Ruwayadii maseer iyo qayano dumar part 1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 424

  • @jamaalgaalkacyo8421
    @jamaalgaalkacyo8421 5 ปีที่แล้ว +44

    Wlhi naagtaan guursado waan kokolin lahaa ax dumarka soomali waa wacan yihiin hadii qayanada lagadaayo

    • @liiboy0
      @liiboy0 5 ปีที่แล้ว

      Reee Galkacaye maaa naago kol kooliya waxaa rabtid maaa ino sheegi afxuma idinku dhamaataye

    • @yusrayusuf6189
      @yusrayusuf6189 5 ปีที่แล้ว

      @@liiboy0 jhhhhhhh wale inaaad run usheegty

    • @ismailsheikh9990
      @ismailsheikh9990 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh been maaha reer galkacyo xaa ku indha adeeg eh

  • @rayaanhaldhaa3066
    @rayaanhaldhaa3066 6 ปีที่แล้ว +60

    Wilkan iyo gabadhan wayba isku soobaxayaan inta ila aragtay like I saara

  • @hassanabdi1299
    @hassanabdi1299 6 ปีที่แล้ว +19

    gabadha actress uku fiicaan waaye I love her gabadha xaaska ah waaye

  • @sodabiryar7580
    @sodabiryar7580 6 ปีที่แล้ว +7

    Manshaaalh sii fiican baa u matasheen guul iyo gobaanimo inshaaaaalh

    • @QAYS-i7g
      @QAYS-i7g  6 ปีที่แล้ว

      mahadsanid walal mcn kuwa ka badan oo ku xiiso galiyo na waan so wadaaa inta nagala soco walal

  • @muntahaabdala6518
    @muntahaabdala6518 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah tabrake allah ilove you somail from in Ethiopia name muntaha 🇪🇹🇪🇹🇪🇹❤❤

  • @suadoentertainment1158
    @suadoentertainment1158 6 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah bro nice movie romantic movies really good Masha Allah 😍😍😍🤘🤙

  • @mcpretty8035
    @mcpretty8035 6 ปีที่แล้ว +6

    Woow the wife is a really good actress

  • @ifrahahmed8930
    @ifrahahmed8930 6 ปีที่แล้ว +1

    I’m now subscribe because I like it keep going and more 👌

  • @asmaabuukar1705
    @asmaabuukar1705 6 ปีที่แล้ว +57

    Single mother mawada xuma Soomalida waxba ka qaldan wlhi

    • @Zizouu94
      @Zizouu94 6 ปีที่แล้ว +2

      Single mother ban ahay . Asma respect ee mudan yihin single mother rasuulkena aya u duceeyay ya ka sharaf bdn lkn wxan wa film le ha u bixin

    • @asmaabuukar1705
      @asmaabuukar1705 6 ปีที่แล้ว +1

      @@Zizouu94 film kaliya mahan
      Raga soomaliyeed %80 maqiimeeyan single mothers .ninkastena Hooyo dheecankeed uu qabaa .
      Mareekanka joogo ragooda Marka dhaho single mother ahay dhabarka ka tabanayan don't worry ku dhahayn Quruxley tahay .you so young .farxad dareemeysaa.
      Nin Somali moho wixi lagu so fura qabtaa afxumo .
      Waa waxy gabdhihiina ajaanibka uracan bilaa naxariista

    • @Zizouu94
      @Zizouu94 6 ปีที่แล้ว +1

      Single mother ban ahay . Asma Dadka isku mid ma ahan hada adigaba raga somaliyeed dhan wxa ka aminsan thy ine naxariis laheen isla markaasne wa diidan thy kuwa fikirka xun ka aminsan single mother ka suasha kuwas mxa is dhaantiin hee hada dadka o dhan isku mid ka dhageeso ? Ogow 5far jin ma ahan dadkana wa sidas teda kle aniga qurbaha aya kuso koray wlhi raga ajanibta wx ka xun malahan bdna gabdhahoda single mother wye lkn farqiga no dhaxeyo wxa eh ayago is guursan aye caruur Kala dhalan cuz isma aminaan lkn dumarkena jini ajaani e qaban koleey dhankas dumarka dunida dhan ka wada siman ileyn tu walbo arko wxe dhahda ragena faido maleh 🤔

    • @asmaabuukar1705
      @asmaabuukar1705 6 ปีที่แล้ว

      @@Zizouu94 qoralkeyga dib uraac Wallkey sharaf %80 ku dhahay. %100 kuma dhihin.
      Mideeda kale Aniga shaqsiyan hadalkasste xun la.idhaho ima dhawacdo.
      Rageena faaiido malahn madhaho Lkn naxariista xoga idiin ku yar taaasna been mahan.
      Hadaa idiin necbahay kaan la socdaba waa Somali Lkn wuu iinaxariista naxariis kii hore ka helin .
      Just waxn jeclahay gabdhihiina inaa wanaajisan .
      Mahadsanid Wallkey

    • @Zizouu94
      @Zizouu94 6 ปีที่แล้ว +1

      Single mother ban ahay . Asma wlsheyda qaaliga raga somaliyed qaar bdn naxariis leh we ku jiraan o kamid yhy waalidka ku dhalay iyo kuwa kula dhashen xita midka hada xariirka ledihiin adi laga yaba ina aragtay qaar xun naxariis laheen lkn ogow marwalba naxariista walo dhashta kuma xirna nin iyo naagba teda kle ani wxa aminsanahy naf dhab ku jecel lee naxariis laga hela ma ahan qof walba , guul aya ku rajeyna sister

  • @rahmacarale4054
    @rahmacarale4054 6 ปีที่แล้ว +257

    Adoo firasanaayo hadaa cominta aqrineyso like I Saar otherwise hor u soco boowe

  • @maankadeeqa2486
    @maankadeeqa2486 5 ปีที่แล้ว +11

    Sanadkaan jaceel majire jirkaa isku baahan kulahaa walhi waa runteeeda😂😂😂😂😂😂😂😂😂👌

    • @aahmed1540
      @aahmed1540 5 ปีที่แล้ว

      Alla doqoney wasidey rabtey

  • @walalmukhalas4583
    @walalmukhalas4583 6 ปีที่แล้ว +4

    Ruwayad diyaarsan 🙏🙏keep going

  • @ibrosxidhmarodile4666
    @ibrosxidhmarodile4666 6 ปีที่แล้ว +4

    Sariirta shanqadheyda inta maqlaysa like sar. Aadbey u qaylineysaa hhhhhhh

  • @Maan-uroon7777
    @Maan-uroon7777 6 ปีที่แล้ว +2

    Alla ceeb bdnaaa sxbtaa iyo ninkeda isku dir ee adiga raac aaaa !!!
    aqas Allahayow ha tusin

  • @nastehohurfe2437
    @nastehohurfe2437 6 ปีที่แล้ว +4

    asal hore u socda Somali media love isaar asxaabta adiga nah like isaara 😐😕😗😗

  • @naimojaamaesmael9463
    @naimojaamaesmael9463 6 ปีที่แล้ว +22

    Dumarku waa xasidiin wlhi waligay lama saxiibin lamana zaxiibayo naag waa yahuu lkn qof aan jecelahy qog uma maqleen wlhi iskay inaa u kala tagno moyaane naag dar teed uma anan kala tagneen allaw qof aan jeclahaw nolosha aan isku dhamaysanaa😁😁😘

    • @QAYS-i7g
      @QAYS-i7g  6 ปีที่แล้ว +2

      Amin walal mcn

    • @naimojaamaesmael9463
      @naimojaamaesmael9463 6 ปีที่แล้ว

      @@QAYS-i7g horomar wacan wllky💖chanalkaagana wan ku so biray insh,llh wax wacan iyo majaajilooyin😍

    • @abdirahman4520
      @abdirahman4520 6 ปีที่แล้ว +1

      Wa rayi saliin wlhi walal wana kugu tageer sanahay wll qali

    • @naimojaamaesmael9463
      @naimojaamaesmael9463 6 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirahman4520 thankz wllky

    • @ayaninabeautycooking1687
      @ayaninabeautycooking1687 5 ปีที่แล้ว

      niciimo sharafey subscribe iso dheh plz

  • @fardowsam.8256
    @fardowsam.8256 6 ปีที่แล้ว +1

    I can’t believe her friend 😡 talking to her ex husband and she is the one that got into his wife’s head... excited for part 2

  • @cityvisiontube1175
    @cityvisiontube1175 6 ปีที่แล้ว +11

    Ikibamba sana wapi nduru Hehehehe

  • @rowlohirey9527
    @rowlohirey9527 6 ปีที่แล้ว +2

    Mashaaa Allah kkkkk 😂 nice one

  • @mohamedbalcade525
    @mohamedbalcade525 6 ปีที่แล้ว

    Hahahaha jcl majiro jirka iskubahan wadiyarsantihin keep going Masha Allah

  • @mursalabdi5904
    @mursalabdi5904 6 ปีที่แล้ว

    Intaad waxfalin kafiirso illaahayna Aamin

  • @sabrinadnaan9761
    @sabrinadnaan9761 6 ปีที่แล้ว +4

    Horay u socda walalahey💕❤👍👑

  • @abdirahmanissackbashir7915
    @abdirahmanissackbashir7915 6 ปีที่แล้ว +3

    Marsha alh waan ka helay keep it

  • @vikramxajiabdi8438
    @vikramxajiabdi8438 6 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkk walahi caadi maha no sobadi wllo thanks guys

    • @QAYS-i7g
      @QAYS-i7g  6 ปีที่แล้ว

      Thanks walal insha allah haduu alle idmo wax badan oo idin xiso galiyo so wadnaa waad ku mahadsantihin sida sharafta leh aad no garab tagantihin big thanks walal qali

    • @vikramxajiabdi8438
      @vikramxajiabdi8438 6 ปีที่แล้ว

      @@QAYS-i7g Allah ku sharafo bro qaali thanks 😍😍😍

    • @saadiaibrahim9923
      @saadiaibrahim9923 6 ปีที่แล้ว

      Wooooooow

  • @inahassan6431
    @inahassan6431 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah wallahi wiilkan wankuhesta

    • @QAYS-i7g
      @QAYS-i7g  6 ปีที่แล้ว

      Thanks walalo so dhawooow in badan anagana waan ku jeclahay

    • @rowdamusiyan8653
      @rowdamusiyan8653 6 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

  • @hassanabdi1299
    @hassanabdi1299 6 ปีที่แล้ว

    I'm your big fan guys from u.s.a qeebta deenbe ayaan niika sugeeyna

  • @sacdiyogurey7220
    @sacdiyogurey7220 6 ปีที่แล้ว +8

    alla wiilkaan waaba ka helay

  • @idilsalaad3489
    @idilsalaad3489 6 ปีที่แล้ว +8

    Qumayo hadaba naag la saaxibo aqliya ka faaide wlh gabdhoo ha aamina gabdhaha iskaabulada ah xitaa hadii la qabo naag waa masiibo ninkaga wanagiisana qarsada

  • @aliwaryaaa8090
    @aliwaryaaa8090 6 ปีที่แล้ว +1

    qurbaha ayaan ku noolaa muddo aad u badan markaa boqolkiiba 90 reeraha qurbaha gaar ahaan somalida ku nool waddamada reer galbeedka waxaa reeraha dumiya waa naag waxaa caruur aabo tiray waa naag somali ,had iyo jeerna waxaa shaydanku ama qofta isku dirtaa xaga dumarka waayo mara ma fahmaan in reerkeeda laga duminaaya walaahi waxyaabo badan ayaan arkay wax aniga i soo maray iyo wax aan ka arkay reeraha aan meel ku wadda noollnahay ,markaa dumarka somaliyeed ha iska ilaaliyaan naagta rabta in reerkeeda dumiso waa ruwaayadani tahay wacdiga ka jira reeraha ku nool qurbaha

  • @hanitaavlogsandfilms733
    @hanitaavlogsandfilms733 5 ปีที่แล้ว

    Mnsha alh keep going wll waaan kuu saaray

  • @faisaskitchen9887
    @faisaskitchen9887 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah 👍❤❤

  • @edebsanabdimahad8715
    @edebsanabdimahad8715 6 ปีที่แล้ว +40

    Mnsha allah ilma adeerayaalaw wiilkaan ha la ii raadsho hdaa tol tihiin xtaa haduu naag qabo Hodan Abdirahman bn ku noqon🤣🤣

  • @halimamuhudin9722
    @halimamuhudin9722 6 ปีที่แล้ว

    Really very nice movie i liket

  • @nayruuscalimohamed9378
    @nayruuscalimohamed9378 6 ปีที่แล้ว +13

    Run ahaan tii way xanuun badan tahy saxibtaa ninkeeda oo naag lajoga inta aragto aniga ayey igu dhacdy markan saxibty gurigeeda tago qalbiga ixanuno uma na sheegi karo waayo diniyan mabanaayo🤔🤔🤔🤔

    • @QAYS-i7g
      @QAYS-i7g  6 ปีที่แล้ว +1

      Walal waa saxantahay ha u shegin ma ficno reer dhisan na ha dumin thnks

    • @ayaninabeautycooking1687
      @ayaninabeautycooking1687 5 ปีที่แล้ว

      nayruus qali subscribe iso dheh plz

    • @bilecade8429
      @bilecade8429 5 ปีที่แล้ว

      Sax waye neyruus

  • @khadiijoabdirahman2227
    @khadiijoabdirahman2227 6 ปีที่แล้ว +16

    Ninkaga haduu 4 guursado ilahba u baneyey shaydanka iska naara gabdhoo yesan ka galafan nimcada aad hesatid qof anan hesanin🤗

  • @sacdiyomustaf1477
    @sacdiyomustaf1477 6 ปีที่แล้ว +1

    wlle waaba hadan naag warkeda so qaato naag af dheer afka ka go.

  • @mustalifamohammedmankauroo4953
    @mustalifamohammedmankauroo4953 6 ปีที่แล้ว +2

    Asxaabta qiimah bdn Thansk for ever day

  • @bilecade8429
    @bilecade8429 5 ปีที่แล้ว

    Asxaabey gawadhas iiso raadiye heerki meel ku og mida koow la qaway oo maseereyso waaka helay magaceda ma aqaan

  • @transworldtourssafarislimi7864
    @transworldtourssafarislimi7864 6 ปีที่แล้ว +3

    Perfect

  • @muslimyoutuber5857
    @muslimyoutuber5857 4 ปีที่แล้ว

    ruwayadihi maxaakudhacay sxb

  • @nabiila_mohamud
    @nabiila_mohamud 6 ปีที่แล้ว +17

    7:23 Wlhy waxey iso xasuusisay Xili an Walac ahan Jiray 24hrs Sidan iskaga Xanaqi jiray Asna Inu Iraali Gareyo kma daali jirin😅😅 Just Am single mother Ilahow Nin Baari Naxariis Leh Ijecel iisahal😢😢 Amen Dhaha Aryaadhaha

    • @abdulkadirabdi3821
      @abdulkadirabdi3821 6 ปีที่แล้ว

      Hhh

    • @QAYS-i7g
      @QAYS-i7g  6 ปีที่แล้ว +1

      Amiin thuma amin walal mcn

    • @ummusalmasiman9107
      @ummusalmasiman9107 6 ปีที่แล้ว

      Gabdaha badi markey walacayan raga mafahman secamal amiin badal qeyr qabo walal

    • @Burcawi24
      @Burcawi24 6 ปีที่แล้ว

      Aamiin

    • @janagaleibnuc376
      @janagaleibnuc376 6 ปีที่แล้ว +1

      hhhhhhh garabkaga byo wakhti fican waasoo qadaty

  • @jibiso4491
    @jibiso4491 6 ปีที่แล้ว +8

    Hehehehehehehe dacad u qoslay wlhi see rufiyaan u tahay ku qoslay😂😂😂

  • @qathanmohameth9783
    @qathanmohameth9783 5 ปีที่แล้ว

    #wowo riwayda iga dheee😍😍😍😍

  • @foosshiikh9711
    @foosshiikh9711 2 ปีที่แล้ว

    Ar riwaayadan maxey riwayad aheed

  • @sharaftarermaclinsharaftar7090
    @sharaftarermaclinsharaftar7090 5 ปีที่แล้ว +2

    We love you somali react

  • @lakiinaadan8434
    @lakiinaadan8434 6 ปีที่แล้ว +4

    Nic filim

  • @najmamohamed2250
    @najmamohamed2250 6 ปีที่แล้ว +8

    dil dofaarka qayanada badan wlhi nimanka somalida wlhi kuli waa wasaaqiin

    • @omarhagi8748
      @omarhagi8748 6 ปีที่แล้ว

      Najmo Mohammed hal qof hadu xunyhy micnhedu mahn raga somalida dhan in xunhin mida kale wxn wa ruwayad o lajilayo dhab ha modin

    • @najmamohamed2250
      @najmamohamed2250 6 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 waa ilaaway ruwayad ine tahay

    • @mohamedali-ww9wq
      @mohamedali-ww9wq 6 ปีที่แล้ว

      @@najmamohamed2250 kkkkkkk najma watigaqoslisaay wlhi

    • @siyaatojrapdulaahi6790
      @siyaatojrapdulaahi6790 6 ปีที่แล้ว +1

      AbaaYo Nimanka haysku waDa qaadin deH

    • @caana-geelosmaan6826
      @caana-geelosmaan6826 6 ปีที่แล้ว

      Nimanka somalida ha u gafin wuxu waa riwaayade

  • @naimaabdalla9960
    @naimaabdalla9960 6 ปีที่แล้ว +2

    part 2 insha Allah

  • @nasirdubowahmed1105
    @nasirdubowahmed1105 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walalaha hore usocda

  • @naftadanuuri
    @naftadanuuri 5 ปีที่แล้ว

    lease subscribe lsaara chenalkaga sawirka kudhufo oo isoo booqda asxabta

  • @adanabdi7216
    @adanabdi7216 6 ปีที่แล้ว +8

    Hhhhhhh sxb wan ku salami. Nagahan wax naga sii abtow kaliga miya bashalayo😎😎

  • @fardowsafashionbsalonmakeu6795
    @fardowsafashionbsalonmakeu6795 6 ปีที่แล้ว +3

    Asc wll qebtedi lawaad awaaay

  • @xubihaji342
    @xubihaji342 5 ปีที่แล้ว

    Agtooraha wan jeclaadi macebba wadoqega hadatahay iskabula ilasoxarin

  • @najahmohamedali7320
    @najahmohamedali7320 6 หลายเดือนก่อน +1

    😂

  • @youngnuurkeey5229
    @youngnuurkeey5229 6 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkk ar naaga ar nagaaa ar naagaaaa

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 5 ปีที่แล้ว +3

    Cadiyan aniga waxan ahay gabadh afgaaban oo aan wareeg aqoon oo saxibadeeduna tirsanyihiin sidaasay tahay hadana inta badan wakhti ma helo wakhtigeyga ma dhaafo shaqo iyo iskuul
    Ninkeyga markaan wada hasaawi jirney iyo markaan is guursaney ka dib wuxu i odhan jirey dadka is jecel waa laysku diraa ee ogaw macaanto wuu I waanin Jirey
    Ana waayahay baan odhan jirey markastana wuu igu soo celcelin jirey markii danbe waxan ku dhahay macaano malaa adiga ayaa cuqdad iska qaba anigana dadka la diro ma ihi saxibo wanaagsan maahane kuwa xun ma lihi xitaa kuwas wakhti uma hayo waad ogtahay wakhtiga yar aan haystaba adaan kula qaataa ee waa maxay waxan aad ka hadlaso is deji baby aniga ilma yar ma ihi marka laygu kaa dirayo wuxuu igu dhahay macaanto wax jira uun baan ku sheegayey ee adiga wax kugu saabsan maaha
    Waayahay baan dhahay baby mahadsanid
    Aniga guur hore maanan soo marin lakiin xajigeyga wuu soo marey wuxu sheegayeyna iney wax badan ka jiraan baan ogaadey aniga oon dadka ka diro ahayn Layguna diri Karin ninkeyga hadana waxan ogaadey waxyaabo badan oo uu iga waanin jirey inay wax ka jiraan markastana waan u mahadceliyaa. Gabdhaw furiinka Laguma degdego waxna waa la hubsadaa hadal uu qof ku yidhi reerkaga looma dumiyo hooyadaana ha ahaate

  • @niyatiichannel
    @niyatiichannel 6 ปีที่แล้ว +1

    Very nice movie

  • @rayaanhaldhaa3066
    @rayaanhaldhaa3066 6 ปีที่แล้ว +70

    Hadaa. Nag albabka kafuraba anaa walan 🙄😜😜nacalaa shaydaan kuyaale car watiiiii albabka igu Soo gar garacda kkkkkkk

    • @hamdiabassabdullahi9032
      @hamdiabassabdullahi9032 6 ปีที่แล้ว +3

      Hahaaaahaahahha

    • @wardasoyaan3891
      @wardasoyaan3891 6 ปีที่แล้ว +3

      😆😆😆 walal aniga iga fur albabka maskin ban ahaye

    • @rayaanhaldhaa3066
      @rayaanhaldhaa3066 6 ปีที่แล้ว +1

      Warda .kkkkkkkk my my sxbeeey haysooo dalin 😀😆😆😆😆😆

    • @QAYS-i7g
      @QAYS-i7g  6 ปีที่แล้ว

      haha sxb no xanaag waan ba cabsadee asxabta hanaga so burin lol

    • @rayaanhaldhaa3066
      @rayaanhaldhaa3066 6 ปีที่แล้ว

      Kkkkk 🤣🤣

  • @YuusufShuaib77
    @YuusufShuaib77 6 ปีที่แล้ว +1

    wrti nag ahyd xasid znaa inay guri dumido jeclaaa😂😂 nclaa ku dhaly😂

  • @seaditeyib9070
    @seaditeyib9070 6 ปีที่แล้ว

    War gabdhaw hadaaad aragtaan
    Naag nin kaaga
    Kugu diraysa
    Lafteeda rabta inay kaadhexbilawdo
    Iskajira wadigniin

  • @fatxachanal8139
    @fatxachanal8139 4 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah naclada naga daaya

  • @shadiyaabdirashid948
    @shadiyaabdirashid948 6 ปีที่แล้ว +3

    Tan warka wada wan ka heley sidey wax isu direyso

  • @inahassan6431
    @inahassan6431 6 ปีที่แล้ว +3

    Asxabey filimkan xage lagusameynaya Nairobi miyaa

  • @travelandnaturechannel5875
    @travelandnaturechannel5875 5 ปีที่แล้ว +2

    Akhlaq xumada Nairobi tala

  • @hawaali5209
    @hawaali5209 6 ปีที่แล้ว

    Bismilahi beybi badana. Sikale hadal dabacsan umadhihi karan miya

  • @mustalifomohamedosmanmusti3059
    @mustalifomohamedosmanmusti3059 6 ปีที่แล้ว +7

    My tolkeyga idiin salaamey asxaabta

  • @somalidamaanta6199
    @somalidamaanta6199 6 ปีที่แล้ว

    Sxb Inoo soo badiya Videoyada Bar go' Baad Naga Dhigteene

    • @QAYS-i7g
      @QAYS-i7g  6 ปีที่แล้ว

      OWK BRO THNKS

  • @bintumaka3302
    @bintumaka3302 6 ปีที่แล้ว +2

    naag waa musiiba baas wlhi mararka qaar sxbta hora lagama aamino

  • @gantaalofficial6566
    @gantaalofficial6566 6 ปีที่แล้ว +3

    Www

  • @DeqoDeqo-gc7qe
    @DeqoDeqo-gc7qe 6 ปีที่แล้ว +3

    aalla mustalliifo aahaaa

  • @leilahashi8841
    @leilahashi8841 6 ปีที่แล้ว

    Naagbo hadaan wareesto ama lasaaxiibo waxaan markestay dhacaan

  • @rayaanhaldhaa3066
    @rayaanhaldhaa3066 6 ปีที่แล้ว +2

    Tan indho adakaaa 😂😂yahuuuuu

  • @leylaabdullahi6626
    @leylaabdullahi6626 6 ปีที่แล้ว

    Wlh waa wax jira ar naagaa waa shedaan intaa ninkeeda ku dirtay ey leedahay sheydanka nii so galay Maxaa waaye kulahaa naag narta u badan waxa loo dhahay waye waayo isku dirnimo subxanallah. وَلَا تَجَسَّسُوا وَلَا يَغْتَب بَّعْضُكُم بَعْضًا ۚ ha jaajuusina qaarkiina qaar kale saan oo kale😪

  • @mohaisse8887
    @mohaisse8887 6 ปีที่แล้ว

    👏👏👏👏

  • @mariamm4398
    @mariamm4398 6 ปีที่แล้ว +8

    Ar naaga ninka ayada ka fureeyso isla ayada ayaa rabto ninka imaanaka alla kaa qaad

  • @anisoquruxaniso9064
    @anisoquruxaniso9064 6 ปีที่แล้ว +3

    What up chart ayan kahale kulaha

  • @safiyamohamedaden4667
    @safiyamohamedaden4667 4 ปีที่แล้ว

    SaXWlh SaXWlh SaXWlh SaXWlh SaXWlh SaXWlh SaXWlh SaXWlh SaXWlh SaXWlh SaXWlh SaXWlh SaXWlh SaXWlh SaXWlh SaXWlh

  • @princessamina9363
    @princessamina9363 6 ปีที่แล้ว

    Ani nin imaqabo wa na aaaminsanahay ninka igursandono inu iqiyaamikaro iyo inu nin fican inoqon karo labada lakin naag waxe ishegto lagama yaabo ina kuqabsado Ninkeyga waxa indhaheyga ku arko Haa inta kahoresa kalsoni iyo farxad baad kunolanaya maalinta ku arka lo yaaba

  • @hamdahussein6166
    @hamdahussein6166 5 ปีที่แล้ว

    Saaxiibadeey baa iisoo dirtay kulahaa say u ooyayso baa iigu dararan

  • @foosshiikh9711
    @foosshiikh9711 2 ปีที่แล้ว

    Asxaabey Nasteexo intey aaday

    • @QAYS-i7g
      @QAYS-i7g  2 ปีที่แล้ว

      Nastexo waa la arooostay 😂😂😂 rer keda dhaqanaysa😂😂

  • @jamranderealjalaqsanjamran1699
    @jamranderealjalaqsanjamran1699 5 ปีที่แล้ว +1

    Ar naag wa ku jclhy ka dhoho kala bdbadanee xanaaqii xitaa wuu daayay 😭😭

  • @shacninuur
    @shacninuur 6 ปีที่แล้ว +1

    Ninka timaha mAka qalocanyihin mise Aniga u maleyo

  • @caamirfarah6756
    @caamirfarah6756 6 ปีที่แล้ว

    Hal dalqo lagu furay lkn wali wuu qabaa intuu shukaansado mar labaad ha guursado hal dalqo hadii lagu furo ma iska ordaysaaa see cml

  • @samiiracabdibare9821
    @samiiracabdibare9821 6 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah

  • @hudabeauty5568
    @hudabeauty5568 6 ปีที่แล้ว +1

    dad qurux badan umajeedo

  • @rayanreporter5890
    @rayanreporter5890 6 ปีที่แล้ว +1

    Alaaa indho adkaaa

  • @fatuushabdirahman514
    @fatuushabdirahman514 5 ปีที่แล้ว

    Naagaha kenya jogan markey maseraan mglka kuwde mlAgu dajiyaa🤣😁😁😁🤣🤣🤣

  • @libinalale3254
    @libinalale3254 6 ปีที่แล้ว +1

    Uuuuuf nin waa nin

  • @abdiwahidmoha5746
    @abdiwahidmoha5746 5 ปีที่แล้ว

    Tan xijabka meadow ayada war Padana lkn maficno in dumarka laqiyano

  • @djziizii9785
    @djziizii9785 6 ปีที่แล้ว

    mustalifo😂😂really long time ayaa igu kaa dan bezay lkn telkeygi horaa shdn

  • @umumuntaaz7822
    @umumuntaaz7822 5 ปีที่แล้ว +1

    ANIGA WLH INA ABTI XITA HADAY TAHAY NINKAYGA AFAARIHIISA HADASO GASHO WABA KA MASERAA MXA KA GALAY 😂😂😂😋

  • @foosshiikh9711
    @foosshiikh9711 3 ปีที่แล้ว

    Nasteexo xageey aaday wll

  • @umuAidha
    @umuAidha 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc wa walashina somaliyed oo niga codsaneyso subscribe inad kucawisan 😢😢😢 mahad sanid damantina

  • @maryanruun3055
    @maryanruun3055 6 ปีที่แล้ว +10

    Jacel ma jira jeerka isku bahan kulaha hhhh

    • @suldaamadareerka3472
      @suldaamadareerka3472 6 ปีที่แล้ว

      Maryan Ruun soo run mahan hee jacel ma jire jirka isku bahan

  • @youngnuurkeey5229
    @youngnuurkeey5229 6 ปีที่แล้ว

    Nimaka iyo nagaha laqabo ma ilah ku tusay yab badana

  • @inahassan6431
    @inahassan6431 6 ปีที่แล้ว +4

    Ala hoyooooy anbay

  • @FarxiyoXasan-mq7ut
    @FarxiyoXasan-mq7ut ปีที่แล้ว

    Intii daawatey 2023 july❤

  • @haboondeeqachnnel6595
    @haboondeeqachnnel6595 6 ปีที่แล้ว

    meye wllo qyti 2

  • @mursalabdi5904
    @mursalabdi5904 6 ปีที่แล้ว

    Qof walba Lama Aamin

  • @hassantech510
    @hassantech510 6 ปีที่แล้ว

    Nagtan xijabka qabto fidmo badana na gurigeyda haa IGA sogalin indo adagaa yahuuuuuuuuuu