KOKO IYO AMIIRA CAAGA KU AADI LACAGTA QAADO WAALEYS HAAYA YAA NASIIB BADAN QOSOLKA ADUUNKA 😂

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 325

  • @AYAANXuseen-og5hv
    @AYAANXuseen-og5hv 7 หลายเดือนก่อน +38

    Koko meley jogta maba leyga waye😂😢❤

    • @HoyoRuqiya
      @HoyoRuqiya 3 หลายเดือนก่อน

      anixata

  • @Ladancidin1
    @Ladancidin1 7 หลายเดือนก่อน +30

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋 ❤️☝

  • @xaliimoisxaaq8572
    @xaliimoisxaaq8572 7 หลายเดือนก่อน +43

    Cawa waa jimco wll kusali xabibkena muxamed scw scw namaste namaste ❤❤

    • @Iman-321
      @Iman-321 7 หลายเดือนก่อน +1

      Salalahu caleyhi wasalam ❤

    • @ShamsaShamsajeilan
      @ShamsaShamsajeilan 7 หลายเดือนก่อน +1

      Hi wow masha

    • @user-bl2pu2tp6n
      @user-bl2pu2tp6n 7 หลายเดือนก่อน +1

      SALALAAHU CALAYHI WASALAm

  • @prettyperlin468
    @prettyperlin468 7 หลายเดือนก่อน +11

    Wan ka helay adnaay next wiilasha kuna soo dar cadnaan io abdalle❤❤❤

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 7 หลายเดือนก่อน +39

    Amira mel kujirto keygama wayo❤

  • @maryamamumin1826
    @maryamamumin1826 7 หลายเดือนก่อน +10

    Meel ay susu io fadma ay Jogan xaadir ayan kanahy😂❤Sabbto ah😊iyga wa diamond SAS lo ma helo marlba😢😂😊❤❤❤

  • @user-sl5je2xg8h
    @user-sl5je2xg8h 7 หลายเดือนก่อน +2

    Sumaya waa gabar qurux badan oona xishood badan m.a

  • @osmansalah2591
    @osmansalah2591 7 หลายเดือนก่อน +54

    Waan kehelay bartitu sameh

  • @user-yu2dehm7345
    @user-yu2dehm7345 7 หลายเดือนก่อน +13

    Adna game ka xiga ka soo dhig challenge kle oo ah Afartan gabdhood iyo afar wiil oo ah kii caaga la wareejinayey game kaasi waa xamaasad socota wllhi next game waan kaa sugaynaa insha Allah ❤👑👋

  • @user-bw1iz5mo7r
    @user-bw1iz5mo7r 7 หลายเดือนก่อน +8

    Cawa jimco kusaliya nabiga scw scw scw scw❤❤❤❤

  • @user-mo1pl6nn8q
    @user-mo1pl6nn8q 7 หลายเดือนก่อน +12

    Adna waxaan ku rajeynaya Ramadanta oo lagadhin 1million

  • @Tuuney-k3w
    @Tuuney-k3w 7 หลายเดือนก่อน +8

    Waa ka Helnay adno soo badi amiira aqwaan wa samen karta iska dhadhici wa samene markas mxa kugu dhacy lucky qoftisa tahee😂

    • @user-tk2xq3gg1e
      @user-tk2xq3gg1e 7 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂usheeg pal

    • @user-il1cp6pt7h
      @user-il1cp6pt7h 7 หลายเดือนก่อน

      Wad iga qoslisee 5 dollar 💵 ka eego teleefoonka

  • @MuuseAbdimuse-fn1yf
    @MuuseAbdimuse-fn1yf 7 หลายเดือนก่อน +12

    Waan ka helnay part 2 soo samee boys ❤❤

  • @daganabshir4706
    @daganabshir4706 7 หลายเดือนก่อน +9

    Maasha allah hampalyo Adna intas kabadan istahishaa waxaa tahay qof qalbi wanaagsan hore uso cadowga ha ujabin🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @Cawo75
    @Cawo75 7 หลายเดือนก่อน +10

    Adna walal so badi lacagta isla gabadhaha rabnaa😢❤keep going

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 7 หลายเดือนก่อน +2

    Game wiilashana ku soo samey best game 😂😂😂

  • @arfornhade1598
    @arfornhade1598 7 หลายเดือนก่อน +4

    Adna video daqso basogalise anaga rer Kenya maqrib benitahay pat 2 lasodaqso walashey 1.m l.a🎉❤

  • @user-qu4zd7rh6u
    @user-qu4zd7rh6u 7 หลายเดือนก่อน +7

    Adno caawa waxaad keentay geem fiican yan lagu gaadin

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 7 หลายเดือนก่อน +3

    Adna hal mar lee qofka haku nasiibsado hadu helo iyo hadu waayo yuunan ku laalaaban gameka waa sidaas😂😂😂

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 7 หลายเดือนก่อน +3

    Wow m.a Next video wiilasha so funny 😂wllhi keep going Adna Wan sugi la ahan 1m coming soon ❤🎉😊

  • @user-zo7xn4ei8x
    @user-zo7xn4ei8x 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wan kahelay noso badiya markan wiilasha kaso dig😂❤😊 habalyo 🎉🎉

  • @FihiimaIbrahim672
    @FihiimaIbrahim672 7 หลายเดือนก่อน +5

    Soo badi wallo wallahi waa beer casaad miidhan😂😂

    • @KingKong-nn2ve
      @KingKong-nn2ve 7 หลายเดือนก่อน

      Xaa ka waDaa wlll😂

  • @user-rf5ph4qv9o
    @user-rf5ph4qv9o 7 หลายเดือนก่อน +17

    Kusaliya nabi Maxamed scw

    • @Supr93
      @Supr93 7 หลายเดือนก่อน

      Waa$$ check for 🎉 day for 😮 the next kids to attend dabbing in their school district for their kids to attend 😂

  • @LakiNur-vx4ye
    @LakiNur-vx4ye 7 หลายเดือนก่อน +3

    Inta igu raacsan mid kle in la sameeyo farta taaga waan ka helnay

  • @YacquubMaxamad-k5f
    @YacquubMaxamad-k5f 7 หลายเดือนก่อน +1

    Kusaliya nabiga scw scw scw scw

  • @user-sl5je2xg8h
    @user-sl5je2xg8h 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sumaya waa gabar xishood badan oona qurxan m a

  • @MudanAnwar
    @MudanAnwar 7 หลายเดือนก่อน +1

    Adna prank ku samee koko plz 😢 😭 🙏 😫 plz ❤❤

  • @sumeyaharun2142
    @sumeyaharun2142 7 หลายเดือนก่อน +2

    Adno qofka marku cayarayo gabdaha kale in ey jestan belo ku ahan lehed si eysan isku qashin 👌 but not bad

  • @TuneyMaxamed
    @TuneyMaxamed 7 หลายเดือนก่อน +5

    walahi muqal kan wan kuraxeystay m.a❤❤❤

  • @user-uc9zg5cp2m
    @user-uc9zg5cp2m 7 หลายเดือนก่อน +2

    Koko meele joogto maba liga waayi❤😂😊😊😊

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 7 หลายเดือนก่อน +4

    Mashaallah team Adna is not easy ❤1M coming soon 🎉🎉❤❤ iinashaallah ❤❤

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 7 หลายเดือนก่อน +3

    Wilasha so samee adna qurux habenadan wan kugu heysanaa😂😂 wakac santahy😂😂

  • @CheerfulAutoRace-ct9nj
    @CheerfulAutoRace-ct9nj 7 หลายเดือนก่อน +2

    Adna cabitaan wiilasha kusamey walipa ilyaas iyo rid waan kusoodar biliis abaayo mcn❤❤❤❤❤❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 7 หลายเดือนก่อน +6

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga 🌹🌹

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 7 หลายเดือนก่อน +2

    Part2 wilasha kaso dhig

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 7 หลายเดือนก่อน +1

    Chalange qurux badan horay u soco 1m mar dhow maasha allaah

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 7 หลายเดือนก่อน +4

    Afarahaan tiktok waxaan iyaga ahyn kama daawado😂

  • @user-cj6im5ym4z
    @user-cj6im5ym4z 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waan kahelay part two wiilasha kasoo dhig❤

  • @user-cb3jd8mh8p
    @user-cb3jd8mh8p 7 หลายเดือนก่อน +5

    Mash allh wll qimo badan adna isha allh wn garaynaa❤❤❤

  • @Nafisaofficial74
    @Nafisaofficial74 7 หลายเดือนก่อน +14

    اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

  • @user-xe1qe5ww8j
    @user-xe1qe5ww8j 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallaah adno cdeey si kal iyo laab ayaa kuu jeclahay ilaahy dartii ilaahay farxad waarto hku siiyo oowlada bari ilaahay hakaaga dhigo xajigana naag ale kaama tuso aamiin dheh 😂😂

  • @Sagalmaxamed-wy9fb
    @Sagalmaxamed-wy9fb 9 วันที่ผ่านมา

    Adna saxaaf Ugeey jawaabtaan amiira lambarka maxaa uuku dhacay maba noo shaqaynayo usheeg abooyo❤

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 7 หลายเดือนก่อน

    Saaid uga helnay part 2 wiilasha ssoo sameey gabdhahana kusoo celi
    Tbkle game kaan markaa tiktok ku arko qalbadaa ka dhihi jiray manoosoo sameeyanoo ❤

  • @kaafisoyarey8844
    @kaafisoyarey8844 7 หลายเดือนก่อน +2

    so badi qeebta wilashana keena iyo gabdho kale kuso dar🎉❤

  • @salmaabdelftah4554
    @salmaabdelftah4554 7 หลายเดือนก่อน +3

    Wll ku saliya xbbkeena mohamed csw❤

  • @Nasren2
    @Nasren2 7 หลายเดือนก่อน +1

    Abaa wilasha kuso smey😂❤

  • @SalmaAli-bd1kc
    @SalmaAli-bd1kc 7 หลายเดือนก่อน +2

    Adna qli part two so samee wilal

  • @raabicocabdifataax5085
    @raabicocabdifataax5085 7 หลายเดือนก่อน +2

    Alla ceyda dhib badnaa koko ciyaarteyda uu galiye😅😅😂😂

  • @user-vg6qo6ox2s
    @user-vg6qo6ox2s 7 หลายเดือนก่อน +3

    Waan kehelay bartitusameh😂😂😂

  • @ikraammuhiddin1
    @ikraammuhiddin1 7 หลายเดือนก่อน +1

    Insha allah hayaati before ramadan a gaareey can't wait mesha kuqoran 1M❤❤❤ insha allah coming soon xabiibti film ruwaayada nosoosamey walajacal yahay xabibti nosobadi adna waka helnay game kaan wiilisha iyo gabdhaha isku soo dar tookada kale

  • @user-nl4sl2vx2s
    @user-nl4sl2vx2s 7 หลายเดือนก่อน +1

    Yes wan kaa helaay lkn wilaash kuso sameey

  • @samiira08
    @samiira08 7 หลายเดือนก่อน +2

    Part 2 Sundus Ayaanle Kusoodar abaayo

  • @MSSMishra
    @MSSMishra 7 หลายเดือนก่อน

    adno wiilasha soo samee bal aan aragno lucky boy😂😂

  • @user-sc8xi6sz9u
    @user-sc8xi6sz9u 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wiilashana soo samee part 2❤

  • @Nawaliita
    @Nawaliita 7 หลายเดือนก่อน +2

    Yes so bdi❤❤

  • @HoodoMaxamed-sx7np
    @HoodoMaxamed-sx7np 7 หลายเดือนก่อน +1

    Adana baryo badanida bari hore ku sarne wxna nama.siside 😅

  • @user-of7zk5dl5x
    @user-of7zk5dl5x 7 หลายเดือนก่อน +3

    Wan kahelay maney cadya ika kuso samey❤❤❤

  • @zamzamosman607
    @zamzamosman607 7 หลายเดือนก่อน +2

    Next wiilasha❤🎉

  • @suleymaanamoore2705
    @suleymaanamoore2705 7 หลายเดือนก่อน

    Adna wad salaman tqhay lkn faatma marka ay ku guleysato wey ka sii soconeysay dadka kalena wey ku noqsanayeen

  • @ilahaanOmar
    @ilahaanOmar 7 หลายเดือนก่อน

    Adna su aal ayaan ku weydinayaa hadii aad gaarto I a 1million i.allah Malaga yaabaa inad naga xiiso dhacdo ilhy kuuma kene caajis Io waxlamid ah

  • @miskimaxamed5984
    @miskimaxamed5984 7 หลายเดือนก่อน

    Jah waw adne abyo inistigaram iga soqabo waxa karaba bles😢😊

  • @ayaaniitomoha
    @ayaaniitomoha 7 หลายเดือนก่อน +5

    Video wa khely wlhi ❤😂

  • @user-rh1Ahmed
    @user-rh1Ahmed 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah 1m.

  • @Nawaliita
    @Nawaliita 7 หลายเดือนก่อน +2

    Yes wa ka hely❤❤😍

  • @khadraxirsi-tk7gj
    @khadraxirsi-tk7gj 7 หลายเดือนก่อน +2

    adna horey walaashay 1m coming soon 🎉🎉🎉🎉

  • @Horyaal24
    @Horyaal24 7 หลายเดือนก่อน +3

    Ku slai rasuulka ❤❤❤❤s.c.w❤

  • @fatimaabdikadir
    @fatimaabdikadir 7 หลายเดือนก่อน

    Waa game aan kahelay Adna soo badi please 🎉🎉

  • @NaaNa356
    @NaaNa356 7 หลายเดือนก่อน +1

    Game kii numbarka lacagta kujirto sheeg kaas no so badi aqwaaneyy😂😂😂

  • @Canabmustaf1234
    @Canabmustaf1234 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sumaya daacad waaye😊❤

  • @rahmaruun1547
    @rahmaruun1547 7 หลายเดือนก่อน +2

    Part2❤❤

  • @NasteexoCanshuur100
    @NasteexoCanshuur100 7 หลายเดือนก่อน +3

    Kooko dhashii hawenkay🎉

  • @Fartuun1461
    @Fartuun1461 7 หลายเดือนก่อน

    Dee adna talii kaashey live kujirey caawa Mar ka secml

  • @abuukarcaliabuukarcali3145
    @abuukarcaliabuukarcali3145 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah sanlee u Babi janaalka wan GareYnaa 1malyn my sister adna❤

  • @faadumoabuukar1820
    @faadumoabuukar1820 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan cml maxaad marhore noogu sameyn weydy noo soo badi 🥰

  • @AniisaMohamud-zs1ti
    @AniisaMohamud-zs1ti 7 หลายเดือนก่อน +2

    Yes waan ka helnay

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 7 หลายเดือนก่อน

    Keep going adna amiira waan iska jeclhy video so wada samyee😂❤ Game so badi wuu shidan yahyee wiilsha ka soo dhig mar ka kle😊

  • @user-qq9jc2pe6l
    @user-qq9jc2pe6l 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waan kahelnayy sobadi❤😂😂

  • @user-hv4up5im6r
    @user-hv4up5im6r 7 หลายเดือนก่อน

    Haa ku soo dar Wiilazha Ceyda iyo Cumayr ha ka imanin iyo Arimaheena😂😂

  • @SaharAqli-dd6no
    @SaharAqli-dd6no 7 หลายเดือนก่อน +2

    Haaa❤❤❤

  • @user-em8gc9gj8g
    @user-em8gc9gj8g 7 หลายเดือนก่อน

    Next wilal kasodig plz 🙏 😢 🙂

  • @user-gc9om3ll7z
    @user-gc9om3ll7z 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waan kahelney barbitu sameh❤

  • @siciid_germany
    @siciid_germany 7 หลายเดือนก่อน +2

    Hanbaliyo hanbaliyo keep going 🙏💯 insha Allah 1m

  • @asmamaxamed791
    @asmamaxamed791 7 หลายเดือนก่อน

    Part 2 wiiilasha soo sameey plz adnaaY ceyda cumeer asad iyoo macalimoow

  • @hassanhassandahgo4790
    @hassanhassandahgo4790 7 หลายเดือนก่อน

    inshallah adna 1M hono waa rere Djbouti

  • @Raxmokhaliif
    @Raxmokhaliif 7 หลายเดือนก่อน

    Saf ha galaan hde adna wey u jeedaan wixibe 😅

  • @user-hj7nh1uj8v
    @user-hj7nh1uj8v 7 หลายเดือนก่อน +1

    Amlra Mel kujlrto keygama wayo ❤❤

  • @faadumocali1544
    @faadumocali1544 7 หลายเดือนก่อน +1

    Adna mal mahan deg deg m1 wad gaarin insha allh wan ku tageraa abyo wlshaa ban ahay jamacda layga so cayriyey abyo icaawi pls

  • @zaamhodchannel
    @zaamhodchannel 7 หลายเดือนก่อน +1

    Adnaay part two la soo dhakhso abaayooy❤😂

  • @qadrosabriye8480
    @qadrosabriye8480 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaalahkoko faatma qalad😢😢😢

  • @IsmahaanCeeblaawe
    @IsmahaanCeeblaawe 7 หลายเดือนก่อน +1

    Adno Abaayo noosoobadi

  • @user-bl9xd6np5d
    @user-bl9xd6np5d 7 หลายเดือนก่อน +2

    Habo mcn sethy waku jeclahay wana ku tagera mcnto

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waw habo adna cawo wanosodhacsatay mansha alahu Amira cadey Fatma cadey susu cadey iyo koko cadey gabdhahena dhaman wanlajeclo guul marwalbo wilasha kusoxija habo adna wankaheylay baramijkan hadakadambo xiligan nosoda wankubaryaee walahi dhamantin wanijeclo

  • @user-fo3wo7kc5z
    @user-fo3wo7kc5z 7 หลายเดือนก่อน +8

    أللهم صل على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤

  • @JiijoCllaahi-hx9sx
    @JiijoCllaahi-hx9sx 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waan ka helney part 2 soo samey 🙏 pls😊

  • @hayaat2209
    @hayaat2209 7 หลายเดือนก่อน

    Alla saa urabay lee😢barnaamijkaan😂kuwo tiktok kadawado ehoo dhahaan😂

  • @user-tz2ri4oe7h
    @user-tz2ri4oe7h 7 หลายเดือนก่อน +1

    Next cumeer ceyda iyo arimaheyna soo qabo❤😂l🎉

  • @Amiiroqurx
    @Amiiroqurx 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waan kahelnay wiilasha kadhig ❤❤❤❤

  • @hodanhibo6984
    @hodanhibo6984 7 หลายเดือนก่อน

    Adna mansha allah 🥰❤️

  • @user-qw9fp6cp3h
    @user-qw9fp6cp3h 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waa guulaystee wax isii hee😂😂😂😂😂😂

  • @mariayusuf2614
    @mariayusuf2614 7 หลายเดือนก่อน

    Wlh aniga waan ka helay geemkan😂😂😂😂😂🎉🎉🎉❤❤❤❤❤