Live.xikmad:Ninkii ugu Caqliga Badna Somalida ee Boqolk Ariga ah Diyada Ku bixiyay(Siyad dharyadhob)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 51

  • @laylahassanmohamed7119
    @laylahassanmohamed7119 2 หลายเดือนก่อน +1

    Caaqil Siyaad dharya dhoobe Landhere duduble xordage buu ahay ilaah ha u naxariisto

  • @abwaancamaari
    @abwaancamaari  4 ปีที่แล้ว +10

    Aad ayaad u mhadsntihiin sxbayaal Soodhawaada aad ayaan idinkugu mhadcelinyaaa

  • @daudibro41
    @daudibro41 ปีที่แล้ว +1

    M.A Abwaan Camariyow Allaha kuziyadiyo saxib oo Allaha kubarakeyo Runtii wan xikmad Cajib ax.

  • @ReerMagaal-k8g
    @ReerMagaal-k8g 5 หลายเดือนก่อน

    Masha alaah abwaane horey u soco
    Barnaamijkanna inoosoo celi insha alaah.

  • @honestmaxamuud1950
    @honestmaxamuud1950 4 ปีที่แล้ว +2

    Mash Allah baramishka kixmad abwaan camaari iyo calinuur. Lkn inan ka qabgalo ayaan rabaa baramishkan xigmad

  • @dr.garaad6067
    @dr.garaad6067 4 ปีที่แล้ว +1

    Hormar wacan sxb yal
    Waa sheekoyin xiiso leh
    Hore usocda

  • @xasancumarcabdule1700
    @xasancumarcabdule1700 4 ปีที่แล้ว +2

    Farxaan been buusheegay qisadana Nabi sulaymaan baalehعليه سلام

  • @sahalgarane7128
    @sahalgarane7128 2 ปีที่แล้ว

    Wa qisadii Nabi suleeymaan iyo ladies naAgood ee canugga isku qabsaday

  • @maarsamage3150
    @maarsamage3150 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc abawaanada waaan idin salalaamay barnaamijka xigmad aad baan ugahelaa xigmada alaha idiin siyaadiyo sxb horay usuoda

  • @ustaaddalxa
    @ustaaddalxa 4 ปีที่แล้ว +2

    Qisada canugga lakala jarayo waxaa lahaa nabi sulaymaan walaal sidaa ogaada walaalkii khaldayna la saxa halkaaaa

  • @GABAYSIDE
    @GABAYSIDE 4 ปีที่แล้ว +2

    Mash allah Abwaane horay usoco

  • @zaypol4580
    @zaypol4580 2 ปีที่แล้ว

    Maa sha alaah sheekooyinkaan noosoo badi abwaane

  • @kingbarahow2128
    @kingbarahow2128 ปีที่แล้ว

    Siyaad Dharyadhoob waa Caaqilkii Duduble
    Reerka uu ariga ku qanciyay diyo ahaan waa Majeerteen

  • @nimcoaxmadaadan9823
    @nimcoaxmadaadan9823 4 ปีที่แล้ว +1

    runtii waa sheekoyin cjiiba ale haydi xifdiyo hore usocda

  • @libaanfandhe3825
    @libaanfandhe3825 4 ปีที่แล้ว +2

    Abwanada xigmad ban idin.ka fa idna horo usoco

  • @muktarabdi9736
    @muktarabdi9736 3 ปีที่แล้ว +1

    Translates the last point of abwan caamari

  • @amiindaacad9626
    @amiindaacad9626 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan sheeko macquul ah keena inta aad soo koobiyeynaysaan qisada nabi suleymaan nagana daaya beenta iyo u ekaynsiinta ogaadana waxaad ka dhalateen soomaali waxaana heli kartaa kun qiso oo dhaxal gal ah

  • @fardowsodaganfardowsodagan968
    @fardowsodaganfardowsodagan968 4 ปีที่แล้ว

    Mash all abwanada qaaligaa allha Odin xifdiyo aduun iyo aaqiro

  • @bilanmuse5698
    @bilanmuse5698 4 ปีที่แล้ว +1

    Man sha Allaah hooyow mcn dad kuguma simo sikastaytahahaba

  • @Hsports-HD
    @Hsports-HD 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa sheko add macan oo xigmad leh

  • @أجملالوردة
    @أجملالوردة 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheekadaa waa tii nabi saleebaan

  • @xidigahanolosha4312
    @xidigahanolosha4312 4 ปีที่แล้ว +2

    My brather camaari

  • @bilanmuse5698
    @bilanmuse5698 4 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxasiirto aamiin aamiin yaa Allaah

  • @daudabdullahiali3906
    @daudabdullahiali3906 4 ปีที่แล้ว +1

    Cajiib xigmadda yaab leh iyo sheeko cajiib ah

  • @maxamudyaasin9209
    @maxamudyaasin9209 2 ปีที่แล้ว

    Guleed xaaji ayaa lawaydiiiyay guunyada la dhaqdo kuwooda ugu fiican wuxuu ku jawaabay laba jir laba jir caano kudeeqay

  • @sahracaday5669
    @sahracaday5669 4 ปีที่แล้ว +1

    Abwaano da yar ooxikmadbadan

  • @c.risaaqmaxamuud9878
    @c.risaaqmaxamuud9878 3 ปีที่แล้ว +1

    M-allah

  • @xidigahanolosha4312
    @xidigahanolosha4312 4 ปีที่แล้ว +3

    Keep going

  • @abdinuuribraahim9628
    @abdinuuribraahim9628 4 ปีที่แล้ว +2

    Sheeko xigma daysan

  • @jabanehirsiofficialchannel5098
    @jabanehirsiofficialchannel5098 4 ปีที่แล้ว +3

    Inta nin laiga dilo oo ari laii keeno hali iyiraahdo 2 xagey 2na xagey lawaagtaaa aan qaatee 😂😂😂😂

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @saamiaabdirahman8531
    @saamiaabdirahman8531 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep giong
    👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💛💝🕶😃😍😋😚😙😉😗☠☠😇

  • @caliibraahi-ml9lc
    @caliibraahi-ml9lc ปีที่แล้ว

    mansha alaah

  • @ajchannel4221
    @ajchannel4221 4 ปีที่แล้ว +1

    ina sanwayne ninka la odhan jiray ayuu ahaan ninka labada haweenka ah ee ilmaha yar isku haystaa u tageen

  • @baarliinjaamac3280
    @baarliinjaamac3280 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaåh dad qaaliya

  • @kinglibaan
    @kinglibaan 9 หลายเดือนก่อน

    2024 yaa iladawanoyo

  • @gaawodheere828
    @gaawodheere828 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshallaah

  • @queenema216
    @queenema216 2 ปีที่แล้ว

    maasha allaah

  • @cabdiraxmaanmaxamuud2487
    @cabdiraxmaanmaxamuud2487 4 ปีที่แล้ว +1

    Hashu maankayga qaaddaye ma masaar bay liday.

  • @abdimahdhussein5053
    @abdimahdhussein5053 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkk sidad dheriya dhoob madiman maxa yeelsy abwaan camiri aya joga oo angu aan uqaan agedege wan idin salamay Ali nuur iyo camari

  • @ahmedshirediriye153
    @ahmedshirediriye153 4 ปีที่แล้ว +1

    Abween taariiq kaleeto ayaan kahaayaa

  • @mohamedawed7610
    @mohamedawed7610 4 ปีที่แล้ว +1

    Waad wanaagsan tihiin dhalinyaro laakiin habka werinta sheekada haka tegin inaad xiisa gelinta sheekada lumisaan sida dheeranta sheekada ka bixda mawduica habka tebinta

    • @ustaaddalxa
      @ustaaddalxa 4 ปีที่แล้ว

      Wall maxaad wax dhaliisha ama toosisaa adaanba afsomali saxa qori aqoon nimanka intaad sax lahayd ayaad Khalad fartay ku noqo waxa aad qortay

    • @mohamedawed7610
      @mohamedawed7610 4 ปีที่แล้ว

      @@ustaaddalxa okay waad ku mahadsan tahay canaanta

  • @cashocabduqadir4122
    @cashocabduqadir4122 4 ปีที่แล้ว +1

    Xamima

  • @farhanhunnaf
    @farhanhunnaf ปีที่แล้ว

    Taarikhdan wa jirta lkn dalqa lagoynaaye maahan oo wxa is dagaalay duduble iyo majeerteen wxa kedib niman mj ah oo ladile ayey wxy ubaahdeen iney diyo kaqaatan duduble kedibna siyad dherya dhoob oo cuqaashi duduble kamid ahaa baa soo jeediye in diyo loo siiyo majeertenka weyna dhacde qisadu sidaas bey aheyd waa loo labalabeeye waana laqaadsiye 😂

  • @aweysciise1238
    @aweysciise1238 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @ilyaasmiyir7803
    @ilyaasmiyir7803 ปีที่แล้ว

    Masha allah