Mariam Yassin - Part 2/2 - 10 sano kadib weerarkii

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ก.ย. 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

ความคิดเห็น • 274

  • @abdihassan7735
    @abdihassan7735 8 หลายเดือนก่อน +3

    Marka hore waan u ducaynayaa walaasheen Maryam run ahaantii waa qof aragti leh, waan uga Tacsiyadaynayaa Dilkii Saygeedda loo gaystay😢. Waanan la Murugooday. Waxan se Qirayaa in ay ka mid tahay Soomaalidda yar ee aaminsan Soomaalinimadda iyo in aduunka uun wax la isku yahay. Ilaahay Qalbigaaga ha kuu adkeeyo walaal. Hero ku dayasho mudan ayaa tahay.❤

  • @Ayeeyo1025
    @Ayeeyo1025 ปีที่แล้ว +12

    Maryan ayadoo yar baan xasuustaa qof family geeda ka mid ah baan saaxiib aheyn Xamar Iyo Talyaanigaba Ilaahay ha u naxariisto Yaasin abaayo iyo adeer Yaasiinba iyo habaryar Istarliin kulligoodba gacan ka xaqdaran baa dishaye
    qof adag baad tahay Ilaahay qalbiga ha kuu qaboojiyo gabdhahaadana ha kula koriyo hana idin xafido I’m so proud of you you so strong wlhi

  • @fadumoxasan5995
    @fadumoxasan5995 ปีที่แล้ว +10

    Ilaah ha u naxariisto inti muslim ah adigana qalbiga allaha ku qabojiyo abaayo aduunyo waa laga tagaaya ku waano qaado wixi dhacay xijaabo fadlan 🙏🙏

  • @razaanyusuf238
    @razaanyusuf238 ปีที่แล้ว +12

    Marxuun Yaasiin sida hadalka maryama aan kadaremayo qof wanaagsan ayuu ahaaa Alle haunaxariisto qabriga eebe hauwasiciyo Maryama iyo Yaasiin Alle janada Haku kulmiyo 😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲✊️✊️

  • @wiilwaal8620
    @wiilwaal8620 ปีที่แล้ว +21

    Waraysigan Runtii Aad bu u Xanuun badan Yahay Wll Maryan ilahay Haw naxariisto Saygaga Amiin 😢

  • @dalaiblob5073
    @dalaiblob5073 ปีที่แล้ว +5

    Alla gabadha hooyadeed waan xasuustay waa aqoonyahanadii dawlada somaliya ka shekeynaysay alla ha unaxariisto

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 ปีที่แล้ว +6

    Salaamu caleykum w.w
    Waa qiso xanuun iyo cibro badan leh.
    Ilaahay ha u naxariisto sawjkaaga iyo dhammaan muslimiintaba.

  • @oneride8228
    @oneride8228 ปีที่แล้ว +6

    You’re very strong woman please keep going. I learn a lot from you sister ❤

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 ปีที่แล้ว +4

    Alla hau naxariisto saygaaga hbo mcn arin aad u xanuun badan ayey aheed alxamdulillah dad islaam ah alla naga dhigey oo markasta dhibkii ku dhaca ku sabrayo masha allah intii ku dhimatey oo islaam ahaad oo dhan alla hau naxariisto yaa rabi🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 ปีที่แล้ว +13

    Inshaa'Allaah macnaha Qur'aanka baro oo faham, xijaabkana qaado walaal waad aragtay in adduunka la isku haleen karin.

  • @hindaseenyo1556
    @hindaseenyo1556 ปีที่แล้ว +6

    Maasha allaah abaayo aad baan uga helay iimaankaaga daganaantaada iyo jacaylka dareenka leh ee aad xaajigaagi u qabtay I believe wuxuu ka tagay qof jecel Ilaahay haw naxariisto qalbigana allaha kuu dhayo waraysiga sidaa u bixisay aad baad ugu mahadsantahay ❤️

  • @asadabdulahi1257
    @asadabdulahi1257 ปีที่แล้ว +16

    Masha Allah! Mariam has been through a lot and she’s not an exception but unfortunately we are a nation that suffers from a self-inflicted trauma for a long time - decades in fact.
    Marian exhibits a lot of stoicism and resilience! She is such a beautiful soul, generous In spirit. She is the epitome of Somali people who are craving for what they have lost. We are mourning for our lost innocence.
    Thank you so much Marian for sharing your experience with everyone. You are brave, resilient, proud of your people and we are very proud of you. May Allah place a baraka in your life. Keep going and don’t look back. I’m sure you’re surrounded by caring relatives.

  • @abdulkadirmohamed5332
    @abdulkadirmohamed5332 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa Allaah, Runtii Mariam iyo Ayaanle ba waxaa tihiin HANTI QARAN ❤, Tan kale waa sax oo Trauma da waxaa looga biskoodaa in markasta laga hadlo. Qofka dhibka ku dhacdeyna caafimaad ugu weyn waxuu helaa inuu cafiyo qofkii wax u geystay haddii kale cudur kula hara ayay noqon. Diinteena suubanna aad baan uga hadashaa ajarka wax cafinta. Guuleysta ayaan idin leeyahay.

  • @fadumaguleed562
    @fadumaguleed562 ปีที่แล้ว +9

    Allaha u naxariisto saygaagii amiiin yaarabi 😢😢

  • @Adeshabey
    @Adeshabey ปีที่แล้ว +20

    😢so sorry for your loss my sister. May Allah make two of you among those meet in His paradise Inshaa Allah.

  • @farxaanaadan4237
    @farxaanaadan4237 ปีที่แล้ว +8

    Allah u naxariisto marxuumka iyo dhaman intii muslimiim ah oo ku dhimatay.
    Maryan Allah qalbiga kuu qaboojiyo.

  • @ismailkassim1192
    @ismailkassim1192 ปีที่แล้ว +7

    So sorry for this lady. Even me I never thought there was a Somali family in the west gate. I remember I had my kids in the car and was thinking of where to take them, when I received a message from a colleague saying that there is a shooting at the West gate and I should avoid it. Given that the colleague was a foreigner I assumed this is normal robbery and will finish soon. I was actually motivated to go Westgate. At the junction of muthurwa I turned on the radio and heard a reporter referring to the attackers in Westgate as Somali looking men and 18 people confirmed dead. That is when it downed on me the magnitude of the problem and I turned at the round about and went back home with my kids.

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 ปีที่แล้ว +1

      Allaa ku waafajiyay balse you will be murderer if you would take the kids and be killed there because you're irresponsible parent. You received a warning message and continued to go there. Imagine if you wouldn't listen to the radio? Never do that again for the rest of your life. Ask forgiveness to Allah and the foreign person to become Muslim. If that person who saved you is a Muslim, make ducaa for him.

  • @ardoardo742
    @ardoardo742 ปีที่แล้ว +7

    Abaayo qalbiga alaha kuu qaboojiyo awlaadaadana ha kuu barakeeyo marxuumkana alaha u naxariisto laakiin qabriga ubaxa iyo qurqurxinta ka daa diiniyan ma fiicno ayaan maqlay

    • @ashanur7166
      @ashanur7166 ปีที่แล้ว +1

      Qabri ma ahan waa astaan dawladu usamaysey walal

  • @lady_ruun6741
    @lady_ruun6741 6 หลายเดือนก่อน

    Sida aniga ineey igu dhacday cml ayaan uu dareemaya sheekada xanuunka badan walaashay maryan yassin ilahay hau naxariisto saygaga abaayo adigana waxaa tahay qof ad adag oo geesi ah ilahay haku xafido

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +4

    wcs wlc brother

  • @juweriaomar4379
    @juweriaomar4379 ปีที่แล้ว +4

    Yaasiin qof aad u fiican buu ahaa also habo dheho iyo abti xirsi abayo alah qalbiga haku dejiyo ilmahaha alah kula koriyo waa darema dhibka kuso gaarey

  • @AhmeD-u4d5j
    @AhmeD-u4d5j ปีที่แล้ว +7

    Hooyadaan alle qalbiga ha u qaboojiyo khawaariijtana dalkeenana xabbad baan kaga saareeynaa aakhirana allaah ayaa abaalkooda marinaya

  • @shamsohagi2373
    @shamsohagi2373 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah Allaha xafido ilmo YASSIN jirde

  • @umucabdullaahi2386
    @umucabdullaahi2386 ปีที่แล้ว +3

    Illaah haunaxariisto marxuumka Adna wacaa tahay qof adag hadana naxariis badan illaah hakubarakeeyo

  • @ismailfarah3463
    @ismailfarah3463 ปีที่แล้ว +6

    May the Almighty Allah rest his soul in jannatulfirdaus amiin samir iyo eman hoping you have continued with the grace of Allah!!!

  • @KheertoAli
    @KheertoAli ปีที่แล้ว +5

    Asc abaayo maryan illaahow unaxariisto adigana awllaada baari allaah kaaga dhigo yaa xayul yaa quyuum

  • @ibadoabdiwahid7734
    @ibadoabdiwahid7734 ปีที่แล้ว +2

    Abayo allah samir haku siyo hana kuu barakeeyo caruurta aamiin yaa allah
    Ayaanle adna mahadsanid wllo

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 ปีที่แล้ว +5

    Allah unaxariisto umada islamka Ameen ya Allah

  • @immigranthustlemind8655
    @immigranthustlemind8655 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah may Allah bless this sister. She has been through a lot.

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 ปีที่แล้ว +5

    Allaha u naxariisto seygaada janata fardows allaha geliyo

  • @deeqo123
    @deeqo123 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ayaanle

  • @aaminokaltun4440
    @aaminokaltun4440 ปีที่แล้ว +1

    Alle how naxariisto adiga qalbiga alle hakuu siyaafiyo

  • @fadowsaahmed5406
    @fadowsaahmed5406 ปีที่แล้ว +9

    Ilahey haku cafiyo balaayadaan soomali ku habsatayne ilahey haka dulqaado

  • @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
    @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wa gabar aqoon leh qalbi wanagsan asturad kaliya ka dhiman allah kuso hanuniyo

  • @nasraibrahim527
    @nasraibrahim527 ปีที่แล้ว +8

    Laa xowla wala quwata ilaa billah waa qiso xanuun badan oo duruus kujirto wallahi illahay sabirka haku ziyadiyo wax khayr qabo hakugu bedelo ubadkana hakuu xafido hana kula koriyo amiin waxatahay qof aad u qalbi fiican. Iyo dhamaan inta sidadokale dhibatada sogaartay.Dhaman muslimiinti kugeriyotay janatul firdows haka warabiyo amiiin yaa rabbi

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 ปีที่แล้ว +4

    Waraysi muhiim ah. Maryan waa qof lived experience u leh dhibka Somalia fikir caafimaad qaban leh. Allaha barakeeyo.

  • @Nasroketibe
    @Nasroketibe ปีที่แล้ว +6

    Dad wangsan aya dhalay maryan habarirteda wala dilay istarlin abahedana wala daily hadana xajigeda wa qiso xanun badan

  • @kaltumahmed3156
    @kaltumahmed3156 ปีที่แล้ว +9

    MashaAllah; I have never seen someone who’s has the same philosophy and spiritual MashaAllah
    Well said Ahlul Iman is this kind of people

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 ปีที่แล้ว +3

    Alah ha u naxariisto ilaahay janatul fardows ilaahay ha idiin kulmiyo quraanka iyo tasbiixda waa daawo ❤❤

  • @raniaabdiweli5789
    @raniaabdiweli5789 ปีที่แล้ว +2

    😢illahay haunaxaristo Yasin amin ya Allah...am somali from puntland n I feel pain what happened this family even if thy r from moqdisho ...all somali people are some n we love ❤️ them all as brothers n sisters

    • @maejorrali1684
      @maejorrali1684 11 หลายเดือนก่อน

      Somalida waxa halka dhigey wa qabilka e somalidu wa hal wll wa dad Muslim ah o hal diir ah hal farac weeye qabilku wa wax ina kala qeybiyay o manta dunida inaga reebey

  • @abbasgaras695
    @abbasgaras695 11 หลายเดือนก่อน +9

    2015 Ambassador Mariam Yassin Hagi Yussuf was appointed as the Special Envoy on Migrants and Children’s rights of the Somali Federal Government. She successfully ran programmes aimed at reintegration of children formerly associated with terrorist armed groups and establishing systems for safe and orderly migration.

  • @nasteexacaabbi2539
    @nasteexacaabbi2539 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay qalbiga hakuu qaboojiyo abaayo

  • @abdirizaqarare7822
    @abdirizaqarare7822 ปีที่แล้ว +2

    Yaasiin ilaahay haunaxariito aamiin maryana ilaahay qalbiga hauqaboojiyo aamiin

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +3

    ilhay ha u Naxriisto kulii Amiiiiiin Ya Allah

  • @DUBPLAYS
    @DUBPLAYS ปีที่แล้ว +2

    Alle ha unaxariisto qoyska sabir iyo iimaan hakasiiyo

  • @khadraadan3795
    @khadraadan3795 ปีที่แล้ว +3

    Illaahay haunaxariisto kitaabkiisana midigta allaha kasiiyo gacan kaadaran baadishay

  • @abdulaahiaxmed7152
    @abdulaahiaxmed7152 ปีที่แล้ว +2

    Maryan adeer macaan dadka sooliya meel kasta ayaa lagu laayay waxa jira gabdho badan kula mid ah oo seygii macal caruurtii ay qaraxyo loogu laayay iyo madfac guriga kula habsaday
    Alla ha'u naxariiso dhamaan umada soomaali ee la dulmiyay gacan ka xaqdaran dishay

  • @Hashi9910
    @Hashi9910 ปีที่แล้ว +3

    Allah u naxariisto Yasin walal adna Samir iyo iiman! Anakoo dhana Allah dhibka Naga dulqaado

  • @abdifathamuse
    @abdifathamuse 4 หลายเดือนก่อน

    RABI ha u naxariisto marxuumka

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +4

    Subxaaana Allah

  • @safiyoxaajicusmaan1846
    @safiyoxaajicusmaan1846 ปีที่แล้ว +3

    ilaahayow unaxriiso wlalkena janatul firdows allh ka wraabiyo rer cabdi caruush marko sha .abroone xfd degnayen

    • @sumayaahmed5264
      @sumayaahmed5264 11 หลายเดือนก่อน

      Waa dad caan ah rer marko maxee isku yihiin istarliin cabdi caruush sax

  • @siradaden5830
    @siradaden5830 ปีที่แล้ว +4

    Asc maryan ❤love thank you for your samir iyo iiman Alle haku sharfo we love you 😢

    • @nyajetupe9268
      @nyajetupe9268 11 หลายเดือนก่อน

      We love you huno

  • @hibosaed5716
    @hibosaed5716 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah very strong women 💪 Allah u naxaristo sawjkagi

  • @Zakiika
    @Zakiika ปีที่แล้ว +4

    Waxa kugu dhacay aad aya kaga xumahay lkn is astur abayo gabdhahada tarbiyada wanagsan iyo asturnaanta haka qatan dhamna dumarka somaliyed inty kaga deysani lahayn asturad la aan qof walbo wu dhimana khatuma wangsan alaha nagu dilo

  • @hindadahir6894
    @hindadahir6894 ปีที่แล้ว +3

    Asc walaashay marka hambalyo in Alla kusiiyey qof aad iyo aad u qaali ah oo aan marnaba la ilaabi doonin, adiga iska daaye, annaga uu maqalka nagu yaha.
    Talabaadna,in Alla kaa dhigay qof adag oo iimaan leh .
    Waxaan Alla uga baryey marxuunka jannatu fardows, dhamaan ehelkana samir iyo iimaa.
    Adigana musiibadaa aadku samirtay Alla kuugu baddalo khayr adduun iyo aakhiraba❤❤❤ iyo dad ku jecel oo kugu wareegsen noloshaada inta ka hadhay
    Aamiin yaa Rabbi

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 ปีที่แล้ว +1

      ASC MARYANEEY ABAYO MACAN ILLAHEY WAXAN KABARYEY ILLAHEY QALBIGA HAKUUDAJIYO AAMIIN YARAVI

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 ปีที่แล้ว +1

      Abayo ilmahaga hakula kariyo aamiin yarabi

  • @samiracdey1629
    @samiracdey1629 ปีที่แล้ว +2

    I can't hold my tears wlh inaa kujiray cmla udareemaya 😢 😭 wlh xaald culus eymartay ilaahow unaxariso yaasiin.

  • @laabsalahbadalgulett784
    @laabsalahbadalgulett784 11 หลายเดือนก่อน +1

    Hardest women ever really learned to you more God bless you 4Ever 🙏😰

  • @aminamohamed2255
    @aminamohamed2255 ปีที่แล้ว +2

    Ilahow kuu naxaristo yaa rabi

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 ปีที่แล้ว +10

    Mayaryan xabadka qarso jirkaaga dabool walaalo samir iyo iimaan saadaqa allah HA ku siiyo waalidkii iyo walaalahiis illah samir iyo iimaan saadaqa allah ha ha ku irsaaqo iyo adigaba

  • @xayaatxilwa8256
    @xayaatxilwa8256 ปีที่แล้ว +1

    Adiga iyo seygaada janada firdowso allaha idinku kulmiyo aamiin yaarrabi 🤲

  • @Fatush-k9w
    @Fatush-k9w ปีที่แล้ว +3

    Gabadhaan waxay u egtahay adno aadan ilaahay ha u naxariisto saygeediii

  • @AhmedjaamaUbahle-cl9ly
    @AhmedjaamaUbahle-cl9ly ปีที่แล้ว +6

    Gabadhan aqoon, qurux , qalbi wanaag, iyo adkeysi ayaa alle ugu deeqay alle cimri dheer Haku siiyo wall ❤

  • @BintiXasaa
    @BintiXasaa 4 หลายเดือนก่อน +1

    Alaaha u naxsiisto Marti la jecelyahey alaaha ka dhiigo

  • @shaarcade2143
    @shaarcade2143 ปีที่แล้ว +3

    Allh naxaristii Jano hasiyo intii Muslim ah oo mesha ku dhimaty

  • @aminahusein8399
    @aminahusein8399 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay hunaxariisto Yaasiin nimka soomali qaarbaa naxasii leh oo aan ila ilaabikarin kuwo qalbi dhaxan waajirin qalibig ilaahay kuuqaboojiyo xalday aqarkaxaleh ey eheeyad wax dhacey hadiiba adig qalibiga ilaahay kuucaafiye alxm.abaayo

  • @yasirasaleban6152
    @yasirasaleban6152 11 หลายเดือนก่อน +1

    😢sorry abaayo ilahay samirka hakuu siyaadsho

  • @abdoshMo
    @abdoshMo ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay haw naxariisto, waraysi waxbadan taabanaya nolosha inkaaraan ee qofka soomaliga uu ku nool yahay, siiba maryan abeheeed buburkii lagu laayay ninkeediina ku weyday.

  • @Farhiya.221
    @Farhiya.221 ปีที่แล้ว +1

    Wlo alle haku barakeeyo mariam dhiib wakusoo martay alhamdulilah waad ku qanacday lkn xijaabo please tanni waa aduunyo😊

  • @cabdiqaadirwarsamemaxamed1293
    @cabdiqaadirwarsamemaxamed1293 ปีที่แล้ว +2

    Allaha u naxariisto walal 😢😢😢

  • @Beerlula_adam
    @Beerlula_adam 2 หลายเดือนก่อน

    Ala haunaxariisto 😢

  • @abdikariinibraahim3252
    @abdikariinibraahim3252 ปีที่แล้ว

    M.a alle hadayo maryan Waa qof Karti iyo dadnimo usaxiiba... Alle ha ugu naxariisto sayigeedi, qalbiga alle ha u qaboojiyo...
    Anagana dhibtan daba dheratay alle hanaga saaro. Wa nasiib daro an la qiyaasi karin gabar somaliyed oo miskina Ninkedi lagu hordilo oo waliba Somali la ah dilo.

  • @Thehabonchannel
    @Thehabonchannel ปีที่แล้ว +5

    Illahayoow khatumada noo hagaaji qof walba wuu dhiman siduu u dhiman lahaana allaah aya og intii muslimiin oo dhimatay allaha u naxariiso qabrigana u nuuri

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 ปีที่แล้ว +1

      Waa hadal xaqq ah. Allaha xusnul khaatima macal iimaan nagu oofsado. Allaha Soomaali cafiyo oo u dambi dhaafo. Towbada Allaha waafajiyo iyo hanuunka. Allaha diinteena, dadkeena iyo dalkeena badbaadiyo. Allaha khawaariij nooga filnaado wuxuu doono. Allaha cadowga gudaha iyo dibada naga qabto. Ilaahow Muslimiinta midee caqligooda, xoogooda, caqiidadooda, cilmigooda, iyo xoolahooda.

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 ปีที่แล้ว

      Ilaahow inti dad iyo duunyo aan ku waynay xabbad iyo qarax gardarro u naxariiso oo cawad khayr leh noogu badal. Inta nool dhaawaca quluubta soo gaarayna u dhay quluubta oo sabar iyo iimaan ku arzaaq oo ka masax mushkiladi, murugadi iyo qammigi ay ka dhaxleen quluubtooda iyo maskaxdooda. U maleen maayo inuu jiro in qoys Soomaaliyeed oo ka badbaaday dhibaatooyinka colaadeed noocee doonaan ha ahaadaanee.

    • @Thehabonchannel
      @Thehabonchannel ปีที่แล้ว

      @@fouzifouzi3393
      Amiin illahey ducada ha noo aqbalo

  • @khairaaliammaan2130
    @khairaaliammaan2130 ปีที่แล้ว +1

    Qof iimaan badan weeyaan
    Ilaahey ha u naxariisto dambigiisa ha dhaafo wiilkaa na

  • @fatumahussein893
    @fatumahussein893 ปีที่แล้ว +1

    Ilahey ha u naxaristo seygada abayo 😢😢

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 ปีที่แล้ว

    Nasha alaah Ilaahay ha unaxariisto adigana alaha ha kula koriyo carurtaada

  • @Mcabdi134
    @Mcabdi134 ปีที่แล้ว +1

    Allah u naxariisto yaasiin

  • @spongebobsquarepants4079
    @spongebobsquarepants4079 ปีที่แล้ว +1

    Allah yarham amin ya Allah

  • @ahmeddhaqane2440
    @ahmeddhaqane2440 ปีที่แล้ว +1

    Allah haunaxariisto abtigeey 😢

  • @xaliimoxuseen7754
    @xaliimoxuseen7754 ปีที่แล้ว +9

    اللهم ارحمه واغفر له وجعل قبره روضة من رياض الجنه

  • @Samiira1997-q5e
    @Samiira1997-q5e 10 หลายเดือนก่อน

    Ilin iga keentay yarabi allow unaxariso inta muslima ❤😢

  • @sacdiyocabdiraxman515
    @sacdiyocabdiraxman515 ปีที่แล้ว +2

    Abayo allah haku barakeyo.

  • @Hearxx4b3lla
    @Hearxx4b3lla 11 หลายเดือนก่อน

    Waanku farax sanahay inaan ka mid ahay dadka tiigsada suga barnaamij yada Hanoolaato 🎉

  • @oneride8228
    @oneride8228 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u naxariisto seygaaga

  • @safiyaosman7966
    @safiyaosman7966 11 หลายเดือนก่อน

    Maasha alaaha Mariam guul ku waar Abaayo adiga iyo intaad jecshahay ❤️

  • @moussamomed3890
    @moussamomed3890 ปีที่แล้ว +2

    Sabar iyo Iman allah kasiyo abayo inshallah

  • @saidaosman6524
    @saidaosman6524 4 หลายเดือนก่อน

    Ascw
    Dowlada shabaab ah, see lala dirira

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay hawnaxariisto saygaaga Samir iyo imaan hakaa siiyo

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 ปีที่แล้ว +3

    Waa qiso xanuun badan Manaqaan wexey isku dameeyaan nimanka somalida

  • @MH__1__MH
    @MH__1__MH ปีที่แล้ว +1

    Walaashey qalbiga allaha ku qaboojiyo, kumanaan somali ah nalaga diley, welina iney dilaan bey rabaan haddaana iska qaban

  • @SafiaOmer-m8n
    @SafiaOmer-m8n ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay how naxariisto gacan ka xaqdaran baa dishay

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 11 หลายเดือนก่อน

    Alaaaaah u naxariisto😢😢😢dhamantod ya raaaaaabi

  • @Bbemom458
    @Bbemom458 ปีที่แล้ว +3

    Allha u naxaristo somali ayaga gacantoda isku dhameyey

  • @fahadhassannuur7329
    @fahadhassannuur7329 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariisto wallken

  • @fartunyusuf5338
    @fartunyusuf5338 ปีที่แล้ว +2

    Allah qalbiga haku qaboojiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @feysalhussein4785
    @feysalhussein4785 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariisto marxuumka

  • @AhmedAli-zw5kd
    @AhmedAli-zw5kd ปีที่แล้ว +2

    Walhi waa qiso xanuun badan walaal allaha kusiiyo sabran jamiilan

  • @asadabdulahi1257
    @asadabdulahi1257 ปีที่แล้ว +7

    Hanoolaato! Another block buster interview- thank you for interviewing sister Marian. The Somali people need to hear about our losses.
    There are some people who interview those who participated in the civil war and glorify the ugly civil war and the killing of their own people.
    Some of these people are traumatised.
    We need to hear from those who are maimed in the civil war and have no support from their tribes. Those who can honestly share their stories and what the tribes they killed for has done for them in their moments of desperation.

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 ปีที่แล้ว

    MashaAllah Allaha ku xifdiyo Allaha subxaana watacaala janadisa haku casumo seygada

  • @hassanabdihassanabdi393
    @hassanabdihassanabdi393 ปีที่แล้ว

    Allah haunaxarito Inta Muslimiin ah oo mesha ku nafwayeen.
    tanakale
    Dowlada Kenya Cidaankeeda Wuxu layay 5000 iyo 3000 kun oo melkale ah oo Shacab ah 5maalmood gudahooda ladaa dhacdo oo lamagac bexeen Wagala Marcerca iyo Gariisa Gubay. Wali ma araag ayagoo meel lagu xasusto losameyo.

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp ปีที่แล้ว +1

    M.a waa gabar run badan waa yaabanaa qof waa cafiyaa hadana manoqon karo sideydii hore illness qalbiga ma jiro😢 jawaab ayaan u laa waa runtaa qalbi qaleel ayaa nagu dhacay wa ku farahsanahay qalbi wanaageeda 😮