Hadalka Garaad Kulmiye u jeedkiisa & Dadaalka Nabadda ee Socda Abdiqani Hayne

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 36

  • @Turtle333face
    @Turtle333face วันที่ผ่านมา +2

    Guuuul SSC❤

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy วันที่ผ่านมา +1

    Garaad kuliye waa qaldaamay runti miyun ka soo geedin reer Garaad farah Garaad Hirsi Garaad wiilwal??

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 วันที่ผ่านมา

    laasdhiig gaajadeeda iyo kharajkeeda ha la maqnaato

    • @AbdiAbdifatah-g8x
      @AbdiAbdifatah-g8x วันที่ผ่านมา

      Heerinimadii ayaa soo oodan tayoo sida aad muraara dilaaca utahay ayaa cadeenaysaa xaaraan ayay idinka tahay dhalfayadii kululayd ee aad soo doonan jirteen oromo la'aada

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs วันที่ผ่านมา +1

    qofkan garaad kulmiye lagu sheegayo meel buu kaga dhacay reer ssc bal waba jees jees wuxu kuhadlay

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 วันที่ผ่านมา +1

    I really can't believe it people trying to be blind or what reer ssc kh we are standing where we cannot go back there is a blood between us.

    • @Khalil-td3ir
      @Khalil-td3ir วันที่ผ่านมา

      Nah Icl we might as well go back

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs วันที่ผ่านมา

    wax fiican reer ssc inay hore usocda oo kumashquulan dowladoda iyo ciidankoda oo ay dhisan gaadhan dhulka kamaqan oo iskadhaafan dadkan maqac kuraadinaya oo wax kucunaya horgal kulmiye ugu horeyo wallahay wa wakhti lumis iyo isbahdil in reer ssc oo guuleystay marba nin lacag iyo magac kuraadiyo

  • @wardiliverpool8525
    @wardiliverpool8525 วันที่ผ่านมา

    Caqliga saliimki waa kaa anigo reer hargeisa walaladay reer ssc khaatumo laba dawladod jaara ayaynu ahaanayna Insha allah nabad wax ka wanaagsan ma jirto

  • @abdirahmanfarah-f5h
    @abdirahmanfarah-f5h วันที่ผ่านมา

    dadkan aad tirinayso ma,ogtahay hadda arinta ceerigaabo meesha ay kataaganyihiin horgal horgal dhalay Illaahay nacladdiisa hakuguridee naga aamus .

  • @Ummabasement-tb5nu
    @Ummabasement-tb5nu วันที่ผ่านมา

    Iidoor wuxui dooneynaa dhulkiin harti adiguna nabad baad ka sheekeyney

  • @wamuajani54
    @wamuajani54 วันที่ผ่านมา

    diintu waxay baneyneyso maaha waxa garaadku sameeyey oo kale 😢 👎🏻😡🛑⚠️✋

  • @Ummabasement-tb5nu
    @Ummabasement-tb5nu วันที่ผ่านมา

    Iidoor ha noo xayeysiin doqonhow Samus ragagii baa dhiigoodii boqol qoyan markaad noo sharxeyso isaaq

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs วันที่ผ่านมา +1

    reer ssc dowlad bay noqden ee hayska dhaafen isaaqay kumshkuulayan wayo isaaq iyaga weerara oo dad iyo dhulay lahayn sheeganaya ee hajoojiyen warku wa intas

  • @zaynabmohammed7736
    @zaynabmohammed7736 วันที่ผ่านมา

    Qofkan hadalka jilicsani

  • @AbdirahmanAbdi-k5e
    @AbdirahmanAbdi-k5e วันที่ผ่านมา

    Kan waa horgal

  • @smohamedabdi1927
    @smohamedabdi1927 วันที่ผ่านมา

    Ninkan hadlayaa wuxuu ku leeyahay cabdiraxman ciro waa nin nabadeed wuxuu rabaa inuu tago xadka uu aaminsanyahay hadda dhibkuba xadkaas buu ka dhacay sidaynu ninkan hadalkiisa ku aaminaynaa

  • @AbdihakimIsmail-r5c
    @AbdihakimIsmail-r5c วันที่ผ่านมา

    Garaad kulmiye ssckhaatumo iyo soomalind kama nabadayn karo wuxuuna u janjeedhsaday dhinac nin dhinac ka raran umad ma dhexdheexadinkaro

  • @dahirduale5650
    @dahirduale5650 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Garaadku Camal fiican buu hayaa, Gooni goosadu Videoga way gooyeen, Waad taqaanin Reerkaasi Yuhuud ayey ku dhaqan yihiin

  • @YusufHassan-h9z
    @YusufHassan-h9z วันที่ผ่านมา

    War ladan reer heshiinmaayaane yaan wakhti layska lumin ssc khaatumo iyo snm waxaan xabad ahayn ku heshiin maaayaan yaan wakhti layska lumin
    Labada reerna si wacan ha u diyaargaroobaan goobihii aynu isku hayney ha inoo ahaato

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 วันที่ผ่านมา

    Kani sidii horgalladuu u hadlayaa

  • @aslihassan8547
    @aslihassan8547 วันที่ผ่านมา

    Adeer, isaaq reer khaatumo uma hiloobin,waxay u hiloobeen dadkii madaxa loo duubtay, wiilashii xabaal wadareedka lagu riday,hooyadii iyo caruurteedii guriga lagu dumiyey, abwaan jaamac kadiye, iyo dhamaan wiilashii iyo gabdhii aan curan oo SNM laysay.

  • @safiaelmi2149
    @safiaelmi2149 วันที่ผ่านมา

    Nacaladii ku dhashay was niica hadlayow makhnuud makhnuud dhalay

  • @SahraQalinle-j3w
    @SahraQalinle-j3w วันที่ผ่านมา

    Nabadda ceerigaabo waxay tahay in reer ssc dhinacooda maamulato isaaqna dadka nabad kula nolaadaan

  • @AbdiAbdifatah-g8x
    @AbdiAbdifatah-g8x วันที่ผ่านมา

    Qofkan jilicsanta ah ee taahaya dadka looma soo gudbiyo

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi วันที่ผ่านมา

    Garadku hadlkaa ma fiic nayn waa idin hiloobeen kk yaa loo hiloobayaa ma,kuwii duqaynayey

  • @abdihakiimdahir3796
    @abdihakiimdahir3796 วันที่ผ่านมา

    Asc. Kuguma .raacsani. waa..bidaarwaynta. snm. Isgoo. Dowladii kacaan. Ujooga.dibada.ayuu.hoosta.kuwatay.argixisa.snm.waa.durwaa.aamusan.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs วันที่ผ่านมา

    waxan garaad kulmiye lagu sheegayo dagaal horleh buuba bilaabay wayo idoor way rumeysten reer ssc talayd dhulka dhigayan oo way idin hilooben war waxan wa nijaas gafuur weyn

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs วันที่ผ่านมา

    isaaq labo eray uu garaad kulmiyaye kuhadaaqay way u riyaaqen kow reer ssc waxay sheegen taladay dhulka dhigayan iyo way idin xiisen taasay isaaq kuxisaabtamaya taasna wa aflaagaato loo keystay

  • @zaynabmohammed7736
    @zaynabmohammed7736 วันที่ผ่านมา

    Nagaad TV waa laguu hanwaynaaye

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs วันที่ผ่านมา

    isaaq labo eray uu garaad kulmiyaye kuhadaaqay way u riyaaqen kow reer ssc waxay sheegen taladay dhulka dhigayan iyo way idin xiisen taasay isaaq kuxisaabtamaya taasna wa aflaagaato loo keystay