล้ว

    Dhamaadkii & Burburkii Gaalada Ayaa Soo Dhow Waqtigii Islaamka Aya dhow
    Waxana Islaamka Hogaamin doona Turkey🇹🇷 Somalia🇸🇴 Insha Allah

  • @theworldking4777
    @theworldking4777 3 ปีที่แล้ว

    Horufadhi guul Soomaali

  • @xawowadaadofficial2014
    @xawowadaadofficial2014 3 ปีที่แล้ว

    mashaalaah ilaahow janadii kugee runbadanaaaa

  • @fowsiyagoled9514
    @fowsiyagoled9514 3 ปีที่แล้ว +1

    Sax Halasaaro amison i🙏😊✌️👍✌️🙏✌️👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 3 ปีที่แล้ว

    Horufadhi media ma anagad noo amaaneysaan siyaad bare oo ummada dhalaliyay inkaarqabe

  • @Thestrongestbattleground_pro
    @Thestrongestbattleground_pro 3 ปีที่แล้ว

    Allow corona ku rid xasan .shariif.. bad gate & madax sabuul

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 3 ปีที่แล้ว

    Abshir reer horufadhi media

  • @abdiwelidaud7130
    @abdiwelidaud7130 3 ปีที่แล้ว

    Turky rabiii moyee ibnu Adam omabahnoooo wuuu iskufilanyhy Insha allaj

  • @somaliasomalia7925
    @somaliasomalia7925 3 ปีที่แล้ว +1

    Urdun waa dalka ugu munaafarsan dadalka islaamka

  • @halimodegan9467
    @halimodegan9467 3 ปีที่แล้ว +4

    War Wuxu ma aha Mucaarad waa Jaajuusiin Nonlosha Shacab waxay Kajecel yihiin in ay Batiga Kenya u sujuudaan

  • @amaay100
    @amaay100 3 ปีที่แล้ว

    Walahi wax walba aat sheektay waa run

  • @mrbaaskadulaaga402
    @mrbaaskadulaaga402 3 ปีที่แล้ว

    Maansha allah suleiman caqliga ha waayin, runtii xaqiiqdad ka hadashay

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin
      MaaShaaAllaah ✅ n ❌
      Suleeymaan ✅

  • @abdiali9551
    @abdiali9551 3 ปีที่แล้ว +2

    Gobolka sanag 1 Maalin gudeheed waxa ku dhintay 5 qof 30 kalena way u jifaan sida ay xaqiijiyeen dada
    Degmada ceel afwayn joga
    Waa hal Magalo bes

  • @abdiali9551
    @abdiali9551 3 ปีที่แล้ว +1

    Covid 19 aadbuu ugu badamayaa gobolada Somaliya oodhan

  • @khalidabdi9902
    @khalidabdi9902 3 ปีที่แล้ว

    Thanks horufadhi media

  • @cabdinuurmaxamuud6942
    @cabdinuurmaxamuud6942 3 ปีที่แล้ว

    Waa wax laga xumaado mudanayaal rabo iney dalkaan xukumaan Oon shacabkoodi unaxeynin

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 3 ปีที่แล้ว +6

    Asc wll ALLAHAA ku barakeeyo aduun io aakhiraba 🤲 Amiin 👉 subscribe inagu caawi mahadsanidiin 🙏🙏🙏

    • @dekfarah820
      @dekfarah820 3 ปีที่แล้ว

      Xaashi wad mahadsan tahay marka hore wll waxaa aad sheegtay ee talo iyo tusaale ah waa dhab waana xaqiiq ee aaway dadkii kula fahmi lahaa dadka aad la hadlaysaa dhaguhu ooma doloolaan

  • @mohmoudapdkadir6856
    @mohmoudapdkadir6856 3 ปีที่แล้ว

    Guul ayaan urjeynaya #Turkey ilaa qiyaamu saac. Marwalbana wey jabayaan reer galbeedka ka xun horumarka iyo soo noqoshada dowlada #khilaafada #izlaamk

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 3 ปีที่แล้ว

    MrXaashi Allaahyacizak, runtii saaxiibada social mediyaha sida aniga oo kale inaaan helnaaa si aad ahaan u daneyneynaa waayo waxaad tahay shaqsi aad ugu weyn dadnimada umadeenna Somaliyed, Masha'Allaah.

  • @moussaabdillahi2977
    @moussaabdillahi2977 3 ปีที่แล้ว

    Warunta walalkayow allow nohagaji dawladnimada

  • @munahassan880
    @munahassan880 3 ปีที่แล้ว +3

    Dadow guryaheena aan joogno maxaa mudaaharaad kaheleenay khaasatan dhalinyaradeena

  • @anishmahdimahdi3757
    @anishmahdimahdi3757 3 ปีที่แล้ว

    One man one vote baa doneyna

  • @AhmedAli-oj3dc
    @AhmedAli-oj3dc 3 ปีที่แล้ว

    No more F-35.T-fx is on the way👌👌

  • @nuurmacoow3523
    @nuurmacoow3523 3 ปีที่แล้ว

    TFX AYUU SAMEYSANAYAA TURKISH

  • @maryamahirey2001
    @maryamahirey2001 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah 💕😍😍👍👍👍

  • @esmaabdullai222
    @esmaabdullai222 3 ปีที่แล้ว +2

    Subhnallaah Subhnallaah waa aqiro saben kursi ayaa shacabka oo dhan kamuhimsan, walalyalaw debeda ha ubixina mudaharad hasamaynina, cuduro badan ayaa jira ilaahay kacabsada dad masaakiina aya jira oo aan dawo waxay ku gatan haysan kuwas ayad cuduro u kenaysaa, gurigaga iska fadhi oo khuraanka aqriso dikriga illahayna badi waxba maku tarayo mudaharad iyo nin kursiga u cabaya dhiiga shacabka inay baaba aan oo aan dan kalahayn hadad dhimato,, odayasha calosha waaweyn leh waa isku mid waa dhiigyo cab midna ha u hiilin waa iga talo,, 😥

  • @diirdiiriye4045
    @diirdiiriye4045 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว

      MaaShaaAllaah ✅ n ❌

  • @saidhusseinmohamud1915
    @saidhusseinmohamud1915 3 ปีที่แล้ว +2

    Xaashi walaal kasoo hadal meshii ee kudhambeeyeen diyaaradihii/maraakibtii dagaalka somaliya ee laheed🤔

  • @fyslfysl4009
    @fyslfysl4009 3 ปีที่แล้ว +1

    Horufadhi waxuu noqday fadlan ku shubo kkkkk
    Radiyaha kaligii taliska ama tv wllee waad shaqaysaneysaa

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 3 ปีที่แล้ว

    Waa waxaansuurto galaheyn ineysameystaan gaashaanbuur kuwaas jecel sahnuuniyada

  • @maxamedshariffe2445
    @maxamedshariffe2445 3 ปีที่แล้ว

    Farmaajo guul Somalia

  • @cabdallakaynaan5697
    @cabdallakaynaan5697 3 ปีที่แล้ว

    asc waa Masha Allah Masha waa runta ugaas waxa jecel nahay soomaaliya oo dowlada soomaaliya u dhalatay ka hor tagana waa nin u bartay xaq islamka dalka iyo dadka muslinta ah waa tuugo tuugo tuugo

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 3 ปีที่แล้ว

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته مرحبا يا اهلل خير جمعة مبارك majirto diin lagu dhaqmee lkn shaarkeeda ayay huwan yihiin allaahu mustacaan

  • @caadlemedia
    @caadlemedia 3 ปีที่แล้ว

    Nin yahow

  • @igudulqaadowaxaanahay3601
    @igudulqaadowaxaanahay3601 3 ปีที่แล้ว

    Walhi siyaasi dartii xanuun ama xabad igu dhacdo walee ma tago. No no no axsan waan seexan walhi

  • @mohamedrashiid4503
    @mohamedrashiid4503 3 ปีที่แล้ว

    Asc wan salama yaa horfi midiya anigoo ah maxamed rashid muxumed nuur xaji cali waxan rabaa in aan halkan oga fa ideysto oo aan rabaa in aan ushego dhalinyarada somaliyed in ay naan yeelin wadan kena siyaasi dan gaar ah leh in uusan in uusan inagaga fa ideysanin dantiisa aan wadaniyada aheyn oo aan kadidno mida kale aan is kaga fogano waxa xun ee khabiiska ah ee qabyaalada ah war wadankena cida uu sugayo waa dhalin yaro wllala yaal aan tashano

  • @haajiraabdale62
    @haajiraabdale62 3 ปีที่แล้ว +1

    Mastar xaanshi ilaahey aqoontaada ha kuu deesto ilaahoow noo badi adigoo kale 🤲🤲

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin
      Mudane ✅
      Xaashi ✅ n ❌

  • @zackariaali8870
    @zackariaali8870 3 ปีที่แล้ว

    Wadanka oo dhan waxuu lahaay Warshado tiro badan oo ku kala yaleen gobolada dalka oo dhan. Itop. Snai piazza. Somalitekis. Somaliata. Las qorey. Mareerey. Hilibka. Caanaha. Iyo kuwo kale oo tiro badan.

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 3 ปีที่แล้ว

    Ku socoto xaashi:waxaan raba raqamka

  • @Ma-hy7bv
    @Ma-hy7bv 3 ปีที่แล้ว

    ZHunguri doqon ah Wadma arko

  • @shabcaanxasan451
    @shabcaanxasan451 3 ปีที่แล้ว

    Nin yahaw runta hadii la doonayo aniga aragti ahaan tayda sxb waad farmajaysantahay

  • @pakistanmedia6874
    @pakistanmedia6874 3 ปีที่แล้ว

    Allow nawad dhulkeena kadhik

  • @seynabmahdi6690
    @seynabmahdi6690 3 ปีที่แล้ว

    Waa. Sax. Qofkii. Dhiinta. Asagaa. Iska. Dhintayi. Xataa. Uma. Gargarayaan

  • @dariiqaguushaofficial4955
    @dariiqaguushaofficial4955 3 ปีที่แล้ว +1

    WLL QOF MUSLIMA O SOMALIYA MIYANAN AHAYN #SUBSCRIBETA MAXA LAYGU SAARI LA YAHAY🤔

  • @doorkaxaaji8336
    @doorkaxaaji8336 3 ปีที่แล้ว +1

    Kuligeeyn talis ayaa badashey🤔

  • @yasinshuceyb3317
    @yasinshuceyb3317 3 ปีที่แล้ว

    IYO WARSHADI SIFEYNTA BATROLKA

  • @miraanicruzin5321
    @miraanicruzin5321 3 ปีที่แล้ว

    Hello horfadhi media anigu waxaan maqlay kuwo dalbayday cidamo shishe ah bal warka baadha

  • @abdifatahhussen5504
    @abdifatahhussen5504 3 ปีที่แล้ว

    Inkastoo aan filayn in dadbadan soo baxayn lkn akhliga siyaasiyiinta Soomaalida shacab dal iyo dad waxba kama galin

  • @mohamedmuse311
    @mohamedmuse311 3 ปีที่แล้ว +1

    Mareykanku carabtey xukumo jireene yuhuudaa kala wereegtee yuu xukumayaa mareykanku meeshuu kabaxayaa

  • @ahmedmusse6075
    @ahmedmusse6075 3 ปีที่แล้ว +4

    Scwscw scw thanks

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว

      Sallallaahu caleyhi wasallam ✅
      Mahadsanid ✅
      Mahadsanidiin ✅

  • @nouramohamed3219
    @nouramohamed3219 3 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @faysalahmed448
    @faysalahmed448 3 ปีที่แล้ว

    Waa lagu ogyahay in aad Farmaajo u shaqaysid. Khaladka Farmaajo samaynayo waligaaa ma aadan sheegin. Ha xabeebin nina wax kaa dhagaysan maayo. Waa lagaa caqli badanyahay.

  • @miraanicruzin5321
    @miraanicruzin5321 3 ปีที่แล้ว +1

    Adu daawo

  • @asmahussein7576
    @asmahussein7576 3 ปีที่แล้ว

    Wuxu yudhi. Abshir. Bacadle. Duqiidana. Ducana. Ugudara. Waad. Nadubateene.
    Allah. Hawnaxariisto

  • @Ma-hy7bv
    @Ma-hy7bv 3 ปีที่แล้ว

    Dadk iyagaa dhibka jecel may guryahooda fadhiyaan

  • @ccfaisal12
    @ccfaisal12 3 ปีที่แล้ว

    Hor fadh. Masuuliyadii hore dowlada ayaa qaadatay adna waxaad tidhi mucaaradkaa qaaday marka xageed usocotaa adi.

  • @hawalwalinalaahmacaka4883
    @hawalwalinalaahmacaka4883 3 ปีที่แล้ว

    Dig taatoor anfici maayo soomaaliya

  • @nuurmacoow3523
    @nuurmacoow3523 3 ปีที่แล้ว

    WAA LAGA WAR HAYEY IN DALKA TURKEY UU MAREYKANKU DOONAYEY INUU DHABARKA KAJEBIYO S300 GIRIIGA WAXBA UMA DHIMAYO F35 BALSE S400 TURKISH WAAKU HALIS GAALO WEY WADA SOCOTAY BALSE ALLE AYAA GARAB TAAGAN TURKISH

  • @AbdirizakAhmedKadiye
    @AbdirizakAhmedKadiye 3 ปีที่แล้ว

    Somalia hanoolaato 🇸🇴🇸🇴

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว

      Hanoolaato
      Soomaaliya ✅

  • @bicirbiciryare4
    @bicirbiciryare4 3 ปีที่แล้ว

    Dadka mudaharaadayaahi dad badan maaha waa dad yar oo baahan masaakiina 2 ama 3 doolar $ ayeey siiyaan markeey muda haraadaan kadib

  • @atlantichospital7797
    @atlantichospital7797 3 ปีที่แล้ว

    Walaal waan fahmi karnaa dhibaatada aad dareemeyso laakiin horay ayaa loo yiri waraabe waraabe ma noqon lahayn haddii aanay idihu ido noqon lahayn.

  • @homeh3455
    @homeh3455 3 ปีที่แล้ว

    Soomaali way madax adagtahay

  • @Strive_4_good
    @Strive_4_good 3 ปีที่แล้ว

    Waxan jeclaan lahaa inad mar ka hadashaan maal gashiga somalidu ku samayso dalka Kenya, gaar ahan iibsiga iyo dhisidda guryaha qaaliga ah.
    Haddii aan dhahno Kenya wa cadowga soomaaliya, sax ma aha in la maal gashado.
    Haddii kale waxa dhacaysa in somalida maal gashanaysa Kenya ay ka shaqeeyan danaha Kenya si ay bad-baadsadan maal gashigooda

  • @cabdinuurmaxamuud6942
    @cabdinuurmaxamuud6942 3 ปีที่แล้ว

    Waa nasiib daro Dal cadowgaa Ah oo walaahaa guumeysi kuhaayso In Aad sidaan u Aaminto

  • @caadlemedia
    @caadlemedia 3 ปีที่แล้ว

    Ha uturo dalka

  • @abdikarimisaaq609
    @abdikarimisaaq609 3 ปีที่แล้ว

    Waan ka xumahay inaad Burco tusaale usoo qadato Burco cidii burburisay ee ay hooyadey uga qaxdey waxey hayd dawladdi iyada difaaci lahayd

  • @farhanhosh9201
    @farhanhosh9201 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkk kulahaa dhex dhexaad ban ahay benbadanaa

  • @nouramohamed3219
    @nouramohamed3219 3 ปีที่แล้ว

    Allaa yacisak

  • @mohamedabshir5928
    @mohamedabshir5928 3 ปีที่แล้ว

    Xag jirnimada nagada hadanad doonayn inaan kalanoqono kalsoonidaan kuu qabnay salama

  • @gutalehashi8860
    @gutalehashi8860 3 ปีที่แล้ว

    Soomaaliya waxaa walaaqaya siyaasiyiin dilaaliina oo u adeegaya kolba kay maanta shaaha ka helayaan ha ahaado siyaasi Soomaali ah ama wadan shisheeye ah. Waxaa keliya oo wadanka lagu badbaadin karaa 1=in lagu dhaqo diinta Islaam ka. Allaah loo noqdo, layswada cafiyo, qabiil qabiil, jifo jifo, raas raas iyo guud ahaan ba. Soomaali se marabto inay kitaabka isku xukunto hada. Tan 2aad oo isbedel ku imaankaro waa in doorashada shacabka lagu ceshaa oo cod ka iyo awooda ba ay go aankiisa yeeshaan.Intaa waxii kasoo hadha waa "ila meerayso".

  • @hamdisalah6117
    @hamdisalah6117 3 ปีที่แล้ว

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว

      Sallallaahu caleyhi wasallam ✅

  • @caadlemedia
    @caadlemedia 3 ปีที่แล้ว

    Waan kaa furtay un sabiscribe

  • @hassanhussein7969
    @hassanhussein7969 3 ปีที่แล้ว

    Wariye nabad iyo nolol katirsanbad noqotay ee dhexdhexaad noqo