6 Calaamadood oo lagu garto Stress-ka!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 64

  • @theeraoffriends2639
    @theeraoffriends2639 2 ปีที่แล้ว +13

    Haliga soo, gaaro mugoo ani xaaladahaan ayaan ku sugunahee.
    يارب إشفيني و أشفي كل مريض يتألم يارب العالمين

  • @cxaafidyuusuf1845
    @cxaafidyuusuf1845 5 หลายเดือนก่อน +6

    Xanuuno maskaxiyan baa ihaya ii soo duceeya pls😢😢

    • @Ruwayda-s7d
      @Ruwayda-s7d หลายเดือนก่อน +1

      Wll se noqoty hada?😢
      Aniga ayaa hada daremaya

    • @cxaafidyuusuf1845
      @cxaafidyuusuf1845 หลายเดือนก่อน

      @@Ruwayda-s7d hada waa fcnhy wll adi sidee laguu hayaa

    • @Ruwayda-s7d
      @Ruwayda-s7d หลายเดือนก่อน

      @@cxaafidyuusuf1845 wll stress isaga shskisanhy calamdhiisa badana wan leyahy, sidee isaga daweysay wll kla wadag

    • @apdifataahglpeedi1547
      @apdifataahglpeedi1547 13 วันที่ผ่านมา

      ​@@cxaafidyuusuf1845 zhp xagee kaala soo xidhiidha aad ayaan kuugu baahnahay

    • @Yusr_aaQuen
      @Yusr_aaQuen 3 วันที่ผ่านมา +1

      Abowe sidew

  • @IqroAbuukar-cp2zf
    @IqroAbuukar-cp2zf ปีที่แล้ว +6

    Masha allah ustaatd wax yaabo badan ayaad naka cawisay❤❤❤❤❤❤❤ 0:09 0:09 0:09 0:09

  • @Hamda7daxrf
    @Hamda7daxrf 8 หลายเดือนก่อน +4

    Yaa Allah intaba waan dareemaya ii gar gaar😢💔🤲

  • @ahmedmohamed-mw6bl
    @ahmedmohamed-mw6bl หลายเดือนก่อน +1

    Intaba waa leyahay ilahay ha n9 gargaaro😢

  • @sumayomohammed4533
    @sumayomohammed4533 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha alla mudane thanks🥰

  • @mujaahid_
    @mujaahid_ 2 ปีที่แล้ว +5

    Ustaad ✋

  • @nimcoibrahim1438
    @nimcoibrahim1438 2 ปีที่แล้ว +4

    جزاكم الله خيرا و احسن الجزء

  • @princesspalqisa2423
    @princesspalqisa2423 2 ปีที่แล้ว +3

    2 : goormee ayey
    ehee marks kugu
    dambeyey ee aad
    suuliga taleefoon
    dheer u gasho ?😂😂😂
    Soo sheet
    Thanks ustad 👍

  • @adoontiiallah6682
    @adoontiiallah6682 2 ปีที่แล้ว +6

    maasha Allah ustaad safaana ilaahay ha ku barakeeyo ♥️

  • @anisaali1526
    @anisaali1526 2 ปีที่แล้ว +4

    Shukran ustaadkeena jazakallahu kheyran

  • @nasrodirir2332
    @nasrodirir2332 ปีที่แล้ว +3

    🥹😭🤦🏽‍♀️

  • @iqroaliibrahim5464
    @iqroaliibrahim5464 2 หลายเดือนก่อน

    😢

  • @sihammumin9365
    @sihammumin9365 ปีที่แล้ว +2

    🥹😭

  • @fardowsoabdirashiidhajio5807
    @fardowsoabdirashiidhajio5807 2 ปีที่แล้ว +2

    Mhdsanid

  • @Mubarakchannel459
    @Mubarakchannel459 ปีที่แล้ว +2

    Wn isku arkay😢😢

  • @xafsoxubi6338
    @xafsoxubi6338 2 ปีที่แล้ว +2

    First 🖤😫

  • @najimamohamudhassan1634
    @najimamohamudhassan1634 2 ปีที่แล้ว +2

    Wan isku arkay dhaman🙄😔

  • @bashaalkamaanta8038
    @bashaalkamaanta8038 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll intaasba waa qabaa

  • @fatushmalaq7658
    @fatushmalaq7658 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks bro

  • @ayanabdi1132
    @ayanabdi1132 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Ustad

  • @mustaqiim1893
    @mustaqiim1893 11 หลายเดือนก่อน +1

    Maxa daawo u ah ana iheste😊

  • @raqiahussein8052
    @raqiahussein8052 2 ปีที่แล้ว +3

    You are best🥰

  • @fatmah6962
    @fatmah6962 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wllo intee kaala soo xiriir karaa arkin ayaan talo kaaga raba 🙏🙏

  • @Handsomely-b2i
    @Handsomely-b2i 2 ปีที่แล้ว +1

    Gaajada faraha badan maxaa keena ustaad

  • @heroyare3029
    @heroyare3029 ปีที่แล้ว +1

    Qandho makena

  • @safiyosiman1424
    @safiyosiman1424 2 ปีที่แล้ว +1

    1,4🥹:(

  • @gaabowaadan9276
    @gaabowaadan9276 2 ปีที่แล้ว +1

    Xaqiiq

  • @fardowsofarhan4716
    @fardowsofarhan4716 ปีที่แล้ว +1

    Ani waxaan modaya hadba meel in wax iga soo baxeen

  • @salim_ahmed.
    @salim_ahmed. 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad marka hore mahadsanid wax bdan waan kaa faaiiday intaan kugu xirnaa lkn ustaad cilad baa iheysta oo markasta waxaan ka fakaraa sheyba sheyga ka xunyhy yacni wnaag dhan kuma fakari karo waxaan saad sadaa waxyaabo xun anigoo ka fakaraya wagi hore ima fiirsan jirin lkn hda ogaaday bl maxaa xal unoqonya ustaad

    • @abdinasirsafaana
      @abdinasirsafaana  2 ปีที่แล้ว

      Isku day inad maskaxdaada adiga maamusho. Marka aad ka fikireyso waxyaabahaas attention-kaag ma joogo. Maxaa yeelay waxa aad ka fikireyso wax jiraba maahan. Marka wax jiro ayaa la iska joojin karaa waxaan jirin la iskama joojin karo!

  • @MariaNuur
    @MariaNuur 2 ปีที่แล้ว +1

    M. A ustad +Dr ilahy ku xafido ad Ayan uga faaiida muqaladada ilahy ku barakuo

  • @amuun9967
    @amuun9967 3 หลายเดือนก่อน

    Alh nacafio dhaman teen😢

  • @fadumoahmedhareed6675
    @fadumoahmedhareed6675 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad sideen ulatacaalaa Waan isku ArkeY intaasba.

  • @NimcoAbdul-t9m
    @NimcoAbdul-t9m 9 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😢

  • @abdiazizccc6915
    @abdiazizccc6915 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad waxan kaa codsanayaa in aad ka hadsho mow Duuca waswas ku saabsaban waayo waxan la dhibanahay waswaska noocyadiisa kala duwan waxaa la iga dhaa dhiciyaa in aà jiranahay suuq ma aadi Karo Dhalanyarta aan is raaci jiray waa ka haray mar walba shaki iyo waswas Tira badan baa Qalbigeyga ku soo dhaca Ustaad Shakiga ma waxuu til maan uu yahay in ay ihaysato xaalad caafimaad Daro oo weyn mise Waa wax Iska Dabiici ah maxaa looga baxaa shakiga iyo waswaska maxaa ila Gudboon oo aan sameeyaa siden Shakigaan Tirada badan ugu Taqluusa
    Aqyaarta ku xiran Channelkan yaa shaki iyo waswaas sideyda oo kale la dhiban farta taag 👆

    • @abdinasirsafaana
      @abdinasirsafaana  2 ปีที่แล้ว +2

      Waan kasoo hadli doonnaa bro insha Allah.

    • @abdiazizccc6915
      @abdiazizccc6915 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdinasirsafaana Okay Ustaad. Baarakalaahu fiikum Ilaahey Cilmiga iyo Cimriga Allaha kuu siyaadiyo ♥️💯💯🥀

    • @MohamedAhmedSaid-db4cr
      @MohamedAhmedSaid-db4cr ปีที่แล้ว

      Asc wallaal aniga tallo ku siinaya isoo booqo

    • @abdulkadirsheikh7671
      @abdulkadirsheikh7671 11 หลายเดือนก่อน

      @@MohamedAhmedSaid-db4cr what’s app kaaga isii bro i Need u helo

    • @cxaafidyuusuf1845
      @cxaafidyuusuf1845 5 หลายเดือนก่อน

      Sxp Anigaa kula mida wllhi shakiga baa asaagay iga reebay

  • @aysartube9982
    @aysartube9982 ปีที่แล้ว

    😢

  • @zahroabdukadir2094
    @zahroabdukadir2094 ปีที่แล้ว

    wlh intaba wan isku arkay🥹

  • @Jirooleey123.
    @Jirooleey123. 9 หลายเดือนก่อน

    Xasilooni la aan 24h madaxa ixanuunaya 😢kaniini wxba igama taro hurdo aan horay useexdo mba jirto

    • @hassannaib4705
      @hassannaib4705 2 หลายเดือนก่อน +1

      Hade seed noqotay wll

  • @LeyloXusen-qg2rg
    @LeyloXusen-qg2rg 8 หลายเดือนก่อน

    Asc dr ani mudo sanad cilad ayaa ihesato isbtlne wku daalay kowdi ani waxan ahy qof istres bdn nloshyda stres aye ahed kdip wxan isku arky calol xanun cunto xumo kdip dr tagy dawo gas iqoren wax sas ima tarto mrka calosha waaxey samene dibiryo iyo ine ariyo kufurnthy cml kdip colol xanunkas ilaa bogo sameya wxa aan laybya wxeethy xanunkas mrkasto iqbnyo wxa ikno mrka walwal dremo mrka istrs mla dhihi kra xnunkas

    • @azlii871
      @azlii871 8 หลายเดือนก่อน

      abyo isku xanuuun nhy Xal ma u heshay ama dawo😢

    • @azimaabdi344
      @azimaabdi344 หลายเดือนก่อน

      Abayo hda side ka noqotay xanuunka waxaas dhan cudurka gaaska iska leh

  • @Najah-Moha.7.
    @Najah-Moha.7. 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlh intaba way ihaysa markastana daal io cajis ya ihaya io murugo mrarka qar wlh bil io dherad cuno afka masaro sabbto ah gajo madaremayo wxan rba 90 inan sarirta iska jifo xita hdan hurdayn familkana jin ba haya intay dhehen ya cilaj laygu cadabe wlh wn ku dhiman tagy marna waqosla si bila macni ah marna wxy iga qabata inan iska oyo markan diqadodana darbigan mdaxa ladhaca ama feedh ilahy cafimd hana siyo🥺

  • @najaxcali8321
    @najaxcali8321 ปีที่แล้ว

    Aniga ayuu hada ihaya qofna ima fahmayso waxan sameyo ma aqaan wlhi waali ayan ku dhawahay 😢

    • @Jirooleey123.
      @Jirooleey123. 9 หลายเดือนก่อน +1

      Fiiri wll socodka badi plzz kalinimada ka fogow 🙏🏽

    • @Iamqueen-lv9ub
      @Iamqueen-lv9ub 8 หลายเดือนก่อน

      Culays walba fudayd ayaa ka danbeeya niyada khayrnu sheeG oo ha quusaN ukhtii❤