Nimco Migil | Xiskan Kugu Qaabilee | Live Show Farxiya Kabayare 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 63

  • @AyanSahardid
    @AyanSahardid 5 ปีที่แล้ว +12

    Heesta Magaca U Saxa Xabiiba Belbeleef Riskan Kugu Qaabile Weeye Abwaan Ibraahin Gadhle Ilahay Ha unaxariisto Waaaaaaw Nimca Ali Migil Axsan Sood 💖💖👏👏

  • @hal-tusmedia8030
    @hal-tusmedia8030 5 ปีที่แล้ว +15

    30 q0f oo wllnimo iigu saara soomaali weyn maka helayaa

  • @adammursal4106
    @adammursal4106 2 หลายเดือนก่อน

    Sheega cida lahayd heesta originalka. Xabiiba Ilaahay ha u naxaxriiste. Nimco Migil aad baan u wataa, si fiican ayaa ay u keentay heesta.

  • @abdillahinourbarkad8128
    @abdillahinourbarkad8128 4 ปีที่แล้ว +3

    Nimco migil wa gabadh ciise iga dhee machaalah ❤

  • @luckys.2287
    @luckys.2287 5 ปีที่แล้ว +3

    Gabadhan dharka basaliga sidataa waaba mid xiiqsanboo stageka inay kajaasto iyo fanaanka agtiisa uun iskajecel, waxan xasuustaa showgii caaqilyarena iyadoo dhar huruuda sidatay agtiisa cidhiidhsanaysayo meeshaba suxuladay ku bannaysanaysay hadana islamarkiiba way soohaaday meesha haka fadhiisato haddiikale haynoo heesto😂
    Waddankaygi alla mxn uxiisay❤💬💚

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 5 ปีที่แล้ว +1

    Axaxax Kesha calaa cod.
    Fadlan reer hargesia igu salaam fanaanad ax ya jacayl heli jire axxx

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 5 ปีที่แล้ว +5

    Fanka codkeday ku jogta nimco😍

  • @hanadizakyabarow1137
    @hanadizakyabarow1137 5 ปีที่แล้ว +1

    Waqal stodio lillahi waxad tihin dad wax laga barto dad u qalma full resbect my dad igu qaliya waqal stodio

  • @abdiqadir229
    @abdiqadir229 3 ปีที่แล้ว

    Dhalashada ciyaar maaha
    Hadii ilaah hagaajiyo
    Sadiiq c.laahi

  • @khayreriiraash2296
    @khayreriiraash2296 5 ปีที่แล้ว

    Waqal studio waan idinka danbeeya horay u socda

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus heestan qof an aad u xiitirama jecla sidayda heestan top

  • @abdiasiismuuse9844
    @abdiasiismuuse9844 5 ปีที่แล้ว +1

    Waqal studio wllhi wa idiin wataa anigu imika anoo ile seexo ayaan arkay videogan cusub ee waqal soo galisay wanku soo cararay horE usocda wlaal♥️🙏

    • @SHAATAALYRICS2020
      @SHAATAALYRICS2020 5 ปีที่แล้ว

      Waqal studio hadaa taageertid ana subscribe igu caawi

  • @rooxanta4237
    @rooxanta4237 5 ปีที่แล้ว +3

    Nimco cabdi Migil👏👏👏

    • @asilamoha4247
      @asilamoha4247 3 ปีที่แล้ว

      Rooxanta ma adigaa baa 😂😂😂

    • @rooxanta4237
      @rooxanta4237 3 ปีที่แล้ว

      @@asilamoha4247 awowo roxaantu way badantee taad garanaysoo aad aragtay inaysan ahayn ayaan u malaynayaa😣😣😣

  • @asilamoha4247
    @asilamoha4247 3 ปีที่แล้ว

    Heestani xasuus gooniya ayey iileedahay 😭😭😭😭

  • @taamirnour546
    @taamirnour546 5 ปีที่แล้ว +6

    Nimco Migil Wan kuso Socda Hadana Kasi Socdaa Hada kutaqano Like isara

  • @khadarmediavlogs7321
    @khadarmediavlogs7321 5 ปีที่แล้ว

    Shaqalka waqalka shout out ayan idinka fadhiya

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 5 ปีที่แล้ว

    Eesh calaa cod love u ax ax

  • @dafirmedia4342
    @dafirmedia4342 5 ปีที่แล้ว

    Hayaay dadka waxaan kaga yaabey weyba kaaga sii horeeyaan markaaba Comment ga malaseexdaana

  • @ladyblue6595
    @ladyblue6595 5 ปีที่แล้ว +4

    Heestii Xabiiba miyaa la dhoofiyey kkkk heesaha reer jabuuti halala meereysto😂☝️

    • @SHAATAALYRICS2020
      @SHAATAALYRICS2020 5 ปีที่แล้ว

      Miss wll qaali subscribe isaar please

    • @suleimanabdirahman6929
      @suleimanabdirahman6929 5 ปีที่แล้ว

      Miss never mind.. fanka soomaali bbaa wada leh ... khadra daahir iyo Xalimo balbalaf way u simanyihiin Djibouti iyo Somaliland

    • @ladyblue6595
      @ladyblue6595 5 ปีที่แล้ว

      @@suleimanabdirahman6929 Xabiiba Axmed horta magaca usax!

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 5 ปีที่แล้ว

      H eesta sow Ibrahim gadhle o.o reer Somaliland ahaa Allah ha u naxariistee ma lahayn? Heesaha ugu miisaanka badan djiboutiba Ibrahim gadhlaa leh Allah ha u naxariistee Allah maxaa taariikh faneed beena la sheeganayaa sow laysma yaqaan

    • @ladyblue6595
      @ladyblue6595 5 ปีที่แล้ว +1

      @@somalilandtayda3765 Ibraahim Gadhle ma haddii aad qabiil ku sheeganaysid mise si kale HADABA DHAGAHA FUR REER JABUUTI AYUU AHAA ALLAHA UNAXARIISTEE

  • @dhawrsanmohamed3980
    @dhawrsanmohamed3980 5 ปีที่แล้ว +2

    Shawgii caaqil Yare yaa xasuusta mid maryo huruuda xidhnayd oo hees walba qotonty cawa way isa soo habaysay fanax lkn sidii bay fanaanita ka heesayaba u ag qotontaaa

    • @Degaliah
      @Degaliah 5 ปีที่แล้ว +1

      Dhawrsan Mohamed ma ila aragtay melwalba kamuqo walagu muunad bela yanaga fadhisiya

    • @husseinalihassan5121
      @husseinalihassan5121 5 ปีที่แล้ว

      Wll fanaaniinta neeftiibay tabeen ee qoftan yaa u tola

  • @mahadmacane4527
    @mahadmacane4527 5 ปีที่แล้ว

    Oo runaa

  • @moussasamir1159
    @moussasamir1159 4 ปีที่แล้ว +1

    Wwwwwwwwwwwwwww

  • @aaminacali5079
    @aaminacali5079 5 ปีที่แล้ว +1

    WaaAaaaw

  • @soyaansoy746
    @soyaansoy746 5 ปีที่แล้ว

    hargeysa is hot