WARIXIN XIISO LEH LAASCAANOOD IYO XASUUSTII 2007 Full HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 44

  • @hamdaadam2511
    @hamdaadam2511 7 ปีที่แล้ว +17

    waxay ahayd maalin xasuus gaara u lahayd shacbiga iyo dawlada Somaliland 15/10/2007 waxan xasuustaa subaxaa anigoo caruur ah kuna jiray dugsi dhexe magalada caynaba waxa nalaga soo dayey iskulka si aan uso dhawano wafdi ka timi hargaysa waxan kale oo xasuusta shacbiga reer lascanod oo baaburta ciidanka lagu soo dabulay iyago qarkod ahayen carur sidata dirayska iskulada oo ahaa dadkii mudaharadayey lagana soo qabqabtay gudaha lascanod sidoo waxan malintaa xasustaa inan habenkaa ka seexan gariirka iyo kaaha ka baxayey lascanod oo 130 km bari ka xigta degmada caynaba waxan subaxii maqlaynay masuliyinta magalada caynaba oo wacyi gelin bulsha kula waabariistay si ciidanka loogu diyaariyo cunto iyo biyo iyo gaadidka dad waynaha waxan meeldher laga soo maqlayey qaylada ambalaska dhawacyada sida waxa malitaa caynaba Ku sugnaa Ku dhawaad kala badh xukumada Somaliland reer lascanod waxan kula talin lahaa Somaliland alle ayaa idin baday meel idiin dhaanta ma jirto siday masuliyintinuba shegeen

    • @alifaarah5828
      @alifaarah5828 5 ปีที่แล้ว

      Hamda Adam anba Reer Caynabo ayaan ahay Horyaaal Ayaad dhigan jirtey

    • @maskiino1003
      @maskiino1003 ปีที่แล้ว +1

      Hello

    • @AdamYare-cw6lo
      @AdamYare-cw6lo ปีที่แล้ว +1

      Hallo, we are back the dervishes...
      Miyaa dhaxalkay ladoorshaa.

    • @MohamedDubad-v4x
      @MohamedDubad-v4x 2 หลายเดือนก่อน

      Weak up to reality nio

  • @Akchannel6678
    @Akchannel6678 ปีที่แล้ว +1

    Inta hada daawanysa 10/09/2023 .
    Dawulada khadumo state of somalia isn't easy 😂😂😂😂

  • @AdamYare-cw6lo
    @AdamYare-cw6lo ปีที่แล้ว

    25/10/2023 maalin jimce ah.

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl 10 หลายเดือนก่อน

    Sorry Laascaanood inan gumeed ayey gacanta ugashay 2007 lkn iidoor maanta ayuu kashalaynayaa

  • @somalilandonline9204
    @somalilandonline9204 4 ปีที่แล้ว +4

    Soomaliland guul 👊

  • @janaa2169
    @janaa2169 4 ปีที่แล้ว +3

    Ax wn yara moye dhulkyga naftan uhuri laha blse hadnu hada wax uqaban wyno dad manihin 😥😔

    • @Akchannel6678
      @Akchannel6678 ปีที่แล้ว

      Hadad nooshahy waad guulysaty hadad dhimatayna Alle hakuu naxariisto sool way fuulysaty

  • @AdamYare-cw6lo
    @AdamYare-cw6lo ปีที่แล้ว

    Ku xigeenkii ina canbaashe iyo kuwo badan oo iidoor ahaa oo saraakiil sheeganayay jamaahiirta cuntay.

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 6 ปีที่แล้ว +2

    doofaaaro eg ah waanu aar san insha allaah kufaan dhulbahante ku caawiyay

    • @apdifatahnouradanabuu-masc8168
      @apdifatahnouradanabuu-masc8168 6 ปีที่แล้ว

      m sonne viva somaliland horaa loo soconayaa ilaaa yoocade inaba dhici maayso ineey punt dhul naga soo ceshato.
      Dhlbhnte waa somaliland.

    • @apdifatahnouradanabuu-masc8168
      @apdifatahnouradanabuu-masc8168 6 ปีที่แล้ว

      Hadaad fadhin waaydaan reer puntlandeey
      Garooowe inyar ayeey noo jirtaaaaaaaa

    • @Akchannel6678
      @Akchannel6678 ปีที่แล้ว +1

      ​@@apdifatahnouradanabuu-masc8168 hooyadaa was kaanta maxad ka qaadikarta maanta adiga lagu adoonsanya 2023 khatumo state😂😂😂

  • @Mohomettnaasir
    @Mohomettnaasir 11 หลายเดือนก่อน

    Isaaq cabsi cabsi😂

  • @AhmedSahal1
    @AhmedSahal1 ปีที่แล้ว

    puntland waa in lasoobuufiya 🫵🏿😡

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 6 ปีที่แล้ว

    fadlan waxaan idinka codsanayaa inaad soo gudbisaan hadaladii uu ku hadli jirey mahad canbaashe qabsashadii laascaanood ee snm isaguna u fududeeyey

  • @naasiraxmed5786
    @naasiraxmed5786 ปีที่แล้ว

    Camuu ma nooshahay😂😂😂😂😂

    • @maskiino1003
      @maskiino1003 ปีที่แล้ว

      Haa 😳😳😳😳❌

  • @faadumoshiikhfarah6004
    @faadumoshiikhfarah6004 8 ปีที่แล้ว +3

    idoor majerten kuma dhacdane faaanka iska days dhulbahante dalkisa waa idin kasaraya

    • @franklinrosevelt758
      @franklinrosevelt758 7 ปีที่แล้ว +1

      faadumo Shiikh Farah hanka isaaq waa garoowe iyo bosaso

    • @franklinrosevelt758
      @franklinrosevelt758 6 ปีที่แล้ว

      faadumo Shiikh Farah haaye waxaan fahmi waayey kalmadaa iidor anagu isaaq baani nahay iskadaa waxaan guursanayaa ba naag dhulbahante ah oo naaleye axmed ah

    • @mohmedali4948
      @mohmedali4948 6 ปีที่แล้ว

      faadumo Shiikh Farah 15/05/2018 majeerteen war ma ka haysa

  • @apdinajiipmuuse8664
    @apdinajiipmuuse8664 2 ปีที่แล้ว

    isaaqu wa balaayo

    • @ChristopherAdams123
      @ChristopherAdams123 ปีที่แล้ว

      Dhulbahante waa geesiyiin. Khatumo State of Somalia 🇸🇴. 🇸🇴

  • @rashidmohamed3187
    @rashidmohamed3187 8 ปีที่แล้ว +3

    war dadka haysu dirin laascanood ciddi uma dhaanto Somaliland

  • @jamalwarsame4522
    @jamalwarsame4522 7 ปีที่แล้ว +2

    Laascaanood waa somaliland yaa wax kale ku sheegi kara

    • @هنا-د2ه
      @هنا-د2ه 3 ปีที่แล้ว

      Dhulbahante 🐯🐯

    • @ChristopherAdams123
      @ChristopherAdams123 ปีที่แล้ว +1

      Laascaanood Caasimadda Khatumo State of Somalia 🇸🇴.

  • @fahmidaaus1345
    @fahmidaaus1345 7 ปีที่แล้ว +2

    kulaha maamulka somaliland .....arka maxa ku diiday. dawlada somaliland
    mise waa media faqash

  • @khadarfaarax6108
    @khadarfaarax6108 2 ปีที่แล้ว

    ..

  • @abdirahmansahalfartaagchan8175
    @abdirahmansahalfartaagchan8175 5 ปีที่แล้ว

    ninka markaa sland madax waynaha ka ahaa bal sheeg

    • @alifaarah5828
      @alifaarah5828 5 ปีที่แล้ว

      Abdirahman Sahal mujaahid Daahir rayaale kaahin

    • @maliap.7796
      @maliap.7796 2 ปีที่แล้ว

      Maxa ka qabsaday werer ku sheegi ay kuso qaden Mdx dahir rayale kahin 😁😁😁

    • @axmeddaahir6258
      @axmeddaahir6258 ปีที่แล้ว

      Daahir riyaale

  • @kingsaid3726
    @kingsaid3726 8 ปีที่แล้ว +1

    waar dadka somaliyeed haysku dirin