SOORAAN IYO JAWAAN RIWAYAAD CUSUB RUUG CADAAGII 2018 HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 พ.ค. 2014

ความคิดเห็น • 339

  • @sayidsaadaam
    @sayidsaadaam 7 วันที่ผ่านมา

    alle ha u naxariisto sooraan iyo maamada ayagaan geeridooda maqlayye aamiin

  • @alahayay1963
    @alahayay1963 2 ปีที่แล้ว +7

    sahra rooble iyo sooranba caawa waa inaga hooseeyan allah haw naxaristo 😭

    • @gediyoaliabdirahman8956
      @gediyoaliabdirahman8956 ปีที่แล้ว

      Hhhjjjjjjmmm!!,,,,,nnbbnnnmmmmmmmmjmmmmmmmmmmmnnmmmmmmmmm
      Uhmmhmmjmjmjhmmjmm nmjmjmmm,jjmjmmmmjmjmjmjmu,u,jmmjjjjj,jmjmmjjmjm
      Hmmmhmhummmmmmjmjjmmimmmijmi,mjmjjmjmm,ij,, jj,I,I,I,I,I,I,I,I,I,I,I,jmjmjmjmmjjm
      Njjjjjjjjjjjjjjkkkkmhjjjjjjjmmmkkkkkkkkkmmmmmmmkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
      Nhnjjmmmmmmmmmmmmmmmmmmmkmmkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @jamayusuf7205
    @jamayusuf7205 ปีที่แล้ว +3

    Libaax ba RABI qaatay...ALLAH ha ku naxariisto...ameeeen....by from growe puntland

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 10 หลายเดือนก่อน +2

    alle yarxama Sooraan iyo sahra ileeyaba.

  • @user-tr3wc9ze9p
    @user-tr3wc9ze9p 3 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم إغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناتك يارب العالمين

  • @Fuadapdillahimuse23
    @Fuadapdillahimuse23 วันที่ผ่านมา

    Allah hawnaristo soran iyo sahra roobleba

  • @FursadahaNolosha
    @FursadahaNolosha 4 ปีที่แล้ว +3

    Jawaan sifiican buu ugalay war guriga buuqa iiladhaaf buu ugusoo gaabshay.
    Yaa 2020 daawanaya oo ashahaata .

  • @axmedbashiir
    @axmedbashiir ปีที่แล้ว +4

    Allh ha unaxariisto jannatul firdowsa allha ka waraabiyo apwan sooraan🤲🤲

  • @user-th9wq4nw9q
    @user-th9wq4nw9q 3 ปีที่แล้ว +8

    2021 any one kkkk

  • @user-wz1ex1vc3o
    @user-wz1ex1vc3o ปีที่แล้ว

    alle janatul fardawsa ha kaa waraabiyo aamiin aamiin 😢😢😢😢

  • @mohamedmahamoud5552
    @mohamedmahamoud5552 4 ปีที่แล้ว +3

    Sahra rooble alle hakuu naxariisto jilaa wacan bay ahyd

  • @Layla6793
    @Layla6793 3 ปีที่แล้ว +5

    Rabiyoow u naxariiso Sooraan oo qabriga waasac uga dhig

  • @faaraxbaane7020
    @faaraxbaane7020 4 ปีที่แล้ว +3

    Ruwaayadaan khaladkeedaa badan inanta jaamacada labosanaa udhinaa ninkii soodoonay 6cishaa lalabalamay jaamacadii markay soodhamaysatay ee shaqo gashay ee lacagta siidhiibtay ayaa ragii balanta 6da casho yimaadeen faashil

  • @adamboranaborante419
    @adamboranaborante419 2 ปีที่แล้ว

    SOMALIYEY WALAALKENA SOORAN IN ILLAAHEY UNAXARISTO UDUCEEYA!!! ILLEEHAYE JANNADUL FIRDOOWSA HAKA WARABIIYO ILLAAHEY QABRIGIISA HA UNURIYO!!!!!! AMIIIN ALLAAHUMA AMIIN.anigu waxan ahay nin Oroma wallaah riwaayada iyo filimata aduunkan lugu somayey RIWAAYADA oo Qaalisan iyo oo Qosolbadnen mashallaah.SOORAN WALLAAH WA NIN ILLAAHAYOW WALAKEENASI HU NAXARIISO!!!

  • @hussenmohamed2109
    @hussenmohamed2109 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah unaxariisto zahra rooble

  • @MohamettMadopeh
    @MohamettMadopeh 4 ปีที่แล้ว +5

    100 sanoo dambe Sooraan Wax U dhigma lama heli doono

  • @user-zj6xu3cy4x
    @user-zj6xu3cy4x 9 หลายเดือนก่อน

    AUN ibraahim ismail sugule sooraan majaajiliistaha soomaaliya ugu wng san

  • @abdiqanimohamud2736
    @abdiqanimohamud2736 2 ปีที่แล้ว +1

    Riwaayad aad iyo aad uqiima badan sooraan ALLAH ha unaxariisto iyo mamada jawaan iyo inta kle ee noolna cimri dheer iyo caafimaad baan urajeynayaa

  • @magacahadankenay801
    @magacahadankenay801 6 ปีที่แล้ว +37

    Xiligii Lala Guursan Jirty Way Gaarty Mar Haday Shaaaha Saa Ula Soodaahdo

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 ปีที่แล้ว

    Majaajilo uun maaha ee dhaqanka siday u yaqaaneen sooraan iyo gabadha magaceedii waan iloobay allah ha u naxariisto 2 doodaba walee taariikh waa ka tageen bal siday dhaqanka dumarkii hore markay nin arkaan siday isku qarin jireen !!!

  • @barremahad4732
    @barremahad4732 10 ปีที่แล้ว +6

    Walee sooran iyo jawaan
    Ku macaashe waxaay wadaanba
    Qosolkay keenee

  • @qanciyemedia6328
    @qanciyemedia6328 4 ปีที่แล้ว +1

    Sahra roople alle how naxaristo

  • @xadiyoaxmed2084
    @xadiyoaxmed2084 8 ปีที่แล้ว +1

    sooraan waa jilaa qosol badan

  • @jacfaribraahim5988
    @jacfaribraahim5988 ปีที่แล้ว

    Ilaahow kuu naxariiso sooraan wuu is cunsiiyay wixiiba

  • @muusesiciidjire4609
    @muusesiciidjire4609 ปีที่แล้ว

    Allah haw naxariisto soraan😢

  • @xamsewakhti8603
    @xamsewakhti8603 8 ปีที่แล้ว +5

    3 ayaad dhali lahay aaan abti u ahay

  • @geeljirgeeljir2552
    @geeljirgeeljir2552 8 ปีที่แล้ว +14

    Noolaada dee wlh abwaanin soomaaliyeed

  • @MohamettMadopeh
    @MohamettMadopeh 4 ปีที่แล้ว +9

    "Ilaahy balanki waa say u hadlaysay"🤣🤣🤣Viva Sooraan ✌️

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka ปีที่แล้ว

    Ilaahoow kuu naxariiso Sooraan Sidii eey eheed buu u matalay

  • @mohamedshuriye1369
    @mohamedshuriye1369 8 ปีที่แล้ว +14

    sooraan waa majaajileeyste qaaliya

  • @zahara1759
    @zahara1759 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @cabdidaahi4214
    @cabdidaahi4214 4 ปีที่แล้ว

    sooraaan warkiisa waa run waa sax sxb

  • @abdisacad2482
    @abdisacad2482 4 ปีที่แล้ว +3

    Sahra rooble alle ha unaxariistoH

  • @mapmohumed4707
    @mapmohumed4707 9 ปีที่แล้ว +1

    sooran waa Cajiib

  • @hindicusub8996
    @hindicusub8996 3 ปีที่แล้ว

    Allah yaa arxam gabadha

  • @xaqudirirxoolokumadoone2392
    @xaqudirirxoolokumadoone2392 7 ปีที่แล้ว +10

    Reerka Gabdhu waa dad waana u Duunyo ee maxaad sidaan

  • @mahadoabdullahi3124
    @mahadoabdullahi3124 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkk sooraan baydhehen

  • @cabdirabimaansuu3168
    @cabdirabimaansuu3168 4 ปีที่แล้ว +1

    Sooraan meeshu waamiy

  • @MrAdamaa52
    @MrAdamaa52 9 ปีที่แล้ว +8

    mash Allaa Ilahay Ha inoodaayo fanaaninteena qaali ah..

  • @cllaahisaalaxkhabiirkagabd2368
    @cllaahisaalaxkhabiirkagabd2368 4 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkjjjjjjjjjjjjkkkkkkj alla beerka liketa iisaara intuu kaqoslyey sooraan

  • @hiddoiyodhaqan2052
    @hiddoiyodhaqan2052 5 ปีที่แล้ว +2

    wuxuu Ku leeyahay inanaka yari ma lacag buy nagu siinayaa

  • @youngyonis4447
    @youngyonis4447 9 ปีที่แล้ว +8

    lol u guys made my day funny walahi

  • @mohamedjamahassan9838
    @mohamedjamahassan9838 7 ปีที่แล้ว +5

    ma daad ayuu kala hadhayaaa

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 5 ปีที่แล้ว +5

    "Naayahe Aabo Anaga Ha na waaline Nin baa Lagu Siiyaye Isagaba Baro, isaguba Waa cilmiye " 😂😂
    Alla muxuu Run sheegay Cilmiga Runta ah waa kan Ninkeedu U Dhigo 🤣🤣✋

  • @fataaxali6339
    @fataaxali6339 10 ปีที่แล้ว +17

    Sooran and jawaan viva somaliland

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 5 ปีที่แล้ว +2

    Kkklkkk gabar 6 sano maqan buu rag xoolo uga qaatey jecliya sooraan waa xayi islaanta hooyaded ah jubuq igama daba dhihi karto 😁😁

  • @meecadsoftware3761
    @meecadsoftware3761 3 ปีที่แล้ว +1

    35:27 Naagaha somaliland oo dham maad qandaarasy

  • @mohamoudsaed5168
    @mohamoudsaed5168 2 ปีที่แล้ว

    Waan ka xumahay inan dhimashada sooran kadib daawado madamon la xiise dhici wayay

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 4 ปีที่แล้ว

    Sooraan waxaa soo dhistay kooxdii horseed abwaan buuxa weye ragii hore weye

  • @mahadmaxamed7393
    @mahadmaxamed7393 8 ปีที่แล้ว +9

    kkkkkkk ana toray kuso iibinaya

  • @cabdicali1828
    @cabdicali1828 3 ปีที่แล้ว

    Shekh diinta alle wada ayaa amaan leh

  • @ahmedm8735
    @ahmedm8735 6 ปีที่แล้ว +2

    Maxaad noogu yeedhanaysaa

  • @isaxaaqismail6672
    @isaxaaqismail6672 4 ปีที่แล้ว +3

    masha alaaah soraan vs jawaan majaajilstayaal khatar ah alah haydin xafido kkkkkkk

  • @jamamohamed2169
    @jamamohamed2169 5 ปีที่แล้ว +1

    Warnagatag...Ma waxa an. La...keeni in. Baa. ..suntaa

  • @abdurahmankulmiye2634
    @abdurahmankulmiye2634 3 ปีที่แล้ว +1

    Xili laga guursan jiraybey gaadhay Mar hadey shaaha sidaa ula soo habsanto😂😂😂😂

  • @maxamedcabdih.hussein8908
    @maxamedcabdih.hussein8908 5 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahy balankii waa siday u hadlaysay oo ileen adaa waxan kuduubay

  • @yusufwais5407
    @yusufwais5407 7 ปีที่แล้ว +4

    kkkkkkkkkkk jawaan ayaa ka qosol badan jawaan

  • @stanleyipkiss46
    @stanleyipkiss46 5 ปีที่แล้ว +9

    Jam jam kuma yareyn lkn gaadhey xiligii lala guursan jirey.hhhhh

  • @zahara1759
    @zahara1759 5 ปีที่แล้ว +1

    dhaman asxabta qaali ga ah

  • @mohshaam5944
    @mohshaam5944 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa habaar qabto iska ilaaliya kulahaa

  • @Geelwanaaje
    @Geelwanaaje 10 ปีที่แล้ว +2

    kkkkkkk "2 sanaa ii hadhay 3 baad dhali lahayd awoow u ahay"

  • @maryanali2606
    @maryanali2606 5 ปีที่แล้ว +5

    Kan suudka xiranee la yiri magaaladuu ka yimid baaba reer baaddiye caadiya u eg, kaamirada horteeduu ku karriin tiranayaa hadbba yaahuu

  • @zahara1759
    @zahara1759 5 ปีที่แล้ว

    guul ayaan idin rajeyna

  • @sharmkeahmed8973
    @sharmkeahmed8973 7 ปีที่แล้ว +10

    germalka ayaa ku maahmaaha

    • @ummuatikahaaji9634
      @ummuatikahaaji9634 6 ปีที่แล้ว +1

      sharmke Ahmed ynnnfd
      Cmv

    • @ahmedmhaji2459
      @ahmedmhaji2459 6 ปีที่แล้ว

      sharmke Ahmed jarmalku muxuu ku maahmaahaa iska ciyaaraysaye

    • @muuseaxmed6756
      @muuseaxmed6756 5 ปีที่แล้ว +1

      sharmke Ahmed exhibition 6th 3rd and 35

    • @muuseaxmed6756
      @muuseaxmed6756 5 ปีที่แล้ว

      Ahmed Mc yrrrtgghuuuu

    • @muuseaxmed6756
      @muuseaxmed6756 5 ปีที่แล้ว

      wallo qaali Nebraska to the other hand to be

  • @muxiyadiinmaxamed5722
    @muxiyadiinmaxamed5722 2 ปีที่แล้ว

    Markii lay abuuraa adna lagu sameeyay kulahaa kkkkkk Allow kuu naxariiso.....

  • @abdirahmanomar8008
    @abdirahmanomar8008 4 ปีที่แล้ว

    Hhhh markii lagu abuuraa ana la isameeyey

  • @xabiiburaxmaan5994
    @xabiiburaxmaan5994 5 ปีที่แล้ว +2

    Kabtan ciise jawaan Nin Rageed weeye

  • @hilaacdahir173
    @hilaacdahir173 7 ปีที่แล้ว +3

    30ariya kuma lahoo gabdhaha ari miyaa laga qataa

  • @mapmohumed4707
    @mapmohumed4707 9 ปีที่แล้ว +2

    Walee idaygani waa majajilayste weyn

  • @nooribrahim1823
    @nooribrahim1823 6 ปีที่แล้ว +2

    Hindi afsomali

  • @muhiimabarre4502
    @muhiimabarre4502 8 ปีที่แล้ว +5

    😅😅😅😅😅😅 she said knife uso iibi , no no no

  • @faaraxtaajir454
    @faaraxtaajir454 9 ปีที่แล้ว +5

    Waqtigii lala guursan jiray bay gadhay marhaday shaaha saa ola habsaanto hhhhh

  • @abdirahmanamin4539
    @abdirahmanamin4539 4 ปีที่แล้ว

    Soraan #legend

  • @mohamedahmedmohamed5084
    @mohamedahmedmohamed5084 4 ปีที่แล้ว +1

    Anigu waxaanba kahelay islaantii siday usii kacday markii nimanku yimaadeen

  • @faaidrashiid5517
    @faaidrashiid5517 8 ปีที่แล้ว +2

    hbenka noso gsha hben lgsa saar ahaa

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 4 ปีที่แล้ว

    If You are here 2020 😱🤣🤣🤣

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 8 ปีที่แล้ว +2

    kuleel maaha miyaa shahiga ? bal fiiri meesha ow dhigay kirlida ama jalamada

  • @rtghfc
    @rtghfc 5 ปีที่แล้ว +4

    Maba Ashahaadato Ilaahyba Mataqaano___Kunka Doolarna Cantuubsady

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 5 ปีที่แล้ว +3

    Alla maxay weynaatay naayaa aabo🤣🤣

  • @aadammc7310
    @aadammc7310 9 ปีที่แล้ว +4

    Haha haha nice one

  • @abdiwelihajiali9701
    @abdiwelihajiali9701 4 ปีที่แล้ว +1

    Tan anaa dhalay meel kastoy joogto kkkkkkk
    🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdisalamabukar232
    @abdisalamabukar232 10 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkk sooraan ku laha hooyo wlhi waa iga qosliyay iyo inanta hooyadeed u soo dhib kkkkkkk viva sooraan iyo jawaan ii nolada waligin

    • @FaraxNageye
      @FaraxNageye หลายเดือนก่อน

      Ma noshahay ader😂❤

  • @ifarxmohmmed3610
    @ifarxmohmmed3610 6 ปีที่แล้ว +3

    kkkkkkkkkkkkkkk alla berka

  • @walaalkiinkhadar7372
    @walaalkiinkhadar7372 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa kun dollar

  • @qiyaastv3327
    @qiyaastv3327 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhhh walee sooran markan dawado qosol ban la dhaca

  • @khadrahasan3074
    @khadrahasan3074 6 ปีที่แล้ว +2

    habeenkad sogasha balayasogashay

  • @hamdaabdulkadir6598
    @hamdaabdulkadir6598 4 ปีที่แล้ว +1

    2020 baan daawanayaa🙏

  • @abdijabarshimoyali7409
    @abdijabarshimoyali7409 5 ปีที่แล้ว +1

    Isaagaba baro reerkisa baro 😂😂😂😂😂😂😂😇😇😇

  • @somalicancerawarenessprogr4991
    @somalicancerawarenessprogr4991 10 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkkkkkkk maba Ashahaadato, ilaahayba ma taqaan

  • @rahmahojali2252
    @rahmahojali2252 10 ปีที่แล้ว +2

    (Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk dhebiga ayaan u qoraya

  • @abdiaziz3507
    @abdiaziz3507 4 ปีที่แล้ว

    Adeero miyuu ku dhalay anaa ku dhalay
    Laba sano aa 3 bad dhali lahayd aanu waaw u nahay

  • @ginidaahir4681
    @ginidaahir4681 4 ปีที่แล้ว

    Waaaw

  • @taliyebakayle5632
    @taliyebakayle5632 3 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @cisiidsaalax716
    @cisiidsaalax716 4 ปีที่แล้ว +2

    Book noocaasa somalilnd miyaa laga isticmaala tolw🤔😁😁 waryaa reer somlilnd wayba naga cilmi badan yihiin

  • @Ahmed1985A3
    @Ahmed1985A3 8 ปีที่แล้ว +4

    dumarka somalilaand oo dhan miyaad qandaraasaysaa kulahaa

  • @3starsasa355
    @3starsasa355 9 ปีที่แล้ว +2

    jarmalkaa ku maahmaaha "marka wax laguu dhiibo wax garataa" yaa ku maahmaaha talow looooooooolz

  • @nimomohmmed4949
    @nimomohmmed4949 7 ปีที่แล้ว +6

    Hhhhhh inaanta dalatay waa inaan fican waa kun dollar

  • @kidstoytoychannel3289
    @kidstoytoychannel3289 7 ปีที่แล้ว +3

    harako maxa weey rer waqoyi ban weydiinayaa

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhh Harakoo waa waxa la cuno ee roodhida lagu daro ee fuulka u eg
      Idinku maxad u taqanaan

  • @cabdiwahabhaji404
    @cabdiwahabhaji404 8 ปีที่แล้ว +5

    darbi cidlo ah
    iyo darbi jiif

  • @shamsayusuf7484
    @shamsayusuf7484 8 ปีที่แล้ว +8

    kkkķk