ความคิดเห็น •

  • @malaak10le
    @malaak10le 4 ปีที่แล้ว +6

    الحمدلله على نعمة الإسلام🥰شكرا أستاذ عمر

  • @zakariyeabdirahmanosman368
    @zakariyeabdirahmanosman368 4 ปีที่แล้ว +114

    Nabiga igula Sali walaaaal scw

    • @yasinfarhan8894
      @yasinfarhan8894 4 ปีที่แล้ว

      Scw Scw Scw 🙏🙏❤️❤️❤️❤️

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 4 ปีที่แล้ว +1

      Zakariye Abdirahman Osman
      Scw ❤️❤️

  • @nagwamohamed1288
    @nagwamohamed1288 4 ปีที่แล้ว +16

    Masha allah waa arin muhiim ah waayo dadkeenu ma oga dhibka ayqabaan dadkaasi. Waxaan iswaydiiyaa ma dadkaasaa idin dhaha waanu idin caawinaynaa🤔.Alhamdulilah. thank you wll.

  • @hamseabdi2184
    @hamseabdi2184 4 ปีที่แล้ว +3

    MASHAALLAH wallahi aad iyo aad buu ii cajabiyay BARNAMIJKAN ....mahadsanid CUMAR INSHAAR.

  • @baysanigaming4538
    @baysanigaming4538 4 ปีที่แล้ว +11

    Mashallah walaha Waa Runtaa Anigu waxaan ku Noolahay Somalia.. Waligay ba waxaan Aaminsanaa Inaysan halkaas Nolol wanaagsan Oolin Xitaa Waxaan iska Diiday Fursado Ay isoo Bandhigeen kuwa jooga iyo Kuwo Haajiri rabay.. Waxaan Go'aankaas uga qaatay Waa Waxa aan ka bartay xaalada wadamadaas ka Jira oo inta Badana aad ku arkaysid Aflaamtooda.. 😥
    Waaa Dad Qaneecaddi Ka Luntay oo Isku buuqsan ayagoo dhan. Ilaahay Wadada Hanuunka haku soo Rido Ayagoo dhan inshallah.

  • @mohamedmohamoud2210
    @mohamedmohamoud2210 4 ปีที่แล้ว +81

    Runtii waa muqaal loo baahnaa inay ogaadaan dhalinyarada kunool Somalia ee maalin walba ku nafwayay saxaha liibiya .wllkay Omar runtii noloshyda Baal dahabiyaa ayaad kaga jirtaa.runtii waa mid lagugu xasusan doono waanoyinkaa aad kga tagayso walahaa.alle hakaa abaal mariyo wll

  • @abdisaadiqxassanxassan7684
    @abdisaadiqxassanxassan7684 4 ปีที่แล้ว +8

    ماشاء الله أردت ان نهبك أخي عمر موضوعا لطالما تمنيت الحديث عنه وهذا الموضوع (القبلية)هو الطاعون المستشري في أمتنا الصومالية بشكل غير عادي فماهي《الأسباب والحلو》وكيف تحررت الأمم من ظلماته.

  • @ismailsmile9496
    @ismailsmile9496 4 ปีที่แล้ว +4

    Maanshalah tabarakalaH mahadsanid wll😍

  • @ridwaancabdicali2859
    @ridwaancabdicali2859 4 ปีที่แล้ว +7

    Waa maalintii iigu horayzay ee aan ugu
    Horeeyay daawasho
    Ahaan barnaamijyadan
    Nooso badi omer inzhaar
    Waa muhiim wll
    Waanad ku mahadzan
    Thy 100% omer inzhar

  • @xassancabdisamad7830
    @xassancabdisamad7830 4 ปีที่แล้ว +19

    walahi waad inecbaysisay dibada waan jeclaaye nooso badi muuqalkan aadka uquruxda nadan ee kusaabsan dadka dibada iyo noloshodu saytahay

  • @AbdallahSomali
    @AbdallahSomali 4 ปีที่แล้ว +55

    Masha Allah no views to get 100 likes power of ogaansho

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 4 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiq weeye wll Alle cilmiga hakuu barakeyo Ustaad cumar inshaar

  • @Memahaco
    @Memahaco 4 ปีที่แล้ว

    Waa run cumaroow, inta caruur ka fikiraysaa way yartahay. Waxay ka fikiraan kirada, cashuurta iyo holiday siday ay ugu bixi lahaayeen. Midkalena way jirtaayoo caruurta loo nacay Europe ilmo aad dhashay oo kaa adag oo aadan la hadli karin oo aad baryayso. Taasna waa sababaha inta badan dad badan ayna dan uga galin inay guursadaan caruurana yeeshaan.
    Khayr allah haku siiyo. Barnaamij fiican ayaad soo diyarisay.

  • @shakarosman6702
    @shakarosman6702 4 ปีที่แล้ว +19

    Allow dalka iyo dadkeenaba noo barakee oo noo daa, aaaaaaamiin

  • @salahnuur8998
    @salahnuur8998 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks our dear motivitional speaker

  • @abdirahmanhajimuhumed2562
    @abdirahmanhajimuhumed2562 4 ปีที่แล้ว +18

    Reer galbeedku say umadah kale taariikhdooda iyo baabintooda ugu hawlan yihiin ayagana ilahay ha ka jaro waxay dhibka umada muslimka ah ku hayaan

  • @khadarribery7546
    @khadarribery7546 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wllhi wax aad u xaqiiqa ayaad soo gudbisay wll jazakallaha weliba sida fiican ee aad usoo jeedisay allah keep you

  • @whitestarman8393
    @whitestarman8393 4 ปีที่แล้ว +42

    Wcs
    Msha allaH Cumarow Horay Usoco

  • @aydarusflip
    @aydarusflip 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks bro Xogta aad soo diyaariso waa xog muhiim ah 🙏🙏👈

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 4 ปีที่แล้ว +1

    Walal xaqiiq ayaa ka sheegtay America iyo Yurubta nolasha la jirto aniga soo degay Ohio Minnesota Virginia seattle Washington cml wax barasho iyo shaqo weytala lkn farxad ma taalo Allah wadankeyna nabad hanooga dhiigo adigana kheeir Allah hakaa siiyo.thanks

  • @salmaanmohamed8599
    @salmaanmohamed8599 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll ilaah haku barakeeyo

  • @mohamudjimale7848
    @mohamudjimale7848 4 ปีที่แล้ว

    Mowduucaan aad baa ugu faaiday
    Shukran omar walal sare

  • @baselinecafe1954
    @baselinecafe1954 4 ปีที่แล้ว +18

    Ilaah ayaa mhdsan saaa usugaaye waadaalay wlhi like plz

  • @a.samedhaddi7114
    @a.samedhaddi7114 4 ปีที่แล้ว +9

    جزاك الله خير اخي

  • @abshirmukhtaar4680
    @abshirmukhtaar4680 4 ปีที่แล้ว +4

    جزاك الله خير 🙏

  • @mahadmohamed4648
    @mahadmohamed4648 4 ปีที่แล้ว

    waa barnaamij si khaasa aan usugayey mahadsanid wallaalka nafta OMAR INSHAR

  • @kambaniniil1400
    @kambaniniil1400 4 ปีที่แล้ว +3

    قال تعالي ومن اعرض عن ذكري فان له معيشة ضنكا ونحشره يوم القيامة الاعمي

  • @maxameddeeq3245
    @maxameddeeq3245 4 ปีที่แล้ว

    Wcs wllkey
    Mahadsanid sida fcn ee aad barnaamijkan noogu soo jeedisey waad ku mahadsan tahay mar koowaad mar labaad iyo mar sddexaadba

  • @weareone1837
    @weareone1837 4 ปีที่แล้ว

    Masha ustaad cumar shukran wll

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 ปีที่แล้ว +8

    Waa alaykuma salan walal omar in shar

  • @newgoal1799
    @newgoal1799 4 ปีที่แล้ว +11

    cumar inshar wll waxan ka codsana inad ka soo hadasho habka ugu fudud ee waxbarashadada ugu guuleysan kartaa please

  • @daahirahmed8424
    @daahirahmed8424 4 ปีที่แล้ว

    masha allah wll cumar wax walbo booskoda ayaa dhigtay wana aragnay xaladas aniga marqaati ah hal qalad ah kuma jiran waxa aad sheegtay ilaahey haku daayo

  • @fartunahmad7054
    @fartunahmad7054 4 ปีที่แล้ว +1

    Shukran walal juhdi badan ku bixisay si aad noogu faaideso

  • @alilucky6874
    @alilucky6874 4 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid🖐

  • @mubariksamofficial8495
    @mubariksamofficial8495 4 ปีที่แล้ว +8

    Walalkay omar inshaar alle aqoontada hakuu siyaadiyo

  • @aadanaadan9109
    @aadanaadan9109 4 ปีที่แล้ว +11

    Wllhi Bllhi waa jaxiimo iyo saciiro oo iskujiro anaa jooga oo waxkabarta , waxaana kasoo laabanaa Feb 2020 insha'Allah

  • @shuaibahmed8467
    @shuaibahmed8467 4 ปีที่แล้ว +5

    الله وش ذا الابداع 🤩

  • @kaysesiciid7633
    @kaysesiciid7633 4 ปีที่แล้ว

    mansha allah wll waad mahadsantahay noosoo badi barnaamijyada waan ka helaa runtii

  • @caliciise4891
    @caliciise4891 4 ปีที่แล้ว +16

    Asc maclin cumar runtii mowduucan aada u jecladi waana kaaga mahad celina aalah waxan kuu weydina maskax fircon mahadsanid 😇

  • @umuosama2956
    @umuosama2956 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah waa barnamij aad uqiimo badan islaanimada qiima badanaa oo macaanaa الحمدلله علي نعمة الإسلام

  • @hunterofficialchannel3183
    @hunterofficialchannel3183 4 ปีที่แล้ว +5

    Alx llh Allah Muslin Naga dhigay dhaamaan dabiyadn waa kuwa Diintiina nga reebtay oo meel adag ka istaagtay waa xikmada Allah nooga reebay) قال تعالي ولا تلقو بايديكم الي التهلكة)

  • @sadekagey56
    @sadekagey56 4 ปีที่แล้ว +4

    اول مشاهد شكرا استدنا عمر انشار

    • @tyank3705
      @tyank3705 4 ปีที่แล้ว

      يلعن شكلك 🤣 ماهده اللغه 🤣😂😂😅

  • @maxameddeeq584
    @maxameddeeq584 4 ปีที่แล้ว +5

    حمدا لله تعالى ☺

  • @abdi_naazir
    @abdi_naazir 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ustaad🙏

  • @abshirgoodluck8582
    @abshirgoodluck8582 4 ปีที่แล้ว +4

    Wcs USTAAD OMAR INSHAAR
    JAZAKALAAH

  • @brody6576
    @brody6576 4 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi Wllo Channel Kaga aad baan ula socdaa aadneh wan u xiiseyaaa waxana ahay will 16 jir ah Kuna nool Sweden. Allow Sharka Galada Ka nabat galney. “Allahu Ma Amiin” 🤲🏽🤲🏽 😭😭😭 KEEP GOING OGAANSHO:) ❤️❤️❤️

  • @japharyackub2631
    @japharyackub2631 4 ปีที่แล้ว

    Wllihi cumar inshar ku taageersanahay wll horey u soco

  • @ramlaruun2553
    @ramlaruun2553 4 ปีที่แล้ว +7

    Aad iyo aad ayaad u mahadsan thy walal cumar inshaar

  • @kaynaanashraf9912
    @kaynaanashraf9912 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllka mowduucan wu isaameeyay wlhi
    Jazzakallah

  • @abuukarcarab6824
    @abuukarcarab6824 4 ปีที่แล้ว +9

    Maasha allah macalin omar ilaahey haku xafido

  • @naagweyn5078
    @naagweyn5078 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll waa waano aad u qeyma badan,allaha garansiyo somaali wadankoda wanaagisa.

  • @abdinasirsuxufi4821
    @abdinasirsuxufi4821 4 ปีที่แล้ว

    asc mashallh mahadsanid zxb cumar

  • @thegreat1114
    @thegreat1114 4 ปีที่แล้ว +4

    Alxmd ilahaayo daabar goy kudigood🙏🙏

  • @cumarcaaqil9
    @cumarcaaqil9 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal Omar Inshar.

  • @maxamedaadan181
    @maxamedaadan181 4 ปีที่แล้ว +9

    m.a waa wax aan ku fikireyney wallhi waa run

  • @c.qaadirbaoffical8861
    @c.qaadirbaoffical8861 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah my the best teacher

  • @maxamedkaraama6065
    @maxamedkaraama6065 4 ปีที่แล้ว +3

    Waaa mhdsnthy sxp mowduuc in badan dhagena u rooon

  • @istahilabdihassan2923
    @istahilabdihassan2923 4 ปีที่แล้ว +1

    Hadal macaani iyo hadal xigmad le Masha alh cumar vidiyow aad soo galisho aan dawan ma jiro jir wlll

  • @abdaladiifnaaji4384
    @abdaladiifnaaji4384 4 ปีที่แล้ว

    Aad baad ugu mahadsantahay si aad u dhiiragaliso dhalinyarada soomaaliyeed

  • @mustaphedeeqsi7673
    @mustaphedeeqsi7673 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wllo

  • @ruqiyojacfar9445
    @ruqiyojacfar9445 4 ปีที่แล้ว +4

    Jzklah kher habo guuuuulayso insha allah kher

  • @ibrahimmohammedaligedi3786
    @ibrahimmohammedaligedi3786 4 ปีที่แล้ว

    Waa Mawduuc aad muhiim u ah.
    Mahadsanid Walal Omar

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 4 ปีที่แล้ว +13

    Ustaad omer inshar
    Wllo
    Waxbadan anka korodhsanay❤

  • @IFSANREELS
    @IFSANREELS 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah bahda ogaansho sheekooyinkiina aad ayay isoo jiitaan 100%

  • @cabdiraxmaanabdira8845
    @cabdiraxmaanabdira8845 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah cumar inshar

  • @drawinglevel8736
    @drawinglevel8736 4 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wll runtaa kahadashay

  • @abdikarimx8787
    @abdikarimx8787 4 ปีที่แล้ว

    Waa Run waa Run,,waxaan deganahay wadanka jarmalka, Dadka jarmalku intooda badan waa dad wacalo ah.

  • @Moumin.corner
    @Moumin.corner 4 ปีที่แล้ว

    Waa shay loobahanyahay inan ogano nolasha kajirta mugdiga yurub iyo america

  • @fahadmohamed346
    @fahadmohamed346 4 ปีที่แล้ว

    inshaa alaah waxbarasho heerka jaamacadeed waxaan u aadi rabaa wadan islaam ah
    •malaysia

  • @mohamedawil4323
    @mohamedawil4323 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah sxb waad mahadsantay sidaad noola wadaagto barnaamijyada tayada leh❤

  • @pharthuzdiamond8870
    @pharthuzdiamond8870 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakalaahul khyr ustaad Omar Inshar wxn rajayn inay dad badan oo dalka nacay arintan ku tusaale qaadan doonaan inshalh
    Mhdsnid mr kle wllo 🙏🙏

  • @khuuriyeofficial5942
    @khuuriyeofficial5942 4 ปีที่แล้ว +4

    wlo Waxaad tahay walal nala Jecel wax kastoo wanagsan Ee alleh Sharfo.🙏🙏🙏❤

  • @AbdulkadirAdan-f9i
    @AbdulkadirAdan-f9i 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah mahadsanid ustaadiii

  • @abdi622
    @abdi622 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllky cumar aad baan kuu taageersanahay hore usoCo 👍

  • @youngsharub5038
    @youngsharub5038 4 ปีที่แล้ว +5

    Keep go br funs ogasho like ku
    Ku qabta

  • @saidmohamed4529
    @saidmohamed4529 4 ปีที่แล้ว +1

    Xalka aduunka aya sidas ah pravo calayk omer inshar👏

  • @zakisuldaan9975
    @zakisuldaan9975 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin omar 👍👌

  • @moali6795
    @moali6795 4 ปีที่แล้ว

    Mshalh zxb nolashayda wax badan ayad ka badashay omar inshar alle ii sakhiray
    Amiin ya rabi

  • @abdifatahmohamed4401
    @abdifatahmohamed4401 4 ปีที่แล้ว +1

    mncha Allah waa barnaamij aan ubaahnay bro

  • @mohamedabdirahmanmohamed8095
    @mohamedabdirahmanmohamed8095 4 ปีที่แล้ว +3

    Keep going omar inshaar my freind👑👑👑

  • @hasankaafiofficial1580
    @hasankaafiofficial1580 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah ilaah hagubarageeyo

  • @iamubeid07
    @iamubeid07 4 ปีที่แล้ว +3

    Keep going wll

  • @dulqaadtv9645
    @dulqaadtv9645 4 ปีที่แล้ว +1

    Wax walbey ahaataba reer galbeed waa meesha aduunka ugu fiican waqti xaadirkaan. 80 jirkooda waa ordaayaa wax ka wal walaysid majirto. Nabad. Dhaqaatir. Cuno. Wax barasho. Wadan qorxan. Xaqa oo siman eex laaan✌

    • @MohamedAli-ke4mg
      @MohamedAli-ke4mg 4 ปีที่แล้ว +1

      lkn mesha fican ayaa natustay midaas neh war baahinta ayaa ka'aragnaa

    • @dulqaadtv9645
      @dulqaadtv9645 4 ปีที่แล้ว

      @@MohamedAli-ke4mg liibiya soo mar ku oran maayo . Diyaarad ku imow Europa kadib adaa arkaysid waxa kajira Europa. galada meesha ku xunyihin weey shegan. Ilmo dhalida inay ku yar thay waay ogyhin lkn dhib wayn maha qofki rabo 10ban hadhalo kii kala hale hadhalo

  • @jtc7961
    @jtc7961 4 ปีที่แล้ว +1

    Maansha'allah Ogaansho shaqo wacan baad u heysa umada allaha kula garab galo

  • @abdiali9411
    @abdiali9411 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wll chanalkan ogaansho wx badan bn ka bartay wlhy muuqlo qiimo badan leh ba nala wadagta 🙏🏻🙏🏻👏👏👍🏽👍🏽👍🏽

  • @rikardostalin5708
    @rikardostalin5708 4 ปีที่แล้ว +6

    Waa sax aniga mareykanka kunool ilaa 4 sano marka wadankena wax ka fcn majirto allha nbd nooga dhigo somalida waxay noqdeen dadka 5aad ee qaba ugu badan oo qaba cdrka HIV ga oo kunool marykanka

  • @maqaderite1584
    @maqaderite1584 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc walaal cumar waxaan mar walba ku hamiya inan noqdo ingneer machanic ah taas oo aan hamiyo badan ka leeyhy
    Walaalo alla ha ku xafidee meelaha ugu wanagsan ee lga barto iyo waxyabaha gala (maaadooyinka) iyo hadan barto resultida aan heli doonno
    Mahadasanid walaal cumar

  • @hoobaanhawd
    @hoobaanhawd 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah aadbaad u mahadsantay wll xaqiiqada ayaad mar walba nooso gudbisa

  • @Kolbaheer
    @Kolbaheer 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks teacher

  • @faysalabdi4445
    @faysalabdi4445 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ogansho walagu wayaye jadwalkagi hore miyad badashay

  • @sheekhalrahman9332
    @sheekhalrahman9332 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks cumar inshaar

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 4 ปีที่แล้ว +8

    *qofkii Alle ku xernaado waxba kama halaabaayaan , Imisa joogto oo xaafidul quraan ah*

  • @Hasaam930
    @Hasaam930 4 ปีที่แล้ว

    Waa galada Oodhan wyna sxb alle ayaa naga dhigay islam mansha allah

  • @zakidfarah5752
    @zakidfarah5752 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sxb qaalia

  • @cudoonqali4665
    @cudoonqali4665 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid omar💜💜

  • @WanleweynFilms
    @WanleweynFilms 4 ปีที่แล้ว

    Best somali channel no 1

  • @alcadala3254
    @alcadala3254 4 ปีที่แล้ว +6

    Cumar qofka 2 e kaliya e an sub iyo lik siyo mrkasta hore u soco ustad.

  • @badrudinofficial1826
    @badrudinofficial1826 4 ปีที่แล้ว

    Asc ustd cumar daawadihii ugu horeyay waan kusugeynay ustad cumar nooloow

  • @mohamedabdukadirhassan404
    @mohamedabdukadirhassan404 4 ปีที่แล้ว +11

    Mansha Allah

    • @kaafimedia853
      @kaafimedia853 4 ปีที่แล้ว

      ✅✅✔✔❎❎❌❌❓❔❔❕

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah