Heskan 2012ki buu ahaaY markii ugu horeysay aan maqLo I m back 2021 fiska hesahaga macakooda aYaa ku kenaYo in lagu soo raadio 💯💊💊habiibuL malayin mel walbo aad cagta ku hayso waan ku salamaYa
Nacal qaraam. Waqtiba waqtigiisa weeye. Waxa dhici doonta in kuwa inaga danbeeyaana heesahani qaraami u noqdaan. Ma midho ka macaanba jira music gana waad maqlaysaa. ❤❤❤
Gabar Soomaaliyeed weeye cay ma istaahisho lkn inay ALLE toobad keen loo weydiiyo weeye isagaa wax walba hanuuniyee wanaagana la faro xumaantana laga reebo
wow wa heesti tawaawac waana heesaha aan ka helo. farhia si wacan bay u qaaday iyada iyo saynab labadhagax labaduba way keenen dareenka iyo laaxinka, lakin shamsa cumar kuma gaadhaan faseexnimada, never never. Todobaadba sheekadu, waxay taako socotaba, marku taabay halistuu, wadnaha dhiiga kala tagay, ma taqaan imuu odhan? ilayn taran jacayl iyo, talaal ma laha caashaqu, ragna taada kama naxo....
2022 25 bisha jun hada ayaan imade walahi xasus alla wayo wayo 😭 War hadi aad iga dambeyso bal Like isar si an u ogada inta iga so dambeyso ee heestan so boqan donan
2023 10 17 bishi Nove ayaan imaade wlahi xasuus alla waayo waayo 😢 War haddi ad iga danbayso bal like saar si,aan u ogaado inta iga danbaysa ee heestan soo booqatay Waa malin jimcaa heestan ayaan ku jimdaysan inkastoo argu kanoxo se heesta waa another level❤
Fiska, there is no other artist has unreachable number 896,568 views almost MILLION views in the TH-cam like a Calanka, Maan Qaboojiye so, i am not surprise if some one don't like your momentum, unstoppable keep it up sister.
Heesti waxan so radiyay anigo niyadada hami badan ku jiro inan nolosha ka gadho hdii aanan dhiman aniga jacaylkygii oo aan isku diyarinayno safarki noloshayda ilahay khyr hanago caqabado jiro darted oo badan ayan nago xeeran xili aan ka dhex bixi garan mayno mar kasta waxan is waydiiya safarka mad kala dhahi mise wad wada safri alle og lkn ilahay ayan ka bararaya inan kala hadhin dhimasho mooye wayo anigu wan jecelahay isna wuu ijecelyahay hdii uu hamigaygu iyo riyadaydo insha allah alle ii rumeeyo wan ku so laban doona 10 may 2024 malin jimce ah Subaxnimo 7:48
WALAAL MEDAYE SHAMSA CUMAR WAY DHIMADAY ILHAY HA U NAXAARISTO ADUGUNA AMA QOF KASTA WAXAA SUGAYSA GEERI HA SAMAY WAX HADHAW DHIB KUGU NOQONAYA MAR KASTA IS ILAALI AYNA KU JIDAAAN XAMAASATU ILHA HA INAWAADA ILAALIYO DHAMAANTEN
Sxb isku jiil nahay wlhi anigoo baydhabo jooga oo tv yada la diidayo ayaan ku fiir san jirnay si dhuumaalay sia ah wlhi dumar badan guryahooda uga soo tagi jiray hhhh wlhi xasuustu macaan badanaa
Walaashey Allah u towbad keento ma xuma ayada lakiin howsha aay ku jirto ayaa xun. Faldan waxaan kula talin la haa in ay waanada qaadato maxaa yeelay ha ku wanso qaadato dadkii ayada ugu horeyey fanka wax yar baa ka nool, sidaa awgeed, aduunyo waay gaaban tahay ee towbad keen alla wuu jaclaada kuwa u towbadkeeno.
It's 2023 ‚let's see how many legends are still listening this song i hope in aad soo raadindoonto. 🎉💞❤️🔥
am here safar 5 hours ayan kujira and am listening this songs old is Gold
3:31 27/10/2024 maka dambeyo legendnow😂😂💪💪❤️😍💪
Hestan hadan maqlaba waxa igu so dhaca Musasalkii bari-samaadkii ee Maria calara & Carlos raul wlh😢 Waqtigii hore Qiimo badnaa❤️
Haa wlhi xasuus 😢❤❤
farxiya saacadahaagu raalli galinta mafara badanyihiin?? wish u all the best for ur next destination!!!!
Abdi askari tube chaneelkaaga caan waaye why sad like fcn uheli weeysay
Apdi askri adigu ah maanta youtber canaa hanplyo legend ad thy
Askariyoow 9 years ago ayad comments kan bixise ee ma noshahay mise
@@bartaynoloshicusbeyd8103 wuu nool yahay mxaa
TH-cam ka Somalia ugu sareeya ❤🎉
xasuus wlhi Hadaa daawanayso 2020 ismuuji liketa ha ila dhaafin
2021 xasuus
Boqaradii codka farxiya fiska naag mudan in dib loo jaleeco doorkii fankeeda cod macaan io heeso aad u cajiiiba wlhi fiska meelkastood joogto farxad ku noolow still listen 2023💯💯🔥🔥🔥🙏👋❤️
Wn isku dhacsanahay jacayl kaygi bari ciida mawada ciidayno dadku way faraxsan yihin lkn aniga niyad dhanba mahayo 08/04/2024💔😭😭😭
Barina waaa ciid kwrn 😢
Maria kalara iyo Carlos Raul iyo waqtiyadii Quruxda badnaa igusoo dhaca hestaan hadii lamaqlo😢❤❤
Heestaba musasalkaasan ku xifdiyy wllhy
😂
maalin ciid fitri ah ayaantu tahy jimco saacdu thy 12:5 triikhdu thy 21/5/2023
Boqorda codka waanku ciiideysanaayaa cdkeeda🥰💖🧕
fiska abaayo adoo u arag xuman is astur waxaa tahay qalanjo somaliyeed isla maarkaana cod dahabi ah leh masha allah alla hadu daayo umada aad u heesto
Aduunyo abwe hadalkaga❤ waxan arkay 11 year ago Lkn maan may aragtay ani
2024 ducadii ugu dheereyd aamiin
Taaduun ha eegina amba toostu igu maqana nabaraan lataaha itustayee walalay tabashada warkaagee Ana tayida iga hoo caashaqeeni toosan waayah ka taliyo inakala tarxeelaye tafantooka caashaqa dhibta inagu Kala timi iyo tiigisigeeni tusmadiyo wanaagii iyo wacadkii toosana tacabkeeni wayina tii Ilahi qorayi ka talaabsa wayino waxaynunahi itaal yare ibnu aadan tamartii ku tusaale qaado caashaqeenan Kala tagayi tusoo waayeheeni dadka ugu sheeka tooxdii macaanayi wanaagii ku teedan tagfiirti suleekhan dadka ugu tilmaama tagtadii dhaxdeen caashaqiyo tusaalah Nabi Yusuf Tarantii tii haweena ka joogtaye hadii aana waxa iga tagayi iyo taxanaheeni tuniyo muruqu uleeyayi talooyina badan baana uga tagilah tahaniyo ilaa buura togoga. Iyo Ila badto tabiyo warkagaa waa jawaabti heesta bajikii ninka Marka farxiya gadhsiiya iyado dhamayisa aniga u haya komantiga igu soo sheega
JacayLOw mxa dhiBkEN 😢😢😢😢 2024 hada izo gaadho like ku qabo
Yaa dawaday 2018😚😚😚 like Saar hdi musasalki meriya kalara kuxasusato
Heskan 2012ki buu ahaaY markii ugu horeysay aan maqLo I m back 2021 fiska hesahaga macakooda aYaa ku kenaYo in lagu soo raadio 💯💊💊habiibuL malayin mel walbo aad cagta ku hayso waan ku salamaYa
2021/8/20 am here I don’t know what am doing here whenever aan TH-cam ismacmlo fiska in aan dagesto waa qasab
Nacal qaraam. Waqtiba waqtigiisa weeye.
Waxa dhici doonta in kuwa inaga danbeeyaana heesahani qaraami u noqdaan. Ma midho ka macaanba jira music gana waad maqlaysaa.
❤❤❤
Heestan kii wanaya 2019 like haisaaro plz
Heees romantig ah o Dagan farxiya fiska wad ku mahad santay sxb hesta tawaawac cimri dheer iyo cafimaad ayaan ku rajaynaya
Waxan xasusta 2012 anigo dhar ciid xeran waxan usocday xamar weyne baabuurka ayeyka darned xasus❤😢😊
Ragna tada kama noxo😢
2020 iyo wixi kasii dambeyaba salma❤✋🏻
2022
Wu ka naxaa rag tadaa 💜💕
@@nNoneNa2096 3bil kadib 🥰
@@mohsin3095 thanks abowe 🥰🥰
Gabar Soomaaliyeed weeye cay ma istaahisho lkn inay ALLE toobad keen loo weydiiyo weeye isagaa wax walba hanuuniyee wanaagana la faro xumaantana laga reebo
wow wa heesti tawaawac waana heesaha aan ka helo. farhia si wacan bay u qaaday iyada iyo saynab labadhagax labaduba way keenen dareenka iyo laaxinka, lakin shamsa cumar kuma gaadhaan faseexnimada, never never.
Todobaadba sheekadu, waxay taako socotaba, marku taabay halistuu, wadnaha dhiiga kala tagay, ma taqaan imuu odhan? ilayn taran jacayl iyo, talaal ma laha caashaqu, ragna taada kama naxo....
2022 25 bisha jun hada ayaan imade walahi xasus alla wayo wayo 😭
War hadi aad iga dambeyso bal Like isar si an u ogada inta iga so dambeyso ee heestan so boqan donan
2023 10 17 bishi Nove ayaan imaade wlahi xasuus alla waayo waayo 😢
War haddi ad iga danbayso bal like saar si,aan u ogaado inta iga danbaysa ee heestan soo booqatay
Waa malin jimcaa heestan ayaan ku jimdaysan inkastoo argu kanoxo se heesta waa another level❤
@@UbdirahmaanAbshirnuune 2-3-2024 10:46pm. Ilhay cimrigahaynodheeriyo. Heestay wayowayo. Weye xasustedo 🥺
Heestan waxaan kubartay Fiska inkasto looga horeeyay anoo yar jeclaa hadana waan sooraadiyey ❤
Fiska top legend wishing u from via Roma Mogadishu i love u too much
farxiya fiska heestan xafadaheedii bey banaanka keentay wlhy waa wax lagu furo aniga hadan ahaan lahaa habben ii ma joogdeen
Waa gabowday beryey gab ahayd farxiyo faska waaba ladhihi jirray ayaan dhihi karra happy new year
Unforgettable memory 2010 Maria Clara and Galkio cadaly village
Diban u dawada 2021 🖤 what a time
heestaan qofkii 2017da daawanaayo like ku qabo commentigaan
👍👍👍anaa hada dawanaayo
👍👍👍anaa hada dawanaayo
dumaashi dee waad qurux badan tahaya ee adoo noo heesaya xoogaa marada garbaha saaro ilaahay dartiis
musasalki maria kalara ya xasuusta 2020 hdad dawaneyso like ❤❤❤
2024 hda so poqaty legend ba thy wlhi🤞
From tiktok ❤
17/5/2024
9:14pm
Hben jimco baxyo oo dayax ah waxn daremaya murugo iyo cabsi ilahow muraadkeyga iisahal yaa alah
Ilahyow hooyadey iyo abahy iyo wallahey iyo zhpdey cimri dheer iyo cafimad isii cibado suban ya allaah❤❤
Heestan hadaan maqlo waxaan soo xasuusta Mariya kalaara wllhi😅
Haaa wlhi
legend wlhi😂😂✋
2020 review 💘
Pi79
@@martinamagel2213 dddrzzzzzzzzddzzzzdddszzz
It is 2021 and Listening This Awesome Vocal Of The Queen🔥🔥wow🔥
2021 hadaa dawaneyso malmahii quruxda badna old is gold wlh like ila dhaca
Yatawanaya 2019 like iska dheh waxan ku dawan jiray Carlos iyo aliscantaro and Mariya calara 😂😀✌👈
*2021😭💔🖤😳💯🔄*
Hees qofwlba taabaneso walle😭
Way way alla mxn wax u soo jogay 😢 xiligaan ila hada dhoof uunba igu qufulnaa walina africa ma dhaafin 😢
Tawaawac...ax yaa hees.😭😭😭
Maria Clara Ayaan Ku Xasuusta Hadaan Mqlo Wlhi Heeskan,🥺♥️😀
qaar baa inta ku nuursdaaan markay kaga keento yidhaa naa is astur marka hore maxaa ku soo galiyay meesha hadad sheekh iska dhigaysid shit
Shabab weynaday ma nooshahy😂😂
𝗠𝗔𝗥 𝗞𝗘𝗬 𝗞𝗔𝗚𝗔 𝗞𝗘𝗡𝗧𝗢 𝗞𝗨𝗟𝗛𝗔 𝗘𝗘𝗬 𝗘𝗘𝗬 𝗗𝗛𝗔𝗟𝗔𝗬.😂😂
heestii Shamsa Cumar (Allah ha u naxaritee)
2012--2024 2:43
Yaadawanaayo 2018 lake igu qabo
waxaan u imaaday ma aqaan but iam jut feeling relaxed from dramatic world . salaam from sydney
@@iwalkalone6183 hhhhh cadi matihid
2024 ya jooga wali meeshaN 😂
Walahy waa bil ramadan habeenkii 20 kii ramdan farxiya fiska waxay ku gulaystay faniintii qaaday heestan tawacwac in ay fiska halkeeeda dhigatay fiska aad baan ku tageraaaa waaa anigoo gaaas ah
Shamsa Cumar A H U aya lahayd like haloo saaro farxiya fiska
Fiska, there is no other artist has unreachable number 896,568 views almost MILLION views in the TH-cam like a Calanka, Maan Qaboojiye so, i am not surprise if some one don't like your momentum, unstoppable keep it up sister.
Manooshahay 10 yr
Zxb manoshahy
😂
heesti heesaha nice kama daalo dhagysikeeda
Boqorada codka cawana adan ku dawanaya❤️🔥❤️🔥 tarikh 22.8.18/22:00
2023 ayan dawanaya kwrnma
subxaaallah ilaahay tawbada ha garansiyo walaasheen
waa hees macaan
Amiin
War hedhe waxan hees waa dhaftay❤😊
Anaga fanandaydu macl markiibtay ka dul hestaa
Bari horey samysay
Farxiya axmed cadaawe guleed
Farxiya fiska
27/10/2024 xasuus ayaa isoo celise inta iga dambeso salaan sare like kugarac❤😂😂💪
Still waching this emotional song🎧❤️
intA toobkan ku iiday farta soo taaga ☝️😂😂 xasuus iga dheh fiskadayda❤❤
WALAAL WAXAAD TAHAY QOF AMA GABAADH AAD U COD MACAAN ADNA U XISHOOD BADAN IS ILAALI INTA AAD DADAALI KARTIT ILAHNA HA KU ILAALIYO
2024 still listening😢
2021 hadii aad fiirsanaysid bac ku sii wixii lajecelyahay
Xusuus walhi yaa ila daawanaya 2021
Hadad dawaneso 2023 ka shekey
2024 yaa ila daawanaya Maria clara 😂
The golden throat farxiya fiska axyaa sowt wa suura💔
Heesti waxan so radiyay anigo niyadada hami badan ku jiro inan nolosha ka gadho hdii aanan dhiman aniga jacaylkygii oo aan isku diyarinayno safarki noloshayda ilahay khyr hanago
caqabado jiro darted oo badan ayan nago xeeran xili aan ka dhex bixi garan mayno mar kasta waxan is waydiiya safarka mad kala dhahi mise wad wada safri alle og lkn ilahay ayan ka bararaya inan kala hadhin dhimasho mooye wayo anigu wan jecelahay isna wuu ijecelyahay
hdii uu hamigaygu iyo riyadaydo insha allah alle ii rumeeyo wan ku so laban doona
10 may 2024 malin jimce ah
Subaxnimo 7:48
2022 July yaa ila daawanaya 😥
WALAAL MEDAYE SHAMSA CUMAR WAY DHIMADAY ILHAY HA U NAXAARISTO ADUGUNA AMA QOF KASTA WAXAA SUGAYSA GEERI HA SAMAY WAX HADHAW DHIB KUGU NOQONAYA MAR KASTA IS ILAALI AYNA KU JIDAAAN XAMAASATU ILHA HA INAWAADA ILAALIYO DHAMAANTEN
12 Sano kadib aqrinayaa walal ma noshahay❤❤❤
Maria kalara aan soo xasuustey😂
Sxb isku jiil nahay wlhi anigoo baydhabo jooga oo tv yada la diidayo ayaan ku fiir san jirnay si dhuumaalay sia ah wlhi dumar badan guryahooda uga soo tagi jiray hhhh wlhi xasuustu macaan badanaa
Waa Kula qabaa
Been ma sheegin sxp waqti hore
2011 buu ahaa miyaa awal
@@islaqabwaynchenal2456 Maria Kalara maxay ahayd ugaas😭🤣🤣🤣
Maria kalaro ka mid ahaa filimada ubaxsan jiray ayay kusoo gali jirtay wakhtigaasa iigu danbaysay 2023 Yaan dib usoo raadshay
oh ohh farxyia fiska maxaa lagu furay maxay sameeyday bashiir hanuuniye waa uu ogaay in eey fanka kamid tahay qaadeeysana heesa cusub
Ma noshahay sxp
Heestaan 2020 hadaa daawatay like isaar
mansh Allah asl waad ka baxsatay markan
Ya dawady 2018october musasalkee mariyo kalara wayo wayo like isaara
Wuuuw 1saac lee ika horeesay 😍😍😍
1 hour
@@xamdicabdiwali1472 aniga kula dawanya
Hhhh waayo waayo 2009 markii aan Kenya imaday ayey ahayd waqtigas waayo waayo
does anybody know where i can find the lyrics from this songg ??? xxx from hargeisaaaa
10 years later! Are you alive?
2012 xasuuus Qaliya war maxay xasuusuhu qalbiga walaayan 😢😊
Xishoodkii miyaa la suuqgeeyay????... Allah yahdiik ukhtii...
2019 ya dawanaya??
WHO'S listening 🎶 👀 15/10/2024🎉🎉💫❣️💘💝💖💔❤️💓💥💥💢💯💯💯
Fan waa kii Hore Mark my Words
Wadnaha dhiiga kala tagey yaa taqaan imuu odhan good listen😢
Waxa dawanaya 10/5/2023😢❤😅
2021 yaa daawanaya
2023.7.20😂😂😂😂😂
Yaa Dhawac Halis Qabo oo you tube Isku Boojeynooya Cawa 27 / MAY / 2020
waqooyiga somali hal abuur u dhashay sameyay miraha heestan maxamed soofe kaneeco
Walaashey Allah u towbad keento ma xuma ayada lakiin howsha aay ku jirto ayaa xun. Faldan waxaan kula talin la haa in ay waanada qaadato maxaa yeelay ha ku wanso qaadato dadkii ayada ugu horeyey fanka wax yar baa ka nool, sidaa awgeed, aduunyo waay gaaban tahay ee towbad keen alla wuu jaclaada kuwa u towbadkeeno.
waa hees ka mida heesah sida adka ah loo xiseeyo tawaawuc
10/06/2024
Hada dawaynyso😢
2024 bisha 3 aad yaa dawanaya 😂
2010 ila 2013 mglka ushidna farxiyo fiska wle hestan io mid kle qday wa ugu jcla
Who’s listening in 2024
2018 aa dawada like dhe hadad dawatid
March 23 2024
Haben ramdan 12 maryi
Like inta dapadey dawadow🎉
2020 mala iga danben donaa
Caruurnimdeeydi maxn u xisay😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
*Bogga 1aad*
Anoo taawo cudur iyo,
Ina tows lahaynoo, (tows micnaheedu waa dhib)
Wax aan tabanayaa jirin,
Oo meel tigaad-liyo,
Raaxo aan ku talo-galey,
Qormadaan tusmaystiyo,
Tiskuna isu muuqdaan,
Tafayoo kalgacal-kuna,
Ilamaa tin iyo cidhib,
Igu tiixay sida roob,
Tabtii Layla iyo Qays,
Isu tabino sheekada,
Kaanu dhiganay meel talo,
Sow ma tuurin wacadkii,
Ilayn tarran jacayl iyo,
Talaal malaha caashaqu,
Ragna taada kama naxo
*Bogga 2aad*
Meel tigaad ka laacdoo,
Dhami lagu tayeystiyo,
Taafsin dheer wax iga jira,
Anoon tiigso weli odhan,
Sowtuu ma-naaf galey,
Saxal urrurr-ku toban yahay,
Todob baaqday kow-saday,
Ma tiraabin wiiloo,
Ana uma tawaawicin,
Todobaad-ba sheekadu,
Waxay taabo socotoba,
Markuu taabay halistuu,
Wadnaha dhiigaa kala tagey,
"Yaad taqaan?" imuu odhan,
Ilayn tarran jacayl iyo,
Talaal ma laha caashaqu,
Ragna taada kama naxo.
Midhihii Abwaan Kaneeco (IHN)
Baydka danbe waa "xidigis." Sidaa awgeed ayay ereyadu u adag-yihiin.
Old is gold 2021 😂
2/3/2024 Hadaad iga dambayso like isku muuji nolol qurux badan iyo caafimad ban kuu rajaynaya
Rag na tadhaa tadhaa kamanaxo beautiful farxiya very nice song
Musasalki Mariyo kalaara Hezti zaaranan jirtay
@@nawaalcllahi7200 a
2020 way iguh socota