Macalin ayuub Allah ha ku barakeeyo walalo waxa tahay qof ku dayasho mudan walalo Allah Dartii baan ku jeclahay macalin ayuub cimri dherer iyo Caafimaad Allah ha ku siiyo macalin
Ustaadkeyga waxa codsi iga ah in aad si deg deg ah dib noogu soo billowdo casharadii englishka b/c anaga haddeynu nahay reer africa is very important for us,espicially speaking waxa jira more words oo aan si khalad ah ugu dhawaaqno please and please noo billow
Masha allah walaalkay ayub alle haku sharfo wllo run ahaantii hadaladaadu aad bay noo taabteen wax badana way naga badaleen alle abaalkaaga wllo jano haka dhigo wax walibana hakuu sahlo
Marar bdn isku dayaa waxa murugta iikenayo inan kafogaado go an ayan qaata hdna wan kalaabta markle hdne isla dhibts ilaso daristo ma aqn waxn sameyo ya allah icaawi 😰😭😭😭😭
Waxaa tahay qof nolosheyda kusoo birey oo qimo agteyda ka leh. Qof kasta message baa loo dhibey ilahey message kaaga hakuu hir geliyo in la isusheego jeceelka ceeb ma aha we love you so much ayuub
Wlhie qofka ka Hadshay waa aniga dhowr sano ayan dhib ku jiraa inn farsamo Barto ayn showrsano isku dayayaaa hdna kama guul gaadho oo markay igu yara adkataba wn iska daaya💔😭sanad kasta ano ilmaynya wali mashaydi taagan ayan comnt so qoraa i.a waa goankaygi ugu danbeyy wn egayaa 6pilod kadib waa mudada ugu bdn ee lagu Baran karo farsamada an donayo inn wax kuqabsado dhib kasta iyo caqbad kasta aan la kulmo Hdna wxba maqabsado💔😭22/8/2023.13:40
Macalin ayuub Allah ha ku barakeeyo walalo waxa tahay qof ku dayasho mudan walalo Allah Dartii baan ku jeclahay macalin ayuub cimri dherer iyo Caafimaad Allah ha ku siiyo macalin
Wlhy waan quutaa video tda keep going. ...👑
ManshaAllah TabarkaAllah Macalinka Nolasha Shidalka Nafteyda Shukran My dear teacher God blessed you Again
maasha Allaah mahadsanid wllo ayuub sidaad noo dhiirigakinaysid markasta ayaan ugu baahnaa dhiirigalintaada manta Mahadsanid kunjeer 🙏🙏
Man sha Allah tabarakallah walal Allah hakuu siyaadiyo caqliga iyo wax garashada Allah ku siiyay hore u soco Allah ha ku xifdiyo Akharo iyo Aduunba 👌✅
Ustaadkeyga waxa codsi iga ah in aad si deg deg ah dib noogu soo billowdo casharadii englishka b/c anaga haddeynu nahay reer africa is very important for us,espicially speaking waxa jira more words oo aan si khalad ah ugu dhawaaqno please and please noo billow
Masha allaha mcalinkii noloshayda mhdsanid allaha ha ku xifdiyo
Inta jecel goonada adag like saarah✅✅
Maasha allah, waa sax iney naftu baqeyso balse waa inaa qasabtaa jizakallahu kheyr wllkey
Masha allah walaalkay ayub alle haku sharfo wllo run ahaantii hadaladaadu aad bay noo taabteen wax badana way naga badaleen alle abaalkaaga wllo jano haka dhigo wax walibana hakuu sahlo
Absolutely intaa ad shegtay wa wax jira ✅✅ alx allh i siyay awood aan nolosheyda ku badali karo
masha Allah wll keep doing this work it really benefit us may Allah swt reward you
Taliyahayga nolosha ayuub ilahay haku xafido❤👑
Waa sidaa ayada ah…..illaahayow Towfiiqda Nawaafaji..Aamiin!!!!!
Mashalah ayub wad mahad san tahay ❤🎉😢
Words touch my heart ❤
Mahad sanid u stadad ayuub Axmed❤❤🙏🏻
It's another beautiful day...my teacher keep going
So motivational maa shaa Allah ilaahay haku barakeeyo walaal.
Great teacher ❤
Masha Allah Ayuubkeena Rabbi hainoo kaxifdiyo
Masha alh ayub wxd thy some one special for mind develepment and encouragement ilhy haka abaalmariyo kalinta weyn ee ad bulshadada u hayso✅
Masha allah
Masha Allah tabaaraka llah wll
Masha allah ustaad ayuub nin adag keep it going nin aan taageeero
Masha Allah inaba caadi ma tihid u got a gift masha Allah ku barakeyo
Masha Allah ustaad ayuub ajar Allah kaa siiyo
You are so skiller 😮❤
jazakllh qeyr ustaad ayuub alle ha ka abaaal mariyo aduun iyo akhiro alle ku barakeeyo allahum aaamiin yaa alllaaah
M.a Thanks teacher Ayuub🙏
Inaad macalinkayga noqotid baa iisharaf ah mahadsanid ustaad, wll ayuub Ahmedow
Muuqaladaan waan uxiisay intuu ayuub kujiray qisadii malinkasta kuwanbaan sugayey shukran wllkay ayuub noso badi
Masha allaah ayub alle hakuxiftiyo meel aad jogtaba
Masha allah alle ha ku xafido dhiira galiyeheyga 🎉
Proud of you 👏 wlky💕
Mahadsanid sxp ayuub Axmed ❤
alle haku sharfo wll ayuuub runtii waxa yaabo badan ooo aaanan fahansaneyn ayad si fudud ii fahn siisay
thank you 😊 teacher
masha allh vidoes wax badan nloshayda
kataabtay maanta waad mahadsan ustaad maanta laga bilaabo waan dhaqaaqaya isha allh isoo ducee ustaad
Thanks teacher 😊❤
Allaha samir nagu arsaaqo shukran ayuub ahmed
Maşallah Jazakallah khey Yaa akhii
Marar bdn isku dayaa waxa murugta iikenayo inan kafogaado go an ayan qaata hdna wan kalaabta markle hdne isla dhibts ilaso daristo ma aqn waxn sameyo ya allah icaawi 😰😭😭😭😭
Hno ilahay isku xir
Tasbixda badso group telesom aya jira oo layidhado qisas aldikri xata fabook ku qor farxad ayad dareemi
@@ifraahosmaan4842 mahdsnid abyo mcn ❤️🔥🥰
Alle haku dhawro wax badan kaaa fa idayey libaax 🥰🥰
Waxad itustay nolosha dhabta ah شكرا لك يا اخي غزيز
Waxaa tahay qof nolosheyda kusoo birey oo qimo agteyda ka leh. Qof kasta message baa loo dhibey ilahey message kaaga hakuu hir geliyo in la isusheego jeceelka ceeb ma aha we love you so much ayuub
Thanks walalkey 🧠🏃♀️
Wad mahad santahay waxathy qofka kaliya dhirigilin fican kahelo Allah ka awalmariyo🥺☝♥️♥️♥️♥️👏👏
Masha Allah😊
❤❤❤❤❤tas ayaa sax ah thanks walal qali jazakallahu 👌🏼👌🏼👌🏼👌🏼✅✅✅
Thank you everything 😊
Waw cawa labo cashar laso dhigay aad io aad ban u farxsanhy ayuubow keep going
madsanid zHp alle hakubarekYo Noloshada
First one❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥
Waad na dhiiri galisay allah haku dhiiri galiyo
Suhaybow wlL abaal kaaga ma koobi karno dhamaantayo wlL ilaahay haku barakeeyo
Alle haku barakeeyo wllo Aakhiro and Adduunba
Macha allah ustaad muuqalkan inaad manta aniga iigu talagashaa lamoodoo
Shukran wll
sharaf iyo kheer badan ku rajenaa🙏✌🏽
Keep going pro
Ustaad thanks
Mahad sanid ustaad 🥰
Mahadsanid 100%
thanks ayuub axmed 🥰
Shukran,my lovely brother
Masha alaah saax walal shugraan
English maxaaad ujoojisay bal noosoo sheeg maxaa caqabad oo jira
Thanks wll ayuub allha ku xafifo
Khayr alle hakusiiyo wll
my older brother Go Ahead 🚶♂️
Mudane mahadsanid
Mahadsanid wa habenkii nolosheyda ugu adkeeyd lkn wad ii dirigeelisay😭😭😭thank you so much
Video gan noloshayda waxbadan ayuu kabadidona isha Allh
sxp aad ayaad u mahad santahay 🙏💯
Shukran ustaad😍
Maansha ALLAH
Mahadsanid wll macane
Mahadsanid Ustad
Thanks walal ayuub Allah ku cizeeyo 👍👍
Mnsha allh shugran ustaad
Masha Allah ustaad
Keep going ❤
ka waran cafimaadka casharadii meeyay english aha macalin
Thank you
Shukran
Mahadsanid
الحمد لله في السراء والضراء 🤲😥💔
Ustad Qalbigeyga wuu Jaban Yahay Runtii Xiligan waa xili danbe Hurdane Igama so dhacayso
😢😮
Allow kuqabuji
Wlhie qofka ka Hadshay waa aniga dhowr sano ayan dhib ku jiraa inn farsamo Barto ayn showrsano isku dayayaaa hdna kama guul gaadho oo markay igu yara adkataba wn iska daaya💔😭sanad kasta ano ilmaynya wali mashaydi taagan ayan comnt so qoraa i.a waa goankaygi ugu danbeyy wn egayaa 6pilod kadib waa mudada ugu bdn ee lagu Baran karo farsamada an donayo inn wax kuqabsado dhib kasta iyo caqbad kasta aan la kulmo Hdna wxba maqabsado💔😭22/8/2023.13:40
Abti ayuuboo nolosheyda wax badan baad ka badashay xqqdii aad baan kugu duceynayaa rabi ha kaa raali noqdo
Waa run
walkey noo soo badi
mhd sanid ustaad nafteena baad hurdada kakicisay oo guul uhorseeday
Really is badel sameyy kuna dhaqaq🤍🫶🏾
M.a teacher wllhi wn kaasugaayey vidio dhiiragelin ah
Macha Allah ❤️❤️❤️❤️
ASC wll. Markii. Darof Adhag. Gasho. Alee ayalu xamdiiya. Soma kadiib .dadhal wyee Qofka soma shugran bro
Thanks
Keep going
You're 👍
😭💔 words that touches ourselves