Abwaan makeyte gabay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 14

  • @warsamefarah6067
    @warsamefarah6067 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah . Alla ha naxariiato abwaanka waxaa uu ka tagay gabay murti badan oo macaan

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 8 หลายเดือนก่อน +1

    Inta dhimatay rabbi naxariis eebe wayne
    Haku gallado inta noolla allaha caafimad iyo cimriga ha barakeeyo

  • @Abdinasirdahir-p4b
    @Abdinasirdahir-p4b 4 หลายเดือนก่อน +1

    alle haunaxariisto abwan qiimo bdan😢😢

  • @xasankayseaadan7433
    @xasankayseaadan7433 4 หลายเดือนก่อน +1

    Alle hawnaxriisto abwaan qiimo badan ayuu ahaaye

  • @mohamedamin9840
    @mohamedamin9840 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay Naxariistiisa Jano haka waraabiyo

  • @abdirashidelmi9693
    @abdirashidelmi9693 ปีที่แล้ว +1

    Allah ya arxamu raximiin abwan makeyte aamin

  • @maxali-cf1cy
    @maxali-cf1cy 4 หลายเดือนก่อน

    Aadan gaboyow ayuu ku magayaa ninkan iyo ina cumar jeesna waxey la jireen caydiid kismaayp oo aadan gabiyey heysto ayay ku soo duuleen

  • @sadiqomar6679
    @sadiqomar6679 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allow u naxariiso adeeradeen 😢

  • @jaamacaxmed8131
    @jaamacaxmed8131 4 หลายเดือนก่อน

    Eebbe haw naxariisto abwaan makeyte

  • @mubashir_mB774
    @mubashir_mB774 ปีที่แล้ว +2

    ILahay haku naxarisTo adeerkayow😢

    • @IdhmeeAbdi
      @IdhmeeAbdi 2 หลายเดือนก่อน

      Waryaa Mubashir ree dhagaxbuur baad tahay😅
      School kii Cumar binu khadaab baan wada dhiganjirrey😊😊

  • @shafiedaahir9296
    @shafiedaahir9296 2 ปีที่แล้ว +4

    Gabaygisii ololreema soogali

  • @ameinahmed2096
    @ameinahmed2096 ปีที่แล้ว +1

    Ala adeerkayo ilahay hku naxarisTo😓

  • @hamzeahmed6411
    @hamzeahmed6411 4 หลายเดือนก่อน

    Abwaan tix culusbuu ahaa