Wareysi: Xasan Sheekh oo ka hadlay khilaafka Farmaajo iyo Rooble

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 317

  • @maryami2299
    @maryami2299 3 ปีที่แล้ว +8

    Ayagaa abuuray mucaaradkaa gabadha qaatay ayagaa a fahad in meesha lagaqaado keenay halqabiil oo hal af ah rooble muxuu ciidamada ugu dhexdhacay

  • @alijama6723
    @alijama6723 3 ปีที่แล้ว +9

    Madax weyene intaad xika haysey imisa qof baad dishey

  • @sharmarkejama4086
    @sharmarkejama4086 3 ปีที่แล้ว +6

    Qof kan wuxu ka hadlaya wsx kama jiraan been bada guuul N/N ✌👈👈👈💪💪💪💪

  • @halimodhinbil5362
    @halimodhinbil5362 3 ปีที่แล้ว +8

    away gabadhiihi aad sucuudiga aad u geeysay tuug

  • @cuudcuud
    @cuudcuud 3 ปีที่แล้ว +12

    wasiirka amniga xundubeey wuu saxan yahay rooble qaska uu wado. wadanka allaah ka qabto

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 2 ปีที่แล้ว +2

    Thank u V O A for this Enterview.

  • @aaminoali8353
    @aaminoali8353 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha alah madaxwayne waaya arag ah alaha ku sharfo la aanta wa abaar madaxwayne no dhaama maba la arag noo soo noqo adoo nabada

  • @dadaabupdates2262
    @dadaabupdates2262 3 ปีที่แล้ว +7

    Waxa uu waree jiyay waa doorasha iyo abnigeeda ee maahan Chief of armed forces ee yaan bulshada yaan la jaha-wareetinin.

  • @musemagan3066
    @musemagan3066 3 ปีที่แล้ว +7

    waa tuug qaain wadan xasan sheekh

    • @sammie1163
      @sammie1163 3 ปีที่แล้ว

      Alle ku qabey xasan sheekh doofaar inankiis. Wax aad ixtiraam ka og tahay ma jirto qabyaalad ayaa futada kaa gashey. Aad baad ugu faraxsantahay dhibka xasan sheekhoow dayuus.

  • @caawiyerunsheege3005
    @caawiyerunsheege3005 3 ปีที่แล้ว +3

    War adeer bahasha naga daaya fahad lacagtii doorasha aan kugali laheyn buu naga xanibay dhaha waan ognahaye geeda isku jiid jiidka naga daaya mucaaradow banaanka is keena maskiinkaan rooble la leeyahayna ha waalina

  • @ismailmohamed3959
    @ismailmohamed3959 3 ปีที่แล้ว +5

    Xasan ilaahey ka cabso

  • @maryami2299
    @maryami2299 3 ปีที่แล้ว +6

    Amniga doorashada hal gabar muu raysalwasaare dadka u qasaa

    • @indhaadeyar5330
      @indhaadeyar5330 3 ปีที่แล้ว +1

      Walsha ma ahan donfar

    • @indhaadeyar5330
      @indhaadeyar5330 3 ปีที่แล้ว

      Wara naga sexo

    • @mudanhussien5003
      @mudanhussien5003 3 ปีที่แล้ว

      Naa heedhe ma amisomtiba caqliga kaa kufsatay doqonbad tahe dawladnimada soobaro

  • @libanahmed5297
    @libanahmed5297 3 ปีที่แล้ว +7

    Madaxweynaha ayaa. Taliyaha. Wadanka. U. Sareeyo ah. Maafiyada. Wadanka. Ka. Fariista. Baqti. U. Sujuuda. Adinka ayaa. Gabadha. Af. Duubateen. Keena.

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 3 ปีที่แล้ว

      Liban waxaad hilmasan inu farmajo ubax ku beeray batigii itoobiya ee 77kii baqtiyay iyo inuu keenya uga qeybgalay kaniisad laga furayay weliba malin Rabadaan ah

    • @fadumaabdullahixa7296
      @fadumaabdullahixa7296 3 ปีที่แล้ว

      Waryaa cunsuri nimada iyo cadaalat darada jooji madax weyne dilaa eh doonimeyno waxoow sareyaneh maleh Allaha nadhaafiyo mafiyaha somali nimada iyo cadaalada waxaat kadooraten daarot nimo dufkubaxa ilaahan idiin baryee

  • @abdullahmed9424
    @abdullahmed9424 3 ปีที่แล้ว +10

    Amiga laguwareji RW waa amniga doorashada ee maahan amniga wadadanka

    • @abobasement346
      @abobasement346 3 ปีที่แล้ว

      OMG.kanad weydinaysah Arimah Somalia robleh bah dowlad dhisayah

    • @abobasement346
      @abobasement346 3 ปีที่แล้ว +1

      Adiguh markad Ahayd m kuwad dishen mad mel ku shegtid

    • @alahayowarligeygukiiisraac4225
      @alahayowarligeygukiiisraac4225 3 ปีที่แล้ว

      @@abobasement346 Fahad awood qabiil ayaa loogu faamey waa dadka loo biyey maacaanta waase geesi soomaliyeed waxaan se weydiinayaa Rooble aawey ninkii diley Cabaas oo ina adderkiis ahaa oo waliba gacanta lagu hayey arintu waa iska cadahey waa anigaa kaa qabiil weyn

  • @abdiweliwaakusalaamsyibrah3713
    @abdiweliwaakusalaamsyibrah3713 3 ปีที่แล้ว +2

    3 RW ow cariyey dhulkina wa boobay

  • @Qalbi_holcay
    @Qalbi_holcay 3 ปีที่แล้ว +12

    Somali Journos are always biased, why not pressing Questions to Somali politicians??
    Or is it the politicians who always select their’s interviewers and Questions??

    • @hoodgoodcilmimumin8052
      @hoodgoodcilmimumin8052 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂 Darood baa thy cuqdadeesan

    • @Qalbi_holcay
      @Qalbi_holcay 3 ปีที่แล้ว

      @@hoodgoodcilmimumin8052 ! Xassan Waa adeerkey dhab ah

    • @ahmedalsomali5615
      @ahmedalsomali5615 2 ปีที่แล้ว

      @@hoodgoodcilmimumin8052 uji

  • @awayscalibook6884
    @awayscalibook6884 3 ปีที่แล้ว +5

    Madaxweynahii hore marka oo leyahay hada ma.asiga ayaa eh madaxwyne xagee lagu arkay wadan madaxweyne la.an eh uf 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮

    • @dowlad
      @dowlad 3 ปีที่แล้ว

      Hada arag Somalia waa bilaa madaxweyne

    • @وسطيمسلم
      @وسطيمسلم 3 ปีที่แล้ว

      @@dowlad xoolo ciil qabaan waxaas garan maayaanee ka daa yey shabaab nugu noqon ee na qarxin

    • @copypaste9067
      @copypaste9067 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh XAASIDNIMA U GEYSAY KURSIGIISA OO SI RAAXA LEH LOOGA KHAATAY UU CIISHOONOOYAA HHHH

  • @alijama6723
    @alijama6723 3 ปีที่แล้ว +6

    Xiligaagii imisa reesa.waare a ku soo maray mid majirey a xil ku wareejisey ?

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 3 ปีที่แล้ว +7

    Xassan jeeb qabyo tire Allow hanagu kaasoo celin. Xassan haddii uu soo noqdo waxaa dhici doonta in Soomaali kala tagto oo aan la isku iman

    • @sharmarkejama4086
      @sharmarkejama4086 3 ปีที่แล้ว +1

      Aamin xassan baraf wali qaran dumis group

    • @hassanmohamedroble8396
      @hassanmohamedroble8396 3 ปีที่แล้ว +1

      fad ama ha fadin xasan waa imaanaa madaxweyne wuu kuu noqon qashin hadlkiina lama tix gelinayo.

    • @samawadeahmed4380
      @samawadeahmed4380 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hassanmohamedroble8396 adigana in aad ina gumeed noqoto u diyaargarow

  • @adem80663
    @adem80663 3 ปีที่แล้ว +5

    away wasiir Siraaji ma run leysku sheego

  • @ibnusiciid7686
    @ibnusiciid7686 3 ปีที่แล้ว +5

    Voa warkiinu waa cad yahay waxay waraysataa ina guurguurte iyo cawaro gaas burburka ayaad ka shaqaysaan

  • @sacdiyajelle7920
    @sacdiyajelle7920 3 ปีที่แล้ว +1

    Madaxweyne xasaan shiikh mahamuud waxaan ku jecladay waxgarad nimada oday somalinimada ku weyn ❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯

  • @cabdiaadan497
    @cabdiaadan497 3 ปีที่แล้ว +2

    Farmaajo waa dambiile qaran sharcigana LA horgeenayaa insha allah

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj 3 ปีที่แล้ว +2

    Bal ilaahay baan idinku dhaarshee kooxdaan USC yabarow sey idaacadii voa - da u bahdileen. Waaa wareysi ay ku leeyihiin waxey weydiinaayaan wixii isaga mowqifkiisa ahayd. Hal suaal oo kooxdaan usc lagu eedeynaayo ooy weydiisey ma jirto. Shame on you

  • @jiilkacusub3019
    @jiilkacusub3019 3 ปีที่แล้ว +6

    CBB habaarbaa ku dhacay ,,,,
    Khalad iyo sax ba difaac iyo indho la'aan bay wadaan

    • @haniyey1
      @haniyey1 3 ปีที่แล้ว

      Cuqubadii gabadhii masaakiinta soo daahirtay

  • @maryami2299
    @maryami2299 3 ปีที่แล้ว +10

    Gabar looma socdee fahadbaa loo socdaa

  • @ceceopa4789
    @ceceopa4789 3 ปีที่แล้ว +3

    War hadaad rabtaan
    Kadhimey kadhim ku cayaara

    • @adan10000
      @adan10000 3 ปีที่แล้ว

      Kkk walaahi si niyad ah baad iiga qoslisey. Kadimeey kadhim kkk. Waxey wadaan cayaar ciyaaleed walaahi.

  • @mahadali1698
    @mahadali1698 3 ปีที่แล้ว +1

    Xasan waa nin doonaya Inuu shacabka somaliyed dhiigooda kabeec mushtaro kurisi kuraadsado allaha umada kaaqabto

  • @sammie1163
    @sammie1163 3 ปีที่แล้ว

    Alle ku qabey mooryaan baad tahey xasan sheekh dabadhilif. Alle ka cabso rooble waxa loo doortey doorashada iyo amnigeeda. Laakiin looma direy in uu masuuliyiinta ku dhagdhago. Gabadha waxa kaxeeystey waa mucaaradka iyo rooble iyo sanbaloolshe.

  • @maxamedcalixasan2746
    @maxamedcalixasan2746 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa Salaamantihiin.

  • @muhammadxusen5368
    @muhammadxusen5368 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha'alah been ma sheege xasan sheikh maxamuud xurmadle waa adi

    • @felisabdu2669
      @felisabdu2669 3 ปีที่แล้ว

      Qaain been looking ah oo fidnoole ah waaye, Alalahna facsharo...

  • @fardowsa1895
    @fardowsa1895 3 ปีที่แล้ว +4

    Adogaan duyuuska ah umada allah kaqabto

  • @abdishakurabdala6166
    @abdishakurabdala6166 3 ปีที่แล้ว +1

    Kan wada ogol ayaa ka dhumay wax walba hadii aad ugu yeerto dad eeyasan shaqadooda ahey dhibkeedeey leedahay
    Soomaaliya madaxweyne adag oo musuqa iyo kaladaadsanaanta howlaha dowlda iyo xad uyeelida maamul goboledyada ama burbrintooda ku dhaqaaqa ayey ubaahantay oo go.aano dalka wax utara qaadan kara xiliyada adag

  • @ibrahimali250
    @ibrahimali250 3 ปีที่แล้ว +1

    Tuug tuugleewaaye been tuusheegaayo bal arag ninweyn been sheegayo madaxweynaha wuxuu ku wareejiyay amniga doorashooyinka ee kumuu wareejin amniga guud ee dalka sxb Wali hogaanka ciidanka qalabka sida waaye xishood darida waa sidaan

  • @siciidcabdisholoh7491
    @siciidcabdisholoh7491 3 ปีที่แล้ว +1

    Vosku waxayka shaqeesaa burburinta dalka aaseskada sidaa ahey xasan shiikh kumaanan soomali ah buu diley hadana gabadh baa diley ka hadlayaa meedey soomali farmaajo waxey is hayaan dowlado shisheeye jaajuusinta u adeegayaan u kow ka yahay xasan niiqle

  • @caynabaharuub9289
    @caynabaharuub9289 3 ปีที่แล้ว +1

    4 years cry no good hwy give up or war must sorry

  • @maryami2299
    @maryami2299 3 ปีที่แล้ว +5

    Gabar dhimatay iyo dawlada yaa wayn

    • @mudanhussien5003
      @mudanhussien5003 3 ปีที่แล้ว

      Gabadha dhimatay saw gacanta dawlada kumay dhiman kulayaami maayo waayo caqligi qadaadweyntad leedahay

    • @jawariguulet4929
      @jawariguulet4929 3 ปีที่แล้ว

      Abay Yam yam iyo qadaadweyntiin gaalada ingriisku wadatey miyaa xariifkaan ?

    • @farhiaali3873
      @farhiaali3873 3 ปีที่แล้ว

      Gabadha ayaa weyan

    • @farhiaali3873
      @farhiaali3873 3 ปีที่แล้ว

      Iska aamus naayaa

    • @MohamedAhmed-lf3nn
      @MohamedAhmed-lf3nn 3 ปีที่แล้ว

      Adi inaa dhimato ma ogoshahay sabab la'aan.

  • @nursingarmedjamacnursingax9368
    @nursingarmedjamacnursingax9368 3 ปีที่แล้ว +1

    tuug asagaa ka dambeyay isku dirka qaranka alle hanaga kaa qabto tuug tuug dhalay

  • @sammie1163
    @sammie1163 3 ปีที่แล้ว

    Sheydaan xasan sheekh alle ku qabey. Adaa rooble jarka ka tuurey. Xasan sheekh jaajuus.

  • @hibomaxamad4844
    @hibomaxamad4844 3 ปีที่แล้ว +2

    wel done Mr president xassan sheekh ❣🥰🙋‍♀️

    • @jamaaloromo3698
      @jamaaloromo3698 3 ปีที่แล้ว

      In your world unelected official is allowed to grab power right? Don't pretend to be a democrat. You know damn well president is replaced by president.

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 3 ปีที่แล้ว +1

    Canaasirta Xarmaajo dhoohane wadnaha dhag leh commenti ku dhiigle kkkkkkk no more handcap guulwade ah

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 3 ปีที่แล้ว +2

    Baaba Xasan shiiq waxaadtahay aabahii umada

  • @wadaniga
    @wadaniga ปีที่แล้ว

    Iimaan ka rabbi kaa qaad

  • @haybeismaaciil6645
    @haybeismaaciil6645 3 ปีที่แล้ว +1

    doqon adiga oo kale ah wadanku uma baahna

  • @mubarakabukarshabdiraxman8953
    @mubarakabukarshabdiraxman8953 3 ปีที่แล้ว +1

    Kan wax uu ogyahay malahan xasan Cid ku rabta malahan

    • @samiahmed6921
      @samiahmed6921 3 ปีที่แล้ว

      Anaka rabna walahi xarmaajo uu dhaamaa 100%

  • @sadam1318
    @sadam1318 3 ปีที่แล้ว +1

    orad oo eldorado aad ee u sajuud saka dhuudhiga

  • @najibmohamed21
    @najibmohamed21 3 ปีที่แล้ว +2

    Qabashada doorashada iyo amnigeeda ayu ku wareejiyay lkn kuma wareejin amniga qaranka ee iska daaya shakhsi naceybka,😡

  • @keyziabdullahimohamed7205
    @keyziabdullahimohamed7205 3 ปีที่แล้ว +1

    Guul iyo gabanimo xasan sheq

  • @ahmedjibril8667
    @ahmedjibril8667 3 ปีที่แล้ว

    Falastiiney Abbaayo aad ayaan uga shakiyay Wararka VOA-da oo si aan aniga & Soomaali badan war farxad le oo aan danta Dalka iyo Dadka ka dhex aragno intawbadan ama wada ahaan Haddaba dhegaheenna haku shubina wararka Mucaaradka iyo Dowladaha Soomaalida neceb, fadlan please Dalka wax ka dhisa Mucaarad ayaad u muuqataane haddii la idin qasbaayo oo aad mushaarkiina ilaashaneeysaan ogaada tii Alle iney Dambeeyso

  • @AMO00165
    @AMO00165 3 ปีที่แล้ว

    VOA aniga I waraysta ana runta idiin sheegayaa iyo meesha ay sartu ka qudhuntaay
    Farmaajo waa qaldanyay rooblena ma saxna

  • @sadam1318
    @sadam1318 3 ปีที่แล้ว +2

    waxaa lagu wareejiyey masuuliyada doorashada in uu nabad ku aslaaxiyo

  • @shamsoomar8862
    @shamsoomar8862 3 ปีที่แล้ว +1

    War qorey qado ee xamar dudumi

    • @aweysjaciir8318
      @aweysjaciir8318 3 ปีที่แล้ว +1

      Xasan shiiq maxamud halyeey qaran. Xamar in owdumiyo waa ka weynyahay

  • @sahafiyare4434
    @sahafiyare4434 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi waa yaab farmajo dheeqo ayuu lugaha lagalay

  • @sammie1163
    @sammie1163 3 ปีที่แล้ว

    Waxa uu ku wareejiyey doorashada iyo doorashada amnigeeda. Laakiin meel kale ayuu aadey alle ku qabey xadan sheekh yahuuuu

  • @abdulqadirmohamedali4923
    @abdulqadirmohamedali4923 3 ปีที่แล้ว

    Dallas waxaa qasaaya mucaaridka o ukamid yahay Hassan sheekh iyo Cabdishakur

  • @hassanxariirwarsame6729
    @hassanxariirwarsame6729 3 ปีที่แล้ว +3

    XASAN XOOLO, ALLAHA WADANKA KAA QABTO.
    VOA CADAWGA SOOMAALIYA.

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 3 ปีที่แล้ว +1

      Xasan ka xoolaha waa adiga cadawaga soomaliyana waa adiga

  • @adan10000
    @adan10000 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan saa miyuu Madaxweyne ku ahaa; Amniga doorashada ayaa lagu wareejiyey ee Amniga Qaranka meel loogu wareejiyey mahayno. RW Rooble meeqa lacag ayaad soo siiseen reer damul jadiid group ileen RW Rooble raguu magacaabayo kuli waa groupkii Xasan Qoslaaye.

  • @safiya8016
    @safiya8016 3 ปีที่แล้ว +2

    Viva rw roble

  • @dowlad
    @dowlad 3 ปีที่แล้ว +4

    Hassan sheikh waa masuul daacad ah alle hadaaye

    • @aweysjaciir8318
      @aweysjaciir8318 3 ปีที่แล้ว

      Amiin wanu tabney

    • @dowlad
      @dowlad 3 ปีที่แล้ว

      @@aweysjaciir8318 sax

  • @cabdifitaaxmaxamed171
    @cabdifitaaxmaxamed171 3 ปีที่แล้ว +3

    Falastiinay waxad waydiisagabdhihii ukagatay sacuudiga

    • @jiilkacusub3019
      @jiilkacusub3019 3 ปีที่แล้ว

      Naga aaamus mooryaan baad tahy ,,,🖕🖕

    • @aweysjaciir8318
      @aweysjaciir8318 3 ปีที่แล้ว

      Hadane ma gabar fiiso lasiiyay,reerkaga usoo shaqey la yiray ayaa caynoqotay caay. Walayaabay

  • @ilyesibrahim787
    @ilyesibrahim787 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma xishoode.
    Tuugadaan shareecada ISLAMKA dowlad wadda marka aytimaado xage ay aadayaan?

  • @leymoonl4297
    @leymoonl4297 3 ปีที่แล้ว +5

    Madaxweyne Xasan sheeq waa halyeeygi loo darsaday. Soo noqo Mr Happy ❤💙💚👏

  • @Eye.252
    @Eye.252 3 ปีที่แล้ว +1

    Tuugadu cod dheera

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 3 ปีที่แล้ว +2

    Xasan si sharafleh ayuu xilka udhiibee shem on you people hadii aad sharfiweydaan madaxdii hore masharfaysaa madaxda danbe

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 3 ปีที่แล้ว +1

    Asckm illaahow kuxafid madaxweynaheena xasansheiq mahamuud allow kuxafid aamiin aamiin aamiin yaarabi

  • @abdulazizfarah7422
    @abdulazizfarah7422 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaab badanaa VOAna maxey u shaqeysa cadowga, intee ku aragtay madaxweyne xilka wareejinaayo isla markaana madaxweyne ahaado - please grow up and don't give platform this person and his friends

  • @yaxyesaedsaed135
    @yaxyesaedsaed135 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaas hadaan dalka laga qaban wax ka hagaagaya ma jiraan bal eega beenta uu sheegaayo

  • @faysalyusufmaxamud912
    @faysalyusufmaxamud912 3 ปีที่แล้ว +4

    Xasan Moryan qabyaldayste

    • @anasaj2407
      @anasaj2407 3 ปีที่แล้ว +1

      Yasiin fareey iyo xasn shiikh mexee isku yihiin masee ina adder waye qabyalada ka hdleesi maxaa waye

    • @aweysjaciir8318
      @aweysjaciir8318 3 ปีที่แล้ว +2

      Xasan shiiq maxamud halyeey qaran.qabyaladiiste waa macangag Farmajo 😏

  • @faizaali9531
    @faizaali9531 3 ปีที่แล้ว +2

    Guul hawiye

  • @omarhalima8332
    @omarhalima8332 2 ปีที่แล้ว

    Gebre ayaan soo xasuustaa markan xasan arko

  • @sadam1318
    @sadam1318 3 ปีที่แล้ว +1

    waxaad tahay mooriyaan tuug ah ka fariiso umada ilaahay masiibo kugu rid ee wajigaga naga qari

    • @abdikahiye3781
      @abdikahiye3781 3 ปีที่แล้ว

      Sxb wd arakti fogthy ,soomaliya haisraacdo

  • @faraxcali3918
    @faraxcali3918 3 ปีที่แล้ว +1

    Adeecada u adeegta hawiyaha ayad tahin

  • @هبهعلىمحمد
    @هبهعلىمحمد 3 ปีที่แล้ว

    Madaxwenohii hore adaa ah kii hore ee fadhiidkii

  • @Eye.252
    @Eye.252 3 ปีที่แล้ว +2

    Hadii aysan wax wanaagsan ahayn gurguurte isaga dacayada dayn laha

  • @mahmedabdulle9179
    @mahmedabdulle9179 3 ปีที่แล้ว +2

    asiga in la dhaho madaxweyne waa ogolyahay kii hada joogaba uma ogolo war jeesa xataa uma qalantid waa lagu bartay

    • @rasuza7006
      @rasuza7006 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂 sax

  • @mohamed_salah1411
    @mohamed_salah1411 2 ปีที่แล้ว +1

    Habiye dhub iaah haidin siiyo waan dhib teenee

  • @mohamed_salah1411
    @mohamed_salah1411 2 ปีที่แล้ว +1

    Marka Timo jileec sagaal keeda gobal hautaliso jareerna sagaal keeda hautashato waan laisbaabicnaa jileec iyo jareer dhilada niidhashay wasa

  • @aaminaali1786
    @aaminaali1786 3 ปีที่แล้ว

    bal dadkan community ku qoraya dulmi ay difaacan ilaahy ka baqa muqdisho ka daaya dulmiga iyo uus xabalka waa ogtihiin inta dad lagu uus xabaly inan yar oo wadankeedii inta ay wax u baraty
    Guruubkii ay la shaqaynaysey
    Geeri iyo nolol meel ku sheegi waayey maaha wax la aqbali Karo mana ihi anigu
    Somaliya l' am somaliland
    Waxan ku hadlayaa xaqa ilaahy iyo
    Muslinimo scan uga naxay ilhan tahliil ilaahay ayaa xisaaba ilma Kosta oo mustaqbal rajaynayey waa niyad jebiseen ta kale intii madaxda raga ay laynayeen waaba rooney
    Waayo hablaha ayaa raga dhalayey
    Kuwan caarka cilmiga leh laynaya
    Waxba reebi maayaan SUBXAANA LAAHU SUBXAANA LAAHU

  • @zahraabdilahi6653
    @zahraabdilahi6653 3 ปีที่แล้ว +1

    Tastuurkii Gabre kuu sameeyey weli waa Qabyo Qabyana Ninkeedaa dhamaystira sorry Cibaadayso Cimri baad kujirtaaye wixii aad Dad Dili jirtay yaakaa cifinaya

    • @aweysjaciir8318
      @aweysjaciir8318 3 ปีที่แล้ว

      Kii Gabre u dhiibay muwaadin Halgamaa Somaliyeed kawaran😒

  • @inaqaladaadsaxaaye7336
    @inaqaladaadsaxaaye7336 3 ปีที่แล้ว +1

    Hawiyoow mingiste ina farmaajo iyo Mil_kiili_hiisa waxaa ey soo waddaan Qarraxyo.
    Waa Waajib in laga Hor_tago Qarrax_yaddaas.

  • @sammie1163
    @sammie1163 3 ปีที่แล้ว

    Xasan sheekh alle ha ku qabto adiga ayaa ka dambeeya

  • @inaqaladaadsaxaaye7336
    @inaqaladaadsaxaaye7336 3 ปีที่แล้ว

    Hawiyoow ma fahmin Hawiyaha ka hadlaaya Doorashadda Qiyaaliga, ee weliba sheeg_sheeganaaya waxa la yiraahdo Waddeniyad, Xoriyad iyo Somali Somali !!!!.

  • @anisoabdulaahimaxamuud392
    @anisoabdulaahimaxamuud392 3 ปีที่แล้ว +2

    Qaran dumasa xassan sheeqa

  • @homeh3455
    @homeh3455 3 ปีที่แล้ว +1

    Paran dumis wadankiibaa ka dagila

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 3 ปีที่แล้ว

    dameer Afcad

  • @calioumar2967
    @calioumar2967 3 ปีที่แล้ว

    Waa wadan sharci kaa maa jiiro yaa fuckin soo dhortay prime Minister Roblex nobody but farmaajo xeer oo malex fahad yassin shaqoo kaa farisiyo only farmaajo have the power to fire

  • @saeedbashatah5740
    @saeedbashatah5740 3 ปีที่แล้ว

    Qoladda mucaaradka aad bay fartu ugu qaloocdaa, madaxweynayaashii hore arrimahay sameeyeen oo ay geysteen ayaa la xalili kari la'yahay.Sidaad ogtihiin, cadawga Soomaaliyeed waxaa ka mid ah: Kenya, Egypt, UAE, iyo reer galbeed. Markaas looma baahna dad sita shaadhadh qarsoon.

  • @abdifatahomar3426
    @abdifatahomar3426 3 ปีที่แล้ว

    VOA weydiiya xasan shiikh amniga uu wareejiyey farmaajo makii doorashada mise waa kii dalka lkn waxaa muuqata wareesigiinu in uu yahay mid doc ujanjeedha

  • @moa.9902
    @moa.9902 2 ปีที่แล้ว

    Waraysi madaxweyne, aanu naqaan in uu kusoo fashilmay siyaasadda dalkiisa Soomaaliya. Xiiso maleh waraysi aad la yeelateen.

  • @nadifageedi7116
    @nadifageedi7116 3 ปีที่แล้ว +1

    Farmaajo somali oo dhan baa jecel

  • @homeh3455
    @homeh3455 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxa uu iska dhigayaa nin fiican waar soodigii usujuuday gaalada kiiniya

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 3 ปีที่แล้ว

    1991 lion caydiid vs afweyne kufaar
    2021 King rooble vs Farmajedo maqnuud itopian xawashi Eritrean

  • @cabdiaadan497
    @cabdiaadan497 3 ปีที่แล้ว

    Wadanka waxaa marmula shacabkana ushaqeeya roble

  • @RelaxationA
    @RelaxationA 3 ปีที่แล้ว

    m xasan run ayuu sheegay cidii fahantay wey fahantay kii aan fahmina ha caaytamo

  • @nursingarmedjamacnursingax9368
    @nursingarmedjamacnursingax9368 3 ปีที่แล้ว

    abniga waxaa leh madaxweyne farmajo guuul rooble tuug

  • @cabdiraxmaanbalibali3124
    @cabdiraxmaanbalibali3124 3 ปีที่แล้ว

    YAABUDUNKANA XOOLAA TIHIIN
    KAN AAD WARAYSANAYSAANA WAA XOOLO
    MARKA XOOLO SHEEKAYSANAYAAD TIHIIN

  • @zahraaden4608
    @zahraaden4608 3 ปีที่แล้ว +2

    Adigu XSM imisa RW ayaad bedeshey??? - (3) saddex".....caddaaLad La'aan iyo Musuqmaasaq ayaad ku dhammaysatay!!! Ogow dib Ummadda SoomaaLiyeed kuu soo dooranmayso, waa Lagu bartay!!!

  • @qaajemihilehildid2275
    @qaajemihilehildid2275 3 ปีที่แล้ว

    Aniga Waxaan ka Shakisanhy In Qolyaha mucaridku Ay Dileen Igraan tahlil Si Ay Madaxwayha Iyo Shacabka Isaga Hor Keenan

  • @cabdulaahiqaloocoow9351
    @cabdulaahiqaloocoow9351 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhib majiro hadii uu jirana dhibaatoo dhan waa damul jadiid uu xasan shiiq madax u yahay ilahow naga qabo xasan shiiq dadkiisa iyo ehelkiisaba wuu kala baxay dalka

  • @cuudcuud
    @cuudcuud 3 ปีที่แล้ว

    xildhibaan la dilo ma jiro hadeer waqtigaan ..madaxwayne xasan sheeq meeqa xildhibaan baa la dilay markaad madaxwayne ahayd maxaad ka qabatay