Fiska has always been the Queen 👸 🙌 Who can dare compete with her? This Song definitely defined the acrobatic art of her. Qaboojiye left us and his is not more. Alle ha unaxariistee asagana ma yaraysto waa boqor. ❤ 28/3/ 2023. Thursday night 3:36 am Nairobi. ❤🪝
Heestan haben ban xasuusta ay mobalka kaliged igu jirtay ano safara Hh waxan dhagesanayay burco ila garoowe waqtiga 3/2014 ki bay aheed Cawana wa 21/07/2023
Runtii heestaan waxaa loo qaaday sidii heesi hore oo kale waxaan soo xusuustay axmed gacayte iyo aamina Abdulahi, umaba qabin in fanaaniinta dambe ay sidaan u heesi karin. Muusic dagan codad dagan iyo qaab dagan ayaa meesha dhacay.
Qaboojiye Waan kuu goo oo oo oo oo wan ku gobayaye gabal dhaciyo waabari goobyaalayaayoo guura socod ku daalee waan ku goobayaayoo guura socod ku daalee waxa aan la golangolay gacaltooyadaadoo gasiinkaan cunayiyo hurdadii ka goayoo gogashii colownee gayigaan balaadhka leh afartiisa geesood dumar gabi ahaantood adaan kaaga goayoo gadigod haweenkaba gabar kalle ma eege galiilyada i heysiyo gantasha igu taagan iga gooyni weyde waan kuu gooniyoobaye wadna igu gorancante garka muruqa by adnan xasus
Fiska Anigoon hoo hoo hooo anigon ku gooyneen ku gohaadineynoo kuna galalufeynbaan kuu garcelinayaayee anigoon ku goonbaan kuu gar celinayaayee waxaan uga gon leeyahay oraah guuna baa tidhi geedkii waleetaba intii xaaba gubi laheed waxey taal guntiisee anba waa i galayoo goor ahaan habeenimo galab gaab aheynbuu ila helay gantaalkoo kii aan u geystanaa gacanta igu seydhee gacalow jaceylkani kuma aana guuxinoo ka garaabimaayee kuma aanan gariifine qalbigaadan galino garka muruqa laba by adnanxasus
Waan ku goobayaayoo Kuna gaadhi waayey Bal kelmadahaa eeeg si farshaxanka leh ee loo soo alifay laba fanaan oo codad halaasiya lihina wey isugu baxeen fagaaraha
waaaaw hadana waaaaw Fika vs Qaboojiye.... kala daran fanaaniiteena VIVA fanaaniin somalia
Heestan waxa fahmi karo qof soojabay ookaliya wadareen aan caadi aheen
Fiska has always been the Queen 👸 🙌 Who can dare compete with her? This Song definitely defined the acrobatic art of her. Qaboojiye left us and his is not more. Alle ha unaxariistee asagana ma yaraysto waa boqor. ❤ 28/3/ 2023. Thursday night 3:36 am Nairobi. ❤🪝
𝐴̊𝑎𝑎̊𝑎̊𝑎̊𝑎̊𝑎̊❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allaha u naxariisto cabdi qaboojiye
ala xasuusuhu macaana 😢 alx❤❤❤❤
i love u farxiyo abaayo somaliya hadii ku noqotid waxan kugu soo dhawayn laha fardo quruxbadan
One of the best ever Somali songs
Waxasaa cod lagaa dhahaa
Qaboojiye iyo fiska
2019 7 july 5 dwn
Wixii iga dan beeya like tA😎😍😥
w0w hees wacan oo wanaagsan walee noolaada farxiya iyo qaboojiye.
ilove you fadxiya fiska waan ku jeclahay nooloow
hello Fiska abaayo congratulations because (1) your so beautiful Masha Allah (2) you have a Nice body (3)you have golden voice and beautiful smiles ♡
Alle hakunaxariisto adero cabdi jaamac caabi 😢
waaaw waxaasaa cod ah waa hees aad u macaan
well-done Gaboojiye,you really go-boy! as well as Farxiya Fiska you go-girl !!
Caleeeek yaaaa fiska waa dananaysaa caadi maahid yaaqeey # 1 fanaanada qarniga
Long Time heestan Caawa waa sanad sucub Swiss bassal
Alle khayr haynooga dhigo
Gabaati io yarada io kaa bixiya geeel baan tala aan ku gaaree 30/10/2019
Heestan haben ban xasuusta ay mobalka kaliged igu jirtay ano safara Hh waxan dhagesanayay burco ila garoowe waqtiga 3/2014 ki bay aheed
Cawana wa 21/07/2023
heees iga dheh i just cant get over this............1 of the best somali tune i have ever come a cross...............well done guys
Fiska,, Fiska,, Fiska
heestan inaba caadi maaha nice song
gumaanan gariifinee qalbigaadan galin fiska sidee nayeeloosaa
farxiyo fiska mashalah ilahay cod bu ku siiyey fananad iyo badh qaboojiye adna walee ilahay cod bu siyey mashalah
nice song....qaboojiye iyo fiska fanaaniinta qarniga
caadi mahan heestaan qaboojiye iyo farxiya fiska
Waaaaw fiska wat ka baxasatay heestan
geedkii waleetaba intii xaba aheedba gibilayee
viva fiska
waa hees shdan nce songgggggggg
Heestan waan ka helaa
Hees xasus igu leh . 2020 hadaad dawannyso like saar fadlan
Markab Dhaladiis anigo Saaran ban Dhagaysan jirey ayado Cadaan ii Rabiinaysan yihiin Waliba ban ku Raaxaysan jirey
Nice song still listening😢
Alfanaanaanin cimri dheer waxban bn dhegeysteyna
fiska, you are amazing. i love you both. may god bless you
Farxiya loves reer waqoyi boys
Wa runta sxb cartan
its realy amazing woooow
Saxiix waa ku galaan galaten
Runtii heestaan waxaa loo qaaday sidii heesi hore oo kale waxaan soo xusuustay axmed gacayte iyo aamina Abdulahi, umaba qabin in fanaaniinta dambe ay sidaan u heesi karin. Muusic dagan codad dagan iyo qaab dagan ayaa meesha dhacay.
Heestaan wan xasustaa habeenkii ugu horaysay een dhagaystay waxay ahayd markii lasoo geliyay waxyar ka hor.
Guriga walashay baan ku dhagaystay iyadoo ay midnight ahayd oo iyada inay maqasho iska ilaalinayo.
In GALKAIO.😂
i love this song
absolutly right cartanow
Qaboojiye
Waan kuu goo oo oo oo oo wan ku gobayaye
gabal dhaciyo waabari goobyaalayaayoo guura socod ku daalee
waan ku goobayaayoo guura socod ku daalee
waxa aan la golangolay gacaltooyadaadoo
gasiinkaan cunayiyo hurdadii ka goayoo gogashii colownee
gayigaan balaadhka leh afartiisa geesood
dumar gabi ahaantood adaan kaaga goayoo
gadigod haweenkaba gabar kalle ma eege
galiilyada i heysiyo gantasha igu taagan iga gooyni weyde
waan kuu gooniyoobaye wadna igu gorancante
garka muruqa by adnan xasus
Viva boqorada codka fiska
ww nice song
yaa haya sheegadi aheyd (( garta muruq labo suul keeban u qaata )) maahmaah caan baxdey bey aheed (( seeda laba suul ninba si u ah )))
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw walahi cadi maha lkn wey ku dhooreysey cml saan dhan maxee ugu daadisey
Ilahay haku naxariisto
Fiska is not easy ❣🤍🖤
FISKA CAADI MAHAN
fiska caadi ma ahan inanta ugu codka macan waye hablaha dambe hadi laga rebo fananintii hore ee somaliyed ayada kaa wadato inta dambe ilahey haa dhoro walashey
nce song I like 😖
Hees Dareen hadlaysa😢
ffiska caadi maahin boqorada codka
waaye
go Qaboojiye
Oki
nic asong
Masha Allah
waqooyi waxay laacib ku yihiin sameynta erayada heesaha somaliyeed
Mi piace fiska asia
qabyaalada jooji xiligeedii wuu dhaaadee fiska waqooyi iyo koofurba waa laga jecel yahaye
Looyaal gamaaniyo Ivan bixiso geel badan kugu maanan ganaaxine w!aaaaaah waaya waayo.
fanaanada qarniga fiska cadow gada cagta hostiisa
Hes iga dheh cabdi qabojiye iyo fiska
KING OF BURCO
abdirashid abukar nas adruxeysa wakuside
heees iska dheh cadi mahan
Fiska
Anigoon hoo hoo hooo anigon ku gooyneen
ku gohaadineynoo kuna galalufeynbaan kuu garcelinayaayee
anigoon ku goonbaan kuu gar celinayaayee
waxaan uga gon leeyahay oraah guuna baa tidhi
geedkii waleetaba intii xaaba gubi laheed waxey taal guntiisee
anba waa i galayoo goor ahaan habeenimo
galab gaab aheynbuu ila helay gantaalkoo
kii aan u geystanaa gacanta igu seydhee
gacalow jaceylkani kuma aana guuxinoo ka garaabimaayee
kuma aanan gariifine qalbigaadan galino
garka muruqa laba by adnanxasus
Waan ku goobayaayoo
Kuna gaadhi waayey
Bal kelmadahaa eeeg si farshaxanka leh ee loo soo alifay laba fanaan oo codad halaasiya lihina wey isugu baxeen fagaaraha
Geeso Calafku
وو
*2017*
😁🤦♀️
kkkkkkkkkkkkkkkk
Ugg. Bc b had. Hbf du hbvzchbcc VC h uf vhnnbhi bcc hi. Hi. Bbbbb. C😂
dfgbdf dbfdbz bdfbdfd dfbfdb bdfnb dfbfdb db fdbdfb?
Waanku goobayaayo
Kuna gaadhi waye
WAWA NATGTAAN CADI MAHAN MALINTAAN HESTEDA IIGU HORYASAY AAN DHAGEESTAY FAANANAKALI MAN DHAGYASAN CAADI MAHAN COD WALI MAN ARKIN QAF LA IMD AH FANIN WALIB WAY ISKU FICAN YIHIN HADAY HEES LA QADAYA DHAMANTOODA