Farxad Aabe dibuu ula Midobay Carurtiisa Coladiina Wa Dhamatay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
  • #Farxa #Abdiaziiz_Really #Subscribe

ความคิดเห็น • 526

  • @illintir
    @illintir  3 ปีที่แล้ว +117

    Muqaalka Share dhaha soo qor muqaalkii hore hadii aad daawatay waan kula socdaa🤩

    • @ayaanhussein615
      @ayaanhussein615 3 ปีที่แล้ว +3

      Wan daawaday wan ooyay Hooyadey ugu sheekeyay wali Alle mahad leh

    • @ayanmohamed694
      @ayanmohamed694 3 ปีที่แล้ว +1

      Mash allah jzl kheer wllo Waan dawadey allah xftiyo abe

    • @faizahaaji6567
      @faizahaaji6567 3 ปีที่แล้ว +1

      Maashaaa allaah waan daawaday waankula socda alle hakugarabgalo waxwanaagsan ayaad uqabataa umada alle hakaafarxiyo aduun iyo aa qiro

    • @hananwarsame4857
      @hananwarsame4857 3 ปีที่แล้ว +1

      Wandawaday

    • @saynabmohamed2249
      @saynabmohamed2249 3 ปีที่แล้ว +1

      Janatul Fardowsa .
      Allaha kuugu bishaaree
      AAMIIN YAA RABB🤩

  • @qadraali4115
    @qadraali4115 3 ปีที่แล้ว +9

    Ale walhi waan daawaday waan la ilmeeyey caloolxumo markasta waan kashekeynjiray wakanaxsanaay mar haduu lamidoobay waa qayr alaha kuxafido walal

  • @sahram9135
    @sahram9135 ปีที่แล้ว +1

    Walaakeey Cabdi Casiis Allah ku Xafido Shar iyo Shydaan Xjaaban🤲🤲🤲👍

  • @kaahomahamuud4801
    @kaahomahamuud4801 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alah farxadan wansugaynay abahas dad badan aya uilmeyaya masha alah guul ayan lenahay alaha barakeyo familkas sidookame ajar analasoogibikarin ABDIaziiz ayan alah kaga abalmariyo

  • @abdirisaqfarah8589
    @abdirisaqfarah8589 3 ปีที่แล้ว +25

    Mashallaah. Waa farxad. Cabdicaziz adigana ajar iyo xasanaad badan iyo liibaan adduun iyo aakhiro allaha ku siiyo. Aamiin.

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 3 ปีที่แล้ว +14

    Walaahay waan ooyey farxad🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣gabdhaha seenbari waa ka calool jilicsan yihiin wiilasha waa run waxaan la ooyey ma aabe
    Baan ka aarsan karaa Maya😭😭😭😭 cabdiCaziiz R.
    💕💕🍊🍊🍊🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏

  • @taaa820
    @taaa820 3 ปีที่แล้ว +18

    Mansha Allah , qiso cajiiba ayay ahayd iyo murugada taalay.
    Illahay hakaa abaal mariyo Weriye Abdiasiis big respect from Hargeisa

  • @anascabdiqani
    @anascabdiqani 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi wan la ilimeeyey allxamdulillah hadi aabe la dhahay alle aya mahad leh Abdiaziiz Really mahadsaniid kun iyo kow jeer wll

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abowe runti barnamijkaan waa mid farxad badan leh oo ajir leh waye abowe inolow youre lengend my brother inolow weliga

  • @sadiadini3079
    @sadiadini3079 3 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😢😢wlhi farxadan la oyay allow qaluubtoda midee o bari ugadhih ameen yarabi

  • @umusuheyb3192
    @umusuheyb3192 3 ปีที่แล้ว +12

    Walaahi gabadhaas aad aye ufican thy allow kudhowr aduun iyo aaqiro janadada ugubisharey waayo wa gabar aad ugafarxisay abeheed walaahi ani abaheey aaduunka ugujeclahay allow inoxafid abahashena

    • @ilhaanmaxamedcali1277
      @ilhaanmaxamedcali1277 3 ปีที่แล้ว

      Gabar weligedba wiil weyka qalbi jilicsantahay

    • @umusuheyb3192
      @umusuheyb3192 3 ปีที่แล้ว

      @@ilhaanmaxamedcali1277 haa abaayo naxariista alle ayaa nokuabuuray alxamdulilaah hada nahay dumar

  • @najmamohamud3396
    @najmamohamud3396 3 ปีที่แล้ว +1

    masha alllaha aaba
    ducadena allaaa wuu Aqbaalay
    wlhi aaad baan uga mutugoda aabaha arinkusa mar walpo wn uu duceyo jirey alxamdulih waye hadu alllaha USO hadeyey ilmihisaaa

  • @najmaciise3003
    @najmaciise3003 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah tabarakalah waa farxad adigana sabab u ahaa in ey midoban uuna farxo abahas Allaha ajir haka siiyo walalkey

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 3 ปีที่แล้ว +4

    😢😢😢😢saas ayaa la ii dayacay anoo weyn aan aabo maqlay balse kama aarsan
    Ilmaha markeey aabe dhahaan waan iska oyn jiray wlaahi aabe nool oo hadana waligaaa ereyga aabo aadan isticmaalin

  • @zahraali8984
    @zahraali8984 3 ปีที่แล้ว

    Runtii markii hore murugta aabaha iyo waxay sameeyeen ilmuhu baan la ooyey hadana farxad baan la oohiyey Alxamdullillaah. Markasta waalid waa waa lid. Qofkastana alle swt xaq buu saaray dushiisa, waalid iyo ilmaba rabbi waa la xisaabtamayaa.
    Hada rabbi bay mahad u sugnaatay

  • @fadumoosman9740
    @fadumoosman9740 3 ปีที่แล้ว

    Maashaalah aad baan ugu farxay odogaan inkastoo wax haleeyey markii hore hadana waa waalid gabadhiisa allaha qayr seeyo talada soo jeediso raga ilmaha dayaca cashar ha I noqoto

  • @suleikhaaaqil215
    @suleikhaaaqil215 3 ปีที่แล้ว +1

    Hada kadib. Waxaan kuu bixinay naa uruuriye. Isu keene dad kii Kala ir dhoo bay. Iyo ku wii kala quistay. Noolaw oo liibaan aamiin aamiin yaarabi

  • @dekowrage1643
    @dekowrage1643 3 ปีที่แล้ว +35

    I like how your working on the happiness of Families by bringing them together,I think your Channel is one of the best channels that I have came I cross...I don't like missing one episode

  • @xamdisalaad5734
    @xamdisalaad5734 ปีที่แล้ว

    Farxad ayan la ilmeyay😥 m.a alxm farxada allah u siyadsho abahas somaliyed🥰🤲

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 3 ปีที่แล้ว +3

    Qeer allaha ku siiyo aqiro iyo aduun cabzizow ilmaha ayaan u ducaynayaa caruurtina
    Baari allaha idikaga dhigo dabecadaha kala gedisanan karo ee aabo hallo dulqaato

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 ปีที่แล้ว +1

    Abbo geeridaadu waa xaq markaan. Ilmahaagana ilaahay xaqii ayuu tusay. Baraka Allah Tabaaraka Allah.

  • @zuhurali5477
    @zuhurali5477 3 ปีที่แล้ว

    A/c mashalaah qisadan waan la ooyay markii hore wanan uducayay abahaas in caruurta alle usoo hanuuniyo wajib kooda gutaan alle ayaa mahad leh haduu abihii faraxay

  • @rooneyabdiqadir453
    @rooneyabdiqadir453 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah aabahas farxada ilahay ha u siyaadiyo walaalkay adigana afkaaga ha u bato insha allah ilahay haku xiftiyo

  • @firdowsahassan4350
    @firdowsahassan4350 3 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭illahey Shanta Farod Masimin Gabadha Garatey inay Abeheda walalaheda cafiyan illahey qeyr hasiyo

  • @rawihassan8615
    @rawihassan8615 3 ปีที่แล้ว +2

    Dowlada somalia waxaan ka codsanayaa inaad abdi aziz laga dhigo wasiirka dib u heshiisiinta wiil iyo waalidkiis noolow eedo intey nolol jirto aaqirana janatul fardowsa allaha kugu abaal mariyo

  • @maryamahussein7468
    @maryamahussein7468 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah farxad ayan la ilmeeyey farxada abo aya wax walbo noga muhiimsan

  • @hibobarwaaqoofficail5841
    @hibobarwaaqoofficail5841 3 ปีที่แล้ว +2

    Anaba anoo boorama jooga ayaan ku daawadaa alaha ku barakeeyo

  • @xalimosharaf4116
    @xalimosharaf4116 3 ปีที่แล้ว

    Aabahaas aan u wada duceyno in illaahay asagoo nabada iyo caruurtoo nabada illaahay isku keeno oo aan farxadooda ka daawano realy channel insha allaah

  • @safiyai2843
    @safiyai2843 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah tabarakallah Allah ha ku xafido intaad cay iyo dambi sheegi lahayd sida yt qaarkood waxa wanaagsan ood ajar ka helayso ayaad samaysaa hore u soco

  • @daadah73
    @daadah73 3 ปีที่แล้ว +1

    الحمد لله رب العالمين ILaaheen baa Mahadleh .. aad baan ugu faraxsanahay .. Adina Ajarkeeda ILaaheen miizaanka xasanaadkaada Hakuugu daro .. Runtii barnaamijka ( ILlin Tir ) waa barnaamij qiiro badan .. hadey farxad tahayna Farxad baan is arkayn La ilmeeyaa Hadey muruga tahayna Warkeeda jska daa .. aad iyo aad baan kuu taageersanahay Walaalkeen Abdi aziz really Maasha allah

  • @hibaaqibrahin5728
    @hibaaqibrahin5728 3 ปีที่แล้ว +1

    Aniguu habaynkasta ilaa aan dhagaysto ma seexdo aad baan kuu taageeraa Allah acmaashaada ikh laas hakaaga dhigo horo soco

  • @warda4257
    @warda4257 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah waan ku farxay ineydib umidoben aabe iyo ilmihiisa waxaan firsaday barnamijki hore waana ka naxay waxaan u duceynaa ubadkaas aabohod u tanasulay jizadoda jano allha ugadhigo

  • @raxmojowhar451
    @raxmojowhar451 3 ปีที่แล้ว +1

    Waalid caasi eh aa jiro,asna aduun iyo aakhiro ciriiri ow ku jiraa.

  • @fatumaiftin6787
    @fatumaiftin6787 3 ปีที่แล้ว +3

    Alhamdulilah bro aabe iyo ubadkiisii hadey midoobeen farxad waaye aabe qalbigiisa ayaa qaboobay alah ugu sii wado farxada inshallah

  • @marianhaji1210
    @marianhaji1210 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah abdiiziz khayr allaha ku siiyo waa arin murugaban waxay ku damaysay guuuuuuuuuuuul

  • @fosiyahaji5792
    @fosiyahaji5792 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah tabaari aad iyo aad baan u fmarhaya walaahi maxaan kamih qisadii horela ooye maatan farxasan aabe ale ha u xafido caruurtii

  • @suleikhaaaqil215
    @suleikhaaaqil215 3 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا يا عبدالعزيز الله يحفظك

  • @cibadoibrahim7247
    @cibadoibrahim7247 3 ปีที่แล้ว

    Alla farxad badanaa mashllh dambiga hdaa qirato aadka topad keento allh wuukucafinaa cafintaa allh ayaa usahashay helitaanka ilmahiisa🥰🥰

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah allah umada soomaaliyeed ha mideeyo hana naga dhigo kuwii qayrka iyo wanaaga isu kaalmeysto dhamaanteen aamiin Allah ha mideeyo kuwa kala maqan aamiin

  • @nashaadcali6946
    @nashaadcali6946 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah walhi malintaa sogudbisay waan ilmeyay qalbigaa igubtay waa alle mahadiis hadiiba abaha iyo ilmaahiisi kulmeen allow adaa mahadu ku sugnatay Aad ayaan ugufarxay walhi

  • @fatumaiftin6787
    @fatumaiftin6787 3 ปีที่แล้ว +3

    Abdiasis wllkey alah kaa abaal mariyo inshallah wanagaga sidaad u caawineyso umada soomaaliyeed alah kuu barakeeyo cimrigaaga iyo reerkaaga guul iyo gobanimo bro

  • @munoqeerqabto2246
    @munoqeerqabto2246 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa kheer hadeey dib u midoobeen
    Ma qaldamo waa Alle hadaad aabihiin cafiseen qofkii Labadiisa waalid nolol ku soo gaaro ee aan ka duceesan naar ayaa lagu sheegay ciilka iyo carada yeey idin qaadin waalaalo aabo xanaaneeya Aduunyada waxeey tahay maleh Aankhiro Allaha noo wada hagaajiyo
    Akhliga kaa maqan maan walaalka ayuu ku jiraa beey somaali tiraahday.
    Gabdha isu keentay Reerka Ajir iyo xasanaad Allaha ku siiyo waad liibaaneysa Aduun iyo aakhiro insha allah
    Aabo Alla ha nabad keeno insha Allaah

  • @rahmoomar7230
    @rahmoomar7230 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah masha allah alla mhd leh sheydan mar kle soma dhax galiyo abahas iyo ilmahisa walh blhi talhi waka murugsany abe 80 jir eh oynaya i tabate aniga abahy ma arkin asna ima arkin ano calosha ku juro dhinte abo kaliya iga maqnay hoyo mcn abo iyo hoya I ehd agon nimada dhabta hda daremey hoyo waye 2 sano e dugantaha allow u naxaristo labadeyda walid amin dadka walidinto nolyahin haka faideystan nasibka malesala hesto😭😭😭😭😭😭

  • @sacdiyodaahir7330
    @sacdiyodaahir7330 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi shalayna aabahaas waa la ooyay maantana waan la ooyay waayo shalay xalool xumo ayaan la ooyay maantana farxad ayaan la ooyay jawaabtaan aad ayaan u sugaayay

  • @kadijalove4769
    @kadijalove4769 3 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah Waa sugaaye farxadaan ani ayaaba iga farxisay🥰

  • @sadiohagi6370
    @sadiohagi6370 3 ปีที่แล้ว +1

    Alhamdulillah aad baan ugu farxay anigoon aqoon baan markaan soo xusuustaba qabigaa I olli jiray Alhamdulillah illaah ducadeena wuu aqbalay (allaahu malakal xamdu wal shukri illaahoow owlaada baari inooga wada dhig Aamiin yaarabi)

  • @faadumomacalim2276
    @faadumomacalim2276 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh waa kufaraxney aabaha hadu heley caruurtiisa ey midobeen inta kala maqan allaha isku soceliyo ayago nabada ajar allaha kasiiyo wllky

  • @osmanabdi2081
    @osmanabdi2081 ปีที่แล้ว

    Cabdi casiis waan kula faraxsanahay mashaa Allaah Illaahay ha Barakeeyo Caruurtaa Haddii ay Qaateen taladeeni oo ay Xiriiriyern Aabahood illhaahay ha idin Barakeeyo Adinka iyo Caruuryina.mashaa Allaah khatar ayaad ka badbaadeen mashaa Allaah

  • @fadumoosman9740
    @fadumoosman9740 3 ปีที่แล้ว +1

    Cabdiyow adiga ajar aan dhamaan allaha ku seeyo

  • @ducaaleducaysane6497
    @ducaaleducaysane6497 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha allah meshas kasi wad barnamijkan New York ayan kadhagaysanoya Bro sare keep going one love ❤️

  • @nadifoxasan9609
    @nadifoxasan9609 3 ปีที่แล้ว

    wllhi hanen dhaw ayan qalbiga kuhayay masha alllh markan arko farxad ma abihi iyo ilmihisi aya heshiyay masha allh ma
    bruuk allfa maruuk

  • @ifrahhassan6346
    @ifrahhassan6346 3 ปีที่แล้ว

    Walaal alaha ku xifdiyo ayagana quluubtooda qayr alaha kushubo dadkii soo koriyana ajar alaha siiyo

  • @aminaabukar2638
    @aminaabukar2638 3 ปีที่แล้ว

    Maasha alah alaha qeer badansiiyo awlaadii u soo rajuucday oo aabahood waa cusub u furay oo alaahnagaransiiyay inay ayagana awlaadooda baari oga dhigo abayaasha soomaalina waxaan leeyahay ha dayicina awlaadiina hadaad xaaska kala tagtaan hadaad isqabtaan a ilmaha haku adkaanina oo jaceel badan siiya si aysan ayagana awlaadooda ugudadaalaan ilaahaw anaga dhan awlaadeena baari nooga dhig ooalaah kuwii uu ka raali noqdo ka dhig oohaduu waalidkii xumeeyana kuwa cafiya kadhig adna cabdi casiis reyaley alahakuxifdiyo alahana ku barakeeyo hawshaa aad ubilawday soomaali ween waa hawl ay ubaahneed dadkeenana kala baaday inaad isku soo aruuriso waa hawl ween ee sidaa udadaashay adna ajar iyoxasanaad alaha kaasiiyo dhibkastoo martana alaha kuufududeeyo

  • @farxaguleda916
    @farxaguleda916 3 ปีที่แล้ว +13

    Congratulations and thank you for sharing this story 👏❤️🌺🌹

  • @hawaluul1649
    @hawaluul1649 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wllkey Ajar badan Allaha kusiiyo Alx hadii Abihii caruur tesii wada hadleen oo is cafiyen Alx waan kulasocdaa mar walba wan sugayey far xada xalay ayan Arkey sawirkaga ad Gmy ka joogtey so wan sugayey💞💞💞

  • @ibrahimbaraw6063
    @ibrahimbaraw6063 2 ปีที่แล้ว +2

    Dad badan ka buuxo meeshan caruur tooda dayacay 70 markey garan la suga weyba is dhamaan dadkas qaar kood kuwa 30 sano laba hadlin carurtoda waligod wax u dirin kuwa sanadki mar waci jiren wax siin jiren

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah tabarakallah Abdiaziz really ajir iyo xasanad Allah hakasiyo

  • @shigreelmi2648
    @shigreelmi2648 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah gulayso habo allaha ubarakeyo abohod

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 3 ปีที่แล้ว

    Masha allahtabarakallah farxada alla ha siyadiyo abdul aziiz adiguna kheyr an dhamaneyni aduun io aqiro alla haku siyo yaa rabi❤️💕✌️

  • @nashaadcali6946
    @nashaadcali6946 3 ปีที่แล้ว

    Wllkey allah ku xafido walhi shaqadaa heysid waa mid dad badan farxad ubashay murtii allah kaa amal mariyo

  • @ruqiyodaahir6596
    @ruqiyodaahir6596 3 ปีที่แล้ว +1

    Maa sha allaah cabdi cs ajar iyo xasanaad alahakaasiiyo walal waa farxad hadey midoobeen aabaha iyo ilmihiisii adna howl wanagsan ayaad bushada uhaysaa hora usoco walal 👍👍

  • @nadifoabdiali3996
    @nadifoabdiali3996 3 ปีที่แล้ว +6

    Maash Allah from Sweden 🇸🇪 🙏 ❤ 🙌

  • @ubaxabdi2285
    @ubaxabdi2285 3 ปีที่แล้ว

    Asc abdicasis walhiy wllo Illahy daartii baan ku jeclahy illahy ha ku xiftiyo wll 🥰🥰🥰😍

  • @ayanyusufwarsame291
    @ayanyusufwarsame291 3 ปีที่แล้ว +2

    Maanshaallah Jazaakallahu khayr

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 3 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭Allahu Akbar. Abiaziz Really Allaha kaa farxiyo oo kaa abaal mariyo barnaamijkaan ILLINTIR.

  • @anisomuhudin7467
    @anisomuhudin7467 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wafarxad ween.

  • @fartuunxuseenali2818
    @fartuunxuseenali2818 3 ปีที่แล้ว

    Masha alh ilahay ha siiyo cimri dheer oo carurtisa uu la qaato

  • @Musab.yassin
    @Musab.yassin 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaha tabarakalah waa ilaah mahadiis adiga qeer badan allaha kusiyo waad ka ajarsatay guuleyso

  • @aishacilmi1282
    @aishacilmi1282 3 ปีที่แล้ว

    Masha allahaah wLalkey allaha kubarakeyo runtii hol qimaleh ayaad uheysaa umada somaliyed c/caziizow wan kacodsanlahaa hadey soragaltahy inaa bilAAWDID BARNAMIJKA Musamix kariim madama somalido ad esan ugaraneyn iscafintaa ad arkeysidna dad waxyaabo baridah kukala irdhowbay mahadsanid inbadan

  • @Qalbixabxab12
    @Qalbixabxab12 3 ปีที่แล้ว +2

    Raga qaar ee somaliyeed Markey dumarka furaan dib uma so eegaan hadhow markey howl gab noqdaan ayey caruur aan waligood arag raadinayaan ragow hada gabdha furtaan caruurtana ha furina plz 🥺

  • @fadumoelmi8579
    @fadumoelmi8579 3 ปีที่แล้ว

    Walid kasta oo dhibtaasi haysato Ilahay ha ugu bedelo farxad

  • @ceeblaawetube3137
    @ceeblaawetube3137 3 ปีที่แล้ว

    THE ONLY TH-cam CHANNEL WITH ZERO HATERS

  • @nasriinibraahimmoalim6208
    @nasriinibraahimmoalim6208 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah wallkey abdiaziz really barnamijka aad bulshada uheyso waa midaad ku amanantahay allaha ku xafido

  • @nijaj9157
    @nijaj9157 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah aabahaas ilmihiisa cafis ha weydiisto Alle danbi dhaaf ha weydiisto. Sidooklena maamdii ilmahaa dhashy ee geeriyootay Allaha u naxariistee oo maanta qaladka uu ka galay kama cafin karto qaldkiisa blse maamadaa ha u saqo baxsho Hana u duceeyo Alle ha kabaryo qalad kii ka dhacay Alle ka cafiyo.
    Anine waxaan Alle uga baryaa danbigiisa kan caruurtiisa iyo maadaba Allaha dhaafo ilmahana Alle baariyaal hauga dhigo.

  • @kadra825
    @kadra825 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك أخي الكريم ماشاءلله تبارك الله الله يحفظك اميين امين امين امين يارب العالمين امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 اللهم امين امين امين يارب العالمين🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abowe abdicaziz youre lengend somali baa tahay inolow weliga

  • @ubahyusuf5666
    @ubahyusuf5666 3 ปีที่แล้ว

    Aad baad u wanaagsan tahay walal walaahi wax wanaagsan baad umada u Haysaa Jisakumulaah

  • @anisoelmi1459
    @anisoelmi1459 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah walalkey alle darti ayaan ku jeclahay markasta wiilkeygana kugu magacdaray

  • @soomaaliisraacdo7412
    @soomaaliisraacdo7412 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha allaah caruurtaas illaahay ayaa soo hanuuniyay,mahadsanid walaalkiis abdicasiis really,waxaan codsan laha odayga in public lakeenin ee sheekada meeshaas lagu istaajiyo qooskaasna farxadooda ayaga ku koopnaato mahdsanidiin

    • @ifrahmuze3593
      @ifrahmuze3593 3 ปีที่แล้ว +1

      carurtu markay ku bahan yahin hadi laa dayaco waa siidano kale anigu inaay qaldanayen umaa arko caruurta intaso dhaan rajo ahayd isnaa usaan ogaayn tasi xanuun maha miiya yaan laa edaayn

    • @halimoomar7529
      @halimoomar7529 3 ปีที่แล้ว

      Abdifatah:Maxaa dhacay,hadii umada Somaliyed oo dhan ogaato?.Somali Waa is taqaana,in raga Somaliyed 80%.ay ubadkooda ka cararaan,oo Hooyo kaligiis koriso,muna rafaado.Illahey xaq ma mooga.Adigane hadad sidaan tahay ilmahaga u tag,si Beri laguu soo dhaweyo

    • @soomaaliisraacdo7412
      @soomaaliisraacdo7412 3 ปีที่แล้ว

      @@halimoomar7529 KK ilmaheyga iyo xaaskeyga wa isla joogna nolosheenana habeen kalama maqnaan,ee marwaliba waalidku naxariis ayuu rabaa xiligaan asaga aya u baahan hadii uu xoog lahaan lahaa dhib uma arkeen,aabe ahaan kasokow biniaadinimada iyo islaanimada ayaa ka horeyso waxwaliba

    • @soomaaliisraacdo7412
      @soomaaliisraacdo7412 3 ปีที่แล้ว

      @@ifrahmuze3593 walaal hada asaga ayaa caruur noqday isla sidii miyaa lagu sameeyaa oo waa ladayacaa mise waa laga roonaadaa oo la iska cafiyaa oo la daryeelaa

  • @nastehaelmi3819
    @nastehaelmi3819 3 ปีที่แล้ว +3

    The best yutube channel I always follow and look forward to. Oh my I cried a happy cry.may Allah bless you and reward you Abdiaziz.you are one in a million. Keep going.

  • @hanisheikh5257
    @hanisheikh5257 3 ปีที่แล้ว

    Asc Manshaalah Edo Ilaahey ha ku xafido Ajar iyo Xasanaad Allah kaa siiyo howsha aad u heysid Umadda soomaaliyeed

  • @mohamedhassanali6724
    @mohamedhassanali6724 3 ปีที่แล้ว

    Guul maashaa alaah alaha ku barakeeyo cabdi casiis..

  • @fatxisaid6437
    @fatxisaid6437 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlh been makuu sheegi cabdi casiisoow waan la ooyay farxad darteed Yaa Rabi adaa mahaadleh oo isku duway qalbiyadooda ,lkn Awlaada ooladayaco dhibaatadaan iyo kabadan ayee leedahy ee Allh kadhigo abaayaasha soomaliyeed kuwa masuuliyada Alle saaray kasoobaxo 🤲🤲

    • @ahmedabdulle6094
      @ahmedabdulle6094 3 ปีที่แล้ว

      Waa xaqiiqo
      Aabayaal badan baa masuulayadii reerkooda dayacay.
      Hadayba Hooyada is qabtaan... maxaa diidaya inuu caruurtiisa ku biilo, oo la socdo hbn iyo mln.

  • @crashiidmaxamedadam6418
    @crashiidmaxamedadam6418 3 ปีที่แล้ว +2

    masha allah Abdi cases aad ayad umahadsantahy wll ilaahey Haku barakiiyo walahi aran fiican ayad heeysa walahi Aakhiro iyo adunba ilaahey liiban hakasiyo ♥️♥️♥️♥️

  • @elminasibb
    @elminasibb 3 ปีที่แล้ว +4

    Wallaahi Illaahay baa i maqlaayee haddii ay dhacdadaas igu dhici laheyd in aanan aabbe dhaheen kaas.

    • @saynabisman5275
      @saynabisman5275 3 ปีที่แล้ว +2

      Makhaldame waa ilaahay qof dhamaystiran majiro

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 3 ปีที่แล้ว +1

      @Caatiko Caatiko dhib miya la maray hada odaygaan markaa

    • @wadanigadhabtaa2671
      @wadanigadhabtaa2671 3 ปีที่แล้ว

      Casiyoow naartaada evc ahaan usiiqaado inaad aaba inkirtaa usii xaarxàrane😂😂😂

    • @elminasibb
      @elminasibb 3 ปีที่แล้ว

      @@saynabisman5275 aniga waxaas ma qoro

    • @elminasibb
      @elminasibb 3 ปีที่แล้ว

      @@wadanigadhabtaa2671 furaha naarta maa maanta laguu dhiibay?

  • @deeqocadaan1527
    @deeqocadaan1527 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah wllkey allaha ku xifdiyo farxada ay farxeen iyo ducadooda ayaa kugu filan abaalkaaga janno allaha kaaga dhigo

  • @xayatsulaimaan6723
    @xayatsulaimaan6723 3 ปีที่แล้ว

    Wllhy anaga dhan baad kurbo naga reebteen Allh ha idinka farxiyo

  • @abdirahmaanahmed6098
    @abdirahmaanahmed6098 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah owlaada alla ha Ino barakeeyo baari alla ha inooga dhigo insha allaah

  • @iqrotimojilic1963
    @iqrotimojilic1963 3 ปีที่แล้ว +2

    Qeyr alaha kusiiyo walal marwalbaan lasocdaa ilintir anoohoogo usa

  • @drsayaanmohammed4725
    @drsayaanmohammed4725 3 ปีที่แล้ว

    Abdicasiis ilahay haku barakeeyo wll
    Qof qiima leh aya tahay

  • @huda9105
    @huda9105 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allha waa kula farax nay aabo adiga ciyaalka ga oo is hesheen Hambayo Hambayo 💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @mohamedomar9004
    @mohamedomar9004 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah gabadha ugu yar guuleyso aduun iyo aqiro

  • @sacdowcilmi790
    @sacdowcilmi790 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah ilahey adigane aboowe farxad ha kugu dhameyo

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 ปีที่แล้ว

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @fosiyahaji5792
    @fosiyahaji5792 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid huuno qaali jisaakumullaahu khayr

  • @Eymur-r9g
    @Eymur-r9g 3 ปีที่แล้ว +10

    Masha allah tabarakallaah allah ku barakeyo walal❣

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa waalid waaye. Awal buu dayriye

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah tubaaraka laah ilaahow ku xafdi cabdi caziiz aamiin yaa alah

  • @ashahirsi1838
    @ashahirsi1838 3 ปีที่แล้ว

    Wan la socodey abahas shekadiisa, hadana wan maqley in u heley ciyalkiisa, illahey ha ka siiyo ajar iyo xasanad. Shaqada ad heysid walal wa shaqo wanagsan, e meeshas ka wad.

  • @deeqocilmishardi2226
    @deeqocilmishardi2226 3 ปีที่แล้ว

    Abdiaziz Allaha ku xafido wax wanaagsan ayaad sameysaa mashaa Allaah