NABSI FULL FILM 2021 HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 351

  • @HOBFILMS
    @HOBFILMS  2 ปีที่แล้ว +157

    Dhamaan Asxbatayda qiima Iyo Qayaha Naga mudanoow Kani waa Full movie dhameestiran Oo Run ahaantii qiso dhab ah Isla Markaan la Galiyay wakHti aan inaba caadi ahayn Kani wax Uu Jaran jaradii Koopad u Ahy Films badaan oo idnku soo Food leh hana Naga Niyad Jabin kana Raali Noqodah Filmskii Musaslaka Ahaa ee idinku badh Go ay DipanU dhici mayso Daawasho wgnz DadkaYgii kuna Raxayasta Filmka I love All the my poples👍💝

    • @marwodumar3316
      @marwodumar3316 2 ปีที่แล้ว +3

      Imikuun badhtanka ha ku jarina

    • @salmadaud9219
      @salmadaud9219 2 ปีที่แล้ว +4

      Wad mahadsantihiine eesh cala film dee wll naga hagaaga wan idin taageersane filmanta noso badiya

    • @taloiyotusaale980
      @taloiyotusaale980 2 ปีที่แล้ว

      Keep going waala idinka sugaya

    • @adnaali8104
      @adnaali8104 2 ปีที่แล้ว +2

      Ridwan sheekadiisu way iga ooohisay walaahay😭 it's very sad 🥲😘

    • @adnaali8104
      @adnaali8104 2 ปีที่แล้ว +3

      Ridwan qisadiisa waan ku qiirooday mashalaah 💞

  • @homzesuniil4872
    @homzesuniil4872 2 ปีที่แล้ว +12

    Hob films Come back We miss 😢❤😔Our Legends💯Halkaa io meel ka Saraysa idiin Rajaynayah wllyal Shaqo wcn👏

  • @Ballo_moha39
    @Ballo_moha39 2 ปีที่แล้ว +13

    Flimka sida loo duubay muuqaalka editing ka intuba waa top
    Lkn xaga codka woxoogaa clear maaha intaasna waad inaga yar sixi doontaan insha allah keep going 👏

  • @Hoygaaflaanta219
    @Hoygaaflaanta219 2 ปีที่แล้ว +4

    Ninka ridwaan la yidhaahdo anigu waxaan gudoonsiin lahaa bilada jilaaga filimka bravo sxb

  • @nasirsaleban5874
    @nasirsaleban5874 2 ปีที่แล้ว +3

    Wowo anather level sidaa soo akle film usoo daaya wxaan ku hanbakyeenayan
    gudoomiyaha hob films shaqaaa adag uu hayo
    waaau kaasugnaa filimo xiiso leh

  • @filsanahmed641
    @filsanahmed641 2 ปีที่แล้ว +4

    Omg dadka qalbiga wanaagsani
    Nolol kasta way la qabsan karaaan
    Film dareen wayn xambaarsan mahadsanidin walaalahay noo soo badiya🥰🖤

  • @abdifitahahmedhaashi5691
    @abdifitahahmedhaashi5691 2 ปีที่แล้ว +2

    Best film ee somali sameso aan kahay weye m.a dad wasa brefect ah ba isugu tagay filimkan✊🏾😘

  • @muwahibomar6194
    @muwahibomar6194 2 ปีที่แล้ว +14

    Omg😭 anther level walhi thanks wallky hamze qalinle♥️🙏

  • @memo9641
    @memo9641 2 ปีที่แล้ว +6

    Besti movie wlhi 😍😍noo soo badiya filimanta nocan ah wlaloyal 🥰🥰

  • @ubaxanshaxofficial8844
    @ubaxanshaxofficial8844 2 ปีที่แล้ว +6

    My team hop Films keep going and never came back 😍🥰

  • @Janno190
    @Janno190 2 ปีที่แล้ว +3

    Istey waxan jeclahay inad si qurux badan u xidhato keep going you are good actor

  • @asmamohamed4809
    @asmamohamed4809 2 ปีที่แล้ว +7

    I miss so much my city Hargeisa 🥰🥺🥺

  • @nimadaher272
    @nimadaher272 2 ปีที่แล้ว +4

    brother Rudwan wan kula murugoonayy qaybti hore filmka lkn gadal farxad lee sty and hibaq you did wonderful job

  • @zekilyrics1767
    @zekilyrics1767 2 ปีที่แล้ว +9

    another level masha allaH keep going team Hob films

  • @shalaqbenahmed14
    @shalaqbenahmed14 2 ปีที่แล้ว +5

    Salaan sare ridwaan
    Wall si aan inaba caadi aheen ayaad uga baxsatey legend 🙌
    Walaal hore usoco
    Well done 👏 ✔

  • @mustafeabdi6553
    @mustafeabdi6553 2 ปีที่แล้ว +17

    Istey another level 💯

  • @innaaashire4669
    @innaaashire4669 2 ปีที่แล้ว +3

    Team hope films 🎥 welcome back another level rudwan Iyo stey

  • @moparicapdizamett2123
    @moparicapdizamett2123 2 ปีที่แล้ว +9

    Legendry man Abdurahmn Istey💪

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashallahi wlcm walal qalbi wangsa I miss Ck iyo ubah

  • @nimcoizmail7753
    @nimcoizmail7753 2 ปีที่แล้ว +4

    Msha allah wxbad modaa xaqiiqo

  • @caaqilka4379
    @caaqilka4379 2 ปีที่แล้ว +4

    wlhi wxan soo xasuustay yaraanti iyo filimadi hindiga ahaa, qisada ridwaan waa cajiib, sidoo kale stay iyo ridwaan wxy soo bandhigeen qiimaha sxbtinamadu leedahay halmarna aanku qosolno hibaaq kkkk ESH CALAA FILIM .... NABSI.......................

  • @hamdamalaboofficail5907
    @hamdamalaboofficail5907 2 ปีที่แล้ว +6

    Hamse qalinle alle gacanta haku barakeyo huuno mcn

  • @kingyaasiinchannel5126
    @kingyaasiinchannel5126 2 ปีที่แล้ว +4

    Waxan u mahadcelinaya kooxda hop films oo isku dhan sida qiimaha badan ee ay wakhtiga u geliyen filmkan qiimaha badan kooxda matalaysay filmka oo aan leeyahay waad mahadsan tihiin 100% horey usocda

  • @khalidapdi6204
    @khalidapdi6204 2 ปีที่แล้ว +22

    War camerada wlhi iga gadan iyo editing waa another level wlhi

  • @prettyhalla2950
    @prettyhalla2950 2 ปีที่แล้ว +9

    Best movie Mhdsndsanidin wllayal dhamantin hore usocda 👏🏻💯🙏

  • @ragadhexe.5743
    @ragadhexe.5743 2 ปีที่แล้ว +5

    55:00 Ridwaan intaa waxuu ku sheegaya hadaay qof kala hadhaan , mar ma laba kale aad isku dayday lakin ay sideedii is macaansay inaay tayay inaad qof iska dayso , xanuunku waa maalmo lakin aakhir wad iska ilaawi wax qalbiyda ku hadha waa xasuusto kaliya.

  • @lamajnour664
    @lamajnour664 2 ปีที่แล้ว +3

    wlhi the best buu aha intan filin daawanyay kii uwanagsnah ayuu aha lkn full ayaan ubhny mdama fanproj jirto waa inuu jiraa HOBFLIMSka hargysa we miss guyz

  • @Jamalbashir5297
    @Jamalbashir5297 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a Best movie keep going guys

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 2 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi ridwaan nolol xun iyo mid qurux badan labada waa soo maray waa flim qiso xambaarsan

  • @hamdaismail4079
    @hamdaismail4079 2 ปีที่แล้ว +3

    mnsha allah wll hore u socda wada shaqeyntu waa wax qurux badan horumarna leh
    isku duubnida ilaaliya wax welana ka horumariya

  • @xafsabilaan513
    @xafsabilaan513 2 ปีที่แล้ว +4

    Waaaaw walal soobadiya👍🏼👍🏼❤️❤️❤️

  • @ayaanmaxamed9289
    @ayaanmaxamed9289 2 ปีที่แล้ว +9

    Legend keep going brother

  • @fadumokazim3803
    @fadumokazim3803 2 ปีที่แล้ว +4

    Wow come back hob films keep going

  • @AliMohamed-dv9vb
    @AliMohamed-dv9vb 2 ปีที่แล้ว +12

    This is another level guys keep going legends all weys

  • @Aduun_iyo_aakhiro
    @Aduun_iyo_aakhiro 2 ปีที่แล้ว +3

    inkastood naga raagteen lkn wallhi the best film weeyi

  • @kessesuldaan8036
    @kessesuldaan8036 2 ปีที่แล้ว +2

    gacan ban idin tagay walalayal dhamantinpa sidad udhantihidin waa film wata shacuurtisa ragan waa lagu yaqana filmo habaysan inan sojilan C satay io Ridwaan halked dhigten jilista filmka pro sobadiya filmda nocaso kale ah 👏👏

  • @highvisionhacking4149
    @highvisionhacking4149 2 ปีที่แล้ว +5

    Waiting for hob films

  • @user-jm9bd5dm8f
    @user-jm9bd5dm8f หลายเดือนก่อน

    Mowlid iyo sacda waan ini xisay ila iyo ilmadi qarsonayd keep going up

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 ปีที่แล้ว

    The best film ever Go Hargeysa Somaliland 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @naazircazka
    @naazircazka 2 ปีที่แล้ว +5

    This is mY tema♥️🙏intaas Iyo In Ka Badna Inaga Fisha Dhawaan wax Cusub Oo idin cajap GalIya waad Naga Helaysan🙏♥️

  • @xuseensandheere5153
    @xuseensandheere5153 2 ปีที่แล้ว +3

    hebla waa la guur sadayaa guri caawa yeelatayaa

  • @salmaomer3735
    @salmaomer3735 2 ปีที่แล้ว +2

    Best actor wye ridwan👌

  • @abdiazizmraage1654
    @abdiazizmraage1654 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah walaahi aad baan uga helay ee horey usocda team jiro

  • @Qays_Qayser1
    @Qays_Qayser1 2 ปีที่แล้ว +4

    👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻hp films 🎥 keep goin dhalinyaro

  • @mohamedahmedali9493
    @mohamedahmedali9493 2 ปีที่แล้ว +1

    Is very film 📽️ because I like team hob films thanks you .is really life

  • @xassanrichman7641
    @xassanrichman7641 2 ปีที่แล้ว +8

    Wan jeclaan lahaa in hopfilms tii hore la soo celiyO
    Sidii hore iyo si ka wanagsana wax noogu wadaan 🙏

  • @Aliabshirali
    @Aliabshirali 2 ปีที่แล้ว +9

    War waxa 8 daqiiqo haka badinina saxiibayal hadii kale cidiba wakhti siin mayso 🙏🏻 liketa saara inta sidas oo kle jecel

    • @updizhakur6904
      @updizhakur6904 2 ปีที่แล้ว

      Hooyadaa 8 daqiiqo wastay

    • @umumaryam1068
      @umumaryam1068 2 ปีที่แล้ว

      Ogar war anaga sidana nooga fcn markhudha la dawanyo aduu hadadn donayn 8daqiiqo u dawo ka dibna isak daa😂😏

    • @updizhakur6904
      @updizhakur6904 2 ปีที่แล้ว

      @@umumaryam1068 waan kaa hyaa legenad

    • @umumaryam1068
      @umumaryam1068 2 ปีที่แล้ว

      @@updizhakur6904
      Illhy danbigaga hadhafo wll🥰

    • @updizhakur6904
      @updizhakur6904 2 ปีที่แล้ว

      @@umumaryam1068 adigba sidoo kale Ilaahay hadhaafo QueuxeeY

  • @abdiqanihaybe8656
    @abdiqanihaybe8656 2 ปีที่แล้ว +7

    Best film i've ever watched 👌❤😍👏🙌💖

  • @fihiimaxuseen9760
    @fihiimaxuseen9760 2 ปีที่แล้ว +2

    My favourite Team HF♥️♥️♥️♥️
    Maźha allah aadbaa laydin tabayy jalayaal ......🥰
    Hal mid sameeya plz codkiina musical background ka gaabiya oo codka feedhaha soo dhaafiya si fariinta aad tabinaysaan macno badan u yeelato🙂 ........
    Hore u socda Team HF♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @karrienhachidjama9668
    @karrienhachidjama9668 2 ปีที่แล้ว

    Best film walahi 💥🇵🇭🇵🇭💌

  • @sumeyaabdi9176
    @sumeyaabdi9176 2 ปีที่แล้ว +3

    team ridan muhanad wan idin xisney nosolabta

  • @mubarakmahadmohamed
    @mubarakmahadmohamed 2 ปีที่แล้ว +3

    Please musigan naga naaqusa dhagahaa nagu xanuune
    Keep going hob films

  • @asmaadem1576
    @asmaadem1576 2 ปีที่แล้ว +3

    Waaw Amazing movie 🥺🖤🥰

  • @izmailapdryman5802
    @izmailapdryman5802 2 ปีที่แล้ว +1

    Best somali film kas oo ku fhamaday jawi wacan iyo farxad oo ilmeyay hampalyo

  • @cabdiqaniboss2505
    @cabdiqaniboss2505 2 ปีที่แล้ว +2

    The king is back

  • @musemaxamed8857
    @musemaxamed8857 2 ปีที่แล้ว +3

    Reer hope films codka films kiinu aad ayuu naaqus u yahay. Musics ayaa ku dalacdeen. Filmkuna waa top

  • @khaalidhaybe4588
    @khaalidhaybe4588 2 ปีที่แล้ว +5

    Come back Hom filims 😍😍

  • @Hoygaaflaanta219
    @Hoygaaflaanta219 2 ปีที่แล้ว +2

    Heart breaking movie qof sheekadan oo kale ku dhacday uun baa dareemi kara wlhi 😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥

  • @user-jm9bd5dm8f
    @user-jm9bd5dm8f หลายเดือนก่อน

    Musiga dheer kadaaya dhextaalka walalyaal hore usocda❤

  • @abdihollandshow2147
    @abdihollandshow2147 2 ปีที่แล้ว +3

    Dumarow raga sida udhaama oo illaahey ka baqa wllhi waan kanaxey
    run ayaaba moodey

    • @baxsan
      @baxsan ปีที่แล้ว

      Ragii wngsanaa dumarka intoodii xumayd baa qalbi jabisay intii dumar ahayde wax jeclayd nin na isku aamintay ninbaa qalbi jabshay beerta waalagu wada jiraa

  • @sakariyeahmedherer6210
    @sakariyeahmedherer6210 2 ปีที่แล้ว +1

    Horta runtii Filimkan Wa filim aan ubogay aad iyo aad azxaapta quruxda badan ee matazHaY Filimka kip going Hob filimz😎💪

  • @foziaali7610
    @foziaali7610 2 ปีที่แล้ว +3

    👏👏👏👏good film mashallah 🥰

  • @Abdiichanelll
    @Abdiichanelll 2 ปีที่แล้ว +7

    This is littttttt🤞 🥺🖤

  • @abdalaabdimahadabdalaabdim2985
    @abdalaabdimahadabdalaabdim2985 2 ปีที่แล้ว +2

    Hindidii wanka maaranay wlhi

  • @AliMohamed-dv9vb
    @AliMohamed-dv9vb 2 ปีที่แล้ว +2

    Maansha alaah hob flms waan idin aaminsanahay wlaahi talantigiinu inaba caadi maaha

  • @clahicc3996
    @clahicc3996 2 ปีที่แล้ว +6

    Keep going legends

  • @abdiwalibullaa7133
    @abdiwalibullaa7133 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaw axsan film dhamadka Aya iga hadan film ka macan kiisa dhamadka ayu kujiraaaaaa HOB Hore usoco

  • @dhooleey5312
    @dhooleey5312 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaal rag baa loo galaaa .waxa jira wiil aad u yar ayaa 2006 Noogu yimid maglda an degnay wiilka yar wuxu ahaa rajay aan hooyo lahayn aabihina uu dayacay oo gabdhi uu guursaday ku sii daayey Kadib wiilka yar wuxu iska noqoday darbi jiif xabagta caba wuxu yimid maglda adn degnay wxa argtay hooyaday oo suuqa mglda meherd ku hysta waxy wadiisy inuu wax barsho rabo iyo in kle wuxu yidhi wan barn lahaa hadan haysto hooyo wxy ku tidhi ka wrn hadan hooyo ku noqodo oon wax ku baro wuxu yidhi wan ku farsxany waxb barsho ayey ku dartay wuxu nla joogay saddex sano waxa soo doontay rer koodi way kxeyeyn waxbarshadiisi wuu si watay ilaa heer jamacdeed wuxu na soo raadiyey marku jamcda dhameeyey sanadkan 2021ka si kadisa ayuu noogu yimid mlinka dhamntayo wanu wada farxny markaanu aragnay wiilki yara oo jamiciya oo walipa na soo raadiyey intaaso sano ka dib Abaal rag baa looo galaa wlhi

  • @bisharoabdirahman7625
    @bisharoabdirahman7625 2 ปีที่แล้ว +2

    Another level 💯💥💯💥

  • @mohamedahmedali9493
    @mohamedahmedali9493 2 ปีที่แล้ว +2

    Hamze qalinleh another films

  • @user-hm4cu8jh5k
    @user-hm4cu8jh5k 2 ปีที่แล้ว +2

    Another level film wuu dhafay wllhi

  • @IkhwachanneL
    @IkhwachanneL 2 ปีที่แล้ว +3

    Istey sidiisa ayuu uqalbi jilicsanyay🥺

  • @naimmandeq6402
    @naimmandeq6402 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallh filmku waa top
    Lkn plz music gaan dheer ee dalacan kaa daya

  • @hafsaahmed3934
    @hafsaahmed3934 2 ปีที่แล้ว +2

    Awshhhhh wlhi I like it🥺🥺🥺❤️❤️❤️

  • @abdiahmed9054
    @abdiahmed9054 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi markuu stay buushka ridwaan usoo garaacay ilintii I bilaabatay ayaa filimlka ku dhameestay qof amaal aad u gashay oo kuu guday wanaagsan ❤️❤️❤️❤️

  • @faraxfanto
    @faraxfanto 2 ปีที่แล้ว +3

    wan ku faraxsanahay hob films in ay sonoqoto waa Chenal aan aad ula socday ila iyo bilow keep going

    • @nataashaqurux2849
      @nataashaqurux2849 2 ปีที่แล้ว +1

      Wa channel io kooxda qaar an jeclahy filmkoda🥀❣
      No so padiya filmadi

  • @sweeet_november
    @sweeet_november 2 ปีที่แล้ว +3

    Very nice keep doing ♥️♥️♥️♥️

  • @nasraismaaciil8889
    @nasraismaaciil8889 2 ปีที่แล้ว +2

    Wooow amazing 🤩

  • @asiyayusuf6615
    @asiyayusuf6615 2 ปีที่แล้ว +7

    Waan idiin xiizney wlhi Hope Filims intaad naga maqn3ydeen soo laabta oo.la soo laabta wixii leydinku bartey taageero buuxaan inii nahy🤗🤗🤗😒❤❤🥀

  • @zermahdi8817
    @zermahdi8817 2 ปีที่แล้ว +3

    What nice film🥰

  • @mohamoudmohamoudliiqe8453
    @mohamoudmohamoudliiqe8453 2 ปีที่แล้ว +4

    "Abaal raaga rag baa leh "

  • @shabcaanshaaca573
    @shabcaanshaaca573 2 ปีที่แล้ว +5

    Zxb soo badiya filinkan oo Hala soo daahina

    • @nataashaqurux2849
      @nataashaqurux2849 2 ปีที่แล้ว

      #shabcaanshacni
      Film intaas uun bu aha wa qiso intaas ahayd

  • @maxamadfuube9115
    @maxamadfuube9115 2 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi fidiyowgan waa qiso dhab ah , aadna waa Loga soo shaqeeyey aad ayaa u mahsantihiin dhamaantin bahda hob films.

  • @mustafexasan6988
    @mustafexasan6988 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnchalah best film hob films mahdsanid

  • @dalxamedia5769
    @dalxamedia5769 2 ปีที่แล้ว +7

    #25:20 qaybtaas inantu iyada oo dhegta ku haysa tellka ayuu hadanu soo dhacayaa, filimada aad uga fiirsada markaad edit garaynaysaan

    • @abdallehassan3597
      @abdallehassan3597 2 ปีที่แล้ว +1

      Wll whatsapp call bay ku jirtay

    • @haalaabdihalim3852
      @haalaabdihalim3852 2 ปีที่แล้ว

      Inee manseger ku hadleysay ayaa macqula ama whatsup kadib call ka gudaha wuu so galaa

  • @hodanyussuf6572
    @hodanyussuf6572 2 ปีที่แล้ว +1

    Kan filim lama Oran karo wlhy waaa sweet sweet dhaafag

  • @naz.mustaphe7365
    @naz.mustaphe7365 2 ปีที่แล้ว

    Wooow This is Great and Amazing Film Thankz Guys ♥️👑

  • @apdirisaaqpersio9833
    @apdirisaaqpersio9833 2 ปีที่แล้ว +2

    legend Apdirahmaam istey 🥰

  • @sakimohammed9657
    @sakimohammed9657 2 ปีที่แล้ว +2

    Well-done guys

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 2 ปีที่แล้ว

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya please 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💞💕💞💕💕💞💕💞💕💞💕💞💕

  • @Somaali215
    @Somaali215 2 ปีที่แล้ว +2

    Sxb badeey way ku soo noqdeen midhiyaha maanshaa alaah

  • @ahmedhirad412
    @ahmedhirad412 2 ปีที่แล้ว +7

    Background music fadlan hoos u dhig waxii danbe inshallah 🙏❤
    Mr qalinle

  • @xilajanoloveyoumomzahra1213
    @xilajanoloveyoumomzahra1213 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah

  • @fatxifarhan1674
    @fatxifarhan1674 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow amazing film

  • @wardawarda4387
    @wardawarda4387 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi gus aadbam ugu helay film kan wan rajenaya inad wadi dontan kuwa kale inshaalla I love you so much guys😘😘🤩

  • @sacduushcige4990
    @sacduushcige4990 2 ปีที่แล้ว +8

    Omg miss U guys 🥺💗💗💗💗💗

  • @samihajji6915
    @samihajji6915 2 ปีที่แล้ว +2

    Run ahantii filmkaan waanla ilmeyay wana iqiito galiyay aaad ayan ogahelay qaab jilitankisa directers ka duubista weynaka muuqataa in waqti badan lagaliyay wllo horay usocda waana idinku dhiiri galinaya shaqada wacane ad heysan

  • @nimcoizmail7753
    @nimcoizmail7753 2 ปีที่แล้ว +1

    Wooow beut full film

  • @mahda7479
    @mahda7479 2 ปีที่แล้ว +3

    Come Back Hob Films idin Tabnay Hibaaq shaadh case💯💢

  • @king_mascota7556
    @king_mascota7556 2 ปีที่แล้ว +1

    Somali best video