DFS Haddii ay Ilyaas Gaboose aqoonsanto maxay ka dhigan tahay, 2 qodob oo MW Xassan ku lumin karro

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 45

  • @HamzeshukriMahad
    @HamzeshukriMahad ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Dhamaantood masuuliyiinta DF iyo DXDF waa dameer labadiisa dhagood waana munaafiqiinta qarniga midkoodna ma aanaan dooran annaga hadaan nahay shacabka soomalliyeed

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Guul ahmed madoobe

    • @omarali4265
      @omarali4265 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😢ar Somali jaahileen waaye, fawdho badanaa cawaan sanaa

  • @kornalycaano
    @kornalycaano ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wali kale xasan shiikh Mxmud siyaasada soomaliyed waku fashilmay

  • @Atoosh55
    @Atoosh55 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Madaxweynaha xaqa waaa ilyaas badal gaboose guul ayaan kuu rajeenaa insha allah qof iyo cod

  • @qararabostd5427
    @qararabostd5427 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Xasan iyo xamse.. waxay shalay tabcadeen bay buy guranayaa.. sida caadiga

  • @bashiirmaxmed1697
    @bashiirmaxmed1697 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Munafaqiinta waw ahatay marhaday gaboose doorten

  • @Nuurcabdii
    @Nuurcabdii 35 นาทีที่ผ่านมา

    🥺🥺 😔 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @yousufonlaye409
    @yousufonlaye409 35 นาทีที่ผ่านมา

    Asc Somaliweyn.
    Sharci hadun jiirin wax jiir Qabyalad,
    Musuq iyo Gunnimo
    Dowladnimo
    Xal Qaaro.

  • @MaxameddeeqMuxumadqaybdi-jx1op
    @MaxameddeeqMuxumadqaybdi-jx1op ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gaylan medi Alle caqliga haku barakeeyo Amiin ♥️

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    khiyaanadi ugu xumayd oo soomaali soomarta abid intay jirtay waxay kadhacaday ssc khaatumo oo xasan kusameyay

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma,aha ilyàs cabdi gaboose

  • @mmaxamed7154
    @mmaxamed7154 28 นาทีที่ผ่านมา

    Ciddii gacanta ku dhigta Gobolka Gedo ayaa guulaysanaysa JL

  • @abdullashire9236
    @abdullashire9236 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ma istaahilo in saxafada laga sheego waayo madaxnimada waxay ku timaadaa doorasho shacab ama baarlamaad marka adeer naga daaya warkaas haddii ay daqladu aqoonsato gaboose sharafteeda ayaa oku dhimanaysa

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Puntland should never support Ahmed Modobe or anyone else!
    It may even be good idea to support the change for the sake of the people and help bring Gedo and its people onboard

  • @Alexandrabuull11
    @Alexandrabuull11 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Visca kismaya visca jubaland from mogadisho 😂🧐💪

  • @abdishakurismail5974
    @abdishakurismail5974 31 นาทีที่ผ่านมา

    LAFTA GAREEN WADADA KALIYEE U FURAN WAA INU QABSADAA DOORASHO WAQTIGEEDII LAGASO HORMARIYEY UGU YARAAN LIX BILOD KADIB ISNA ISKU CAANA SHUBAA MA AXMED MADOWE KA LIITAA.

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Kismaanyo Siyidka Ahmed Ba Leh❤

    • @omarali4265
      @omarali4265 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Biyaa 😢meeshiisa ugu yimid

    • @Hannah_fatima
      @Hannah_fatima ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      @ Sida loo dabaasho Wugaran

  • @diniodawaa1705
    @diniodawaa1705 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadalkaaga waa hadal dhinac ka raran oo delqaaf badan ka buuxaan

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc
    Aan kusaxee waa Ilyaas badal Gaboose

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    sayd axmed madoobe haguuleysto ilaahay idanki

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    wallay xasan qof iyo cod wuu is kuqarinayaye ee dagaal daarood kugaaday oo adeer qof iyo cod soo tuu puntland udiiday ee hurdada kakaca daaroodow dulmiga lama daboole

  • @tahliilj
    @tahliilj 28 นาทีที่ผ่านมา

    Isku dirka umada iskadhaaf wariye matihide

  • @Ahmed-n2d8q
    @Ahmed-n2d8q 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    👍

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kismasyo Cuna qabateen cir iyo dhul ha issu diyaariyan

  • @mohamedbillow8828
    @mohamedbillow8828 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxan huba madaxweynaha kismayo ugadamben wa ahmed madobe 😂😂😂

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 58 นาทีที่ผ่านมา

    No ilyaas viva axmed madobe jubaland sayid axmed madobe baan ku ognahey
    Ilaa 2030 😂

  • @mohaa593
    @mohaa593 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gedo ciidamada ay kaqaadeen miyey rabeen iney kusoo celiyaan

  • @mohamuslim6229
    @mohamuslim6229 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😮

  • @KhalidIsmail-yq1om
    @KhalidIsmail-yq1om 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kolay dadkaan somali Dan kuma qabto kii raayaaaa reerka u hari

  • @yaxyemuxamedyaxyemuxamed8749
    @yaxyemuxamedyaxyemuxamed8749 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hogaamiye kooxeedyada 2025 lama aqbali karo ee dowladu xal adag haka gaarto arinkaas

  • @muhudiinhasanofficial3835
    @muhudiinhasanofficial3835 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    1waa aniga

  • @Huruuse-o5c
    @Huruuse-o5c ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Oo weli ma "qaswadayaashii JAAJUUSNIMADA ku darsaday" baa weli qoorta iskula jira?! Ma dhamaato!
    Maalaayacnigaas haddaan ka gudbo, waxa aan dhegaystay barnaamij ka baxay BBC 1998 (bandhiga Axadda). Barnaamijka ama doodda cinwaankeedu waxa uu ahaa, "Soomaaliya faragelin xad dhaaf ah oo "shisheeye" ma ku jirtaa?"
    Afar nin baa marti ku ahaa (Oogle, oo ahaa kuxigeenka duqa Nairobi; Congo, oo ahaa lataliyaha siyaasadda xoghayaha jaamacadda carabta; Cabdi-majiid, oo wasiir ka ahaa Itoobiya & Geelle, oo ahaa maamulaha xafiiska madaxtooyada Jabuuti, hadana ah madaxweynaha Jabuuti.
    Nimankaas kor ku xusan, ninka kaliya ee xaqiiqada ka waramay kana damqanayey faragalinta shisheeye ee lagu hayo Soomaaliya, waxa uu ahaa "Oogle". Ninka ugu axmaqsanaana waxa uu ahaa "Geelaha Jabuuti"! Wax badan baa iiga baxay barnaamijkaas uu daadihinayeye Hereri; waxaa iiga baxay shakhsiyadda & cadaawadda Geellaha Jabuuti. Waana ninka uu maanta madaxweyne Xasan-sheekh ka shidaal qaato.
    Haddaan mawduuca ku soo noqdo, Xasan meesha uu u socdo ee uu ka shidaal qaato caaqilna waa ogyahay caamana loo sheegi maayo! Kacaanka buluugga ah

  • @khaliil_Bako
    @khaliil_Bako 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Axmed unbaa kuleh waligedba hawalato😅

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    xasan puntland qof iyo cod wuu udiiday jubaland doorasho dadban wuu udiidanyahay tas waxay tusin in xasan daarood dagaal cad kulajira oo xata koonfur galbed dhulku kaqaadan raba

  • @cabdikhaliif4253
    @cabdikhaliif4253 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hala rido cajuiska wejiyada badan

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walaal mahadsanid ilaahay ha ku barakeeyo aamiin

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ssc khaatumo waad ujeedan sida xasan jubaland ukala jebiyay oo fowdo uga dhigtay oo puntlana uburburin rabatay ee xamar katashada intay gor gortahay

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    guul Axmed Maxamed islaam

    • @omarali4265
      @omarali4265 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Qabiil yuusan ku qaadin 😢