Shiikhoow cabdulaahi yuusuf hala dilo sax bay ahayde ma soomaalida kale buu ka xuquuq liitay?? Shiikhoow umadda soomaaliyeed raali galin bay idinka rabtaa ee noo sheeg nimankaan soow nimakaad cabdulaahi yuusuf kula dagaalayseen ma ahan
Sheekh ha ka been sheegin ma aran negeeye dile muxadaran waxuu qabtay waayahii muqdisho qaraxyada lagu waday ayuu iga digay dadka dadka qarxiya ee sidaa sheegtay maaha qof soo dilo
0:02.Qaa8n. Hadalkiisa Fiican lama Fiiriyo. EE ficilkaa la Fiiriyaa. Ninkii Koonfur mooday ineey Gaalo yihiin Hargeeysana, Dadkaa Somali-nimada ka baxay. Hadana Sixiroole Dadkii dhex keenay. Hadana Kaniisadahii Taagaya. Hadana intaa oo Luud ku Faanaya. Yaan Hargeeysa la Aadin Ee Xamar Aanu Qarxino 🤔. Kaa Muslim ma aha??. Waa Qof Fikir kale wata, Oo Wuxuu rabay, heli-waayay. Ku Xumeen na Alshabaab ugu biiray. Naageeyle Waa Narcissist 100%. Waan hubaa taa, Naageele, inuu san Gaalka ka Fiicneen. Wadani ma aha, Ee Wuu ku Ganbanaayay. Si uu Wax ugu noqdo. Markuu Arkay. XAMAR iyo Koonfur ineeysan, Ka dhigin Siduu rabay. Dhahay Alshabaab baan ku biiri?. Wadanigu? Ma wuxuu Rabaa, In la Qarxiyo. Dadkii uu Gabayada u Qaadayay Mise Alshabaab buu Hargeeysa iyo Goobtii lagu dhalay, Buu Gaalada kalaga Dagaaltami. Mise Koonfur. Marka.
War wa yabe shabab ilen iyaguna qabiley ukala qaybsan yihin Nimankan uu hada haysto wa irir somale wana niman al shababa isagiyo jirna wa al shababka darod kuwa hogamiya ee fangareya darodkana ka shabab badan irirke ogada arintas...
oo buurmadoow ba muqdisho kadhex sheegay alshabaab wa dowlad irira oo qofka kashahiida u tagsiyeeyan ee dowlada soomaaliya way isacabisay ee dowladaba shaki leh
scw scwscw ma sha allah shiiq umal illahay ha ku xafido a jir allaha kaa siiyo wacdigaa wanaagsan allaha akbar
Somali oo dhan nabad iyo midnimo iyo guul 🇸🇴
Asc waan daawadaa janal kaaga laakiin marmar wax aan fiicnay yaad samaysaa culu mada muxaadaradooda oo waa hore ah yaad soo qaadaa markaas baad madax ugil qof uusan gooni umaga caabin Rabi arintaa ooga baq
Shekh maxamed cabdi umal xafida hulaah ❤❤❤❤❤❤❤
Asc Darawiish guuleyso horay usocod viva
Odaygan wuu walanyay wxan ognay itobiyanka konfurta somalia jooga inay xata dumarka kufsadan oo xanuuno keenan ragasi kuwas inay begsadan ayan ka maqlaynay hadalkoda ee qof somaliya kaman maqlin meelaha lagu tunto ee xanuunadu ka faafayan iyo cadawga diinte xabashida hadilan mxa kaa galay lkn dadku meelahay joogan inay ku dagalaman maaha lkn dawladaha jarke galada inan iska ilalino waa wajib ilahay sida xaqa hawafajiyo scw
muslim masakiina scw scw😭😭😭😭😭😭
aďigu wàriyeďiinta baro
Waa ictisaaam wadaadku, waydiiya waguu ahaa hogaamiyaha mujaahidiintii itixaad umaddii markiisa lagu dilay mexey ahaayeen.
Allaahul akbar
Walaal Sheekha Magaciisu umal maaha umul
Salalaahu caleeyhi wasalam.
Waa sax hotelada muqdisho kismayo hotel cascasey iyo dilkii hodan baladweyn magaley kudileen 2006 ilaa soomaali bey leynayeen nageeye waxuu kugabyaya in gaalo ay ladagaalamayan
Ninkaaaan waaa bee naaale
Umal waa wadaad fiican run buu diinta kasheegay galadaan Al shaydaan Al shabab ahna wuu u cadeeyey inay naarta galayaan
Alaahu akbar
for for all humans ❤
Scw
Asagaaba waa gii hore taageeri jiry
War cunugaagan madaxa dhuubanoow ilaahay kabaq sheekha nageeye kama hadal haku been abuuran
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waainlkacay guuli❤
Scw scw scw scw scw
Sh umal haku been abuuran hadii kale adiga ka jawaabi doona allah hortiisa beenta iskadaa qof weyna tahaye views raadis
Wll waa munaafiq i aamin
gaal iyo muslim qof bani aadam ah in kibir lagu dilo waa xaaraan waana sharci daro sida diinta islam ka lagu cadeeyey
Subxaanallaah.
Ilaahay kabaq waa muxaadaro caam ah oo uu kaga hadlayey dadka shadaadiinta ah laakiin ninkan maba soo qaadin. Hooy waxaad quudkaaga xalaal kadhiga
Waa iga talo.
aamiin yaarabi aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭
Laa xawla wa la quwata ilaa bilaah war kan yar ay cadhadu qaadey u aqli celiya haduu dido ha laga qabto umada
Adigaa ka horjooga gaalada muqdisho yugaandhays ba joga xalana kuyaala ka horwareeg maxaa ku hordhigay adiga gaalka hortiisa
Wa run❤❤
War soomaalaay beenta aad faa finaysaan joo joojiya oo culumada aad ku been abuuranaysaan joojiya oo illahay kabaqa.
Daraawiish tv Beenham iskadaaya sheekh umal madhihin sidaas waaana been abuur aad sameyneysan hadlkan waa hadal hore
Umal dadku hadey ka barteen social media. Muxuu ahaan jirey
Sheekh umul waxaad uga hadli wayday hilibka ceeriin oo maata hargaysa laga cudayo.
Culumadda Hargeisa ayaa kufilan atintaas. Aaway Sheekh Dirir iyo Shuyuukhdii kale ree Waqooyi iyagaa kufilan.
Lacnadi ha idinkh dhacdee film ka uu idiin daaray oday gaan ma run baan umoodaan. Kan asaaba khawaarij kale ah
Ha noolato al shabab iyo neggeeye ha dhacdo 4.5 . Sheekh ka hadal africanka iiyo xabshida meesha joogta ee dadka laynaya.
Haaà sax
Shiikhoow cabdulaahi yuusuf hala dilo sax bay ahayde ma soomaalida kale buu ka xuquuq liitay?? Shiikhoow umadda soomaaliyeed raali galin bay idinka rabtaa ee noo sheeg nimankaan soow nimakaad cabdulaahi yuusuf kula dagaalayseen ma ahan
Hadana shaafici baa loo Soo diray markasuu isagana muqdisho film ka cusub war reer muqdisho gacan adag isaga qabta dadka waqooyi laga Soo diraayo
Sheekh ha ka been sheegin ma aran negeeye dile muxadaran waxuu qabtay waayahii muqdisho qaraxyada lagu waday ayuu iga digay dadka dadka qarxiya ee sidaa sheegtay maaha qof soo dilo
0:02.Qaa8n. Hadalkiisa Fiican lama Fiiriyo. EE ficilkaa la Fiiriyaa.
Ninkii Koonfur mooday ineey Gaalo yihiin
Hargeeysana, Dadkaa Somali-nimada ka baxay.
Hadana Sixiroole Dadkii dhex keenay. Hadana Kaniisadahii Taagaya.
Hadana intaa oo Luud ku Faanaya.
Yaan Hargeeysa la Aadin Ee Xamar Aanu Qarxino 🤔.
Kaa Muslim ma aha??. Waa Qof Fikir kale wata, Oo Wuxuu rabay, heli-waayay. Ku Xumeen na Alshabaab ugu biiray.
Naageeyle Waa Narcissist 100%.
Waan hubaa taa, Naageele, inuu san Gaalka ka Fiicneen.
Wadani ma aha, Ee Wuu ku Ganbanaayay. Si uu Wax ugu noqdo.
Markuu Arkay. XAMAR iyo Koonfur ineeysan, Ka dhigin Siduu rabay.
Dhahay Alshabaab baan ku biiri?.
Wadanigu? Ma wuxuu Rabaa, In la Qarxiyo.
Dadkii uu Gabayada u Qaadayay
Mise Alshabaab buu Hargeeysa iyo Goobtii lagu dhalay, Buu Gaalada kalaga Dagaaltami.
Mise Koonfur.
Marka.
S.c.w
Ncamiil gallon umal
War wa yabe shabab ilen iyaguna qabiley ukala qaybsan yihin
Nimankan uu hada haysto wa irir somale
wana niman al shababa isagiyo jirna
wa al shababka darod
kuwa hogamiya ee fangareya darodkana
ka shabab badan irirke ogada arintas...
Beenta inaga daa. Muxaadaradan way horeyay Sheekh Umalna si guud ayuu uhadlayaa.
Sheekha haku been abuuran waxaad sheegayso afkiisa kama haynee wariye isku sheegaw
Yuu laqoslayaaaa waa isaga cinwaanka beenta ah
qoraya
horta nimankaan waxay samaysmeen oo ka hir galeen soomaaliya markaad hogaamiyihii soomaaliyeed xiligaas ee cabdulaahi yuusuf aad adinku fatwooteen in uu murtad ahaa dhiiguusuna banaanaa in la daadiyo...marka maanta oo 20sano laga joogo calaacal iyo waawareey ayey maraysaa ...war inttaadan cidna eedayn nimankaan yaa aas aasay horta
Bak umalow adigu hargeysa kaalay adigu maxad u kicisay dadkii laas caanood adigaaba shabaab ah.
Muusaa kiciyey iyo intii Qabyaaladda ay kabuuxday oo Xaqdarradda kashaqeeyay. Hadda bal Awdal ya ceyrsanaaya waa iyagii Muqdisho kadagaye. Soomaali waa Mid qura ...
Hooyadaa Aya joogta ictisaam mushrig Aya tahay
oo buurmadoow ba muqdisho kadhex sheegay alshabaab wa dowlad irira oo qofka kashahiida u tagsiyeeyan ee dowlada soomaaliya way isacabisay ee dowladaba shaki leh
Waar adiga iyo umal waxba isma dhaantaan isaguna waa jaahili cunsuri ah adiguna beenaale aan xishoon baad tahay
Nabiga wuuxuu yiri miyaa lagu jirayaa? Warka abiga soo in lasocodsiiyo maaha Qaali un miyaa eadaysaa sheekhoow 30 ayaad nabigu wuuxuu yiri naleedahay adoo kenya iska fadhiyo? Goormaad ddiinta dadka kudhaaaysaan oo aad Hadal kabaxaysaan.
Sheekh munaafiq ah