Waxaa la yaab leh xuuti oo leh yuhuuda duqaynta waxaan ka joojinaynaa markay Gaza ka joojiso maraykana wuxuu rabaa in yuhuuda waxba aan la yeelin laakin iyadu say doonto u socoto
Ilaahoow rabiyoow Yuhuuda jabi O dukun daakun ka dhig iyo inta Taageerta.xoogodana danbas biday o an tamar lahayn Allow ka yeel. Islaamka iyo reer falastiin Allaha u Gar gaaro lugahoda iyo gacmahodana Allaha u adkeeyo si guul iyo Nasri Ay u gaaraan Amiiin
Xisbullahi dowladda lubnan aya dhunta u gashey iney jojiyan dagalka israiil ama ey ka baxan lubnan adan iiraan kala dorta lagu yiri lubnan caloshoda talo iyo xolahado ganacsigoda dadkoda
Alxamdu xuuti illaahay guul haku siiyowaxaatay walaalka dhabta ah ee falastiin❤xuuti iyo xamas
Xuuti waa rijaal .WAA QAADIRIYO NIMANKA MASHA ALLAH WALAHI DHULKAY DHIGEEN SAAKA ISREAL YAHUUDA.WALIGOODBA.. WARSHADAHA LAYDHKA IYO SHIDALKA HA GARAACAAN YAHUD CADOW ILAAHAY
ألله اكبر كبيرا والحمد كثرا وسبحان الله بكرا واسيلى
Yamen iyo Shaam Nabiga Scw Ayaa Uduceeyay Waligood ayeey Dadkoodu wanaagsanaa
Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar aamin
Faransiis iyo dhamaan Munafiqii ta ayaga baabi'yey Suuriya balse hada gacantooda wey ka baxdey lk waa Yaxaas haduu afka kula gefo dabaduu kula raadiya Halaag Allah ku ride Cadowga Ilaahey
Nagta ayay ka galiyeen I like that
Me too 😂 😂 😂
Xunti guul
Ilaahow xuuti iyo xamaas awooda uxooji Rabiyow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ameen
Mashalah❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
الله اكبر الله اكبر الله اكبر
Ilaahoow guuleey all. Islaamka
Asc mudane aad baan u dhagaystaa program kaaga Maasha Allah ❤❤❤
Waxaa la yaab leh xuuti oo leh yuhuuda duqaynta waxaan ka joojinaynaa markay Gaza ka joojiso maraykana wuxuu rabaa in yuhuuda waxba aan la yeelin laakin iyadu say doonto u socoto
ilahey yuhuud iyo xulafada jirta labada dhinac iyo dhabarka alle haka jebiyo guul darro haku ilahey idinkiis
Guusha iyo gacan sarreynta Falastiin alle ha siiyo
Masha Allah guul guul
Ilaahoow guuleey xamaas reer Palestine 🇵🇸
Hanbalyo geesiyaal xuutigu waa rag rag dhaafay
Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤❤
Wacaleykumsalaam warahmatullaah wabarakaatux walaal qaali Soo dhawoow NDR TV
Xuuti ALLE waa hiil walaal halyeeyo guul xamaas iyo xuuti iyo taxriil shaab turki iiraan dalibaan
Sxb war deg deg noo soo ururi yahudu jawab celin weerar bayqaadene ..sancaa ilaa hudyda
Aloow guuley falastiin yuudana jabi
Wcs Eng Nadara subax wanagsan
yaa rabi usoo gar gaar Palestine yamen 🤲
Ciidamo maaha waa mujrimiin Allah SWT ha jebiyo..
Guul xuuti reer Yemen 🇾🇪
Allaha xifdiyo xuutiyihiinta
Ilaahey ha jabiyo yahuud iyo America reer galbeed dhulka alaha la gooyo
Guul guul xuuti
Guul reer Syria 🇸🇾
nimankaan waa heel walaal geesiyaal allaha xafido reer yemen iyo gaza
Subax wanaagsaan🎉🎉🎉🎉
Ilaahay ha dhameeyo gaal oo dhan
ASC NADAARA WLL ADIGO RALI AH XAGEEY LABAXDAY XISBULLAH
❤
Ilahy walalahena falastin ugargaar
Guul turkey 🇹🇷
Machaallah
اليمن أهل الإيمان
Maasha alaaah
Asc nadaara tv subax wanaagsan
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
Yaarabi ugargaar muslimiinta Yaarabi cadowgan baabie
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️ inshallah
Wcs wrx wariye Nadaara Tv 📺 waan dhawnahay waad ku mahadsan tahay wararka aad no gudbiso
Subax wanaagsan akhii
Wcs wrxm nadaara
Allaha guuleso falasatina
Insha llah reer Gaza alle ayaa lajira weyna guuleysan doonaan,
Shicada Ayaa Saxsan
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته صباح النور
Casbunalaahu wanikiin ya xukaamul carab
Asc nadaraa tv subax wanaagsan Aruuroyo suuban waxaan kaa soo salaams Norway gear ahaan Oslo saacadu waxay noo tahay 6.09 saladin subxiga wali maanan tukan saakay waxay soo galaysaa markay saacadu tahay 7.31
Nadaara showa wana kusalamaya sxb
Yes
Waligoodba iyaga lee uhiilinayay ilaaheey kasokoow xuuti yaman rag rag dhalay
Asalaam Alaykum Warahmatullah Wabarakaatu
Waxay Ii tahay 11:48pm waxaan sugayey inta aan seexan warka subaxii.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤SCW ❤SCW ❤SCW ❤SCW ❤SCW ❤SCW ❤SCW ❤SCW ❤❤❤❤❤❤❤
Mr nagta rashiya inba caadi maha😂
❤wcs ❤
Ilaahoow rabiyoow Yuhuuda jabi
O dukun daakun ka dhig iyo inta
Taageerta.xoogodana danbas biday o an tamar lahayn Allow ka yeel.
Islaamka iyo reer falastiin Allaha u
Gar gaaro lugahoda iyo gacmahodana
Allaha u adkeeyo si guul iyo Nasri
Ay u gaaraan Amiiin
Asc sh. Nadaara Italiya iyo Oostariya xuduub dhulka beey leeyihiin waxaa kudhagan jarmalka , Italiya iyo faransa xuduud beey leeyihiin bada waxaa uga dhagan Uk. meesha intas buu ka ilaashanaa .mahadsanid bro bye
Farasiisku waa qayrkii ka hadhe Vietnam Algeria jarmalka iyo afrikaba waa laga nacay lagu jabiyey waayo waa gumaysi gabalkiisii dhacay
Wcs wll w
Yahuuda alle hajabiyo
Wadanadii carabta mawaxay noqdeen xeedho lakala boobayo oo nan wadanadooda utashankarin
Faran siska xalaga eyriyo dalka
Siiriya safaradisa xadi laburiyo
Gorma shir & afaraxeda keenaya
Nagta ka galiyeen 😂😂😂
Anaga inay Siyaasad ahaan aad ayey noo anfaceysaa xisada NATO iyo Rushka dhinaca kale hadan kafiirino Quwadan hadeyna isku mashqulin ayaga Adunka intiisa kale ayey ku mashqulayaaan Dowlado dhisan inay dumiyaan kuwii kumayna dadkooda inay iska horkenaa ayagoo taasna u arko Macashkooda.
XALAY AYAA LA WEERARAY YEMAN SIIBA XUDAYDA IYO SANCA WAXAANA GEYSTAY ISREAL, USA, IYO UK
Geesiyiin iga dhex
War.niyow.xutiyinta.waa.nasab.guuuul
DALALKI CARBEED WAXAY NOQDEEN, MEEL AY KU CAYARAAN CARUURTA REER GALBEEDKA.
faransiska dadka wuxuu xusuusinayaa gumeysiga yaa siiyey siiriya iyo lubnaan
Godadka Haa lagalo
Nagta ayaa laga giliye dabarka ayuu kasaarayaa
Nagta hala galiyo yahuuda
Macalinka weyn waa edeb daranyahay yaakhay
Ruush macno ma leh libyana ku sugnaan maayo reer galbeed inta uu dayaco ayaa lagala wareegi hubka uu haysato haduuna waxba ku tarayn haku wareejiyo iran koreada woqooyi xuutiga xisbulah iyo dadka wax iska caabiya ee gumaysi diidka ah
Alow falestin garpkeda gaL yaa aLah
Xuuti waa islaam oo shiico , uma kala hiiliyaan suni iyo shiico,, yuhuud iyo reer galbeed ayeey ku jihaadayaan
Wcs wr wb
Xuuti yaa caraab kawada dhiga zanuuniyado makibirtan
Xuutiga iyo xamaas ayaa ragii ka hadhay
Asc
Xisbullahi dowladda lubnan aya dhunta u gashey iney jojiyan dagalka israiil ama ey ka baxan lubnan adan iiraan kala dorta lagu yiri lubnan caloshoda talo iyo xolahado ganacsigoda dadkoda
1:36
falastiin suriiya lubnaan aloow ugar gaar
Faransiisku waa xoolo baxa in la dhoho ayaana u dawaa suuriyiintu wadanka qabsatay ayaana laga rabaa bishaar ayaa ku yaqaane aad meey dhahaan
ASC. NETO. WAA. 32. WADAN. RUUSHNA. ASGOO. SAMESAN. KARA. GASHAN. BUUR. AYUU. DUNIDA. USHEGAY. INUU. HADUU. XULUFO. UDONTO. AY. KU. TAHAY. CEEB
Asc Nadaara xutigu ma shiica
Wcs
Ruushka imtixan baa haysta meshu dagaba qaylo bay ladaba galin yurub iyo neetaba
Kuma aadee nato 33 dowlad ah maxaa anaga wax waan ujeednaa laakin rushka ha guuleysto ardugan ha dhaco aan leeyahay qaainka 90 jirka ah viva russia viva putin
Kala carar muxu sheegayaa hadii aan loo galin sidii ay dhulka ula simeen qaza
TURKI,SHACAB,SIRIYA,MALIN,TII,LA,iSUGU,TAGEY,,OO,DHULKODII,LAGA,SOO,QIXIYEY,LA,XASHUQAY,,ILMOHODiiSUNTA,LAGU,BUFINAYEY,,iLA,MAANTA,OO,SHACAKii,SIRIYA,,HAF,,DHULKA,HOSTiSA,KU,DUGAN,YAHAY,,YUU,YURKI,HIL,iYO,HOBA,,LAGARAB,TAGAN,YAHAHAY,SHACABKA,SIIRIYA,,FARANSIS,,MARKU,SHIR,ASAGU,QABANAYO,,MUXU,ABAL,AH,,SIRIYA,U,GALEY,,MASA,TURGIBA,,GOGOL,DHIGI,KARI,WAA,YEY,,UU,DUNIDA,KULA,,HADLO,SOO,,,ARIN,YAB,LEH,SOMA,AH,,IN,FARASISKU,,YIRAHADA,,GOGOSHA,,ANA,DHIGAYE,TURKI YOW,ADIGA,,GADAL,ISTAG,
Sheikh Mr Nadaro waa ku salney Suuriya iyo Israil, bariga dhexe dagaal
Su,aal maxaa lagarabaa Talaviv ?waxaa kadaran Dubai iyo Abudabai waar soo sidaas maahan Soomaaliyeey😢.
th-cam.com/video/pbLJN51Pbu8/w-d-xo.htmlsi=_m2Abcv9PC5j0ym_