WAA ILAAHAY MAHADII, MAR HADII LACAGTII FAQADHTA MARAYKANKU SIIN JIREY, MAANTA LAGA JARAY!!!!!!.XIRSI TUUGII ODHAN JIREY LACAGTA MAGACA SOMALIYA LAGU SOO QAATO AYEYNU LA QAYBSANAYNAA!!!!!.
Taladii dalku waxay gacan u gashay garan waa ina garaaad kulmiye iyo cabdi qaadir jirde oo dadka indha sacaad u dhigaya. Habarjeclo maxaa la gudboon haddii ina garaad wiil waal loo egmaday nabad doonimo waa inaynu siddii nabad ku ehi lahayn raadinaa si dagaalkan aan dhamaadka lahay uga badbaadno. Difaaca somaliland ma wax gaara ayaa habarjeclo ka saaran😊
inta golayshan iyo xukumadan u hadhay hayaabina madaxa foorariya alla haynaga soo gaadho insha allah
WAA ILAAHAY MAHADII, MAR HADII LACAGTII FAQADHTA MARAYKANKU SIIN JIREY, MAANTA LAGA JARAY!!!!!!.XIRSI TUUGII ODHAN JIREY LACAGTA MAGACA SOMALIYA LAGU SOO QAATO AYEYNU LA QAYBSANAYNAA!!!!!.
DOWLDA BEEDERTE IYO FOOLXUMADA IYO CAAQLE YARANTE ALLOW SAAHAL😅😅😅😅
Waar odega waa legend ilko u galiya😂😂😂
Maya ka daa lo da sacad muusuu ku qaniinayaa
Sacad muuse ma hooyada bay waseen😂
ALLA MAXA QASHIN CIIRO SOO UURURSDYE INEJERDE WAA ASASAQA😅😅😅
Cali.ismacil carab adeero noocaaga oo kale illahay ha noo badiyo geesi qaran
❤❤❤❤geesiyaasha somaliland noolow ❤❤❤❤❤
Cali ismacil Carab CaaqiL Isaack ha lo Cimaamo 😊😊😊
Ruun Badaana Odeeygu
Manshallah
Mansha Allah tabaraka Jazakalaahu khayran Adeer Cali Duul Duul runtaan kujeclahay booqasho maxay ugajeeda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Xildiid Rooble Xaasaskiisii weli meel laguma arag naga xishood meelnaga fadhiiso
Marwo Raafo yar
hore ayey u soo fadhidaa. Adiguna waad ogtahay.
Xagga dacaamka belo ayey ku qabtaa .
Ciirjiidho tv waa chanaal Caalami
𝐡𝐚𝐚 𝐡𝐚𝐚 𝐫𝐮𝐮𝐭𝐚 𝐜𝐚𝐥𝐢 𝐝𝐮𝐝𝐮𝐥𝐚𝐰 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐜𝐨𝐨 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐝 𝐭𝐚𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐠𝐞𝐞𝐬𝐢𝐲𝐞 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐜𝐨𝐨 𝐠𝐠𝐮𝐢𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
0:08 0:08
Waa Sax marwadu ha dhidhiibsato
🌹🌸🌼🌻
CIRO'S cinc fully responsible for these 7 cadres of his govts.
Abdiqadir Faqash waa maangaab Somaliweyn ah oo SNM magac eed a aad u necessary waxa la mid ah Ciro.
Xaaji Caliyow Xildhibaanadu hadii ay ka shaqayn waayaan danta dalka iyo shacabka waa laiska soo dareerin karaa oo waxa ku filan Kacdoon Shacab .
Gudida Ina Jirde hogaaminayo waa in laga eryo dhamaan deegaanada bariga welib SSB na ha wacwaciso.
waa cawaan cawaan dhalay waxani
aqligu gubtay mid aqligu shaqaynayo kuma jiro walahi waxan ina qabsaday wabay kasii darayaan
CALI GUDIDA CIIDANKA MAANAD EEGIN
Geesi
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅
WAA RUNTII CALI WAXAANU WAXBA KA QABAN KARIN, WUU EEGAYAA. DADKU GIDAARKA HASOO TAABTAAN BAARLAMAAN MA JIRO
War ninki cali waana qaylinaya waxna sheegi maayo wararkii dalkuna xaasaasi bay galeen nio ninkii ma jaad fuley buu cunay from ssb cergabo
Cali,daawasho,wanaagsan
82 nin o Guurtiya ayaa nabad gelyadda ku mushahar qaatta.
Gudidan hadii ay khaldantahay xisbiga kulmihe muxu hga hadli laayahay. Muxu kulmiye uga hadli laayahay ileen waa arkaya jn ciidanki la baabiinayo
Codku wuu ka gaaban yahay warar hore
Kkkkkk cali waad ku qabatay
Cirjiidho TV heer Caalami
😮BEENAALE AYAAD TAHAY AAN KU KALSOONAYN DIINTIISA IYO DIIRKIISA REER GALBEDKA AYAA KEENAY AQLABIYAD SAX HA NOQDO AMA KHALAD WAX AANAD CILMI U LAHAYN HAKA HADLIN
HAA ILAYN MAGACAAGU WAA DUUL DUUL MEEL LAGUUGU HAGAAGO MA LIHID😮
waa runtaa xildhibaanku maba yaqaan wuxuu yaqaan dawlada yaan lagaa xigin
Dhulmahante iyo Habar Jeclo heshiis ka iyo Nabad Aanay iyagu isla qaadan ma keeni karao oday Jigjiga ka yimi iyo rag Hargeysa xaragoonaya oo Aan waxba ka aqoon waxana ka ogeyn waxa dhex yaal dadka deegaankaa.
Gudedda 7 waxa xukuma Wadani mw Ciro's.
Kk habarta gur guraneysa ee kurtinka ah haka fadhiisato dhiiqada ay dhex gal galaneyso habartu gurgurashada hadeyso
Qaranimada ayaa kawayn ganacsiga
CIIDAMADU GUDI CIIDAMADA WAX KA TAQAANA AYAA LOO.BAAHAN YAHAY CALIYOOW.
DADKA AYAANAD WAXBA KA GARANAYN
❤❤❤❤❤❤ scw scw scw
Xaqiiqadu siday tahay kadib gacan taagii golaha wakiilada ee maanta- waxa guud ahaanba bulsho waynta reer somaliland u cadaatay wax wayn oo xaqiiqatan Mudo dheer ka daahnaa, hadal iyo dhamaantii mujaahid Cali is'maaciiloow Adeer dalkan mustaqbalkiisa iyo waxaaa tacab dhex'yaalla dadkii lahaa baraaruge maanta oo ka toose hurdadii dheh, gudiyadii difaaca qarsooni- talo waxay ku gooyeen- inay diffaacdaan dhaxalkooda, hadal waxaan ku soo gooyay - ehelkiyo xigaalkii jiritaanka qarannimo gaadhka ka ahaa- galbeed iyo ilaa bari guntii calooow - giddi waxay isku raaceen- haday xataa ciiin daaqayso amba geeska afrikaadba gubanaayo-inay nacabkaa ka dhex toosay- ka dhigaan geeri iyo nolol, isku soo wada geeyoo- sadex magac ilaahay go'aan waxay ku gaadheen inay galaan dagaal culus, goob'joog hadaan ka ahaa calooow heedhe- wacad ay galeen iyo waxay ku gunaanadeen shirkii - gondaha inay jaraaan iyo xididada inay u gooyaan dhal faqash iyo intay ehel wadaagaanba insh tcaalaa, for ever Somaliland republic
Intii lagu caayi lahaa gurigaada joog
GEEDA SARE WAAB WEYIGIUDIDAASI NABAD GALYADA WAXA HAYA BOLISKA WASIRKA ARIMAHA GUDAHA GUURTIDA
Gudida nagalyadu waxay nabadaynaysaa Hargeisa
Gudeedi habar jeclo ee sharciga jebisay ba wa la oogolah!
Baroortii qarniga ee heego media
Yusra harti yusra absame
Kitaabkey ku dharteen ayaa qaban insha Allah.
Wcs
Cirjidhow what's going on in Sanaag Erigabo regions iwm!?
Miisaanidu waatii sanadii here ladiiday uun
hayaaaaay waar cadawga eryada waasheeko kalee dhulka iyodadkii colaadu baabi isay mameteli karaan waayo maahasax iskaqabta bisinka bisinka
Xukumada ciro waa ayaaba deg deg ahi parlaman kusheeguna wxba iyagu ma akhriyaanba dee wixi loo keenaba waa ansaxiyaaba dee
Xukuumada cusubi odoroska Miisaaniyada goormay ogaadeen ma iyagaaba kormeer ku sameeyayba ilahii dhaqaalaha takale korodhka mishaharka ciidanka maxay miisaaniyada ugh dari waayeen
Nooca walba social media yaha ayuu soo fadhiisanayaa acuudu Bilaah. Nimankii guryahooda madaafiicda lala dhacay hadday nabad qaateen adoo weerar ahaa maxaa diiday inaad nabadda qaadato
Cali duul duul muj. Sare😅😅😅
Wanad,ogoshay,inxasan,xabalaqote,warqad,usoo,qoray,kashaqayso,dalkeena,aawayciro,aaway xaashi, aaway xirsi, maxaad,ulaxisaabtami,wayday
Waarciidanka waalkala soocidoonabaa la eryi
Bal nacaskan wariyaha ah ee difaacaya Ictisaam eega! Tufuu calayk.
Ina jirde wuu u dhashay meesha
Wax nabad la yidhaa ma jirtee yaan la idin hoosaasin.
Caliyoow.kafiirso.waxalagubadalay.guurtidii
Waar cali siday kaa noqotay sowdiga tuushka cararay waay fiicantay in ciidamada la casriyeeyo hada kuma jiro 8 xubnood nin ciidamada wax ka yaqaan casriyeyn maahe waa canda dowlid
Kuwan baar lamanka ku dhex xarey haleyska daa hiriyo dofarada nijaasta ah
Taa kugu ma racsani Caliyow ragaan parlement fadhiya wa in la afgambiya
Abwaan sare
Ciidanku awalba waadhisnaayeen
Cirjidhow maxa ka see ah seddaba lol kkkk.
Maanta maxaad sidaas uula indho-xun tahay... 😂. Waar ninyyow indhahayga laguuma dirin, ee wax na weydii...😅. Burcadu waa mixnad ba..
Taladii dalku waxay gacan u gashay garan waa ina garaaad kulmiye iyo cabdi qaadir jirde oo dadka indha sacaad u dhigaya. Habarjeclo maxaa la gudboon haddii ina garaad wiil waal loo egmaday nabad doonimo waa inaynu siddii nabad ku ehi lahayn raadinaa si dagaalkan aan dhamaadka lahay uga badbaadno. Difaaca somaliland ma wax gaara ayaa habarjeclo ka saaran😊
Ku biira ssc nabad idin ma soo wadee ina wiiwiiaa waa idin xiisoodeen bu yidhi sheekhu indhihiisu iska ciyarayaa
Ictizam way urayaaane iska jira
cali dadka iyo dawlda haska horkenin
Caliyow,shacab,ayaa,doortay,nimankan,waxa,laxisaabtamayaana,wa,shacab,adiguna,waxad,leedahay,waan,ku,raacsanahay,kkkkkkkkkkkkkk
Abaawan
Ali dul dul