Siyaasiyiintaan tartarka doorashooyinka heer gobol ama heer federal ugujiro DADKOOD ah hore ubarokiciyeen, ma meel uu xawaadle leeyahay bey unaxayaan siyaasiyiinta dhulkaboobaya Xamar uu Xasan Sh wato
Subxaana-Allaah Waxaan Aad ula Yaabay Sababta Keenaysa in Dhulalka loo daato,Umaddan Iimaanka Allaha U soo Celsho Walee Xaaladaha haday sidaan kusii Socdaan Cawaaqibta ka Dhalata Waa laga Sheekayn doonaa!!!?
Dowladii loo dacwoon lahaa ayadaaba dhul boobka bilowdey marka isku dhex yaac waaye xaalka qof walbo dhulkuu boobi karo haboobo 1991kii ayaa loo noqday ha la taabsado.
Xawadle xoola nimadiisa 24 saacadod lee dadka loo qabana meesha wa muqdishe ma waxay mooden buula burde xamar masakiin ayad katihin tartiib wax ku raadsada
Itoobiya iney joogto waa laga shaqeeyey oo ciidankii lasoo tababaray oo wadankii difaaci lahaa waa la burburiyey kistii ugu dambeesayna Axmed madoobe aa Raaskambooni ku layey qaar kale oo horana cows weyna ayaa lagu laayey marka Itoobiya dad la shaqeeyo ayaa iskugu daba ridayo howlaha marka Itoobiyaanka Itobiyaanka ah maa la dagaashaa mise Soomaliga Itoobiyaanka ah ayaad la dagaalee?
Odaygan dacar melu ku jiro qayr ha ka sugin, hiran Laga jogi la,yahay,umadi hiran qati ayay ka tagan yihin,, war cimri bilaseda ku jirta qabil wax ku tarimayo, qabrigada ilasho, wad ilowsan tahay
Xawaadle maxa ka qaldan war meelkasto ka muuqo wa lagu muuna beela Subxanallaah
Wax dhexda ku jiran hawiye oo wada moryaan aah
@ ayaga sow hawiye ma aha??
Siyaasiyiintaan tartarka doorashooyinka heer gobol ama heer federal ugujiro DADKOOD ah hore ubarokiciyeen, ma meel uu xawaadle leeyahay bey unaxayaan siyaasiyiinta dhulkaboobaya Xamar uu Xasan Sh wato
WAA AGOON CABDALE QOYSKAN ANIGU WAA YAABANAHAY DADKAAN ADUUN DHAMAADAY EE DHUL AAYSAN LAHEEYN AMA KA WADA DHAXEEYO UMADDA SOOMAALIYEED IIBSANAYA GANACSATO LAGU HAAYO WLLAAHI DHUL AAN WAX KU LEEYAHAY KII IIBSADO INUUSAN KU FAANI DOONIN HADAAN SII JOOGNO ADUUN
Hg maa loohanjaba😂😂
Subxaana-Allaah Waxaan Aad ula Yaabay Sababta Keenaysa in Dhulalka loo daato,Umaddan Iimaanka Allaha U soo Celsho Walee Xaaladaha haday sidaan kusii Socdaan Cawaaqibta ka Dhalata Waa laga Sheekayn doonaa!!!?
Bahashii Waa Waalatay Waa Xilligii Hawiye Cawaan isugumaadilahaa, Awalba Xaaraan , Xalaal Manoqotee Bal Waxaad Sameysaa. isdila!
Kuwaan mawaalanyihiin. War maatidii habargidir sanadkaan dhan dhulkuuda laga barakicinayay muqdisho kawarama?
WLLHI qabiiladan haday saan ley ku socdaan 2024 dad noolba 2025 ayaa dhaman doonan hala joojiyo
Xawaadle furinkale ha isku furinina abgaal iska so dhiciya marka hore
Dowladii loo dacwoon lahaa ayadaaba dhul boobka bilowdey marka isku dhex yaac waaye xaalka qof walbo dhulkuu boobi karo haboobo 1991kii ayaa loo noqday ha la taabsado.
Xawadle xoola nimadiisa 24 saacadod lee dadka loo qabana meesha wa muqdishe ma waxay mooden buula burde xamar masakiin ayad katihin tartiib wax ku raadsada
dhuul goofa oo seey biyano kuyalo yaa lahan kara dadka goofta leeh xawadle xamar goof kumalaho habargidirna goof kumalhe goofaka sowarejiya dhulka dadki laha siyad bara naga xoogay soo warejiya
Itoobiya iney joogto waa laga shaqeeyey oo ciidankii lasoo tababaray oo wadankii difaaci lahaa waa la burburiyey kistii ugu dambeesayna Axmed madoobe aa Raaskambooni ku layey qaar kale oo horana cows weyna ayaa lagu laayey marka Itoobiya dad la shaqeeyo ayaa iskugu daba ridayo howlaha marka Itoobiyaanka Itobiyaanka ah maa la dagaashaa mise Soomaliga Itoobiyaanka ah ayaad la dagaalee?
War wadanka dowlad ma ka jirto miyaa maa loo dacwooda dowlada maxaa qabiil keeney.
Dowlad kama jirto wadanka..
Habargidir maatidood iyo danyartood muqdisho horaa loobarokiciyay oo damdamiskii dhamaa ugudhowaa kuwo badana kahoreeyeen siduu Xasan Sh uyimid. Marka meesha muqdisho layiraah siyaasiyiin baa iibsanayee adkeesta. 24 saac fuundigii jiingada fujinlahaa xataa waqtikufilan maahan 😂
Odaygan dacar melu ku jiro qayr ha ka sugin, hiran Laga jogi la,yahay,umadi hiran qati ayay ka tagan yihin,, war cimri bilaseda ku jirta qabil wax ku tarimayo, qabrigada ilasho, wad ilowsan tahay
,habargidir iyo xawaadle xamar goofo kuma lihidine goofka matana cabdula laga xoogaye siyad bara dan guud noga xogaye soowarejiya goofahina meshey ku yalin wad taqan dhul ninkisa lehe goofka soo warejiya
😂😂😂😂LIIBAN HOLOF HOLOF SHULUQ SHULUQ 😂😂😂😂 MORYAN BILILIQO DHUL BOOB XARAAN KU NAAX SACAD CEYDIID AYUU XASUSTAY 😂😂
War intaas oo oday Soomaaliyeed ah xaq darro kuma kulmayaan bey ila tahaye waxaan iimaanka la' umadda ka qabta