Abwaan Cabdul Oomaar oo gabay ku weeraray Madaxwaynaha Puntland Dani

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 65

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaha guuleyso walal illaha hanga qabto qaran dumiska shisheeyaha buu u. Shaqeeya dadka wax uu dhiibta baa kadaran 😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @halimayusuf9087
    @halimayusuf9087 2 ปีที่แล้ว +6

    Maansha allah
    Allaha ku badbaadiyo

  • @mohamedhussein634
    @mohamedhussein634 2 ปีที่แล้ว +5

    ماشاء لله تبارك الله الله

  • @zaytum
    @zaytum 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa runtiis alaha ku daayo waxaad tahey run sheeg🙏💓🙏💓🙏💓 olool iyo dhaqaale la. Aan ayuu noo keenay dulmi deni

  • @xaqiiqomediachanel5090
    @xaqiiqomediachanel5090 2 ปีที่แล้ว +10

    Abwaan cabdul oomaar maxamuud waa gabyaa aan caadi ahayn xigmad ilaahay baa u dhiibay si fcn baan u aqaan qofkii lambarkiisa raba waa loo hayaa

  • @khadijamohamudyusuf2644
    @khadijamohamudyusuf2644 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allah, wll, waa runtaa. Afkaaga caano lagu qabey 🤲🤲🤲

    • @ahmedrashidjama5387
      @ahmedrashidjama5387 2 ปีที่แล้ว +1

      Cano lagu qaban maayo waa kuwe uu xirmay oo ka amaane jiray farmayjo .baraha blushed CBB.wax xigmada ma uu shage.inta wax fahmeysa weey garanayan.CBB na gabalkode wuu dhacay.yuu is daalin.by baaaaay.

  • @fartunnairobigoldjewellery4550
    @fartunnairobigoldjewellery4550 2 ปีที่แล้ว +2

    MSH Allah, wlh waad laheshay gabaygaas

  • @nadifomohamed4095
    @nadifomohamed4095 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc guuleysta horay usocoda viva

  • @fatima-sx2ff
    @fatima-sx2ff 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa wiil aftahan ah

  • @farahmohamud6681
    @farahmohamud6681 2 ปีที่แล้ว +3

    MASHALLAH.MASHALLAH

  • @nadifomohamed4095
    @nadifomohamed4095 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah

  • @burhanhassan524
    @burhanhassan524 2 ปีที่แล้ว +2

    mansha ALLAH
    runtat kahadhay gulaysta punlan
    somaliya hanolato hana gulaysato 💪❤️👍

  • @mahamudyussuf6746
    @mahamudyussuf6746 2 ปีที่แล้ว +1

    Guuuud guuud

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa gabay tilmaamey
    Xaqiiqada Deni.

  • @djamachedaleh4214
    @djamachedaleh4214 2 ปีที่แล้ว

    Asc Wll abwaan dani maaha Waa danag

  • @maxamedahmed2690
    @maxamedahmed2690 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllaah

  • @hilaahcali6615
    @hilaahcali6615 2 ปีที่แล้ว

    Dani waa Geesi

  • @safiyamaxamudjamac9447
    @safiyamaxamudjamac9447 2 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan Abdul omaar gabay aan caadi ahayn weye meeshidi bada dhigty

  • @iftinxussien6347
    @iftinxussien6347 2 ปีที่แล้ว +2

    ....gabay cajab ah..,runtii Somali waa inaa la faagnaado...Asia iyo Europe waa soo raadis. Dhanka ilaalada BA"DA ___xeebleyda yaan siyaasi dhicin.

  • @bachirhassan2532
    @bachirhassan2532 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha
    Allah?

  • @NABADNOOKA34
    @NABADNOOKA34 2 ปีที่แล้ว +1

    masha allah

  • @sharifanasir1434
    @sharifanasir1434 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah warun tis kkkkkkkk

  • @beytulahmungo4070
    @beytulahmungo4070 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah meelfiican baad dhigatey gabayga dhalgobeed kusoco

  • @aweisshoble7424
    @aweisshoble7424 2 ปีที่แล้ว +2

    👍👍👍👍

  • @peaceisourfriend.1474
    @peaceisourfriend.1474 2 ปีที่แล้ว +1

    Dani degaanka kuma_korin...
    Marka iyo koonfur buu kayimid....
    Koonfur waa inuu lashaqeeyaa....
    Dani ..... Lasheego...

  • @samirasiman38
    @samirasiman38 2 ปีที่แล้ว +2

    Alaylee run badanidaa bowe afkaaga caano lagu qabo

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin caytamaya baan arkaa wax micnaa oo wayna aan meedha kuhayn.
    Ama wax faa iido leh baa lasheegaa ama la iska aamusaa dambi lama siyaadsado.

  • @leylaladane688
    @leylaladane688 2 ปีที่แล้ว +2

    😂maasha allaah

  • @khadariman4561
    @khadariman4561 2 ปีที่แล้ว +1

    Caydu waa khalad iyo gaf aakhiro iyo aduunka faaido Laguna gaadho. Ereyo culculus laakiinse caydaa dishay!

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 11 หลายเดือนก่อน

    DENI WAA GEESI KA DASHAY REER BOQOR .INNAN GUMEED BAA RIFAYA. .BOQOR. RAALI AHHOOW ....

  • @apdikadiralto7365
    @apdikadiralto7365 2 ปีที่แล้ว

    ♥️

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 2 ปีที่แล้ว +1

    Bissinka bissinka Allaha muxuu ku dhigay ninkii yaah🤔

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 2 ปีที่แล้ว

    ISIMADA BARI. FADLAN NAGA CAYRIYA. BBWORLD GEERIDIINU WAAXAQ. ..........

  • @xawadiiriye9680
    @xawadiiriye9680 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @saynabxasan7163
    @saynabxasan7163 2 ปีที่แล้ว +2

    Aar ka kala daa......! belaayo ku degtay.

  • @maryammoh1450
    @maryammoh1450 2 ปีที่แล้ว

    Allaahu akbar hakategina ninkii dhibaya wadanka iyo matada daalan hanasato

  • @fatumaali1924
    @fatumaali1924 2 ปีที่แล้ว

    Maa shaa allaah guuleyso Allaha ku xafido aamiiiiin

  • @ahmedrashidjama5387
    @ahmedrashidjama5387 2 ปีที่แล้ว +1

    Iska hadal Dani waxuu yahay waa la yaqaan waxuu pl ka qabtey gabadha waa mid kamida kuwe CBB.weyna dhamaatey dani tarikhdisa waa la yaqaan pl iyo somalia.afke farmajo weeye.waxuu gabaygada la mid yahay kuwe kacaanka oo kale loo tiren jiray mohamed siyad

  • @worldwideshow3
    @worldwideshow3 2 ปีที่แล้ว +1

    Deni get trained from addi sabab2003

  • @maxamedahmed2690
    @maxamedahmed2690 2 ปีที่แล้ว

    Diin qalfool leh inuu yahay dani halusheego, caadi maaha

  • @iimaanbile4382
    @iimaanbile4382 2 ปีที่แล้ว

    Dadweynuhu hadduu daacad yahay,
    Oo danti U jeedo,
    Doorashay galaan, lama dirqiyin,
    Dookh xun baa jira,e
    Iyagoo dantood kii wadiyo, daacadda arkaaya,
    Doc intay ka dhaafaan ayay
    Daallinka cugtaane,
    Foodkastaba Gafane yaroo dibbiray
    Daadahsanayaano,
    Doorkii yimadaba kadare lumiyay doortaanene,
    Doollar laguma iibsadeen, sidii
    Duunyadoo kale,
    Haddii aanay dadnimadooda gadin,
    LAMA dullaysteene,
    Dekeddoodii LAMA iibiyeen,
    Duhur dharaareede,
    Dubey iyo Dijaalka xukumaa, kama
    Ay deyrteene,
    Macdantooda kama ay daldaleen,
    Diif iyagoo qaba,e
    Dusha kama ay eegeen, dibnaha
    Kama daboosheene,
    Dillaalliyo Mallaalla aan naxayn,
    DAL Uma dhiibteene,
    Danni uma tasheen iyo dar aan
    Maqal LA raacsheene,
    Denbigoodi weeyoo qofee, yay dunuunucine,
    Idinkaw Durbaan-tuma dadyohow,
    Daallin oo idile,
    Dusha idinkaa soo mariya, oo
    Daahirow dhaha,e
    Boosaasa deeqiyo wakkaa daaradii gubeye,
    Oo dumiya yiri Daarihii, dooxay
    Ubadkiiye,
    Meydka is dulbaxay, dhaawacaanay
    Cidi daryeelaynin,
    Ee aan dib loo tooyanayn, sida
    Dameer fuurey,
    Dulmigiyo haddaydaan ka guban,
    Idinku deel-qaafka,
    Kolba maalin aad daawataan, kii
    LA dubanayo,
    Aydaan dulmiga daaya oran,
    Daahirke muuqda,
    Waxba diga-gubyada yaan cid kale
    Duudka laga saarin,
    Haddaydaan is daba-qaban, wallee
    Waa ku dumaysaane.

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 2 ปีที่แล้ว +4

    Dalka dantiisu waa Deni

  • @ibraainshiik6477
    @ibraainshiik6477 2 ปีที่แล้ว +2

    Gudh wasodhoweynaya

  • @fatxiyaaden4881
    @fatxiyaaden4881 2 ปีที่แล้ว

    Walahi wan qoslay hhhhhhhhhhh

  • @yaxyeshire6459
    @yaxyeshire6459 2 ปีที่แล้ว +2

    0

  • @suhuuraxmed4761
    @suhuuraxmed4761 2 ปีที่แล้ว +2

    Astaqfirullah

  • @yuunastuunis7449
    @yuunastuunis7449 2 ปีที่แล้ว

    Doqoni m

  • @maxamedahmed2690
    @maxamedahmed2690 2 ปีที่แล้ว

    Afkaaga caano lagu qabey

  • @JuufeMaxamed
    @JuufeMaxamed 2 หลายเดือนก่อน

    Calì cilmi afyare 2tu wankufahane cali cilmi meeshii ayaad marin cali cilmi

  • @salaaddaahir208
    @salaaddaahir208 2 ปีที่แล้ว

    Eeyeeydhalay langab ciilan ayatahay nacala waridkakuyal aabihiis wase llandhere cimanmaxamuud waye maxad kabadali ano kontnley hadan kuarkila haa wankujàrjari lahaa

    • @boqoradapuntland4985
      @boqoradapuntland4985 2 ปีที่แล้ว +1

      Ku jarjari lhaa ma meel magaceda dadka iska jar jar miyad mooday deni runta loo sheegaya mxd ka qaadi kartaH Maraanyay wareertay adiyo deniba Waa layni tarxilaya wllhi😡👎😂 Caaac bd hysa reer baadiye Goorme cay laga gudbay

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur 2 หลายเดือนก่อน

    Maansha allah allaha ku badbaadiyo