May 16, 2024 Qurba joogey diin iyo caruur iyo dhaqaalaba Reer Africa naga hormarey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 32

  • @Kazwalee
    @Kazwalee 4 หลายเดือนก่อน +1

    Kawaan Hooyo iyo caruur makunoolaankaraan fadlan

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed3518 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allh illhay hakubarakeyo sidad nogu faideyso marksta

  • @monafarah4324
    @monafarah4324 4 หลายเดือนก่อน

    MAASHA ALAAH ILAAHAY HA IDIIN XAFIDO AAMIIN YAARABI DHAMAAN TEEN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Anzal222
    @Anzal222 4 หลายเดือนก่อน +3

    Habo Africa si aa lacag u sameysid wey adagtahay adigoo aan wax lacag heysanin waa meel aan wa. Naxaris ah laga qorin ma jirito ilmo wax lagugu siyo iyo wayeelnimo laguu caawiyo iyo qof naafonimo lagu kaalmeeyo marka habo qurbaha wadku soo nasatay ee allah ku mahadi

    • @Qabyaaladdiiday
      @Qabyaaladdiiday 4 หลายเดือนก่อน +1

      Abaayo qurbe marbuu roonaa lkn hada qomu.liwaat meel lagalo jirin hada

    • @hafsaibrahimhassan
      @hafsaibrahimhassan 4 หลายเดือนก่อน +3

      Risiqa ayaa bixiya dal iyo dibad wll
      Diinta wax loo dhigaa ma jirto
      Ilahay dal iyo dibad ayaa risiqa ina siiya alx

  • @rahmasayid1594
    @rahmasayid1594 4 หลายเดือนก่อน +1

    jizaakaAllahu khayr walalo aad baad u mahad san tahay

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 4 หลายเดือนก่อน +6

    Somalia xiligii nabada sidaas okale ayey cagaar u ahayd. Dagaalada iyo xasadnimada abaar baa daba socota. Illaahay majecla dhiiga la daadinaayo

  • @rahmasayid1594
    @rahmasayid1594 4 หลายเดือนก่อน +1

    maashaAllah abaayo waa runataa

  • @MunalalaChanell
    @MunalalaChanell 4 หลายเดือนก่อน

    Allha kaliifi jasiiradaas wameeshi igu horeysey anago muqdisho kasooqaxnay iyo kismayo doonti kasooracnay bankusooxidhaney doonyar oo laasha ah xasuus

  • @hassanahmed8601
    @hassanahmed8601 4 หลายเดือนก่อน

    Mama somaali xld

  • @fatumamohamed5584
    @fatumamohamed5584 4 หลายเดือนก่อน

    Manshallah ilahay ha ku xifdiyo mahadsanid

  • @abdiqafarbaare9822
    @abdiqafarbaare9822 4 หลายเดือนก่อน

    Alla mama runbadanida

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 4 หลายเดือนก่อน +1

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ🎉🎉🎉

  • @fareehafarah
    @fareehafarah 4 หลายเดือนก่อน

    JAZAAKI ALLAH KEYRAN

  • @fareehafarah
    @fareehafarah 4 หลายเดือนก่อน

    ALLAH KUBARAKEYA

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 4 หลายเดือนก่อน

    Masha"Allah Habo🎉✌️😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @shukriabdullahi8049
    @shukriabdullahi8049 4 หลายเดือนก่อน

    Asc
    Habo
    Telkaaga
    Ma isoo qorikartaa
    Aad baan ugu baahanahy dhukaad kawarameysid

  • @hassanahmed8601
    @hassanahmed8601 4 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @fardawsa9423
    @fardawsa9423 4 หลายเดือนก่อน

    maansha allah walall xagaan kaala soo xiriiraa.

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  4 หลายเดือนก่อน

      254 742226331

    • @Mary-wf7cu
      @Mary-wf7cu 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@mamasoomaali
      ❤❤❤❤❤

  • @gurikaadfamily3384
    @gurikaadfamily3384 4 หลายเดือนก่อน

    Habo waa runtaa

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 4 หลายเดือนก่อน

    Asc maamo❤❤❤

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 4 หลายเดือนก่อน

    Wsc wr wbr
    Walaalo

  • @KhadijaNur-f6x
    @KhadijaNur-f6x 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤Q❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @lulshire7831
    @lulshire7831 4 หลายเดือนก่อน

    her tel is in monint

  • @shukriabdi5873
    @shukriabdi5873 4 หลายเดือนก่อน

    Asc walala setahay phone number kaaga soo qor walala

  • @sulekhamohammed7992
    @sulekhamohammed7992 4 หลายเดือนก่อน

    asc mama somali in an kula hadlo aya raba plz give me your number thanks

  • @hassanahmed8601
    @hassanahmed8601 4 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @nurtohussein7271
    @nurtohussein7271 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asc❤❤❤❤