UGAASKA BEESHA HABARGIDIR OO AFKA FURTAY OONA KUTILMAAMAY MADAXWEYNAHA INOOW YAHAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 15

  • @ahmedroble219
    @ahmedroble219 วันที่ผ่านมา +1

    Reer hebel ma taagne somalia hala bad baadiyo

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 2 วันที่ผ่านมา

    Waa sax Hiraabka waxaa ka sareeya qaranimada Soomaaliyeed Xasan Xaraash dhul dad nool iyo kuwa dhintay iyo badiiba wuu xaraashay Ilaahay dalkaan ha bad baadsho. Guul Axmed Madoobe iyo Dani

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 3 วันที่ผ่านมา +1

    Waa sax

  • @Abdiwaahidxammarry.Xammarry
    @Abdiwaahidxammarry.Xammarry 3 วันที่ผ่านมา +1

    Fadhi nooma yaalo wadankeena baabi,iisa mana sugeyno baa,ba,a dalka soomaaliya.

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 3 วันที่ผ่านมา +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 dalkii god buu ku dhacay

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 3 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @faizamediamedia181
    @faizamediamedia181 วันที่ผ่านมา +1

    😁😁😁😁

  • @BisharoNor-tq7fu
    @BisharoNor-tq7fu วันที่ผ่านมา +1

    Xasan manta waxa tagersan qof damiir Somaliyed ku jirin Somaliyey an ninka is qabano

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 4 วันที่ผ่านมา +1

    waakaa caqli hawiye 90jirkoodu uhadlaayo. soomaaliland 1960 ayeykuutimi hadana kumarbto waxba xasan sheekh baakuhuran waxbaheyskadhaadhicin xaarood

  • @fadumo6292
    @fadumo6292 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 3 วันที่ผ่านมา +1

    Soomaaliyeey kaca dalka badbaadiya😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @cagtakahooscadaawahasoomaa5735
    @cagtakahooscadaawahasoomaa5735 วันที่ผ่านมา

    Odaygaani yuu metelaa oo uu nabadoon u yahay
    Ceeb ayaan u arkaa in qof da’daan jiraa uu hadaladaan isaga dhawaaqo
    Anigaa Habargidir iyo Hiraaba ah kuna faraxsan kuna faanaya, balse odaygaan iyo mid la mid ah oo lagu shubtaa ima metelo, Beri baan ka ahay waxaas uu ku hadaaqayo iyo wax la mid ah

  • @FfLol-vb1oz
    @FfLol-vb1oz 4 วันที่ผ่านมา +2

    Xassan dhigo halaturo

  • @FowsiyoDd
    @FowsiyoDd วันที่ผ่านมา

    Hadan ku fahmey ader shalay marki nimanka darod ow xilalki ka qadayey mel walba ey jogen ila safiiro maxad u hadli weyday marki jufidada u gacma gacmeyey bad manta i cabadi waxba manta somalinimo heygula dhuqin we don’t care xasan dhiqo waxow sameyo koley ma iman karo State yadena qeylada yarey

  • @FowsiyoDd
    @FowsiyoDd วันที่ผ่านมา

    Shalay xasan dhiiqo sow kumin tageri jirin wa hawiye marku qabil somaliyed u rabay xuquqdoda dhafsiyo ad ku firsaneysen maxa u hadli weyden o manta la qeylineysan idinkey idin tal koley xassan dhiqo afkan kab ka galineyna State yadena ma iman karan xasan moryan & inta la socota we are not stupid ok ✅