اللهم اغفر لها وارحمها وعافها واعف عنها وأكرم نزلها ووسع مدخلها واغسلها بالماء والثلج والبرد ونقها من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس وأبدله دارا خيرا من دارها وأدخلها الجنة وأعده من عذاب القبر و عذاب النار
Waryaa illahay ka xishod uma dhiman qalin malintii eebe u qorsheyey Bay dhimatay ee ka xishood f%f ay kabaxday illahay ha u naxariisto asagaa raxmane amiin yaa rabbi kuli nafsi daaiqatalmod illahay qabriga ha u wasiciyo oo hawga dhigo sariiraha janafardowsa samir iyo imaan f&f dhamaan soomalida dhamaan
Inaa lilaahi waina ilayhi raajicuun Allah unaxariisto wlasheen marti la jecelyahay Allah ka dhigo Ameen ya Allah wllkeen iyo gawadha familkeeda qalbiga Allah uqawoojiyo Ameen ya Allah
Dadka muiqaalkii allah siiyay badalaayow ka waantooba waxa wllhi ama is qurxi ama hays qurxine qabri ayar oo cidhiidhi ah ayaa lawada gali doonaa lkn maxaa laysku dhaafay waa cibaado iyo alle ka cabsi Maaha is qurxin
Subxanallah. Abuurki Allah aya laagu qaanci way , Dadkaan waxaan qaasqaaska sameynaya ha la xiiro. Iyo doctorka qalaaya dumarkaana laysaanka ha laaha qaado ❤❤
Subxana allah abuurista ilahay oo la badalo waa dambi warka ka jooga hablaha somaliyedow waxad qaliinka u galaysan ee irbadaha iskugu duraysan waa khatar cafimaad tusaale ha idiin noqoto ilahay ha unaxariisto walsheen qabriga alle unuuriyo lkn is jira wllayal wax yabaha la is mariyo irbadaha la isku durayo qaliinka baruurta la jarayo waaxas waa qatar ka jooga
اللهم اغفر لها وارحمها وعافها واعف عنها وأكرم نزلها ووسع مدخلها واغسلها بالماء والثلج والبرد ونقها من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس وأبدله دارا خيرا من دارها وأدخلها الجنة وأعده من عذاب القبر و عذاب النار
Ilaaahay ha u naxariisto maydka inad u ducaysan un baa fican 😢
Illahy ha unaxariisto meskiina 🥹kuli daqatul moot🤲🏽📿
😭😭😭😭😭 Allah unaxaristo wllshena qbrikna hauwasicio Mardi lajecelyahy Allah kadiko ehelketa sabar iyo imn Allah ka siiyo
Waryaa illahay ka xishod uma dhiman qalin malintii eebe u qorsheyey Bay dhimatay ee ka xishood f%f ay kabaxday illahay ha u naxariisto asagaa raxmane amiin yaa rabbi kuli nafsi daaiqatalmod illahay qabriga ha u wasiciyo oo hawga dhigo sariiraha janafardowsa samir iyo imaan f&f dhamaan soomalida dhamaan
Saax
Hadu ilahay intas sabab uga dhigay miyad diday 😂
ilahey haku naxariisto walashey farxiya😢🤲😭😭😭😭
Alaha u naxariisto janada fardowsa alaha ka waraabiyo aamiin
Allah ha unaxariis to walaasheen 🙏🙏🙏🙏 Aamiin Aammin 🙏🙏🙏
Aamin alle ha u naxariisto 🤲🏼🤲🏼😢
Inalilah waa ina ilehi rajucun Allah ya rahmu rahimin wll Allah haa unaxaristo Ameen🤲🤲Familkeyda Samiir iyo Imaan Allah haaka siyo Ameen ya Rabb🤲
Subxaanallaah. Qurux waa tii rabb swt noo uumey .kiimikada islaanka ka illi
Allah ha unaxariisto amiin
Allah haa unaxaristo walshy farxiya qabriga alleh haku nuuro dambigagana alleh ha dhafo
Inaa lilaahi waina ilayhi raajicuun Allah unaxariisto wlasheen marti la jecelyahay Allah ka dhigo Ameen ya Allah wllkeen iyo gawadha familkeeda qalbiga Allah uqawoojiyo Ameen ya Allah
Allaha unaxariisto subxanallah
Inaalillahi wa inaa ileyhi rajicuun joojiya sunta kimikada ah oo aad gabdhihii ku baabiseen
Ilaah ha u naxariisto.
Ilhay haunaxariisti wlasheen farxiyo🤲🤲🤲😓😓😓😓
illaahey ha unaxriisto daadka dhintay oo dhan aamiin yaarabi😢😢😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲
Subxaanalah. Gabdhaha Somaaliyed ha ka fogaadaan wax kasta wax u dhimaya caafimaad ka jirkooda
Subhan Allah waxan iska daya aa jirkina ku sameyn neysin
Allah ha unaxriiso wllsheen yaa Rabi aamiin
انا الله وانا ليه رجعون 🤲🤲🤲❤️❤️🧡🧡
WAR NIN YAHOW ALLAH KA BAQ MEESHA GEERI BAA TAAL EE QOYSKA KA DHAMOOW
Allaha u naxaristo Aamiin
Allaha u naxariisto
Alle ha unaxariisto walaasheena Alle qabriga ha uwaasiciyo Aamiin yaarabi🤲😥
Subxanalah Allaha u naxariisto 😭😭😭
Allhu naxariisto amiin yaarabi
Alle ha unaxariisto aamin aamin aamin yaarabi 🤲🏻 🤲🏻 🤲🏻 🤲🏻 🤲🏻 ilahay naxariistii jano haka waraabiyo aamin yaarabi alle kitaabkeeda quraanka midigta hauga dhiibo aamin yaarabi
Inaa lilah waa inaa ilayhil raajucuuun
iilahay ka cabso maytida daa laguma Dhin chemical iyo qalin bay uu dhimatay Subhanallah
Ruunta ya la didiin. Waacyo geelin weeye.
Alaah ha u naxariisto
May Almighty Allah Forgive her shortcomings,grant her janatul firdows and give sabr to the family
Ilaahay ha unaxaristo 😢😢
Inaa l Ilaahay raajucun
inalilahi waa inalilahi Rajuucun ilhaay swt haw Naxariisto angana ilhaay gadasheda nama fidneyo aamiin
illaahay hawa naxariisito yaa rabii🤲🤲🤲🤲
Allah ha unaxariisto dhamaan intii muslinaba aamiin yaa Allah
Alah haunaxaristo 😢
Allahayow u naxariiso allaha haku naxariisto
Allahayow u naxariiso
Allah ha u naxariisto
Allaha hunaxariisto❤❤❤❤❤
إنالله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر لها وارحمها واسكنها فسيح جناتك
Allha u naxariisto wllshena 😭
Allah ha ku naxristo Janatul Allah ka Warabiyo
Inaa lilaahi wa inaa ilahay rajacuun ilahay ha u naxariisto
Allah u naxariisto
Ina lilah wa ina ileyhi rajioun Allah unaxaristo😢😢😢
Allaha unaxaristo
Allah unaxaristo walashena fashion 😢😢😢😢😢😢
Ilaahay hau naxariisto
Allaah unaxariisto 😢
Aniin allah ha uxariisto
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ.
Allaha unaxariisto
Alle haku naxaristo aamin
Allah unaxariisto gabadha
Alle how naxaristo
Innalilah wainailehi ileyhi rajicuun
Ala ya raxma
لا اله الا انت سبحانك اني كنت من الظالمين
Alaha unaxaristo musliminta dhaman marka qofkan ay somalida dhan ka hadlayan maxey tahay gerida wa xaq Allaha unaxaristo inshallah
allha u naxariisto views aye ku radinayan xaywano waaye
Inta nool tusale haunoqoto.😢
Walee balaayday qooshaan baanaan jidhkayga marin subxaanallaah
Asma sax abayo Tan wa ehlu naar
Ar somalia qofka haduu dhinto xitaa waa ku dhaganyihin ilahay ka baq qofdhintay warka ad ka shege iska daay
Subxaana allaah
ilaah ka cabso qaliin uma dhimin allaha u naxariisto sokor ay qabtay dhiigana hoos u uga dhacay
Allah ha u naxariisto laakiin inay xad dhaaf isu CADAYSAY sida nikeeda iyo inay plastic surgery dhowr jeer samaysay ma muran baa ka taagan
Waxan la sheegeyo wa ruun ee jirka ku samesey
Niyow nacdal hakugu dhacdee maxaad qof dhintay oo alle uu jecady kaxaystayna maxaad wax uga sheegaysaa inyow isku xishood OO kaliya uducee ama kadaa fadeexada marwada dhimatay,xaywaanyow😢
INAA LILAHI WA INAA ILAHAY RAAJICUUN
inalilah wanarajacun ilahow uu naxariso
Subxaanaka yaa cadiim
Ganbow sadaqada badsada
inallilahi waina ilayhi rajicuun ilahay walasheen haunaxaristo dambigada allah hadhafo kitabkeeda midigta allaha kasiiyo
Hadiiba maqaar caat radinesin niman cadaan ah iskaguraada ilmo caat adashinee😂😂😂 maqaarkina hafiqine SubhanaAllah
Inlilahi
Waina.ilehi.rajacun
Ilaha.unaxaristo
Lacagta qaliinka eey kugashay sadaqo ineey kubaxsato ayaa udhaantay
Allah yaa raxma
Amiin 😭🤲😭
Waaa reer qudhun marsan jirey
Alahaunaxristo naxristajanoalahakawarabiyoqabrigedaalahauwasiciyo
Dadka muiqaalkii allah siiyay badalaayow ka waantooba waxa wllhi ama is qurxi ama hays qurxine qabri ayar oo cidhiidhi ah ayaa lawada gali doonaa lkn maxaa laysku dhaafay waa cibaado iyo alle ka cabsi
Maaha is qurxin
Allah yar hamuu
War marxuunka kahar illhay haunaxariisto
Illahay haunaxarosto
Qofka haduu sonkor qabo lama qalo maxaa ka khaldan dadka dhakhtarka isku sheegaaya 😳😳
Allaaya raxma
Gabdhaha an wada fuuray saasaa u danbaysa in ay is qaldan ilaahay ha u naxariisto
Ina lilaahi wa Ina ilahayhi raajicuun
Xasbuna Allah wa nicama wakiil
Subxanallah. Abuurki Allah aya laagu qaanci way , Dadkaan waxaan qaasqaaska sameynaya ha la xiiro. Iyo doctorka qalaaya dumarkaana laysaanka ha laaha qaado ❤❤
Aniga naag dawa marsata maba guursadeen kiimika kasoo ureeysa marka maba la raaxeysankaro ee wxaa layaaba raga qaba dulqaadkooda
Ilaahey haunaxaristo walashen
alle unaxariisto 😭
Rabi ha u naxaristo
ilbaxnimo ayay umaleyen iney bbadalaan abuurtii illaahay intabadesha qiyamana maxaaa kahoreys a dalkii wAabadalen jirkii wabdeleen,dhaqankiiwaabadaleen,dhirtii wAabadalen, bini aadanimadii waabadelen ,sumcadii wadanka waabadelen, diintii waabadelen, afsomaligii waabadelen, dhalinyaradii hamigalanjirtayoo iskukalsonaa wAabadalen,xishoodkii waabadeleen
Subxana allah abuurista ilahay oo la badalo waa dambi warka ka jooga hablaha somaliyedow waxad qaliinka u galaysan ee irbadaha iskugu duraysan waa khatar cafimaad tusaale ha idiin noqoto ilahay ha unaxariisto walsheen qabriga alle unuuriyo lkn is jira wllayal wax yabaha la is mariyo irbadaha la isku durayo qaliinka baruurta la jarayo waaxas waa qatar ka jooga
Lkn halajoojoooo suuntaa kimikadaaa walahayga soo maliyed waa igaaa taloo
War marxuumada wax Allah ku weydiin doono maalinta aad marxuun noqoto sideeda oo aanad hub ha ka sheegin.
Meed xantay mano madhaqadaa layiri micnaha bad xataa madhaqeso qofkii meed wax kashego
Aamiin
Subxanallah