GOLAHA WASIIRADDA ISRAAIIL OO CAAWA GOD DHULKA HOOSTIISA AH KU SHIRAYA MAXAA JIRA?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • GOLAHA WASIIRADDA ISRAAIIL OO CAAWA GOD DHULKA HOOSTIISA AH KU SHIRAYA MAXAA JIRA?
    ►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #somaliartist

ความคิดเห็น • 93

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  26 วันที่ผ่านมา +15

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 26 วันที่ผ่านมา +4

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega 💘 💞 💔 ❤❤❤❤

  • @user-iw4ri7ur8e
    @user-iw4ri7ur8e 26 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 26 วันที่ผ่านมา

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 26 วันที่ผ่านมา

    Gabadha muslimad ah xaaqeeda Allaah hasiiyo amiin

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 26 วันที่ผ่านมา +1

    asc jumaca jamiila aragtideyda illaahay inta falastiin isugu tagtay masiibo ayku dhamadaan illaahay cir dhi bad hauga keeno ayku ledaan idhahana allaha tiro aamiin

  • @user-ho5tq8mm8h
    @user-ho5tq8mm8h 26 วันที่ผ่านมา +6

    Sahnooniyada illaahow dhexdooda isudir

  • @souguehbouh3003
    @souguehbouh3003 26 วันที่ผ่านมา

    Dacweedu gabadha waa sax madame ay tahay afrikaan waa faquuq cad waan raacsanahay

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate6872 26 วันที่ผ่านมา +2

    Cabdi malik al xuuti libaax

  • @Arsenalfc108
    @Arsenalfc108 26 วันที่ผ่านมา +1

    I enjoyed your news thanks for your time

  • @nimcoqueen6127
    @nimcoqueen6127 25 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid mowliid. Aragti da halkan .aaan ka arkayno . Horta waa .gabadh. oo nin maaha. Waa se loo qaadan karaa inay nintahay. Jidh keeday aad u dhistay muruq ahaan oow ka saartay qaabkii dumar ahaaneed. Lkn .gabadh.

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 26 วันที่ผ่านมา

    Aad baad u mahadsan tahay mowliid

  • @aweysa.1422
    @aweysa.1422 26 วันที่ผ่านมา +1

    Asc, Moowliid qof madax ah iyo qof lacagleh oo waliba reer galbeed ah sharci maqabto waa wax aad uyar

  • @user-lj7bv5zr1y
    @user-lj7bv5zr1y 26 วันที่ผ่านมา

    Mowliidow wallalaheena falastiin Allah guulweyn siiyo cadowga Allah iyo rasuulkiisa iyo cadowga Muslimka Allah jabiyo aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @XasanAxmed-di4ih
    @XasanAxmed-di4ih 26 วันที่ผ่านมา

    Falastiin..alle..haw..gargaaro..cadawga..israa..iil...allaah....dhulka...halajaro.....way.....kibreene. Aamina......Aamina...yaa....rabi

  • @Husseinali-gr9kj
    @Husseinali-gr9kj 26 วันที่ผ่านมา

    HPN online waa barta keliyee warka ka helo

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 26 วันที่ผ่านมา +1

    haloo duceeyo reer falastin in ilahey dhibta ka bixiyo

  • @user-xs8fh1in1r
    @user-xs8fh1in1r 26 วันที่ผ่านมา

    Wadmahadsanahay
    Mawlid

  • @iidsuudi
    @iidsuudi 26 วันที่ผ่านมา +2

    allaah haudumiyo godka

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 26 วันที่ผ่านมา +1

    Xamas dhulka ayay kujiran
    Israil iyadana dhulka hostiisa hakushiren

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 26 วันที่ผ่านมา +2

    Yuhuud alla xumaa oo fogaa ilaahaw jabi oo meel xun dhig waa cadaw aad u xun oo arxan daran

  • @FarduusMohamud
    @FarduusMohamud 26 วันที่ผ่านมา

    Hbn waraar lahubo

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 26 วันที่ผ่านมา +1

    Dadka reer Algeria waa dad dhiiran oo geesiyaal ah rag iyo dumarba

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 26 วันที่ผ่านมา +1

    bal dulmiga fiiri nin dilayo caruur iyo dumar buu leeyahay waan difaaci mareykan allaha soo qabto

  • @EstimateStudents
    @EstimateStudents 4 วันที่ผ่านมา

    Thomas Ruth Williams Kevin Perez Helen

  • @GaskellAlice-e5w
    @GaskellAlice-e5w 7 วันที่ผ่านมา

    Clark Angela Hernandez Sandra Garcia Charles

  • @小川大翔-o3o
    @小川大翔-o3o 19 วันที่ผ่านมา

    Gonzalez Eric Thomas Sharon Martinez Charles

  • @user-fi7gx8yk6q
    @user-fi7gx8yk6q 26 วันที่ผ่านมา

    Hàlaxidho taraam

  • @AbikarAlirashid
    @AbikarAlirashid 26 วันที่ผ่านมา

    Oooo😊😊

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 26 วันที่ผ่านมา +1

    Ruush iyo Shiine waa fulayo laakiin Maraykanku guryahooda ayuu ugu imaandoonaa haddii aysan yac yuc yic iska odhan.

  • @CynthiaGarcia-q6i
    @CynthiaGarcia-q6i 15 วันที่ผ่านมา

    Johnson Jessica Davis Kenneth Hernandez Eric

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he 26 วันที่ผ่านมา +1

    ♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️

  • @TurnerEarl-e3i
    @TurnerEarl-e3i 14 วันที่ผ่านมา

    Garcia Joseph Hall Edward Hernandez Barbara

  • @ShukriCabduqaadir-g3x
    @ShukriCabduqaadir-g3x 26 วันที่ผ่านมา +1

    Wcsm adiga mudan

  • @watchfirst-y5l
    @watchfirst-y5l 7 วันที่ผ่านมา

    Martinez Helen Thomas Kimberly Jones Kevin

  • @regenadaniels8847
    @regenadaniels8847 3 วันที่ผ่านมา

    Jackson Donald Rodriguez Mark Hall Jason

  • @ButtonSjdoml
    @ButtonSjdoml 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jackson Edward Hall Elizabeth Young Linda

  • @SamiraHadhaubaydi
    @SamiraHadhaubaydi 26 วันที่ผ่านมา

    Wala faquuqey

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 26 วันที่ผ่านมา +1

    Asc HBN Online TV mowliid guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xuttii haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iraaq haagolestoo Iran Hanjabadeda Hakaa rumeso Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dereksewallace9846
    @dereksewallace9846 5 วันที่ผ่านมา

    Allen Maria Walker Mary Perez Linda

  • @KingsleyRachel-o8c
    @KingsleyRachel-o8c 7 วันที่ผ่านมา

    Lewis Kevin Smith Joseph Taylor Laura

  • @user-rs5hw2wg3e
    @user-rs5hw2wg3e 26 วันที่ผ่านมา

    Israa,iil iyo falastiin waxbadan ismadhaamaan midkasta dhulkuu kujiraa

  • @Faarax-em9ho
    @Faarax-em9ho 26 วันที่ผ่านมา

    Wayab

  • @CynthiaGarcia-q6i
    @CynthiaGarcia-q6i 15 วันที่ผ่านมา

    Anderson Margaret Johnson Brian Martinez Sandra

  • @Arsenalfc108
    @Arsenalfc108 26 วันที่ผ่านมา

    Good evening

  • @suldaankaahmed2445
    @suldaankaahmed2445 26 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay baa ileh ee Iimaan khaliif markii aan dhinac kasta ka eegay waxaan dhaafin waayay ineyna Naag aheyn oo Nin tahay

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 26 วันที่ผ่านมา +2

    Ninbaa laga sheegay amxaaro ma dangi bay saarnaan? Hadda Israel ma godka ayey ku jiraysa 😂😂

  • @_Khaalid
    @_Khaalid 26 วันที่ผ่านมา

    Israiil waxaaba wadnaha gooyay
    Digniinta maraykanka

  • @XasanAxmed-di4ih
    @XasanAxmed-di4ih 26 วันที่ผ่านมา

    Taraam,,,,,,hala, xidho. Oo. God. Halagu. Waa. Doofaar

  • @raxmaabdillaahi6558
    @raxmaabdillaahi6558 26 วันที่ผ่านมา

    Waa censured

  • @MohaHusen-j6f
    @MohaHusen-j6f 26 วันที่ผ่านมา

    Qofkii ku xadgudba waxa sugan in ladacweeyo sharcigana lawaafajiyo

  • @joshuadonaldson-nr6co
    @joshuadonaldson-nr6co วันที่ผ่านมา

    Jackson Donna Jones Matthew Gonzalez Jeffrey

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 26 วันที่ผ่านมา

    AYMAN WUXUU JOOGAA FARANSIISKA

  • @sharmarkecisman729
    @sharmarkecisman729 26 วันที่ผ่านมา

    Sax halka ha ku jiraan m.h

  • @aarmaxamed
    @aarmaxamed 26 วันที่ผ่านมา

    taraam gabadha ha loxiro

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 26 วันที่ผ่านมา

    AYMAN WUXUU JOOGAA FARANSIISKA OO LAMA DILIN QOFKAAS.!!!!

  • @Musesicid
    @Musesicid 26 วันที่ผ่านมา

    Hadacwayso dofarka taram

  • @user-xd6zm3of2j
    @user-xd6zm3of2j 26 วันที่ผ่านมา

    Awoodaha Rabi bixiyo ayay ka mid tahay

  • @bisharcabdi4376
    @bisharcabdi4376 25 วันที่ผ่านมา

    Xayasuika nagayree

  • @Libax962
    @Libax962 26 วันที่ผ่านมา

    Ciraaqiyiinta waxaan I shegaa sida amerikan lisaga bixiyo daalibaan ayaa taqaan 😂😂😂😂😂

  • @abdifarah3545
    @abdifarah3545 26 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂 qofkaan arkay gabar ilama ekeyn ee wa nin is habeeyey kkkk

  • @user-fh3vm4fm8u
    @user-fh3vm4fm8u 26 วันที่ผ่านมา

    Macfalo korkooda ha ahaatee
    Hoog iyo jallaag lurid

  • @JaamacLiibaan-nw8pi
    @JaamacLiibaan-nw8pi 26 วันที่ผ่านมา

    Waa.inla.isgarabtaago..gabadha.lafapuupay

  • @MustalifoMuqtaar
    @MustalifoMuqtaar 26 วันที่ผ่านมา

    Mahad.sanid

  • @abdiahmeddirie1643
    @abdiahmeddirie1643 26 วันที่ผ่านมา

    1.Shidaal markuu ka dhamaysto 2050 ka biximayaan
    2. Ciraaq iyo Iran waa goobo uu ka waardiyeysto bariga

  • @abdiazizwarsame3371
    @abdiazizwarsame3371 26 วันที่ผ่านมา

    Mowlid waamaxay waxa aad I noogu sheekeenesid labo nin oo ah golahiisa wasiirada ayaa hortaagan in xabada lajoojiyo. indha run beey ku ooyaan qorshaha waa mid intaa kafog.

  • @MohaHusen-j6f
    @MohaHusen-j6f 26 วันที่ผ่านมา

    Qof dumar ah oo aycadahay dumar nimadeedu in lagu tilmaamo nin waa dambi

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 26 วันที่ผ่านมา

    God may ku shirayaan😂😂😂 edeb may yeeshaan marka hore

  • @CabdiraxmaanMaxamed-f2l
    @CabdiraxmaanMaxamed-f2l 26 วันที่ผ่านมา

    MISE MALAKUL MOWT BA KU WADAY, ADIGO REER MIYI AHA BA LAGU YIRI CID NOQO OO JAHIL AH😅

  • @CabdiraxmaanMaxamed-f2l
    @CabdiraxmaanMaxamed-f2l 26 วันที่ผ่านมา

    HANKAGA BA HOSEEYA WACAL BA TAHAY 😅😅😅 MARKA KUWA 50 DOLLAR KU SIYEY IBLIIS BA WASAYA ADIGA EDEB LAHOW SI AAD SHAQAALE FICAN AAD IGU NOQOTID😅😅

  • @CabdiraxmaanMaxamed-f2l
    @CabdiraxmaanMaxamed-f2l 26 วันที่ผ่านมา

    EDEB LAHOW HOYADA WASE AAQIRO SHAQAALE FICAN OO YIMAHA I JARA BA KA DHIGANAYA😅

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 26 วันที่ผ่านมา

    Trump dacwo gabar
    horay ugadaalen ee ha iskudaalin

  • @user-fb1lo1yu3p
    @user-fb1lo1yu3p 26 วันที่ผ่านมา

    Waxba baahaa waa buunbuunis uun heshiish marabaan 😂

  • @CabdiraxmaanMaxamed-f2l
    @CabdiraxmaanMaxamed-f2l 26 วันที่ผ่านมา

    ANIGO QABIIL LAANDHERE AH OO SUROODA 😅OO RIYAHEYGA BARXADA I JOGAAN 😡 adigo sidaas ah ba lagu dilaya kawaran

  • @CabdiraxmaanMaxamed-f2l
    @CabdiraxmaanMaxamed-f2l 26 วันที่ผ่านมา

    KAN YARE SOOL GAAJADA KA KEENTAY ADEER MAXA XOGTWYDA KU GEYAY😡 YAMAN MAAD U TAHRIIBTID

  • @CabdiraxmaanMaxamed-f2l
    @CabdiraxmaanMaxamed-f2l 26 วันที่ผ่านมา

    NIN LAANDHERE AH OO MJ AH U HABAR WACO BAL INEY IGA KA BADBADIYAAN 😅😅

  • @aliahmad1723
    @aliahmad1723 26 วันที่ผ่านมา

    Walal mid ma anan garan russia away gobalade uu ka qabsaday ukraine side loqabsaday magalo russia kutalo masoboden ukraine

  • @suldaankaahmed2445
    @suldaankaahmed2445 26 วันที่ผ่านมา

    Si kasta markaan ufiiriyay iman Khalif wiil uun gabdhaha lagu soo dhex daray kkkk waxaa iigu darnaaday iyadoo hadleysa markaan waliba nin raga ugu cod weyn unbaan arkay

  • @CabdiraxmaanMaxamed-f2l
    @CabdiraxmaanMaxamed-f2l 26 วันที่ผ่านมา

    INTA LAGU DILAAYO EDEB LAHOW 10 DAANYEER BA ISKA KA DHASHAY😅 NAJIS BA KU DHALAY EDEB LAHOW INTA LAGU DILAYO SUG😡

  • @CabdiAdam-wx6ps
    @CabdiAdam-wx6ps 19 วันที่ผ่านมา

    Yuhuudeilaahayi kudumi daalimba tahay difacagu waa maraykane Dunia majoogteen dawlad ggoni matched Danaher reer galbeedka ufulisa waxa tihiin dilalin

  • @saidasabrie3422
    @saidasabrie3422 26 วันที่ผ่านมา

    GODKA GESHIDABA IS QARQARISIBADA WAA LAGU SO..................... ;KKKKKK

  • @CabdiraxmaanMaxamed-f2l
    @CabdiraxmaanMaxamed-f2l 26 วันที่ผ่านมา

    ANIGA WAX IGAMA BADBADAN NAFTA YARE KUGU JIRTA WEY KA BIXI WESAY ANIGA KA SARAYA😅 50 DOLLAR INTEY KU QANACDO BEY HADANA IS WASEEN😡

  • @biyodsaid1071
    @biyodsaid1071 26 วันที่ผ่านมา

    Kusaliya suubanaheena scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw

  • @user-pb6vx4eq8o
    @user-pb6vx4eq8o 26 วันที่ผ่านมา

    Godka idinku dun iilaahay banidin baryay

  • @user-lt4bl6yb6m
    @user-lt4bl6yb6m 26 วันที่ผ่านมา

    Dadkii way dhameeyen nacaldu😡 ilaahay cadaabta idinku fogee

  • @saidasabrie3422
    @saidasabrie3422 26 วันที่ผ่านมา

    HALKAAN BAY N AGU QABSATAY AA NALA YIRI WAXAAN SHAQADA KU WEYSAY M ARKAANU OGANAY IN GABADH TAHAY ! GAW..KKKKKKKKKK

  • @akrimabdikarim9867
    @akrimabdikarim9867 26 วันที่ผ่านมา

    Mareykanku waxaa xukuma yahuuda, Natanyahu iyo wasiirada lasheegayo waa isku Mabda' ee kama amarqaato ee wey is ogyihiin baabi'inta reer gaza.
    Allahayow ugargaar reer gaza xamaasna guulee bicizatilaah yahuuduna burburi cadowga gudaha iyo kan dibadaba burburi.
    Xasbunalaah wanicmal wakiil wallaahu waliyu towfiiq.

  • @CabdiraxmaanMaxamed-f2l
    @CabdiraxmaanMaxamed-f2l 26 วันที่ผ่านมา

    Kuwa yar ee haray adeer waweynki hadaan cunay idinko farxal ah idin daahi maayo😅 sidi biyo wasaq ah baan rasaas idinku sayrinaya dhilo ba ku dhashaye😡

  • @JanelleWilliams-i2d
    @JanelleWilliams-i2d 4 วันที่ผ่านมา

    Davis Sarah Smith Steven Lopez Jason