sidee loo sameestaa paypal account adigoo jooga somalia? HOW...........?🇸🇴

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • Wll qli booqo chanalada an kulenahay soshiyal midiya
    call numbar 252 615223168
    What,sap👉 wa.me/0685223168
    www.facebook.c....
    Noqo ganacsade leh fikrad ugaar ah hada bilow shaqo
    telegaram👉 t.me/Calimarketer
    tik 👉 tiktok.com/@cali.marketer

ความคิดเห็น • 38

  • @khaalidali914
    @khaalidali914 4 วันที่ผ่านมา

    Aad Baad u mahad San tahay wll cilmiga illahay Ha kuu daayo❤

  • @najahmohamed1166
    @najahmohamed1166 7 วันที่ผ่านมา

    Thnks sxb wlhi wd icawisy ilhy qeyr ha ku siiyo

  • @raxmanalkheyriyah467
    @raxmanalkheyriyah467 หลายเดือนก่อน +4

    Ustaad lasoodhaqso sida laisku xero paypal iyo mastar card

  • @Nafiso-su1pj
    @Nafiso-su1pj 16 วันที่ผ่านมา

    Wllo icaawiya ❤

  • @AliiSayidalii
    @AliiSayidalii หลายเดือนก่อน +2

    Zxp lasoo dhaqso

  • @user-kb7jr2vr8w
    @user-kb7jr2vr8w หลายเดือนก่อน

    Thanks Wll ❤

  • @Khullo10
    @Khullo10 29 วันที่ผ่านมา

    Naw ilaahay ka baq waxani wey kuu taalaa oo wey kuu dambaysaaye dad masaakiin ah ha lug goyn alle risiq weydiiso.......paypalkii dhamaaba ma easy kasoo qad marba hduu qofku somalia jogo dadka wxs ka dhaf way kaa horeysaa paypale kkk.........ip addresskaaga hdd Canada ka dhigtay..isla countrygiina somalia ka dhigtey misena somalia kasoo login grynysid saanay u kashifeen in vpn la wado.......alle ka cabso wxagu waa celise dhiiqada dadka kadaa

  • @yoonistorres3981
    @yoonistorres3981 หลายเดือนก่อน +1

    Abti waxba vpn ha isku daalinina
    Paybal somalia kaliya wa diri kartaa lkn laguma so diri karo
    Account gana wa laga xira hada vpn isticmasho
    Kkk😂

  • @QueenAsma-w7d
    @QueenAsma-w7d 5 วันที่ผ่านมา

    Zip code ama post code . Side logeliya

  • @ayuboffecial7107
    @ayuboffecial7107 24 วันที่ผ่านมา

    Error 403 uu idhaha

  • @HaaruunMowliid
    @HaaruunMowliid หลายเดือนก่อน

    Zxb wuu iga diiday magaalda iyo qaybaha ka hooseeyaba

  • @GALPLAY_DRAMA
    @GALPLAY_DRAMA หลายเดือนก่อน

    Keep going

  • @Yaxye-j5s
    @Yaxye-j5s หลายเดือนก่อน

    Waa sameystay sida la isugu xira kusoo dar sxb

  • @MaxamedWardi-ro7ss
    @MaxamedWardi-ro7ss หลายเดือนก่อน

    Sxp meesha im not ropot buu nio igu dhibay wixii waada calaamadiyey hadana nag wuuba soo celcelinayaa

  • @hamdimohamed5679
    @hamdimohamed5679 หลายเดือนก่อน

    Sida la isugu xiro kasoo sameey muuqaal

  • @FaatmaFaaraxdaauud
    @FaatmaFaaraxdaauud หลายเดือนก่อน

    Wll qali thnks inbadan ayaan raadinaayay

  • @KaamilAli-l1v
    @KaamilAli-l1v หลายเดือนก่อน

    Ustaad also dhakhso

  • @HubaalMedia308
    @HubaalMedia308 หลายเดือนก่อน +1

    Waxna ma diri kartid waxna lgumabso diri karo 😎

    • @maankamohamett3331
      @maankamohamett3331 2 วันที่ผ่านมา

      Vpn ka wadan kla soo saarane app ka na soomaaliyaa saaranee io lambarka ayadaaba caqli xumaa maba is qaadaneeso laba goorba tunka laguugu so dhagaa 😅

  • @umuAlmas-z2m
    @umuAlmas-z2m หลายเดือนก่อน

  • @MohamettAhmett-w9y
    @MohamettAhmett-w9y หลายเดือนก่อน

    Zxp online lacag Ma lagala bixikaraa

  • @ShaygaFayga
    @ShaygaFayga 28 วันที่ผ่านมา

    Sxp wuu diiday inuu galo

  • @RakiaAbdi-zs3vt
    @RakiaAbdi-zs3vt หลายเดือนก่อน

    Uu idey max xala

  • @kingsaasboy7283
    @kingsaasboy7283 หลายเดือนก่อน

    Sxp lanbarkagi WhatsApp ayaan rabaa

  • @AminaAbdikariin
    @AminaAbdikariin หลายเดือนก่อน

    Wll wuu idiide postal code 247 kenya jogaa plz iso jawaab

    • @Cali.marketer.official
      @Cali.marketer.official  หลายเดือนก่อน

      Wll qli waxad sameysaa meelaha an somali anku bedelnay kenya kubedel marba hadii ad kenya joogtid

  • @Cali.marketer.official
    @Cali.marketer.official  26 วันที่ผ่านมา

    wll booqo baraheena bulshada
    linkiga telegaramkeyga👇👇
    @t.me/Calimarketer
    tiktok 👇👇👇
    @tiktok.com/@cali.marketer
    linkiga sweatcoinka saxda ah👇👇
    sweatco.in/hi/calimarketer
    linkiga earny 11👇👇
    play.google.com/store/apps/details?id=com.gog.earn11&referrer=Dref%26DxAXd71cQ3GZiSdeIcoFlW6f2uk83%26anid%3Dadmob
    Brother, here is the link of Toncoin.
    👇👇👇👇
    t.me/Tonix_Mining_Bot?start=6400319949

  • @zakariyeApdy-l7c
    @zakariyeApdy-l7c หลายเดือนก่อน

    Macalin sidee adoo joga somaliya paypal honeygain lacag looku labaxaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @Cali.marketer.official
      @Cali.marketer.official  หลายเดือนก่อน

      @@zakariyeApdy-l7c wll qli wey fududahay marba hadey kuu gaarto la akta 20 wad kala baxi kartaa

    • @zakariyeApdy-l7c
      @zakariyeApdy-l7c หลายเดือนก่อน

      Paypal makalabixikaraa?

    • @zakariyeApdy-l7c
      @zakariyeApdy-l7c หลายเดือนก่อน

      Macalin view kasoo samey sida looku baxsado honeygain sida paypal looku baxsado😢😢😢😢😢❤

  • @yahyeBashiir-su7uz
    @yahyeBashiir-su7uz หลายเดือนก่อน

    Sxpow ano somali joogo PayPal lacag magala bixi kara isheeg ?😢😢

    • @maxamuud24
      @maxamuud24 หลายเดือนก่อน

      Suaashas ugu muhimsan, samaysi kelia wax ma tarayo

  • @SaadiqMohamed-zz6xk
    @SaadiqMohamed-zz6xk หลายเดือนก่อน

    Passport uma baahno miyaa

  • @XamdiXuseen-y2p
    @XamdiXuseen-y2p หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤