MAXAA KA DHACAY GURİGİİ USAAMA BİN LAADİN UU KU NOOLAA?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
    1-Science-ka
    2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
    3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
    4-Psychology
    5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
    Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

ความคิดเห็น • 65

  • @SimanQaali-fc1gc
    @SimanQaali-fc1gc 7 หลายเดือนก่อน +27

    Wuxuu ahaa mujaahid taariikhda islaamka baal weyn kaga jira🥰

  • @Sacad57Goud
    @Sacad57Goud 7 หลายเดือนก่อน +11

    Usaame yaal kale o badan baynu u baaahannahay Alle ha u raxmado.❤

  • @yasiin-guray
    @yasiin-guray 7 หลายเดือนก่อน +13

    Waa tariikh xanuun badan Ilaahay ha unaxariisto osma
    Kuwa dhibaatada u gaystayna Alle aya ka abaal marin dona
    Mahadsanid walaal

  • @maxamadkofi4134
    @maxamadkofi4134 7 หลายเดือนก่อน +10

    Runti wuxu ahaa gesi hami lahaa lkn hadafkisa an gaarin asigana ugu mahoreya rag hadaf lahaa ogeriyoday intaysan gaarin hadafkodi lkn mid ogada usama rag kalo gadaran inay sobixi donan sidasina wasida adunyada lagu yaqano

  • @NasroSheekhxasan-lb8jr
    @NasroSheekhxasan-lb8jr 7 หลายเดือนก่อน +5

    Thanks ustaad wallahi wan jeclaaa inaan wax ka ogaado tarikhda osma

  • @ahmedmohamud678
    @ahmedmohamud678 7 หลายเดือนก่อน +3

    Allah u naxaristo walalken Usama waxa u aha qof ka run shegey balantu allah la galey.wuxu aha nin tajir ah o awodey inu lacagtisa ku raxesto balse wuxu ka dorbidey inu alllah dartis u bixiyo asine buraha ku nolado.sharaf ayu ku dhintey❤️.balse waxa hogey kuwi walalka sida u dhibey iaygo galo ka cabsanyo qiyamo aya lisla adi dona.

  • @mamalisiyadaliow2346
    @mamalisiyadaliow2346 7 หลายเดือนก่อน +3

    Tnks pro
    Sadam hussein

  • @Libanjangoan
    @Libanjangoan 7 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid ustaad

  • @user-yn1uz2ku5d
    @user-yn1uz2ku5d 6 หลายเดือนก่อน +1

    رحمه الله رحمة واسعة واسكنه الفردوس الاعلى من الجنه يارب العالمين شيخنا الفاضل

  • @cabdidhere
    @cabdidhere 7 หลายเดือนก่อน +2

    Big respect ustaad

  • @mahirmahiryare1326
    @mahirmahiryare1326 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah jazakallah ❤

  • @siyaadaadan1423
    @siyaadaadan1423 7 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid ustaad❤❤❤

  • @bilecabdixakiin
    @bilecabdixakiin 7 หลายเดือนก่อน +3

    mahatsanid mudane

  • @abdikariimyusuf1321
    @abdikariimyusuf1321 7 หลายเดือนก่อน +4

    Prt 4

  • @mohaamiin8097
    @mohaamiin8097 3 หลายเดือนก่อน

    Geeesi buu ahaa allow u naxariiso ❤

  • @saleebaanmaxamuud4119
    @saleebaanmaxamuud4119 7 หลายเดือนก่อน

    ❤Alle hawnaxariisto mujaahid ayuu ahaa

  • @ابنالقيمابنالقيم
    @ابنالقيمابنالقيم 6 หลายเดือนก่อน

    allaah haka aqbalo
    shahaada walaalkeen
    usaama bin laadi

  • @binbaazi908
    @binbaazi908 7 หลายเดือนก่อน +2

    Asc ustaad wan jeclaan laheyn hdd ku dabaqaban laheyd Dr ayman

  • @zahranuor5999
    @zahranuor5999 2 หลายเดือนก่อน

    Wllhi Al-Qaacida argagixiso baan moodi jiray illaahay ha u naxariisto usaame boqorada carabta iyo madaxda islaamka maalin bee ka shalaayi doonaan adoonimada ee Mareykanka u yihiin

  • @Saamalayl-f7l
    @Saamalayl-f7l 7 หลายเดือนก่อน

    Ilaahbaa mahaddaa iska lahaaa

  • @Mohamudbukhari
    @Mohamudbukhari 7 หลายเดือนก่อน +5

    Alle ha u naxaristo wuxu ahaa wiil gaalada ka argagax geliyay😢

  • @hamzaaboubakar8116
    @hamzaaboubakar8116 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad rashiid Hafidahullah 🫶💕🫧👏🤍

  • @deeqOmerali
    @deeqOmerali 7 หลายเดือนก่อน +3

    asc ustaad waxaad kasoo hadashaa forex ❤

  • @ahmedjibril5218
    @ahmedjibril5218 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Ustad C/Rashid Aad & aad Ayad Waxbarasho free ah ii siisay Shukran Sxb

  • @abdallesacid6474
    @abdallesacid6474 7 หลายเดือนก่อน +1

    5 soo sameee

  • @Dowlo_-2k
    @Dowlo_-2k 7 หลายเดือนก่อน +4

    Barioonana waxa aan arki doonaa adiga oo taageeraya Al shabab nasiib daro somali

    • @ismafboyninweyn8414
      @ismafboyninweyn8414 7 หลายเดือนก่อน +3

      Nacalad haku dhacdo miyan taariikhda muslimiinta wax ka ogaaneyn israaiil so falastiin sidee u galayan ma u jeedid mia mareykankana srael dabo dhilifyo u yihiin xitaa 1dowlad oo islaam aanan ka hadal

    • @abdulahimuqtar4213
      @abdulahimuqtar4213 7 หลายเดือนก่อน +2

      Wallaal alle caqliga hakuu soo celiyo caqli kuguma jiree , Nasiib darada aad ka hadleysid adi ayey ku heysataa

    • @CabdicasiisBa-vq8gi
      @CabdicasiisBa-vq8gi 7 หลายเดือนก่อน

      Maxa u Hadhey ba Haddu kuwan baa taagerey somali Caqli Nin is qarxinaya Ayaa lagu amanaya

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@CabdicasiisBa-vq8gigaalada inta qaf muslim ay dilayan kuma muqto miyaa Ciraaq usama joogey max lo warey iga jawaab

    • @muuminibrahim
      @muuminibrahim 7 หลายเดือนก่อน +1

      Naclad korkaga ha ahaato ehlunaaryaho

  • @FaniIsmacil
    @FaniIsmacil 7 หลายเดือนก่อน +4

    Ustaad Beryahan weykaa jiiftaa

  • @Faras_cade
    @Faras_cade 7 หลายเดือนก่อน +1

    Caruurtis iyo xasaskis kaso hadal fadlan

  • @user-ms9wc1u0
    @user-ms9wc1u0 7 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @Husseincartan
    @Husseincartan 7 หลายเดือนก่อน +1

    String theory ka soo hadal

  • @user-ov3rs9lx3e
    @user-ov3rs9lx3e 7 หลายเดือนก่อน

    Geesi mujaahid dhaba ayuu xaqioqdii ahaa alqaacida urur khaldan ayaan ka aaminsanaa lkn barmaaminkan kadib waxaan ogaaday inay ahaayeen mujaahidiin ilaa maanta aan si wayn ugu baahanay

  • @user-js1yu4mz1k
    @user-js1yu4mz1k 7 หลายเดือนก่อน +1

    Runtii waa sax qisada sidan ayey udhacdey

  • @Amiiraisaaq-q2x
    @Amiiraisaaq-q2x 6 หลายเดือนก่อน

    Geesi mujahida ayuu alle haw naxariisto

  • @yassinmohamed7856
    @yassinmohamed7856 7 หลายเดือนก่อน +1

    Yaasir arafad ka sohadal bro

  • @ABDULAAHIABUUKARHASSAN
    @ABDULAAHIABUUKARHASSAN 7 หลายเดือนก่อน +1

    Kaso hadal taarikhda ataman adawaahiri

  • @cabdullahiciise8375
    @cabdullahiciise8375 7 หลายเดือนก่อน

    Sadaam xuseen ka soo hadal sxb

  • @Us1cilmi
    @Us1cilmi 7 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha u naxriistoo 🥺🥺

  • @Ozil10313
    @Ozil10313 7 หลายเดือนก่อน

    Jazadkiisii daaahirka ahaa ayuu Allah asturay

  • @king-kj2zn
    @king-kj2zn 7 หลายเดือนก่อน

    Usama lamadilin ee waa la afduubtay umeleyn maayo qof intaaso sano raadinayeen lacag badana kaga baxday iney si fudud ku dilaan hadii kle sida sadaam iyo qadaafi baa tv ka arki lahayn ee blse waxey rabaan maclumaad badan iney ka helaan kadib inteysan dilin

  • @zalojama7773
    @zalojama7773 7 หลายเดือนก่อน +1

    Pakistan qayb bay ka ahayd dilka usaama bilaadim

  • @NourAbdi-y8g
    @NourAbdi-y8g 7 หลายเดือนก่อน

    Caruurtisi ma noolyihin

  • @SumayaMohammed-t7h
    @SumayaMohammed-t7h 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hadii taadii gasho luguma tuso waxba

  • @Awil14311
    @Awil14311 3 หลายเดือนก่อน

    taariikhda inta dambe maro awaal ayey iila muuqatay oo wariyuhu leeyahy "DNA ayaa laga soo qaaday qof ama caruur ku noolayd guri usame uu kaga nool yahy pakistan" sidaa ayey macquul ku tahay in qofka dunida loogu raadinta badan yahay hadana ka fogaaday dhamaan aaladaha SIGNAL-ka ku shaqeeya in guriga uu dagan yahy u noqdo guri la iska soo galo caruurta ku noolna dheecanka DNA-ga laga soo qaadi karo.

  • @SumayaMohammed-t7h
    @SumayaMohammed-t7h 7 หลายเดือนก่อน +1

    Please noosoo sheeg waxa diyaaradii maydku saarnaa qarxiyay please aad baan u rabaa in aan ogaado

    • @mohamedabdi2516
      @mohamedabdi2516 7 หลายเดือนก่อน

      Waxay u badantahay ilaaladii usaama ee guriga ka dagaalamayay in ay gantaal ku dhifteen

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hadaad donayso in aad madax ka noqoto wadamada islamka Laguna amaano waa in aad daba dhilif u noqotaaa galada

  • @cabdallacaraale7531
    @cabdallacaraale7531 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wuxuu ahaa mujaahid io Mujadid Fii Casrinaa
    Illahy hka aqbalo.
    Gaalada io gaalo Raacyada waxaa daran Murtadiinta sababtoo ah
    Gaalada waxba uma hirgaleen hadey murtadiin nala mid ah aysan ka caabiyeen howshooda duulimadka muslimiinta kuyihiin

  • @SayidSiciid-q2k
    @SayidSiciid-q2k 7 หลายเดือนก่อน

    Waa su aale qaraxii soobe bal hano shegan yay ahaayen galada ay
    dilen ururka al shabaab oo xiriir la leh al qaacida kumanaan shacab somaliyed aya dhimatay mxay ku dhinteen

    • @saleebaanmaxamuud4119
      @saleebaanmaxamuud4119 7 หลายเดือนก่อน

      Waa su aal lakin gaalada iyo cidii dugsataaba khayr maleh

    • @hooskasii486
      @hooskasii486 13 วันที่ผ่านมา

      Nio horta been maaha qaladaad fara badan wee sameeyaan oo qaraxyada kamid yihiin
      Qaraxii soobana meshi logu talagalay ma gaarin oo waaba lagu raad joogay mana ila aha in meshaas ay ahayd meshi loogu talagalay

  • @abdilaahiabdi2462
    @abdilaahiabdi2462 5 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 wuu nool yahay usma basaas ayuu ah

    • @hooskasii486
      @hooskasii486 13 วันที่ผ่านมา

      Ok basaas buu ahaa waa kaa yeelay lkn muxu ka faaidayay gaal muu ahaa misa lacagaa loo balan qaaday muxu faaidayay noo sheegbal wax caqli galaayaa rabnaayee

    • @Mujaahid11
      @Mujaahid11 12 วันที่ผ่านมา

      Hooyada baa basaas ah kuffar

  • @intawanaagsanwalaalkod3644
    @intawanaagsanwalaalkod3644 7 หลายเดือนก่อน

    Marxuumka mu hadana views ka galay

    • @ابنالقيمابنالقيم
      @ابنالقيمابنالقيم 6 หลายเดือนก่อน

      Maya walaal dad badan oo
      khalad laga aamin siiyay
      uasaama bin laadin ayuu
      runta u iftiiminayaa

  • @CabdicasiisBa-vq8gi
    @CabdicasiisBa-vq8gi 7 หลายเดือนก่อน

    Jahaadku
    Maaha qofku inu dad islaama qarxiyo isna is qarxiyo Alqacida boko xaraam alshabaab wuxu dad muslima Ayey laayanu Wuxubana dhiiga muslimka Ayey baneysanayan Waxana khawaarij gaalada ka Xun Qaraxi Soobe oo kaliya Imisa qof oo muslima lagu diley wax gaala oo lagu diley Maad Aragtey

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 7 หลายเดือนก่อน +2

      dalibaan dad wadnkoda ayga ka tlinaya lgu so duuley wana is difaceen Galada difceyso ciraaq ku dushey maxey yhin gacmaha lga la banaya al shabab kor somalia dagal ka socdey kaasi maxu ahaa isheg