Wadani Wuxuu Gacansaar La Leeyey Qolyaha Cadowga Ah Ee S/land Kala Goynaya"Wasiitr Kaahin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • Wadani Wuxuu Gacansaar La Leeyey Qolyaha Cadowga Ah Ee S/land Kala Goynaya"Wasiitr Kaahin
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

ความคิดเห็น • 62

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 หลายเดือนก่อน +1

    abihi iyo awoogiis boy musqulaha u dhaqa ingiriis bey ahaayeen maantan xabashi qurmuun oo madoow oo hilib ceeriin cuna buu siinayaa dalkii car keen af futo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Charkherad
    @Charkherad หลายเดือนก่อน +1

    Waaar yaa ilaaay yaqaaana😂
    Waligaa uun SNM ka sheekee😂
    Ka wareeg wuu kaa gubtay shaadhkaasi !

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 หลายเดือนก่อน +2

    Inakaahin waa ninkii ka dambeeyey dilaalkii qorsheesnaa ee ka dhacay magaalada laascaanood iyo colaada ceelafweyn waa mujrim daalin ah waana in laga hor istaagaa in uu wadanka ka baxsado oo uu Ethopia u baxsado.

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 หลายเดือนก่อน +1

    Inakaahin waa mujrim bidixle ah mana aaminsana somaliland lawada lee yahay

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 หลายเดือนก่อน +1

    Nin xanuunsan

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm หลายเดือนก่อน

    Kulmi waa qaain wadan badii iyo dhulkii buu iibiyay xabasho

  • @BoqoreHirsi
    @BoqoreHirsi หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah Mudane Gudoomiye Wasiir Mujaahid Maxamed Axmed Kaahin Guul xisbiga kulmiye Guul iyo Gobonimo Qaranka Somaliland marwaliba Insha Allah Guul SNM hore iyo danbeysaba

  • @user-hg9qt8sd3v
    @user-hg9qt8sd3v หลายเดือนก่อน

    WAAR ILAYN MAGAALO MADIDO DUBAANKIINA MASODATAAN

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 หลายเดือนก่อน +1

    Asaasaqoow waa inoo gobolka Awdal waxaad ku walatay SNM, car cod ka hel Somaliland, 99% codka Awdal wadani baa leh

    • @suberh8985
      @suberh8985 หลายเดือนก่อน

      Doorashadii u danbeyseyba iyagaad codka ugu badan siiseen. Laakiin malaha Gabiley iyo hargeisa iyo berbera iyo caynaba ayaad illowdey inuu kulmiye ku xooganaa imikana ku xoogganyahay

  • @suberh8985
    @suberh8985 หลายเดือนก่อน

    Wasiir ku suntan halgankii dalka ee hore iyo ka imika ee loogu jiro aqoonsiga. Guuleyso nacabkuna darbiyada ha jiidho

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 หลายเดือนก่อน +1

    dalkii xabashi baa laga iibiyey yaa aqoonsi loo doonayaa

  • @hudaali8660
    @hudaali8660 หลายเดือนก่อน

    Ma gudbe macaac Mr warmooge

  • @abdiyousuf3157
    @abdiyousuf3157 หลายเดือนก่อน +2

    Adr maye kuwii berigii cadaytooda aad haysay aan ku maxakamadaynee

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 หลายเดือนก่อน

    Somaliland waxaa cunaya kuwa maso cagaleyda ah ee Gumeysiga taajka usida ee dadkooda neceb

  • @Subeyriga
    @Subeyriga หลายเดือนก่อน

    Kani not nothing waana kuwa muuse aaminey ee fikirka guuldarada keeney udhiibey

  • @user-sg5np8xe9h
    @user-sg5np8xe9h หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂waar intaa way idinka qaraxdee waxkale mahaysaan?

  • @hilaacmedia
    @hilaacmedia หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk kani wuu madhanyay mise cajaladbaa hadlaysa 7 sano ayaa lamaqlaayay intan

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 หลายเดือนก่อน

    xabashiyahow dalka soomaalia baa leh cid iman karta marto car axmaar hayimaado waqooyi

  • @MaxamedCisman-o7l
    @MaxamedCisman-o7l หลายเดือนก่อน

    waa lagu bartay 1984 ayey maskadu kufadhiisatay baacaac

  • @abdiyousuf3157
    @abdiyousuf3157 หลายเดือนก่อน +2

    Adr maye kuwii berigii cadaytooda aad haysay aan ku maxakamadaynee ma runbay ahayd horta mise been 😂😂

    • @BatutaMedia
      @BatutaMedia หลายเดือนก่อน

      Kuwaa hadii la soo badhigo, adiga iyo aabahaa baa ku jiree saldhiga iskeen hadii kale iska aamus

    • @abdiyousuf3157
      @abdiyousuf3157 หลายเดือนก่อน

      @@BatutaMedia adiga maxaa ku haya mida kale yaad ii garanaysaa

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 หลายเดือนก่อน

    Ina Sulub sowka idinla jooga oo 8sano caayayay oday siilaanyo 😂😂😂

  • @ZakariyaAbdille
    @ZakariyaAbdille หลายเดือนก่อน

    Muuse khaamin ah silaanyo waxba mayeelin wadanka anoo kaso jeeda garxjis baa saas leh waa cidiba wanka kuma dhiman mana barakicin aa way laascanod

  • @Subeyriga
    @Subeyriga หลายเดือนก่อน

    HADAAN AHAAN KAHA MAXAMED KAAHIN AMA QOYSKISA KA MID AHAAN LAHA WAXAN KA CODSAN LAHA INUU XISHOODA

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 หลายเดือนก่อน

    Wr waa nacaskii ina kaahin ee garxajiska necbaa waligiiba inkaari ku dhacdey yaa huuuh

    • @suberh8985
      @suberh8985 หลายเดือนก่อน

      Waar meesha niman ayaa is haya ee qabyaalada ka daa. Cirro iyo ina kaahin waa laba nin oo siyaasiyiin ah oo iska kaa yaqaan ee adigu naxliga iyo cuqdada iska ilaali

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 หลายเดือนก่อน

    abihi iyo awoogiis boy musqulaha u dhaqa ingiriis bey ahaayeen maantan xabashi qurmuun oo madoow oo hilib ceeriin cuna buu siinayaa dalkii car keen af futo

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah beentaa ma dhamaato miyaa

  • @sahrawarsame725
    @sahrawarsame725 หลายเดือนก่อน

    Ciidamadii jabay waydiiya 😂😂😂

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 หลายเดือนก่อน

    dalkeyga cadow uma dhawaan karo

  • @MahdiAbdilahihashin
    @MahdiAbdilahihashin หลายเดือนก่อน

    Mudune maxamed kaahin daacaya rakhiiska ah iskadaa dhulka soomalind maqoskiina wadale sideed kaligiin isaaqow taladiisa umaroorosan lama ogola dhul last iibsho

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 หลายเดือนก่อน +2

    Adeer taasi kuu noqon mayso olole doorasho....maanta qurba-joog iyo qoqol-jooba isbeddelka iyo Xisbiga Waddani bay ku biireen.

    • @suberh8985
      @suberh8985 หลายเดือนก่อน

      Oo maxay ku falayaan xisbi ay isugu tageen nanabkii Sland oo xitaa afhayyeenkoodii leeyahay Sland aqoonsi uma qalanto

  • @BatutaMedia
    @BatutaMedia หลายเดือนก่อน

    Muwaadinimadii iyo daljacaylkii oo qof ah. Ilahay cimriga iyo caqliga ha idin siyaadiyo adiga iyo intii qarankan naftooda u soo hirtay, anaguna imikaanu diyaar u nahay inaanu naf iyo maalba u hurno.

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน

    Mah Argagixisoh snm bah lagu fanah kk 😂 doqon waxan lah yabah kuwah dhegaystah nocan

  • @AAYA23
    @AAYA23 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhhhhhh 😂 wllhi kani intaas waa ku dawakhay.

  • @xasanqawdhan4970
    @xasanqawdhan4970 หลายเดือนก่อน

    caaaaaaac

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 หลายเดือนก่อน

    Xilkii laguu dhiibay waad la luntay dal iyo dad midna mahaysid waxuu ku waashay wadani buuku kharfay waa isku dire umada belaaya ku gudhacday

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 หลายเดือนก่อน

    Waa nin kaa caqli badan ma xabashi uraya buu dalka siiya belaaya ku difaacday sowtaad ka soo carartay sool oo la cunay ha cabaadin orod dadk ka dhuuno

  • @Ahmednourmohamed737
    @Ahmednourmohamed737 หลายเดือนก่อน +2

    geenyo shaaximan wallee hadal xumo madaysid anaguna kuma dhegaysano

    • @suberh8985
      @suberh8985 หลายเดือนก่อน

      Ma xisbiga ciida keenii laayay ee had iyo goor Somalia la mabd' ah. Yaa wax ku falaya ee u codeynaya

  • @Subeyriga
    @Subeyriga หลายเดือนก่อน

    BEENAALE QOF DADKU DHAGEYSANAYAN ADIGU MABA TIHIN ISCASILA ADIGA IYO MUUSE DAD CUSUB XISBIGA UDHIIBA ISKU DAYA INAAD BADBAADISAN KULMIYE

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 หลายเดือนก่อน

    Muuse biixi ka hadal ma marki muuse biixi iibsami waayay ayaad siilaanyo cod ku raadsanaysa adeer habarjeclo waa wadani ha wareerin adiguna ma sharaxnid, muuse biixi marbaa loo codeeyay mar danbe loo codeyn maayo

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r หลายเดือนก่อน

    Wasiirkii ammaanka weeyi ninkani, haddii waddani khatar ku yahay jiritaanka Somaliland oo uu caddayn hayo sida uu sheegayo, MUXUU WAX UGA QABAN WAAYAY? ILLEEN ISAGAA MASUUL KA AH NABADGELYADA DALKEE. Wuxuu isku markhaati furayaa inuu daciif yahay aan qaranka difaaci karin ama beenaale yahay

  • @GQ-sz2xn
    @GQ-sz2xn หลายเดือนก่อน +1

    WAXA KAMA AQBALAYNO WAX NOO SHEEG

    • @suberh8985
      @suberh8985 หลายเดือนก่อน

      Sowkaa kuu sheegey hadalku ma shushub ayuu kuugu dhacaa

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid หลายเดือนก่อน

    Kkkkk2 waar qofkaan dhageysta wuxuu kuhiiganayaa MW.Siilaanyo waar heedhee ma MW.Siilaanyo ma Itobiya ayuu Bad iyo Berri ama dhul siiyey Abasiinya.
    Waa beenaalayaal kornaylada khalkhalay oo isku dhexyaacay.

  • @ZakariyaAbdille
    @ZakariyaAbdille หลายเดือนก่อน

    Yaahuu afigu waad tegaysaa dhiigii ciidanka iyo reer laascanod baa idinku maqan adiga muuse juudan

  • @arahmanhuseinkahin8033
    @arahmanhuseinkahin8033 หลายเดือนก่อน

    Ala Beenwaynaa Miyaanuu Qajilay show buuni waxaa tobaray waa kan

  • @saeedyusuf7329
    @saeedyusuf7329 หลายเดือนก่อน

    Ina khani has nothing for the people so he talking lot of rubbish
    Goodbye 👋 kulmiye 😂😂😂😂

  • @user-iq5ci8qr6b
    @user-iq5ci8qr6b หลายเดือนก่อน

    Odaygani ma macduu umiak cunaa he s obsessed WADANI

  • @Subeyriga
    @Subeyriga หลายเดือนก่อน

    MAXAMED KAAHIN MIYUU ASAASAQEY MISE WAA CILMI IYO CAQLI YARI
    MISE ETHOPIA WUXU UGUDAYA TAAGEERADA AY KA SIIYEN BURBURINTA DAWLADII SOMALI SNM IYAGA OO UGU ABAAL GUDAYA DHUL IYO BAD AY DADKA SMALIYED LEEYIHIIN
    ISAGA OO CADOW U ARKA DADKA DHULBAHANTE GADABUURSI IYO GADHXAJIS

  • @AsadAli-hx1wv
    @AsadAli-hx1wv หลายเดือนก่อน

    🤮🤮🤮🤮🤮 VERY CHEAP

  • @user-hg9qt8sd3v
    @user-hg9qt8sd3v หลายเดือนก่อน

    KIINA MANA JORTAAGANYAHAY

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm หลายเดือนก่อน

    Beentaas beey dadka ku aqriyaan

  • @abdi7612
    @abdi7612 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂 nafla caarid 😂

  • @idrissibrahim4843
    @idrissibrahim4843 หลายเดือนก่อน

    UUUUUUUUUUUU AAAAAAAAAAAAAAAAA

  • @NuurXasan-st1lu
    @NuurXasan-st1lu หลายเดือนก่อน

    Bacaac