PRANK AF DUUB AH AAN KAGA OYSIIYEY MIZBAAX SORRY !!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.7K

  • @wllziyaj9434
    @wllziyaj9434 ปีที่แล้ว +651

    Aaway dadkii jeclaa nabiga scw ❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its ปีที่แล้ว +526

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW🥺❤🕋☝

    • @sacdiyoccabdullahi9988
      @sacdiyoccabdullahi9988 ปีที่แล้ว +3

      Scw scw scw scw

    • @nimconimco3695
      @nimconimco3695 ปีที่แล้ว +3

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @khadanmouhoumed4315
      @khadanmouhoumed4315 ปีที่แล้ว +2

      Scw scw

    • @farxanyma6399
      @farxanyma6399 ปีที่แล้ว

      Ax.wlhy calosha ihuriy

    • @mshire3995
      @mshire3995 ปีที่แล้ว +1

      صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️

  • @adanschannel7348
    @adanschannel7348 ปีที่แล้ว +152

    Maskiin ayan ahay lacagna ma lihi kulaha mizbaax 😂😂😂 team gurux kudhiigle mizbaax before December 25/22 200k hala gaarsiyo Insha Allah

    • @ridhwan4976
      @ridhwan4976 ปีที่แล้ว +1

      Wlhii adhaa ikaqoslisee walii mafirsanii

  • @firstbornmohaa0191
    @firstbornmohaa0191 ปีที่แล้ว +39

    This prank is on another level, you guys gaining momentum. Keep it up

  • @maaxstudio8901
    @maaxstudio8901 ปีที่แล้ว +371

    Inta nabiga jecel is muujiya ❤

  • @Suldan952
    @Suldan952 ปีที่แล้ว +419

    Hadaad u jeedo magaca ALLAH love ❤ saar

  • @yaxyemaxamed3513
    @yaxyemaxamed3513 ปีที่แล้ว +10

    Kusaliya nabiga scw

  • @ayaanjaamac320
    @ayaanjaamac320 ปีที่แล้ว +13

    Wilkan maxa ugu dhagan tihiin 1M an garsiino dee my qurux ku dhiiglahayga 😢😢😂

  • @FARHIAMOHAMED360
    @FARHIAMOHAMED360 ปีที่แล้ว +61

    Wlhi ilin igu so istaagtay mar tiri ""abowe wa idin barya ha i dilina Hooyadey kaligey bey i dhashay "😭😭😭
    sorry misbax 😭❤️🙏
    jack noway sidan wa qalad misbax wa gabar maskiin ah qalbigeda ilaali prank lama dhihi karo waxan 😡

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet ปีที่แล้ว +142

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created is prophet Muhammad scw 🖤

    • @feisalyare3452
      @feisalyare3452 ปีที่แล้ว +2

      Salalaahu caalayxi wasalam

    • @mohamedchiefsaid4862
      @mohamedchiefsaid4862 ปีที่แล้ว +1

      He is not the most knowledgeable person Khidr is the most knowledgeable person

    • @mshire3995
      @mshire3995 ปีที่แล้ว

      صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️

  • @feisalcade3635
    @feisalcade3635 ปีที่แล้ว +54

    Best prank ever I felt sorry for mizbah she was innocent and didn't knew what was going on very sad to watch 💔😥

    • @hibomohamed4951
      @hibomohamed4951 ปีที่แล้ว

      Warya qurux kudigle gabada rali gali

    • @Abdoftbll
      @Abdoftbll ปีที่แล้ว

      Waxaan inay been tahay waa loo jeeda be💀😭

    • @salmanfitgym5503
      @salmanfitgym5503 ปีที่แล้ว

      Off course wlh bruh

  • @nimcomaxamedcali2668
    @nimcomaxamedcali2668 ปีที่แล้ว +38

    Prank markii laga soo tago run run beey kuugu dhici kartaa mararka qaar waxa dhaca albaabka oon log la galin in dadka dhan iska dagtaan hal qofna baaburka looga tago oo si waardiyey la dhho waa tusaale wllhi thnks qurux kudhiigle🥰💯

    • @ayaanlaki1438
      @ayaanlaki1438 ปีที่แล้ว +1

      Hos Ine ka xirate ehed ani sas yela Mrka la iga tago

  • @MohamedAmin-dw6vk
    @MohamedAmin-dw6vk ปีที่แล้ว +71

    Lagrnd keena Qurux Ku dhogla Waxan Ku Oran lahaa Mizbax Kadaa Prank ga Waa Gabadh Wngsn An Jeclahy Run ahantii💯🥰💖

  • @caishaoglecaishaogle39
    @caishaoglecaishaogle39 ปีที่แล้ว +61

    Allaha miskiintii maxaa ku samayseen sory musbax raali galin baa rabnaa hdaan nahay team musbax🙈😥

  • @abdallaabdirahmaan9091
    @abdallaabdirahmaan9091 ปีที่แล้ว +9

    Aan Ku sallino nabiga scw

  • @GENERAL-GEEL-HOLMIYE
    @GENERAL-GEEL-HOLMIYE ปีที่แล้ว +9

    The King Of Prank Mr Jackson Qurux Ku Prank Dhiigle🎉

  • @Faqiih2022
    @Faqiih2022 ปีที่แล้ว +83

    JACK Qalad weyn ayaa sameysay Wllhi Billahi anaa la murugooday Misbah 😭😭

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 ปีที่แล้ว

      Abdulqani walal subscribe isaar

    • @abdullaahigmail9088
      @abdullaahigmail9088 ปีที่แล้ว

      Wlhay aniguba waan lamurugoodey 😭😭😭😭😭

    • @omarshariif1342
      @omarshariif1342 ปีที่แล้ว

      Riwayad maa lamurugoty coz gabadha iny ogeyd wala dareema😃

    • @qalanyocadey3287
      @qalanyocadey3287 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @caaishomaxamud4319
      @caaishomaxamud4319 ปีที่แล้ว

      Qof igu fikira adigaan kaa arkay wllhi waxaan waaqalad😭

  • @lastqueenofhargysa3201
    @lastqueenofhargysa3201 ปีที่แล้ว +41

    So emotional wlhi wn kanaxayi gabadha markayi tiri ha idilina hooyadayi kaligayi ayayi idhashe😭😭

  • @Cristianoficail
    @Cristianoficail ปีที่แล้ว +13

    Iidow beyn ah sheykadan hadana iska daawaday 🤣🤣 always keep going Ku leyahay Qurux Ku dhiigle ✅✅💯

  • @abdinasirnasri9784
    @abdinasirnasri9784 ปีที่แล้ว +43

    Prankigaan Ku Celis Wye Jack So qabo Samiiha khaliil😂😂😂

  • @salmosaciid278
    @salmosaciid278 ปีที่แล้ว +130

    Another level prank 🔥

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 ปีที่แล้ว +37

    Qurux kudhigle kan prank maaha ee plz sidaad markale ha ugalen gabadha wlhi wan la oyay masakiinta Misbah sorry abayo 😭😭😭

  • @zallmaahmed1508
    @zallmaahmed1508 ปีที่แล้ว +39

    Nio wxn prank mahe nagadaya qiyaliga maxa gabadha ine jileeso xta wa la arkaye😅😆 qof indhaha laga xirayo o ogol waxba samenen ohinta qiyaliga ah ba igu daran 😉

    • @maxfuudmessi187
      @maxfuudmessi187 ปีที่แล้ว +2

      Zalma waxan ad qortay waxba kama jiraan waana been

  • @abdullahihassan9323
    @abdullahihassan9323 ปีที่แล้ว +8

    Wow! What a prank even misbah can't revenge easily. Keep going brothers

  • @dekasaid9635
    @dekasaid9635 ปีที่แล้ว +73

    😢😢Ax! Calooshaa i xanuuntay hooyaa keligay i dhashay markay dhahdey

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 ปีที่แล้ว

      Deka walal subscribe isaar

    • @qadroosman8656
      @qadroosman8656 ปีที่แล้ว

      Haa wlh

    • @shaficiabdi8277
      @shaficiabdi8277 ปีที่แล้ว

      War niyo waxan wa qalada gabadan mxa san logu kali waxan wa kufsi mxa gabada gacamahed u qaqabanaya nimankan

    • @sacdiyoqueen4291
      @sacdiyoqueen4291 ปีที่แล้ว

      Haaa wllhi hoyady kaligy idhashy dhahdy 😞😭😭

  • @asaddiamond4416
    @asaddiamond4416 ปีที่แล้ว +120

    Qurux ku dhiigle Real Prank ugu imow Legend weeye 600kun An gaarsiino Walalkeen😍🙏

  • @naila_queennaila_queen7462
    @naila_queennaila_queen7462 ปีที่แล้ว +6

    Alla gabadha wuu ka nixiyey subxanallah Alla waa xauunkii ugu darnaa adunka aniga waa suuxi lahaa mar by dadku nafta ku waa yaan jack bardambe hasamaynin Alle hanaka badbaadsho inkasto prank thy lkn afduub Allaw cadaw gacanta hanoo gelin Alla wan dawan kari waayey Alla jack caquuba ka rogatay gabadha miyaadan daremin xanuunka hadii wll layhy jack mardambe hasamaynin

  • @amiiraismail2402
    @amiiraismail2402 ปีที่แล้ว +5

    marka arko gabdha Somaliyed oh ooysa waan oyaa walhi 😭

  • @somalia6643
    @somalia6643 ปีที่แล้ว +35

    Maxamed bashiir always ligend ♥ yaa igu raacsan Azxpta qaaliga ah 🥰🥰🥰

  • @zamzambide174
    @zamzambide174 ปีที่แล้ว +59

    Ala hoogy Jack il pranki ayaa kugu dhacaysa wll salaamad kuli afaad sorry musbaax anoo og iny prank tahy idha ka ilmeyy wllhy 😭😭😭😭😭😭💯💯💯

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 ปีที่แล้ว

      Zamzam walal subscribe isaar

    • @zamzambide174
      @zamzambide174 ปีที่แล้ว

      Hye lkn adigu dadal wll mar walba anigu waan ku sari lkn waxn dadal ayay ku xidhante cidna habaryine ❤❤❤

    • @muxsinyare4822
      @muxsinyare4822 ปีที่แล้ว

      AAD IYO AAD UJILICSANTAHAY

    • @jellemohamedadem8508
      @jellemohamedadem8508 ปีที่แล้ว

      Sxp wlhi aniga saida uga xumadey inaa mubax lagu sameyo prankiga wayo prank xalisweto weye hadaa gariga iska turulaheyd side yeli laheyden jack ha ulabanin prankigan okale

  • @nuurmahdi8222
    @nuurmahdi8222 ปีที่แล้ว +4

    Saanu waa daciifnimo inaad gabadha maskiintaa saan ugashaan vedeo yaashiina farxad baan kudaawan jiray lkn caawa ciil iyo calool xumo aan kudaawaday sorry abaayo nacasiin baa ku helaye walhi caawa kuwaan hadaan nasiib uyeesho inaan arko prank kama yeeleen e gacan baan ula tegi lahaa sorry abayo wan kaxumahy in saan u ooydo😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @fadumoyahye6633
    @fadumoyahye6633 ปีที่แล้ว +2

    Hal eray aa calasha IGA hureyey hooyo kaligey aye idhashey🥺😞

  • @guxadadweynaha2746
    @guxadadweynaha2746 ปีที่แล้ว +23

    Gabadha xal marin siii hadiikale xalfad rali galina 100k usamee ❤❤❤

  • @shaakirfdofficial157
    @shaakirfdofficial157 ปีที่แล้ว +37

    Wlhi kani prank uu dhaafay musbah miskiin nimadeeda mantuunban arkay😢😢😢😢😢

  • @drsmuniiza8102
    @drsmuniiza8102 ปีที่แล้ว +7

    yado prank tahy anigo og oyayay wlhi war sidaan lama sameyoH wlhi heart attack caadi igu dhici lahaa 😥😭😭😭😭😭😂🙈

  • @farhiyakin9333
    @farhiyakin9333 ปีที่แล้ว +6

    Jack waxaas wa khalad walhi saan u ooynaye madaxa I xanuune 😭😭 sorry abayo mcnto 😭😭

    • @axmeddaacad9497
      @axmeddaacad9497 ปีที่แล้ว

      Abyo waa leysla ogyhy run ha moodin kkk

  • @faraxsan8699
    @faraxsan8699 ปีที่แล้ว +47

    Subxanallaah kan prank lama dhihi karo wlhi anigaaba Naxay 😭

  • @omaraboubakar6147
    @omaraboubakar6147 ปีที่แล้ว +93

    Wan qoslay lkn hooyadey kalgeey idashay markay tiri wallahi gabadha wanka naxay sorry abayo mcn 😂😂😂

    • @ahmedabdiali1296
      @ahmedabdiali1296 ปีที่แล้ว +4

      Wlh haaa anigaa xitaa wllkey😔🥺🥺

    • @farhiaahmed1668
      @farhiaahmed1668 ปีที่แล้ว +3

      Waa runteed hoyaded kaligeed dhashay aabeheedna wuudhintay 😭😭😭😭

    • @mariamahmed9936
      @mariamahmed9936 ปีที่แล้ว +3

      @@farhiaahmed1668 ani cml waye

    • @hafsahqalby8181
      @hafsahqalby8181 ปีที่แล้ว +2

      Ani cml waye🥺

  • @maanmohamed
    @maanmohamed ปีที่แล้ว +3

    It is bad situation for misbah 😭😭 maybe this action cause heart attack maybe shock 🤯 anyway it was few minutes fear for her attention 😭😭 sorry misbax malapo

  • @simaneygacal4968
    @simaneygacal4968 ปีที่แล้ว +8

    Sorry Axx Hooyadey kaligey ii dashay 😭😭😭😭😭

  • @updykaniaxmeed154
    @updykaniaxmeed154 ปีที่แล้ว +65

    This guys made my day 😂😂😂😂😂

  • @hodancisman2164
    @hodancisman2164 ปีที่แล้ว +12

    Team misbah raligalin buuxda aa ubahanahay qurux kudhhigle

  • @hadiyagiire2995
    @hadiyagiire2995 ปีที่แล้ว +13

    Full respect 😂❤️🇸🇴

  • @lakiaxmed6945
    @lakiaxmed6945 ปีที่แล้ว +5

    San dhaqan xumo waye in aad gabadha ugashan 😭😭😭

  • @anwarelghazi4640
    @anwarelghazi4640 ปีที่แล้ว +52

    Kan prank lama dhihi kare magac kale ubixiya Jack keep going qofka kaliya prankiyadiisa really eh somalia🤣🤣🥰

  • @yashkeyow
    @yashkeyow ปีที่แล้ว +31

    Another level prank wlhi qurux kudhigle in the building ❤full respect ✊

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 ปีที่แล้ว

      Yash walal subscribe isaar

    • @maxamednuur5211
      @maxamednuur5211 ปีที่แล้ว

      @@ruunishbeauty3220 inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun wallahi gebedhaan wey sabarbadantahay lkn tanoo kali prank ma,ahan eejoojiya waxaas qurux kudhiigle waad kabadisa marka nio

  • @mumtazqurux8814
    @mumtazqurux8814 ปีที่แล้ว +3

    Prank dhibato dhanka familka amuu ka imada hooyo gabdhed waxaan in lagu sameyo ogolaneso ma jirto

  • @mumtaazmuhiidiin5407
    @mumtaazmuhiidiin5407 ปีที่แล้ว +6

    Mzkiin baa ahay lacagna ma lihi kulahaa misbaax waa funny🤣🤣🤣😭

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +86

    Legendary always legendary keeps goings jack and idirsile abdi another's levels pranks 💯💪

    • @abdywelimohaa475
      @abdywelimohaa475 ปีที่แล้ว

      Gabadha mxad ooynsineysaan ....maskiiin waye hata. Wanla oyay runti am sorry misnaxeey

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 ปีที่แล้ว

      @@abdywelimohaa475 walal subscribe isaar

    • @dalmarabdi877
      @dalmarabdi877 ปีที่แล้ว

      @@abdywelimohaa475 kan cawaanka ah waxaa igaga daran kuwan arintu la sahlan tahay ka waran gabadhu hadii ay gadhiga iska tuuri lahayd

    • @abdywelimohaa475
      @abdywelimohaa475 ปีที่แล้ว

      @@ruunishbeauty3220 diyaar wayo huno eee cinwanka meeday

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta ปีที่แล้ว +14

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ، وعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إنَّكَ حَمِيدٌ مَجيدٌ. اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ، وعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إنَّكَ حَمِيدٌ

  • @bulshaawiofficiall5851
    @bulshaawiofficiall5851 ปีที่แล้ว +5

    this ist really Prank Qurux ku dhiigle another level ❤🎉

  • @amaalsiciid403
    @amaalsiciid403 ปีที่แล้ว +1

    Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam

  • @kasoibro3372
    @kasoibro3372 ปีที่แล้ว +8

    Jack tagera buxda Ayan kuahay 100k ila iyo manta lajoga comment kuumasoqorin balsi manta wan iscelinwaye😭😭😭😭😭 San hasameyn mardambe walalkey I❤️❤️❤️u damantiin

  • @koko-ci9pf
    @koko-ci9pf ปีที่แล้ว +7

    Gabadha haduu wadnaha istago kwrn war gabdhaha waa masakin

  • @kaaho_haji5712
    @kaaho_haji5712 ปีที่แล้ว +1

    ....qurux ku dhiigle....YAAN QAABKA LUGU CAYAARIN....waxaan dhalinyarada wax fiic ha uga dhiginina.

  • @intawanagsanwalalkoda494
    @intawanagsanwalalkoda494 ปีที่แล้ว +3

    Really prank qurux kudhigle ugu imaaaw legend gabadha sifican u rali gili hadad sii

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider1767 ปีที่แล้ว +14

    Masha Allah brother you're amazing legend Waa ku wataa kun iyo kow jeer big fan of you from Ireland Dublin amiin dicisoow aawe amiin dicisoow

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 ปีที่แล้ว +22

    Keep going my brother ❤ 🙏 coming soon 600k I.a

  • @NoorAhmed-zv9ks
    @NoorAhmed-zv9ks ปีที่แล้ว +3

    Jack gabada masakinta ah bananka kamar walalo dambe haku noqonin 💯💯😭😭😭😭

  • @liibaancade17
    @liibaancade17 ปีที่แล้ว +21

    Another level prank❤️🥰✌️

  • @fatushR
    @fatushR ปีที่แล้ว +24

    Wxan prank maahane nagadaf jack ohintaa nagadamate😥😂

  • @hooyomcn4923
    @hooyomcn4923 ปีที่แล้ว +18

    Wlhi taagero aan ku qabo Facebook ayan kasoo arkay video oo qof soo qaatay wlhi toosa ku soo aaday keep going ❤😅😅 foolxumo ku dhiigle 😅jak

  • @qurux-ku-dhiigle-fans
    @qurux-ku-dhiigle-fans ปีที่แล้ว +1

    Ax ax ax hooyaday kaligay idhashay ha idilin😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @alisamiiryare2218
    @alisamiiryare2218 ปีที่แล้ว +2

    Wll Jack waxaa tahay shaqsi qalbi wanagzan noolow weligaa❤️❤️🩸🩸👈

  • @anbiyaabdirahmaan9711
    @anbiyaabdirahmaan9711 ปีที่แล้ว +22

    Raali galin baanu rabna team mizbax wxana mar danbe Haku sameyn miskiinta ilaheybaan kugu dhaarshee😰😰🥺🥺🥺

  • @isma.zolla203
    @isma.zolla203 ปีที่แล้ว +9

    qurux ku dhiigloow dhowr jeer gacan waalaguuqaaaday then adi halmar aagacan qaaday gabadha waaka ooysiisay lkn rayaan aakuudhiman pro waakuwataa❤️🇸🇴

  • @munamuse5319
    @munamuse5319 ปีที่แล้ว +1

    Ala maskiin team mispax hadannahay waan aarsan doonaa I...a misbax 200 coming soon 🥰🥰🥰I.a

  • @abdullsanchez3499
    @abdullsanchez3499 ปีที่แล้ว +2

    Warya Jack gabada kalexo maskin waye San qalad waye wlx niminko meshan eh gabada cabsi Cabsi le kadigen

  • @hodmanalinor331
    @hodmanalinor331 ปีที่แล้ว +32

    Sorry misbaxey wey kugu dhacde tan😃🙏teem jack salama❤👌

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 ปีที่แล้ว +1

      Hodman walal subscribe isaar

    • @nasirahmed6509
      @nasirahmed6509 ปีที่แล้ว

      Calosha Aya ixanuntey hoyadey kaligey Aya ushaqeyo marka ay tidhey

  • @ibraahinxasan2760
    @ibraahinxasan2760 ปีที่แล้ว +14

    This is amazing prank keep up jack and idirisle. Misbaax was bikiin kulahaa weligay qudhaanjo ma dilin

  • @salehmursalahmed
    @salehmursalahmed ปีที่แล้ว +2

    Prank oo beentiisa wata funny walhi waan idin wataan beentan oo kale inoo soo badiya😂😂😂😂😂😂😂

  • @yussufbishar8832
    @yussufbishar8832 ปีที่แล้ว +5

    I felt sorry for misbax she was innocent.

  • @user-kx2up5zq3w
    @user-kx2up5zq3w ปีที่แล้ว +22

    King of prank jack 😹

  • @abdiibnabdesh912
    @abdiibnabdesh912 ปีที่แล้ว +11

    War qurux kudhiiglow gabadhaan sidaan umaqalantee raali galin weyn waa inaad raali galisaa
    Waan unaxay wllh
    Waa gabar qalbi wanaagsan Mizbax, gabadhaan ilaali ee kadaa prankiga xanuujina yakhi 🙏

  • @ibrahimmohamud4285
    @ibrahimmohamud4285 ปีที่แล้ว +3

    Walaahay sxb prank run uu ugegyahay keep going my brother

  • @clqanicabdul7454
    @clqanicabdul7454 ปีที่แล้ว

    Hadal afkaaga kasoo boxo waxaa kamacaan saliga nabiga Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤ ♥ 🙏🙏

  • @samiiraqurux7212
    @samiiraqurux7212 ปีที่แล้ว +11

    Wlhi blhi cawaan baa tihiin xaalada gabdhaha ku suganyihiin ama u cabsadaan idinkoo og baa saas ula dhaqanteen gabadha sorry musbaah 😭😭😭

    • @xadiyojamac5736
      @xadiyojamac5736 ปีที่แล้ว +1

      Hadday waxan run tahay waa waxan xishooayn gabar imadeeda bay views ka raadinayan 50 keedi baa lagu leeyaahay waxaso kala waxay dhahayan gabdhan ixtiramnaa

    • @maxamedcabdiraxmaan7078
      @maxamedcabdiraxmaan7078 ปีที่แล้ว +1

      Wxn waa laysla ogyahy is daji sister

  • @wardkhadar8836
    @wardkhadar8836 ปีที่แล้ว +18

    Taagero buuxda jack ❤🎉

  • @iskudeeysteam6536
    @iskudeeysteam6536 ปีที่แล้ว +5

    Gapadhaan maskiin waaye 😥 marish aa kuficaanan laheyd this prank😎

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 ปีที่แล้ว

      Maaragtay in kastoy inay la ogyhiin umalayn

  • @Moha_Deeqow
    @Moha_Deeqow ปีที่แล้ว +3

    Maskiinta waa ka gashateen wllhi daacad 😂😂😂😂

  • @koscielnycharif7015
    @koscielnycharif7015 ปีที่แล้ว +11

    Waar wan kaa yabay adigu maa waxaa tahay mafiyaa 🤣🤣

  • @naxwamohamed3928
    @naxwamohamed3928 ปีที่แล้ว +3

    Wara jack wa dhaqn xuntahy gabadha wadnaha joojiseen prank khalad kafahmteen gabadha waxan danbe haku sameynina😭😭 wallhi anigeu ilin iga timid xita

  • @Suleimanmoallim
    @Suleimanmoallim ปีที่แล้ว

    In aad wac wacdiin ayeey eheyd lkn mar dirisle marna qurux ku dhiigle intaas ayaa ka dhimaneeyd fikrada ✌

  • @queenalmaz3534
    @queenalmaz3534 ปีที่แล้ว +55

    Keep going brother ❤🦋

  • @shukriqueen3569
    @shukriqueen3569 ปีที่แล้ว +15

    Mizbah wax badan waku gaday lkn manta kujirtaa😂

  • @cabdiowcali56
    @cabdiowcali56 ปีที่แล้ว +1

    Waryaa qurux kudhiigle mardanbe gabadhanada saa hakusameynin waxan barngi maahe ee

  • @saabirosca2627
    @saabirosca2627 ปีที่แล้ว +3

    Sorry quruxley deyda😢😢 maskiin😢😅😅

  • @Haboncudoon1437
    @Haboncudoon1437 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi markay oysay calosha ixanuntay🥺🥺🥺 ilina iga imaday 😓😓wlhi jack tan lagama yelayo plhi

  • @Saaba17
    @Saaba17 ปีที่แล้ว +47

    sadexda TH-camrs aan tageero
    1-Asad hagio
    2-Qooq ku dhiigle
    3-Master 1M dirisle 😎.

    • @amalabdullahi328
      @amalabdullahi328 ปีที่แล้ว +1

      No qooq 😂😂

    • @Juneydiboy123
      @Juneydiboy123 ปีที่แล้ว

      Saqajaan magaca Kugu qoran in uu yhy Alle swc subxanallah wllo San Wax Ka bdl what!!!! 😐

    • @najaxqalanjo4293
      @najaxqalanjo4293 ปีที่แล้ว

      Dumarka diinta iyo shiikhnimo sheegta waa shuubad dhilo tani

    • @karuurojaamac7802
      @karuurojaamac7802 ปีที่แล้ว

      Muus.baax.raa.lii.nodho

    • @qadroosman8656
      @qadroosman8656 ปีที่แล้ว

      😁😁😁😁

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi Qalbiga idilacay😢 war gabdha kadaya waxan miskinta ah!

  • @lqs-tv6745
    @lqs-tv6745 ปีที่แล้ว

    Anoo nin ah Qofkii ugu calool jilicsanaa soomaali inaan ahay maantaan ogaaday waayo videowgaa billowgii o hore iyo dhamaadka markay gabadha u yimaadeen Dirisle iyo qurux kudhiigle kaliya ayaan daawaday inta kale waan is dhaafiyey arrintana Prank lama dhoho waayo qofku wadnahaa istaagi kara, wuu istuuri karaa

  • @hawahakima6497
    @hawahakima6497 ปีที่แล้ว +6

    Baranki wuu dhaafay lakin miskinta kuwa siday hindi udawanayeen laadariin toos ah aad mooda helay ,sorry misbah qurux ,team aan jeclaa labadii ka dhaqdhaqaaya tihiin ,hormar wacan iyo han saraan idiin rajynaya🥰🥰🥰

  • @caynaasheabdilaahi6515
    @caynaasheabdilaahi6515 ปีที่แล้ว +19

    Ilaahay idenku dhaarshe ummada waxa prank uga❤dhigayan bal eeg somalida dhibta haysta prank way khalad fahmiin 😂

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 ปีที่แล้ว

      Caynaashe walal subscribe isaar

    • @rumanadan869
      @rumanadan869 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂 xitaa acting mayaqaanan. Waxa ayago been ah baa run loo ekesiin karaa😂😂

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48
    @maxamedxasanmaxamedmaxamed48 ปีที่แล้ว +1

    Jack sxb haku sameen markale halis waye gabadha dhiig kar hadu kudhici laha kawaran

  • @aishahassan2783
    @aishahassan2783 ปีที่แล้ว +2

    Marish haday ahaan lahayd mar hore daaqada jabin lahayd tan waaba iska fadhidaa maxa qaldan may is badbaadiso😂😂😂😂

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet ปีที่แล้ว +18

    The family empire boom boom in the house ✌️😎
    Zoryy MisBaH 👸🖤

  • @xasanlocky660
    @xasanlocky660 ปีที่แล้ว

    ileen atrishadaan qurux miiran bay ahayd tii hore wlle Backing bay kujirtaa suuro iyo qiro jaban iyo ismoodsin in dadkoo idilba laga qurux badanyahay misbaax cadey is so veryy Beutfull kusoco

  • @mohammedmukhtaar4822
    @mohammedmukhtaar4822 ปีที่แล้ว +1

    Misbaax loves qurux ku dhiigle really only legends can feel

  • @abdinasircanada7018
    @abdinasircanada7018 ปีที่แล้ว +6

    lacag ma lihii kulahaa ileen lacagta qofka leh wuu is ilaaliyaa😹😹😹😹

  • @queenfahmo2705
    @queenfahmo2705 ปีที่แล้ว +80

    Legend qurux kudhigle in the building ❤❤