Nimcaan hilaac hestii afkaba dahiisu waa....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 58

  • @cusmanabdulle
    @cusmanabdulle ปีที่แล้ว +28

    Xasuusyar bn kaqoraa heestaan waa aan beledweyne joogy bn barty mid wllkey ah baa i bary xaqiiq. mnta wllkey waa askar😢 anigana double bach Public health. bn ahy alhamdullah. like ha iladhaafin si aan usoobooqdo mahadsanidiin dhamm umadda soomaaliyeed to lowyacadde ilaa rays caseyr one love ❤🤗

    • @khadraxasan4619
      @khadraxasan4619 2 หลายเดือนก่อน

      Talow wabdku maku dayy o manoshahy😢

  • @Burco.
    @Burco. 25 วันที่ผ่านมา +2

    Afkaba daahiisu waa
    The mouth is closed,
    Dibnaha oo la yidhi
    The outer part is said,
    Kii daboolan waa dahab
    The one who is covered is gold.
    Dabayshu dhulkay kaduusha daruurta cirka daadihisa
    The wind that blows on the land, the clouds in the sky, it directs,
    Dadkana dabarkiisu waa diin
    And the hand of man is religion,
    Ragana dumarkaa dugsoon U ah oo Hadayna dadab galin dabayshaday
    And the woman is calm and devoted, yet her wind makes her restless.
    Adigu diidane adaa dahabe
    You refuse, but you are gold,
    Qalbiga dajisoo indhaha Deeqdee
    You settle in the heart, and your eyes are full of generosity,
    Sidii dayax soo baxay
    Like the moon that rises,
    Naf caashaqu dagoo kudaydayaysa
    The soul that love quiets, it spreads joy,
    dawaa u tahee dabiib gacalo
    The medicine is to be the healer of affection.
    Dayaxa qoraxda ilays udirta
    The moon sends the light of the sun,
    haduu dibadana waxbaa dadda
    And when it’s outside, there is something else happening.
    Cuntana dabkuun baa bislaynkara
    The fire alone can cook the food,
    Hadaan diyaar ahyn daan makaro
    If I am not prepared, I won’t make it,
    Dareen caqliga warka udira
    Feelings, reason sends the message,
    Haduu damqadana
    When it pains,
    waxbaa daare
    It all will come back,
    Dookhiyo cashaqa isdadahsha
    The choices of love revolve and change.

  • @rassulrosarioalmeidaalmeid6884
    @rassulrosarioalmeidaalmeid6884 2 ปีที่แล้ว +9

    Eu sou Mozambicano gosto das suas músicas

    • @ina____waaberi
      @ina____waaberi 11 วันที่ผ่านมา

      I love Mozambique ❤❤

  • @BaHaLoSS
    @BaHaLoSS 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alla wakhtigu muxuu ordayaa soomaliyey waan idin salamay rag io dumarba alle hana amaansado

  • @mezoutozil7278
    @mezoutozil7278 ปีที่แล้ว +2

    Afdaboolan wax ka wanagsan ma jirto wlhi wx walba waxa muhiima inaad laapta ku haysato cidhiidhigay doonto ha ahaate

  • @ezrafuad7001
    @ezrafuad7001 ปีที่แล้ว +4

    I like this song wlhi🥺🥰

  • @abdirahmanaadan2810
    @abdirahmanaadan2810 29 วันที่ผ่านมา

    Waa ereyadii farax murtiile
    Codka hilaac
    Laxanka garan maayo

  • @Burco.
    @Burco. 25 วันที่ผ่านมา

    Afkaba daahiisu waa
    Dibnaha oo la yidhi
    Kii daboolan waa dahab
    Dabayshu dhulkay kaduusha daruurta cirka daadihisa
    Dadkana dabarkiisu waa diin
    Ragana dumarkaa dugsoon U ah oo Hadayna dadab galin dabayshaday
    Adigu diidane adaa dahabe
    Qalbiga dajisoo indhaha Deeqdee
    Sidii dayax soo baxay
    Naf caashaqu dagoo kudaydayaysa
    dawaa u tahee dabiib gacalo
    Dayaxa qoraxda ilays udirta
    haduu dibadana waxbaa dadda
    Cuntana dabka uun baa bislaynkara
    Hadaan diyaar ahyn daan makaro
    Dareen caqliga warka udira
    Haduu damqadana
    waxbaa daare
    Dookhiyo cashaqa isdadahsha

  • @Sucdimaxammed
    @Sucdimaxammed 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa surto gal intn aqon hdlka glbetka soomaaliya mugDisho

  • @Burco.
    @Burco. 25 วันที่ผ่านมา

    Hees cajiib ah science lyrics

  • @SafaSiciid-c8z
    @SafaSiciid-c8z หลายเดือนก่อน

    The best song❤❤

  • @sagalmaxamed4772
    @sagalmaxamed4772 2 ปีที่แล้ว +2

    Fankahalogahadho wlli nimcaan hilaac cumaamadisa lamasidankaro

  • @cabdiraxmaankhaliif6825
    @cabdiraxmaankhaliif6825 ปีที่แล้ว +3

    Lyrics iska hagaajiya nio wax ha iska soo galininee🤔

  • @cabdiqaniyazin9158
    @cabdiqaniyazin9158 2 ปีที่แล้ว +2

    Nimcaan hilaac fanan an taagero ilahay saxip danbigiisa Ha dhaafe 👍

  • @XalimoMuqtaar-k1v
    @XalimoMuqtaar-k1v 15 วันที่ผ่านมา

    heestaan xasuus Ex kayga ii qadi jiray bilow io dhammaad tolow goor muu xifdiyy Anigu maba fahmi jiren😢😂

  • @user-hz5zf1te5y
    @user-hz5zf1te5y ปีที่แล้ว +1

    💪💪💪💪💪💪

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +6

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah

  • @GulledBadal
    @GulledBadal ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😮 1:09

  • @mutazmuhumed146
    @mutazmuhumed146 ปีที่แล้ว +2

    always the best❤

  • @kulmiyeAbdi
    @kulmiyeAbdi 9 หลายเดือนก่อน +1

    Hees micnahetha wathato madaxa isaranthy sxb

  • @CabdiMukhtaar-x5n
    @CabdiMukhtaar-x5n 2 หลายเดือนก่อน

    .waa hees qliya❤

  • @asiyasaleban6052
    @asiyasaleban6052 2 ปีที่แล้ว +3

    20022🥺

  • @Samriyecrypto
    @Samriyecrypto 2 หลายเดือนก่อน

    2024🦕

  • @Sucdimaxammed
    @Sucdimaxammed 2 ปีที่แล้ว

    Anigbo sasledhhaa ayeyo korisan ahy mrky Hooydey dhimtyaa citlodremy ayydey ilha

  • @mafeilsproTv
    @mafeilsproTv 2 ปีที่แล้ว +1

    Hees iyo bar walee

  • @Sucdimaxammed
    @Sucdimaxammed 2 ปีที่แล้ว +1

    Tankiis Nimcaankeyga

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 ปีที่แล้ว

    ♥️🌹♥️🌹♥️🌹♥️🌹

  • @CaliMuse-p1h
    @CaliMuse-p1h 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤🎉

  • @khadraxasan4619
    @khadraxasan4619 2 หลายเดือนก่อน

    Talow ya iga danpeyn dona 28 nov/2024😢

  • @ismahanabshir2436
    @ismahanabshir2436 ปีที่แล้ว

    Xasusaha qaar xnun bdana 🥹

  • @zahrujazeytuni9494
    @zahrujazeytuni9494 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RahmaHoussein-r2p
    @RahmaHoussein-r2p 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏habibi je taime toi habibi AR ilove you 😘 ❤️ 💖 💓 💗 ♥️ 😘 ❤️

  • @xusengk1445
    @xusengk1445 2 ปีที่แล้ว

    Wwwwwww.m.a.fanaan.qaran.hryusoc.nimcaan.hilaac.lajan.guul

  • @Sucdimaxammed
    @Sucdimaxammed 2 ปีที่แล้ว +2

    Soomaalimba aqn mkmqlikro duqthy wyel cmla uhtloysaaa

  • @Sucdimaxammed
    @Sucdimaxammed 2 ปีที่แล้ว +1

    iTobiyan udhwdihin sakenty sajunimda

  • @ceydamuumin-ld3qj
    @ceydamuumin-ld3qj ปีที่แล้ว

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌻👏👏👏

  • @kingheroes8624
    @kingheroes8624 2 ปีที่แล้ว

    Amazing

  • @ndekaelmi2242
    @ndekaelmi2242 ปีที่แล้ว +1

    Ax ,yaa hees

  • @jimcaalecawil9060
    @jimcaalecawil9060 27 วันที่ผ่านมา

    Dadkana dabarkiisu waa diin beena maaha

  • @Sucdimaxammed
    @Sucdimaxammed 2 ปีที่แล้ว +1

    Aydo leys dhly leysldhshy baa iskuhdl la ahen

  • @NimcoMaxamed-x6e
    @NimcoMaxamed-x6e 3 หลายเดือนก่อน

    Hi 🥶😢😢😢😢😢

  • @ahmeygolory4222
    @ahmeygolory4222 2 หลายเดือนก่อน

    Walhi xasuus

  • @fatimaabdihassan3770
    @fatimaabdihassan3770 2 ปีที่แล้ว

    Jah hes iga dheh

  • @Sucdimaxammed
    @Sucdimaxammed 2 ปีที่แล้ว +1

    Msha allh xabiib

  • @CaliMuse-p1h
    @CaliMuse-p1h 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaa alaah guleso❤❤

  • @Aadam310
    @Aadam310 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @Sucdimaxammed
    @Sucdimaxammed 2 ปีที่แล้ว

    Ankbo ango kunol mugDisho ban iskuhdl ahen

  • @Sucdimaxammed
    @Sucdimaxammed 2 ปีที่แล้ว +1

    Adiga ma kudidikraaa

  • @Sucdimaxammed
    @Sucdimaxammed 2 ปีที่แล้ว

    qalbi yakududikro

  • @idilalihasan
    @idilalihasan 2 ปีที่แล้ว

    Hesta shiiqal

  • @JiirCirmar
    @JiirCirmar หลายเดือนก่อน

    Jiir Cirmar
    @JiirCirmar

  • @SekeriyeDhuux-o5j
    @SekeriyeDhuux-o5j หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤