INTAA GUURSAN WAX BARO - Somali Bantu Full Movie 2016

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 98

  • @mudaneaandares4068
    @mudaneaandares4068 5 ปีที่แล้ว +2

    Allow somalia bntu kor uqaad kuul insha allaah

  • @mohamedilyas4393
    @mohamedilyas4393 8 ปีที่แล้ว +5

    +Ayan Nor lahjadaan waa lahjadeyda runtii waaan ku heystaa si fcn ayaan u fahamay filimkana inaba caadi mahan wuu igu socday inta fahmina ha ila soo xiriiraan aniga ayaa hal hal ugu tarjumaayo waad mahadsan tihiin inta isku soo dabariday filimkaan Somali bantu long live

  • @faadumaentrepreneusemarwoe3730
    @faadumaentrepreneusemarwoe3730 8 ปีที่แล้ว +1

    waa run waxbarashada aad ayeey u fiican tahay hooyo waa saxsantahay

    • @withadan2212
      @withadan2212 ปีที่แล้ว

      lol she was right past tense

  • @osmaacilofficial2054
    @osmaacilofficial2054 6 ปีที่แล้ว +1

    run waye inti u gursan wax baro wax barashada ciyaar meheeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee

  • @munaali1701
    @munaali1701 8 ปีที่แล้ว +2

    wwww wa film aad ii fican waa wax dhaf marwalbo somaliyey ka wantoowa arintaani

  • @amiineyaalala1096
    @amiineyaalala1096 8 ปีที่แล้ว +3

    waaaaaaaaw eesh calaa filim iga dheh like wuu istahilaa abaa

  • @umaabdisalam3073
    @umaabdisalam3073 8 ปีที่แล้ว +1

    waxaan ku qosley anoo musqusha kujiro school 🏫 dhahadey Facebook kumashquul sanaa 😀😀😀😀

  • @umuahmed2339
    @umuahmed2339 8 ปีที่แล้ว +6

    Af maay maay👍🏿👍🏿👍🏿

  • @HasanMuse
    @HasanMuse 8 ปีที่แล้ว +6

    masha Allah fifa somali bantuu love this movie

  • @ayanabdi2376
    @ayanabdi2376 8 ปีที่แล้ว +2

    walahi hoyadan waa aqliley.

  • @sabrinanuur8086
    @sabrinanuur8086 8 ปีที่แล้ว +4

    Www Waa Filim Aad Uwanag San Aada Uga Helay👍

  • @muhammedjihad584
    @muhammedjihad584 8 ปีที่แล้ว +5

    I love that furniture the way you got it set up that is very nice salaam alaikum

  • @safiyacali297
    @safiyacali297 6 ปีที่แล้ว +1

    Wllyal pal iiturjuma dee midhba kamaaan fahminee 💔

  • @aishasimanchannel9886
    @aishasimanchannel9886 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah nice film keep going

  • @Kpopdancing9
    @Kpopdancing9 6 ปีที่แล้ว +3

    Soomalida nasabka sheeganeysa waa inay bentu nasabnimada marka hore kabartaan

  • @ayanmohamed8577
    @ayanmohamed8577 8 ปีที่แล้ว +2

    woow aad ayan uga helay ❤❤👌👏👏

  • @ajuurans4606
    @ajuurans4606 8 ปีที่แล้ว +3

    good movie and Mai-mai

  • @nurtoomar4899
    @nurtoomar4899 9 ปีที่แล้ว +3

    mashallah , I like it wooooooooow keep up the good job

  • @isaackgawo1650
    @isaackgawo1650 8 ปีที่แล้ว +2

    it's good

  • @quruxqaayo4449
    @quruxqaayo4449 8 ปีที่แล้ว +2

    waadix waaye waa la fahma

  • @ishafilms9730
    @ishafilms9730 9 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @husseinloveyouemmh.h4022
    @husseinloveyouemmh.h4022 8 ปีที่แล้ว

    heesta ugu horeeso magaceed wll yaal qufka yaqaano ii sheega

  • @fartoonfq3657
    @fartoonfq3657 5 ปีที่แล้ว

    masha alah maamada waa saxsanthy

  • @abdulkadirmohamed3793
    @abdulkadirmohamed3793 8 ปีที่แล้ว +3

    somalida filimadooda mar walba waxbaa ka qaldan qofkii oo salaad tukaday tasbiixsanaayo oo weli saligii dul fadhiya ayay hadana music shidaayaan waa wax aan is qaadan karin

  • @itzkenyanqueen7967
    @itzkenyanqueen7967 8 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allha

  • @amoonaosmaan2174
    @amoonaosmaan2174 6 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh wlh waan qoslahay walu malii siiyaayo miyaa kulahaa sideedii maan ku baxaa ar dhib badanaa ninkii dhan oo wax mehrinaaye xitaa eberkisa ay ku dirtay wlh wan qoslay

  • @abdow4104
    @abdow4104 8 ปีที่แล้ว +3

    masha Allah

  • @asmaloveweriyenimduasmalov2082
    @asmaloveweriyenimduasmalov2082 8 ปีที่แล้ว

    mohamed ilyas Haa mahadsanid wlky qali

  • @umcalimohamud3739
    @umcalimohamud3739 6 ปีที่แล้ว +3

    1-10-2018

  • @yasminhasan6478
    @yasminhasan6478 5 ปีที่แล้ว

    Wow wala fahmi karaa lahjadan

  • @ajuurans4606
    @ajuurans4606 8 ปีที่แล้ว +2

    the mother is smart

  • @susucadey9305
    @susucadey9305 9 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah

  • @deeqshire7970
    @deeqshire7970 8 ปีที่แล้ว +2

    nin jacelhayo waxa mabarnoy kulaha caadi maha kk

  • @ayanabdi2376
    @ayanabdi2376 8 ปีที่แล้ว

    💞💞💞💞💞💞💕💕maashaallah

  • @ahmedhassanabdikariim7988
    @ahmedhassanabdikariim7988 8 ปีที่แล้ว +2

    film iga dheh

  • @dallashark7830
    @dallashark7830 7 ปีที่แล้ว

    I am somali Norwegian so I hope this movie

    • @kinggeli112
      @kinggeli112 7 ปีที่แล้ว

      we in norway too LOL... i'm waiting for the first pioneer Somali to set up shop in Nunavut!

  • @أجلسحديقة
    @أجلسحديقة 6 ปีที่แล้ว +1

    Hees ujeda ahayen sida fahmay awal waa layaabi jiri xaliimo inhaleeto xarifo iinka welo hamin mahudurayo maalin maherkeloyo inwax lagabadalo wixii hore nidamka laga arka aqalka foodisa hasoden adigo naag salamesid aba qaawan hadal wax dhiso dadka caqligi wanagsana itaal karon caqli la aan cilmi lama baran karo labadii lakala saari waayo caqligaa lagu kala saaraa wax barasho madhamato aqontana hadi wax qorto ood aqriso inta kale aaqiradaa udaa ciri ilah maba abuurin balse wax barasho yaranta hadii wadankaaga jogtid ciriiri maleh wiilkaa waa isla dhigan jirtaa balse sidii lagukoriyay hada firiso maxamili kartit wadankin ayaa idinron hadi kale sidii obaamaa loo xadi loona dhaarin soomali majeclo inlaxado ciyalkod niikadii lagu xadayna waa kadagalanay oo suuqa lagu beecinaya wax barasho waa siyaasad wadankaagana siyaasadii waa kadhimatay shirkada tooganayo aba danbiyo qalinka kadhigay diiday buug wadaniya

  • @mohamedilyas4393
    @mohamedilyas4393 8 ปีที่แล้ว +1

    Again filimkaan wuxuu ka hadlayaa muhiimadu wax barashada ku fadhiso mar hadii laguursado in wax barashada meesha ku lumeyso oo mashquul aduunyo soo dhex galayso maamada filimka ku jirto sidaas ayay ula jeedaa marka wax barshadu waa muhiim ee guurkana waa calaf kuma xerna cimri iyo intoonaba

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 8 ปีที่แล้ว +6

    the mother is right because she needs her son to obtain education before marriage or otherwise he will be xamaali if he doesn't educate himself.

  • @libanandroid808
    @libanandroid808 8 ปีที่แล้ว +1

    wara af English miyaa ar yaa englisku wuu fudud yhy kwranhee somali cml lee waaye wax adag umaleen jiray lkn hada waanba barana

  • @NicoSloaNer
    @NicoSloaNer 7 ปีที่แล้ว

    hahahh wallah you busy are funny but I love it hahhh

  • @faaraxcabdi8730
    @faaraxcabdi8730 8 ปีที่แล้ว

    wa film qatar ah

  • @waaisagii2928
    @waaisagii2928 8 ปีที่แล้ว +5

    I need Google translate 😂😂😂😂😂😂

    • @hamoganm322
      @hamoganm322 7 ปีที่แล้ว +1

      abiza why do u need google translate.?

  • @ismahanosman615
    @ismahanosman615 8 ปีที่แล้ว

    nice filim

  • @nastehoabdullahiahmedey4756
    @nastehoabdullahiahmedey4756 5 ปีที่แล้ว

    😘😘😘😘

  • @saidabdi7796
    @saidabdi7796 8 ปีที่แล้ว

    loooool nice move.......

  • @djjarereoffical3237
    @djjarereoffical3237 4 ปีที่แล้ว

    Inta somali bantuu jecel subscribe iisara

  • @igalanjeebane391
    @igalanjeebane391 8 ปีที่แล้ว +3

    afsomali la fahmi karayba ku hadlayaane see cml caadi maaha riwaayad qatar ah wwww

  • @susucadey9305
    @susucadey9305 7 ปีที่แล้ว +1

    Hooyada waa runted wax barashda waa muhem way jacelna hada los ku deyo wa wax ba halawayo wax barsha waa muhem

  • @fadumojama9239
    @fadumojama9239 8 ปีที่แล้ว

    wlhy waxan ka fahanmay ma jiirto

  • @yusufhassanhadji1020
    @yusufhassanhadji1020 8 ปีที่แล้ว +2

    afsomali fican waye quf walbo wa fahmaa

  • @alimaalim361
    @alimaalim361 8 ปีที่แล้ว

    wow

  • @shahinsimba4178
    @shahinsimba4178 8 ปีที่แล้ว +3

    mamada wilka abahisa ma arki karto waxabo uu maleyey familka iney yihin famil run ah

  • @zayaracwt1293
    @zayaracwt1293 8 ปีที่แล้ว

    shan Bari kabacdi wax an ahayn ma anaaba fahmay e ta wax igu dhaama

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 8 ปีที่แล้ว +2

    kan maymay adag må aha. waa kan afgooye iyo xamar BAA laga hadlaa

  • @ayanabdi2376
    @ayanabdi2376 8 ปีที่แล้ว

    Facebookga ladareer kkkk

  • @najmocadey3996
    @najmocadey3996 8 ปีที่แล้ว +2

    hhhhhh

  • @ilwadquruxilwadqurux8924
    @ilwadquruxilwadqurux8924 8 ปีที่แล้ว

    kkk hhhhh wlhi waxba kama fahMin

  • @Hooda36
    @Hooda36 8 ปีที่แล้ว

    ma afqoti baa waan fahmi waaye😕

  • @asmaloveweriyenimduasmalov2082
    @asmaloveweriyenimduasmalov2082 8 ปีที่แล้ว

    kkkk wle xabad ka ma fahmin yaab kkkkkk

  • @amoonaosmaan2174
    @amoonaosmaan2174 6 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh dadka aan dahmen sakiin laqa waa lahjada somalida dhab ah sfcn ayaa u fahmayaa wana ku hadli karaa kala goosta

  • @ishawqshuceb1717
    @ishawqshuceb1717 7 ปีที่แล้ว

    sida ü qosalaye wa dalaya

  • @asmaloveweriyenimduasmalov2082
    @asmaloveweriyenimduasmalov2082 8 ปีที่แล้ว

    kkkk xabad ka ma fahmin yaab kkkkkk

    • @mohamedilyas4393
      @mohamedilyas4393 8 ปีที่แล้ว

      +asma love weriyenimdu asma love weriyenimdu aniga ayaa kuu fahmay ee waa lahjadeyda wuxuuna ka hadlayaa in wax barashada wax walbo laga hormariyo waayo wax barashada waa iftiin oo jid dheer loo maraayo oo aan fududeyn

  • @sahraxasan3959
    @sahraxasan3959 8 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkkk

  • @ayaaniitaahmed6393
    @ayaaniitaahmed6393 8 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @mariaaden2719
    @mariaaden2719 7 ปีที่แล้ว

    Hal xabo maba ka fahmin

  • @sahraxasan3959
    @sahraxasan3959 8 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkk

  • @hodandualekahiye9918
    @hodandualekahiye9918 8 ปีที่แล้ว

    hhhhhhhhhhh yaab badan

  • @hamdiahmedabdirahman1574
    @hamdiahmedabdirahman1574 8 ปีที่แล้ว

    hhhhhhhhhhhhhh kkkkkkkkk

  • @deeqshire7970
    @deeqshire7970 8 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkklllkkkkk

  • @juwariyaabdiqadir8701
    @juwariyaabdiqadir8701 8 ปีที่แล้ว

    Afsomalikod malafahmayo. Eee wax lafahmayo gu hadla 😒😒😒

    • @mohamedilyas4393
      @mohamedilyas4393 8 ปีที่แล้ว +1

      +juwariya abdiqadir waa lahjadeyda ma kuu fasiraa filimka dhan aniga ayaa kuu fahmay wuxuu ku saabsan yahay oo idil

    • @hamoganm322
      @hamoganm322 7 ปีที่แล้ว

      jawariya somaligaaga sax marka hore kadibna kuwa dadka kale usoo jeeso( afsomalikod } ma sax baa mise qalad wa qalad

    • @hima123ali
      @hima123ali 7 ปีที่แล้ว

      juwariya abdiqadir why should they have you heard of freedom yes here is not Somali so my people can speak their language they don't have to speak your Somali 😏😏😏

    • @fartunibrahim4883
      @fartunibrahim4883 4 ปีที่แล้ว

      @@hima123ali that is right

  • @munaali1701
    @munaali1701 8 ปีที่แล้ว +4

    wwww wa film aad ii fican waa wax dhaf marwalbo somaliyey ka wantoowa arintaani

  • @ahmedhassanabdikariim7988
    @ahmedhassanabdikariim7988 8 ปีที่แล้ว +3

    film iga dheh