5 calaamadood oo muujinaya inay boogo Maskaxeed kusoo gaareen Carruurnimadaada.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 58

  • @naturebeautifullychannel7171
    @naturebeautifullychannel7171 2 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi aad baan ugu farxay maanta waayo maanta ayaanba tiktoga iga soo hor baxday anoo murugaysan o depression ihaayo wll aad baan wax yaalo badan kaaga faaiday wall lambar 3 iyo lambar 4 wan isku hayaaaa waridkay lama korin hyo ayaa dhimatay anoo yar 2 years jirah kadibna waxaa isoo korsoray ilaa 10 sano intaan kasoo gaarayey ayeyday abe edadiis ah ilahay kuma samata darnaadee intii ay yaraantayda siqurux badan baan usoo koray aad baa lay kool koolin jiray ayeeyo alle ha u naxariisto way dhamatee hadee aad bay igu roonayd balse halmar baa jawiga is badalay o waxay iga aday dalka dibadiisa ayeeyo walaasheed bay iga tagtay waxaaa igu qabsaday ayeeyaday hooyaday dhashay o dhahaysa anay gabadhayda dhashay o mudan inaan haysto halkaas baa dhibi iga bilaamatay wala isku xumaansaday hayn taydii family problem baa dhamaan waayey anigu dadkaygii aan lasoo karaan rabaa inaan lajoogo lkn waxba ma go aan San karo o walaysku kay jiid jiidayaaa way ikaxaysataa ayeeyo hyo dhashay anah wan kasoo cararaah is qab qabsi dheer kadib wan waynaaday lkn meeshaa waxaa ka baxay daryeel kii labada dhanba way isku kay tuurtuuraan wax barashadaydii saaas o kle wala isku tuur tuuraa anigii wax barashadii wan ka haray eraygii buuqii joogtada ahaa wan dhibsaday waxaan go aan saday inaan markaan waynaaday aan dad labada dhan ee family ga ah aan la nolaado alle ha uwada naxariisto labadaydii hooyanah way dhinteen hooyadii caadiga idhashay iyo hooyadii intaan saaidka uyaraaba gacanta igu haysay aad bay nolashayda u saamaysay waayo wax taageeraa mahelo inta badan o family ga ah waxaan isku daya inaan kaligay meel iska soo saaro balse waxba way suurta gali waayaan saaas ay tahayna waxay igu dhaleeceeyan inaan anigu qof xun ahay qof aan la fahmi karin ahay dadkayga ka carartaa bay indhahaan lkn ayaga buuqoodaan ka cararaa street igama dhamaado wan iska o yaaah hadad yaadayda wali waxba igama rumoobin qalbigaaa iska kay xanuunah wana iska qarsadaaa inta badan waxaan iska dhigaa qof caadi ah lkn qalbigaan ka o yaah markaan arko fashil badan o nolasha xageeda ah taaas waxay ikeentay inaan dhaqso dadka uma aamino qalbigayga masiiyo mar walbana ficil qaldan baan ka fishaaa mar walba o tilaabo horay u qaad isdhaho dhaqaale wax igu tageeraah waayaaah dadka waxba kama share gareeyo inay ayaganah igu darsamaan baan ka baqaaa qof qof walal ah o lasocday xàaladayda lasocda waa jiraa lkn inta badan waxaan iska dhigaa qof baashalaysa o aysan ka qalayn lkn runtaaa waxay tahay inaaan mar walba iska oyoh culaysyada uma dulqaato marxalada kala duwan ee dunida lamarayo qof unugul baan noqday wan iska yabaa inta badan markaan saaas noqdo quraan baan aqristaaa salaada adkaarta badasadaa lin mar markaan ka gaabiyo aad bay igusoo badataaaa asxaabta waxaan ina codsanayaa inaad isooducaysaan in mar walba qalbiga iqaboobo riyooyinkayga la rumeeyo malin un aan noqdo qof isku filan anah waan dadaalaa adinkuna ducada igusoo kaaba

    • @Moha-humnle
      @Moha-humnle 2 หลายเดือนก่อน

      Where do you live walal

  • @Handsomely-b2i
    @Handsomely-b2i 2 ปีที่แล้ว +9

    5 calaamadood oo muujinaya in yaraantaadii dhaawac maskexeed ku soo gaadheye;
    1. Childish reaction.
    2. Insecure attachment.
    3. Conflict avoidance.
    4. Low self_worth.
    5. Risk behaviour.
    Alle cid kasata oo xanuunsan ha caafiyo.
    Wax walbaaba waa qadar alle iyo samirkaaga oo la tijaabinayo .
    Cudur walbaana daawo ayuu leeyahay waana laga soo kabataa inshallah ♥️

  • @maxamednuur6809
    @maxamednuur6809 2 ปีที่แล้ว +4

    weey isoo gaareeyn waliba ayagoo xanuun badan muqaal kaan markaan dhageeystay waan iska ilmeeyey 😭😭😭

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 2 ปีที่แล้ว

      Sorry 😭 😞

  • @sakimohan7286
    @sakimohan7286 2 ปีที่แล้ว +2

    Cabdinasir safana aad bad umahadsantahy qofsamayn leh aadtahay pro keep going

  • @Axyaadunya
    @Axyaadunya 2 ปีที่แล้ว

    Hada ayaan xaldan ku jira oo familkeygu sidaa ILa dhaqma Cadaadis 𝗔𝘆𝗲𝗲𝘆 isaran

  • @abdibaasidabdilahiabdi8782
    @abdibaasidabdilahiabdi8782 2 ปีที่แล้ว +3

    Alxamdu lillaah hal calaamadna kama lihi 5 taa calaamadood 🙂🤲🙂🤲

  • @amiiraali3823
    @amiiraali3823 2 ปีที่แล้ว +3

    😭😭😭😭😭😭😭😭nasiibkayga caruurnimadaydii qisoyinkii iso maray ma aha wax aan ilaabi karo ila hadana kama nasan sida ilmaha qaar u yihin intaxan walidka lagu dhibo ayay walidka qaarna u yihin intaxankaas o kale markay kala tagana kaba sii daran kana xanuun badan alx cala kuli shayin qadiir

    • @mulkimohamed1569
      @mulkimohamed1569 2 ปีที่แล้ว

      Sorry hapipty

    • @amiiraali3823
      @amiiraali3823 2 ปีที่แล้ว

      @@mulkimohamed1569 wa caadi xbbti aduunka ayanba Qurux lahayne ilahay akhiradena ma xumeeyo isaga awoode

  • @xamdaqali727
    @xamdaqali727 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa MahdzantahY macalin waan oyay markan dhegayztay zabab too aH waxan lazoo kulmay dhamntoodpa iLaa xigaana diiftoodii igama hadhin ilaHay wxan kabaryayaa inuu iziiyO vedel khayr qapa 😭

  • @Nafiso059
    @Nafiso059 2 ปีที่แล้ว +2

    Anigaa 7 years ahaa waalidkeyga waxaa I dhihi jirin waxaa tahay qof karti badan wax walbo xil ayaa iska saari jiray
    Haddana anigaa kaliya ah ayaa wxaa iska dhaadhiciya waa awooda inaa waxkasto qabsan karto xitaa hadda awoodin uma ogaalado inaa dhibteyda i dahayga qof igu caawiyo taas maxaa noqon kartaa..?

    • @ilyasmahamed19
      @ilyasmahamed19 2 ปีที่แล้ว

      Tan anaa aaaminsan lkn ani cdna wx aan qabty cdi igma amaaanin taaso keenty in wxwalba igu dhca kligy igu kooobnaato

  • @brmgroupchannel1726
    @brmgroupchannel1726 2 ปีที่แล้ว +1

    Number....3
    Waaa dhaawac aad uwayn lkn hada ayaan badalayaa dabeecadaa waanan iska badalayaa insha allah shukran akhiii

  • @faraxmaxamed5545
    @faraxmaxamed5545 2 ปีที่แล้ว +1

    1ban leyahay mrkan xanaqo waa inmeya tasana waa cmlkayga sidan aminsanahay

  • @mohaamca7565
    @mohaamca7565 2 ปีที่แล้ว +2

    Wllo abdinaasir safaana maxaad uga hadli ladahey dhibaatada ay nagu heyso daawashada sex iyo siigeysiga

  • @Mandeeq6707
    @Mandeeq6707 10 หลายเดือนก่อน

    Aniga hoyadey ad bey ijecleyd weligey leyma dilin iyada un ban laso korey hadana wan leyahey calamadahas odhan xage wax kakhaldanyihin

  • @Joseph_abukar
    @Joseph_abukar 2 ปีที่แล้ว +1

    Insecure attachment
    Riyo waxaan lahaa in aan waxbarto laakin waa leyga burburiyay nolosheyda waxaa u Dan beysay inaa noqdo qof xashiish iyo muqaadaraadka isticmaala

    • @shukrinur3956
      @shukrinur3956 2 ปีที่แล้ว +3

      I am so sorry habaryar waxa kugu dhacay ilaahey hakaa Madoobeeyo balwada, waxad is leedahay xanun is ilowsii lakiin you will damage your self more please get help before you lose your health all together. Waan kuu soo duceynaa yaa I have boys and when I see or hear something like this it hurts habaryar may Allah heal your heart, show you the right path Aamin.

  • @queenhaboon9176
    @queenhaboon9176 2 ปีที่แล้ว

    Abwe aniga ayay sidaas ihaysataa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔

  • @maryamaabdulkadirosman6950
    @maryamaabdulkadirosman6950 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi way isoo gaareen waliba zaa'id sideen iskaga dhayaa ustaad

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 ปีที่แล้ว

    Jz allaah khayr walal waxaan dareemaya in boogo badan oo jirana hoostana ka shuuqayay inaad daawaysay walal qalbiga ayaan ka dareemaya mowduucyada qaar aad soo qadatay oo kan ka mid yahay

  • @shukriismailali
    @shukriismailali 10 หลายเดือนก่อน

    Calaamadahaasoo dhan waan leeyahay waxaana iigu wacan nolol adag oo aan naxariis lahayn oo lay dili jiray baan ku soo koray wala la dhibaatoodaa 😢😢

  • @nafisacabdulahi9783
    @nafisacabdulahi9783 2 ปีที่แล้ว +1

    Manta ayan la dhibatonaya wayo waligay hooyaday iima naxariisan aabahayna ano ciyaal ah ayuu dhintay lkn alx allah ayan haystay😭😭😭😭

  • @mariaali4469
    @mariaali4469 2 ปีที่แล้ว

    Adkaysi la'aantas aya lahan jirey sanado yar ka hor maxa sbb u ah kula tahay🤔

  • @realhabboon
    @realhabboon 2 ปีที่แล้ว

    Guulayso

  • @the_pretty_emm
    @the_pretty_emm 2 ปีที่แล้ว +1

    💔I'm going through this

    • @wardamohamed166
      @wardamohamed166 2 ปีที่แล้ว

      Wan kula qaba wllhi 😌

    • @the_pretty_emm
      @the_pretty_emm 2 ปีที่แล้ว

      @@wardamohamed166 ax wan ka xumay wlhi

  • @abdirahman2569
    @abdirahman2569 2 ปีที่แล้ว

    Intaba Wan Isku arkey wlhi

  • @kingmoha8319
    @kingmoha8319 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninka kaliya ee I baray waxan ahy jir oo joog safaaana

  • @kheyriyasaciid8149
    @kheyriyasaciid8149 2 ปีที่แล้ว +2

    Qaarkood ilaaa iyo hada ay iheystaaaa mana aqaaan sidaaan uga bixi lahaaaa 😥😥😥😥😥

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 2 ปีที่แล้ว

      Waadka bixikartaa wayna soo dhamaan doonaan waqti un dhawaa ama dheeraa. Dhibku haduu ka imaanayo familkaaga hadal oo dheh arimahaas halaigadaayo kuwad kucelceli waxay ogaanayaan inaad soojeedo. Hana is dhiibin oo nolosha haka rajadhigin marbaad helidoontaa Janis kan ka fiican. Saliga nabiga iyo Astaqfaarta badi iyo inaad Allah waydiisanayso inuu dulmiga kaaso afjaro; illaahayna majecla kuwa wax dulma, Allah wuxu yiri yaa ibarya oonka ajiibaa; hadaad duceysato Allah wayne kugu qadinmayo 3 arimood bey mid kunoqon , 1) inaad islamarkaa hesho ama xogaa kadib aad hesho; 2) dhibkugu soo socday inlagaga qabto 3) in miisaankaaga aaqiro laguugu daro. 3dexdaas account umbey midgali

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 2 ปีที่แล้ว

      Qofka wax dulma waa xaasid waxwalba kafilo hadaad awoodo inaad katagto xataa wuxu doonidoonaa aqbaartaada iyo dhaleeceyntaada marka katag hadaad awoodo hana is dhigan dabino badan buu kuudhigikaraa markawalba foojignoow

    • @kheyriyasaciid8149
      @kheyriyasaciid8149 2 ปีที่แล้ว

      Ma awoodo inaaan ka tago mxaaa yeeley maba heysto meel aaan ka aado

  • @canabmaxa1050
    @canabmaxa1050 ปีที่แล้ว

    Hhhh uh

  • @enggorod34
    @enggorod34 2 ปีที่แล้ว +1

    waaad ku mahadsantahay sida quruxda badan aad inoguso jedisay saxiib

  • @saciidhareera9610
    @saciidhareera9610 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad io aad ayad umhdsan thy ustad geep going

  • @mulkimohamed1569
    @mulkimohamed1569 2 ปีที่แล้ว

    Hada anku la hadlayo aya oynaya😓

  • @queennatasha7561
    @queennatasha7561 2 ปีที่แล้ว +2

    our legend keep going 💪 😊
    shukran our teacher 😇😇😇

    • @abdinasirsafaana
      @abdinasirsafaana  2 ปีที่แล้ว

      🥰🥰🙏🏽

    • @ruqiiyacawiil9116
      @ruqiiyacawiil9116 ปีที่แล้ว

      Walaalo jz allaah khayr boogo bukay ayaad dhayday aniga yarantaydi dhib ayaa I soo garay balse hada xasuusteedan la nolahay Alxamdulillaah dintan ku xirnahay oo wax badan iga caawisay waxaan soo korsaday caruur aniga oon daremayn dhibkooda garka ah taasna waxay iga ahayd jaahilnimo man garanayn sidda casriga ah ee loo koriyo caruur intii karan kayka wan soo koriyay balse gadaal waxaan ka ogaaday inay ha boonayd jidh ahan iyo dareen ahanba maskax ahanba inan u koreyo caruurta Alxamdulillaah way waynadeen walina anigay ila noolyihiin waxaan qaldayna inaan Saxo ayaan isku dayaa inbadan waxaan ku hamiyaa in yaraan toodi waxaan hada fahmay fahan sanan lahaa qadar allaah maaya shaafacal

  • @nasracali6532
    @nasracali6532 2 ปีที่แล้ว

    ustaadi yaraanteydi waxba ima so gaarin alxmd lkin weynaanta ayaan kula kulmay qalbi jab xanuun qiyaaano oo saameyn weyn igu yeelatay qof nimadeydana mugdi galisay weliba dhowr mar igu so noqnoqtay side uga gudbi karaa taasa dhibane u ahay

  • @abdiaziizfaarah713
    @abdiaziizfaarah713 2 ปีที่แล้ว

    Haaa wey jiraan

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ustaad keep going

  • @abdikadirhussen7601
    @abdikadirhussen7601 2 ปีที่แล้ว

    Waa Sax

  • @copyofficial1538
    @copyofficial1538 ปีที่แล้ว

    4. Low self-worth shaki la'an waa debeecad an leyahy Mahadsanid Ustaad Safaana

  • @mohaamca7565
    @mohaamca7565 2 ปีที่แล้ว

    Markasta waakusugaa mana isameyneysid codsigeyga

  • @saamiyocumar7496
    @saamiyocumar7496 2 ปีที่แล้ว

    Teacher Allah ku xifdiyo

  • @babyranda4844
    @babyranda4844 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid mowduuc an inbdn daneenaye kaso hadshy

  • @ikraandaud3604
    @ikraandaud3604 2 ปีที่แล้ว

    Teacher cabdi nasir🖤tespect

  • @fatimowacays895
    @fatimowacays895 2 ปีที่แล้ว

    M.a ustaad wad mhdsanthy

  • @abdikafihusseinali7409
    @abdikafihusseinali7409 2 ปีที่แล้ว

    ustaad Number WhatsApp ama meel lagala so xariiri karo