Xulashada Raga Iyo Sheekooyin Ka Barbaarka Iyo Gashaantida Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 50

  • @maryamaali9229
    @maryamaali9229 3 ปีที่แล้ว +13

    Allah Aad Baan U Jeclahay Dhaqanka Walhi

  • @waayotegay2895
    @waayotegay2895 3 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah

  • @khalidsaidmusekhalidyare7616
    @khalidsaidmusekhalidyare7616 3 ปีที่แล้ว +9

    Idaajaa malin dhawayd ban Ku arkay Nairobi m.a

  • @murtidhawr01
    @murtidhawr01 3 ปีที่แล้ว +34

    Adoo dooba reer wacan hadaa doonto gabdhiisa
    Oo odayadii labada dacal dooda ku heshiiso
    Sida dowga dhaqankeedu yahay yarad hadaa deeqdo
    Aad darawa geel iyo fardo iyo duunyo badan dhiibto
    Dalaaqaha markii lagu xiro iyo meherka diinteena
    Aroos daawashuu gala hadii debed laguu taago
    Toddobaadka hore waa duco iyo dadab galkaagiiye
    Dadku badi markuu booqashiyo socodka kaa daayo
    Duncarbeed lamoodyeey habeen hooyadeed darabtay
    Waa lala dardaarmiye haday yaraha kaa daahdo
    Adigoo cidlada diidan iyo daaska kaligaa ah
    Dhagahoo dareenka qabiyo dihashadii laabta
    Kabta diririgteeda iyo tan kale Soo dul marinteeda
    Isa Soo dultaageeda iyo daaha rogistiisa
    Dabka ololintiisiyo fadhiga daawashada jaaha
    Kaftan diiran oo xanaf lahayn duurxun ugu sheega
    Dafdafta iyo islaac laaca iyo faro ciyaar diidka
    Dafta nadiga diiqdiiqashada oo malays dilida
    Durba walista khayliga garbaha gacan u tuurkeeda
    Boqor galayo muusiyo dhaclaha duluc usiibkooda
    Xalus duuban laalaab dulbaxay deexashasa naaska
    Durba waligta Saad doonto yeel ugu danbaysiinta
    Isku duubka kala doogashada uumiga isdaaray
    Biyo daahir loo dhigay anfaco ugu danbaysiinta
    War yaa yiri danbaab baa ku jira darajo mooyaane?
    xaasha xaasha!

    • @richhome3678
      @richhome3678 3 ปีที่แล้ว +3

      Wixi 18 ka weyn baa fahmi kara gabayga😁

    • @murtidhawr01
      @murtidhawr01 3 ปีที่แล้ว +2

      @@richhome3678 kuwo badanoo 20 meeyo kawyn oo fahmayn baa jira erayada somaliga oo dhibaya awgeed.

    • @hoodoxuseen2637
      @hoodoxuseen2637 3 ปีที่แล้ว +3

      Wan fahmayna hadan nahay somalidi dhabta ahayd micnaha hadanu nahay dadka dhaqankooda aan lamaan guurinin

    • @hoodoxuseen2637
      @hoodoxuseen2637 3 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid wll anigu dhaqanka aad ban ujecelahay

    • @murtidhawr01
      @murtidhawr01 3 ปีที่แล้ว

      @@hoodoxuseen2637 m.a Ina ader

  • @abdisalamhussein2915
    @abdisalamhussein2915 3 ปีที่แล้ว +8

    Horay Usoco

  • @doorbin24295
    @doorbin24295 3 ปีที่แล้ว +10

    Thanks

  • @buuf1647
    @buuf1647 3 ปีที่แล้ว +3

    mahadsanid, aqoon fiican baad na siisay maanta!

  • @artanali7693
    @artanali7693 3 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid

  • @maamecade5864
    @maamecade5864 ปีที่แล้ว +1

    M a adeer allaha kaa ajar siiyo
    Inaad xusto ood na barto dhqnkyga
    Intaad karto siiwad

  • @mohamedcareefnuur6786
    @mohamedcareefnuur6786 3 ปีที่แล้ว +2

    Qarni joog Hawl Muhiima ayaad u haysaa umada soomaaliyeed.
    Horay u soco

  • @Music-gd2nz
    @Music-gd2nz 3 ปีที่แล้ว +13

    Aad Baad U Mahadsanhy Qarni Joog

  • @burhaanmahamud3536
    @burhaanmahamud3536 3 ปีที่แล้ว +3

    Qarni joog waad mahadsantahay

  • @ibrahimcali3057
    @ibrahimcali3057 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah
    Cajiib waaye
    Runtii

  • @maryanqali5048
    @maryanqali5048 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank You ,💥💯💥

  • @mukhtarhusen9578
    @mukhtarhusen9578 3 ปีที่แล้ว +7

    ♥♥♥

  • @faafumofaadumo9047
    @faafumofaadumo9047 3 ปีที่แล้ว +5

    Somali Alamy

  • @sacdioalifarax679
    @sacdioalifarax679 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxay xiran jireenmaxay cunijireen

  • @khalidsaidmusekhalidyare7616
    @khalidsaidmusekhalidyare7616 3 ปีที่แล้ว +3

    GU,ga or Arran

  • @bubalyreashcari
    @bubalyreashcari 10 หลายเดือนก่อน +1

    Adoo dooba reer wacan hadaa doonto gabadhiisa oo odayadii labada dacal dooda ku heshiiso sida dowga dhaqankeena yahy yarad hadaa deeqdo aa daawa geel iyo fardo duunya badan dhiibto dalaaqaha markii lagu xiro iyo meherkii diinteena aroos daawasho... hadii dibad laguu taago todobaadka hora waa duco iyo dadabgalkaagiye

  • @kaahiyexuseen6380
    @kaahiyexuseen6380 3 ปีที่แล้ว +2

    isqaayabid macnaheeda iisheeg

  • @zalmaanhinifjournalist1288
    @zalmaanhinifjournalist1288 2 ปีที่แล้ว

    Axmed,saki

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว +1

    Yartan.

  • @ibraahimmohaned7176
    @ibraahimmohaned7176 3 ปีที่แล้ว +2

    WALA SI AANU WAKHTI GAARA UGU SAMAYSANO OONU U DHAGAYSANO NOOGU SAMEE PROGRAM KUU GAARA🥰🥰🌔

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  3 ปีที่แล้ว +1

      Insha Allah

  • @ibrahimcumar7509
    @ibrahimcumar7509 3 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤🙏

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 2 ปีที่แล้ว +1

    daydayashada dumartaaaaaaaay khadraaaaaaay. sacabsacab.

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว +1

    Daydayga dumaryaaashu tu walba ma eheeee bahyartankhadraaaaaaaay.

  • @Nuh-v4t
    @Nuh-v4t 5 หลายเดือนก่อน

    200

  • @mahmudcaaqil1064
    @mahmudcaaqil1064 ปีที่แล้ว

    Xalus buuran laalaab dul baxay
    Deexashada naaska 😂😂 ileen caato waa la ducaysta illa. Weligeed

  • @nimcoxasan6881
    @nimcoxasan6881 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh

  • @farxiyoofficial9829
    @farxiyoofficial9829 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah