Xusuusashada Geerida iyo Aakhiro | Sheekh Xuseen Cali Jabuuti

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2019
  • Xusuusta Geerida iyo aakhiro waa mid u baahan in aan quluubta ku hayno si aan aynan u iloobin aakhiradeenna.
    Please Subcribe our Channel

ความคิดเห็น • 1.3K

  • @rithwanahmed3910
    @rithwanahmed3910 4 ปีที่แล้ว +225

    Ilaahayoow naga dhig kuwii nabi muxamed raaca amiin cidii igu raacsan like

  • @yaawaaye2568
    @yaawaaye2568 3 ปีที่แล้ว +64

    Allahu Akbar 😭😭😭😭😭😭 Nebiga ku saliya (SCW)

    • @xuseenxaaji8831
      @xuseenxaaji8831 2 ปีที่แล้ว +2

      Sallalaahu caleyhi wasalam

    • @asmamaxamed5941
      @asmamaxamed5941 ปีที่แล้ว +2

      Scw scw💙💙

    • @A___11y_99
      @A___11y_99 ปีที่แล้ว +1

      Scw

    • @A___11y_99
      @A___11y_99 ปีที่แล้ว +1

      🤲🤲🤲🤲🤲

    • @ruqiyoshiiqcali
      @ruqiyoshiiqcali 9 หลายเดือนก่อน

      Malshaalaaha😍😘😋😊💏👠😍😅😄😃😀😉😊☺☺☺😶😶🙄😣🙂😇🙄😇☺😇☺😘😉😗😀😀😘😘😊☺🤗☺🤗🤗☺🤗🙄🤗🤗🤗

  • @daganqurux6702
    @daganqurux6702 4 ปีที่แล้ว +72

    Sh.xassan jabuuti illahey dartii ayan ku jeclahay illahow maciisa iga dhiga maalinta aakhiro 🤲🤲🤲😭😭😭

  • @istahilgelle540
    @istahilgelle540 4 ปีที่แล้ว +191

    Illahow Su.aasha Qabriga Noo Fududdee😭😭

  • @shariifamohamed6697
    @shariifamohamed6697 2 ปีที่แล้ว +20

    Barakalaah sheekh xusen inbadan quluubteena waad baraa rujisay Ajar Allaha kaa siiyo cimriga Allaha kuu barakeeyo Aamiin yarabbi🤲

    • @ToukaleHassan
      @ToukaleHassan 10 หลายเดือนก่อน +1

      baarakaallahu ya shekh

  • @anisaahmed7237
    @anisaahmed7237 4 ปีที่แล้ว +29

    Yaaa alaah ilaaheyo noo fududeey aaqiroe iyo aduunba 🥰❤️😭

    • @Axmed-kw4zk
      @Axmed-kw4zk หลายเดือนก่อน

      Amiin aamiin yaarabi

  • @khadarmohammadadam1972
    @khadarmohammadadam1972 4 ปีที่แล้ว +81

    MASHA ALLAH ,SH SHEIKH XUSSEN ALLE HA KU XAFIDO .IN BADAN QULUUBTAYADA WAAD BARAARUJISAA ALLE AJARKAA IYO XASANAADKA AAAKHIRO ALLE HA KUUGU DARO.

  • @nadaabdirahmaan5205
    @nadaabdirahmaan5205 2 ปีที่แล้ว +6

    لا اله الا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم🥰

  • @fanijaamac4218
    @fanijaamac4218 4 ปีที่แล้ว +48

    Mnshllh ilaahy culimada soomaliyeed ha into xafido feel kastaa aaamiiin like ta iisaara

  • @k_y07
    @k_y07 4 ปีที่แล้ว +8

    Rabbiyoow Raxxmanoow, geerideena &
    Gaffkeeena ha Kulmmin. ( Yaa Allaah )

  • @Wadani_WiiL_SoomaaLiyed.2012
    @Wadani_WiiL_SoomaaLiyed.2012 4 ปีที่แล้ว +33

    Maa Shaaa Allah. ❤
    Allaha Ino Kaa Xafido Walalken. 🇸🇴❤👈
    Sheikh *Xuseein Cali Jabuuti* ❤

    • @saadomaxamadxuseen4656
      @saadomaxamadxuseen4656 2 ปีที่แล้ว

      ماشاء اللة بارك الله في كم😢😢😢😭😭

  • @mohamedosman4677
    @mohamedosman4677 4 ปีที่แล้ว +38

    Masha allaah jazakalah sheikh xuseen cali jabuuti miisanka akhiro allaha kugu daro diinka iyo dacwada waqti badan ayaa geliyay allaha hooy fardowso hakaaga dhigo

    • @deeqadeqa728
      @deeqadeqa728 3 ปีที่แล้ว

      Pp2pp

    • @mohamedosman4677
      @mohamedosman4677 3 ปีที่แล้ว

      @@deeqadeqa728 maxa ula jeeda pppp walal waxba kama fahmine??

  • @naomirage7882
    @naomirage7882 4 ปีที่แล้ว +39

    Subxanallah ilahayow qalbigayaga diintada ku Sug oo na waafaji xaqa يا غفور الرحيم 😭😓🙏

  • @Heybadd
    @Heybadd 4 ปีที่แล้ว +258

    Wlhi shiiqaan dar alle ujeclhy allha xafido🤲

    • @aishahassan8040
      @aishahassan8040 4 ปีที่แล้ว +2

      🤲👍

    • @ashrafyare3895
      @ashrafyare3895 4 ปีที่แล้ว +5

      Alaho agabar sheqa xusen cali jabuuti wan ko jecalahay alaha ko xafido wll mcn iso ducey morad ayn ley yahay alah ko naxaristo

    • @fathimohammedmoalim6704
      @fathimohammedmoalim6704 4 ปีที่แล้ว +3

      @@ashrafyare3895 allaha kuu sahlo haduu qeyr ku yahay

    • @yacqubabakar1060
      @yacqubabakar1060 4 ปีที่แล้ว +2

      @@fathimohammedmoalim6704 💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗

    • @mahadmaxamadmaxamuud5737
      @mahadmaxamadmaxamuud5737 4 ปีที่แล้ว +1

      Ala hanoo dhooro

  • @user-je5fv4qb6j
    @user-je5fv4qb6j ปีที่แล้ว +9

    Qofki nabiga jecel kusali scw❤

  • @somalibhai2279
    @somalibhai2279 4 ปีที่แล้ว +23

    Allah Haku Barakeeyo Shiikh Xuseen❤

  • @salaaxaxmedaxmed1044
    @salaaxaxmedaxmed1044 4 ปีที่แล้ว +42

    allow sheeq xuseen nodaa intan jahliga kabaxeno allow noodaa yaarabiyow

  • @mohamedahmedmouse572
    @mohamedahmedmouse572 4 ปีที่แล้ว +10

    Illahaw barakee sheekh xuseen cali waa daaci illahaw khayrka nagu hanuuni

  • @rahmomohamed2425
    @rahmomohamed2425 4 ปีที่แล้ว +88

    الله اكبر😭😭😭

  • @kawsarmohamed804
    @kawsarmohamed804 4 ปีที่แล้ว +64

    Jzk khr wajzaa wa axsanulaahu ilayk baarakalaahu fiikum ilahayow jananna tull firdowsal aclaa aad noo gelbiso oo nebiyadii iyoabiyadii cs nebegeenii subanaa csw shahadadii muminiintii sidiiqiintii saalixiintii. Khulufadii asaxaabtii iyo nebiga dhamaan ehlul khayrkii. Dhamaan aynu macooda noqono fadligaa ilahay baan ugu mahad naqaynaa markasta mahad dhamaanteedna Isla leh rabbi jalaala wacadamihi ♥️♥️♥️♥️

    • @abdimalikabdirahman6295
      @abdimalikabdirahman6295 4 ปีที่แล้ว

      mashallah

    • @abdallaahmedinle7639
      @abdallaahmedinle7639 4 ปีที่แล้ว

      Walal isastur oo tintada qarso

    • @hassanfantastic2086
      @hassanfantastic2086 4 ปีที่แล้ว

      Sasa utaala asad sugee inad jano hesho rabigey waa raxiim walaga yaaba inu ku galiyo jano lkn camalkeeda maheysid uun ee dib iskugu laabo walaley

    • @Bakaro_Online
      @Bakaro_Online 4 ปีที่แล้ว

      WALAAL is astur oo ilaanay ka cabso oo sawir fiican saaro gmail kaaga Walaashey

  • @cabdifataxaaden8673
    @cabdifataxaaden8673 4 ปีที่แล้ว +20

    Mnsha allh sheikh xusen cli allh ha ku xifdio

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 4 ปีที่แล้ว +12

    الحمد الله رب العالمين لإنني قرأت وتعلمت وفهمت بنفسي شكرا لك الرب العالي

  • @abdirahmanhussein1899
    @abdirahmanhussein1899 4 ปีที่แล้ว +72

    الذعاء نبي الله ذاووذ علیه سلام اللهم اني اسألك حبك وحب من یحبك والعمل الذي یبلغني حبك🙏🙏🙏🌹🌹🌹🌹💌

    • @naadomaxamed6695
      @naadomaxamed6695 4 ปีที่แล้ว +1

      maasha allaah shiiq xuseen

    • @mahamadbishar9939
      @mahamadbishar9939 4 ปีที่แล้ว

      قال الله تعا لى فى الحدىث قدست تر ىدوان ارىد

  • @fartunmaxmed1137
    @fartunmaxmed1137 4 ปีที่แล้ว +10

    Walahi illahey dartis ayan u jeclahey sheikh xuseen cali allow jannadada nagu kulmi

  • @baxsaneyhargesay2484
    @baxsaneyhargesay2484 4 ปีที่แล้ว +43

    Favorite Shiehk jazaKALLAH

  • @rodaali1202
    @rodaali1202 4 ปีที่แล้ว +22

    Mncha Allah sh xuseen cali illahay haku xfido
    Wllhi illahay dartiban kuujecelhye

  • @suldanomohamed9283
    @suldanomohamed9283 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahey haka rali noqodo sheekh xusen januti amiin

  • @saharahassan314
    @saharahassan314 2 ปีที่แล้ว +56

    Alhamdulilah when ever I listen this words of sh all my problem and worries I forget I feel fresh may Allah rewards all our sh in jananh🤲🤲🤲

  • @awabdilleofficial9079
    @awabdilleofficial9079 4 ปีที่แล้ว +180

    ALLAH DARTIIS AYAAN KUUJECLAHAY SH XUSSEN

    • @xamsebaashe816
      @xamsebaashe816 4 ปีที่แล้ว +8

      ALLAH haku jeclaado wllalkay

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 4 ปีที่แล้ว +4

      Mashallah

    • @bashiirshariif9983
      @bashiirshariif9983 4 ปีที่แล้ว +5

      Mashaa allaah ilaahay haka abaalmariyo sheekh xusen cali radiyalaahu canhu anagana ilaahay hanaguhanuuniyo danbiganagana hanodhaafo yaarabi yaa raxmaan yaa raxiim yaa qafuururaxiim ilahow nodanbidhaaf aamiin aamiin aamiin yaarabi

    • @huskanoor9464
      @huskanoor9464 4 ปีที่แล้ว +1

      Manshallah

    • @yahyeabdi6660
      @yahyeabdi6660 4 ปีที่แล้ว +2

      Allah akpar

  • @fuadahmed2634
    @fuadahmed2634 4 ปีที่แล้ว +21

    Maansha Allah ilaahoow noo dambi dhaaf yaa rabi naxariis baanu ku wydiisanynaa if iyo aakhiro

  • @idilcabdi4848
    @idilcabdi4848 4 ปีที่แล้ว +70

    Allahu akbar illahayaw suaasha qabriga noo fududee yaa allah yaa raxman yaa raxiim yaa malik

    • @mohamedosman4677
      @mohamedosman4677 4 ปีที่แล้ว

      Allahuma Aamiin ya rabi

    • @mohamedosman4677
      @mohamedosman4677 4 ปีที่แล้ว +1

      Wllky meshaa aya mudan in badan an ka fakarno ilaah naguma ceebeyo

    • @xamsebaashe816
      @xamsebaashe816 4 ปีที่แล้ว +1

      aamiin yaa allah

    • @xamsebaashe816
      @xamsebaashe816 4 ปีที่แล้ว

      @@mohamedosman4677 waa runta wall

    • @yusufomar1599
      @yusufomar1599 4 ปีที่แล้ว

      Waakujaclahaywaakawarmadaceedaikhlaas

  • @shucaybcadceed7610
    @shucaybcadceed7610 4 ปีที่แล้ว +28

    Alaahu Akbar الله اكبر الله اكبر الله اكبر

  • @user-ek8fr6bm9g
    @user-ek8fr6bm9g 4 ปีที่แล้ว +35

    ماشاالله شيخ جزاك الله وغفر الله دنبك

  • @mushtaqismael9132
    @mushtaqismael9132 4 ปีที่แล้ว +9

    sh.xuseen Cali Allah haku dheereyo cimriga

  • @fatimanasser9650
    @fatimanasser9650 4 ปีที่แล้ว +28

    Sheeq cali jabuuti jazaaka ALLaho kheyra waan jecelnahay wacdigaaga raBBi yaziid lak cilm

  • @manzurmaracade4246
    @manzurmaracade4246 3 ปีที่แล้ว +14

    Alllaahu Akbar Waxan ka Baqay Caro An u Qabo awged ina u dilo bu yiri 😭inaguna Bilaa ujeed ban is laynaynaaa Allow imaan buuxa Nasii🤲🤲

  • @abshirdhubad867
    @abshirdhubad867 4 ปีที่แล้ว +36

    Asxaabi Cadaa alsulamiii
    Geeridii baa qoorta iisuran qabriguna waa gurigayga dariiqa aan marayana waa jidka siraadka meesha layjoojinayana waa banka qiyaame mana aqaan rabigay waxaan kala kulmidoono qosol miya ii eg intaasi ninkay sugayso haduu qoslayo ha qoslo aniga qosol iima yaalee

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 4 ปีที่แล้ว +14

    I love Allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️I love nabi Muhammad salalaahi calayh wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️Alahmdulilahi Allahu Akbar la ilaaha ilalaahu Muhammad rasululaahi salalaahi calayhi walasam

  • @alexsom8090
    @alexsom8090 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah dartis ayan kujeclahay sheikh xussein

  • @hoygakhayrka9246
    @hoygakhayrka9246 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah,sh,xuseen cali alle haka abaal nariyo xazuuzinta ad na xazuuzizay geerida io wxanu ilahy kala kumaynay

  • @mahamedadan4978
    @mahamedadan4978 4 ปีที่แล้ว +4

    Mzha Allah sheekh Xuseeen alle miisanka xasanaadka ha kugu daro runtii illahay dartii ayan u jecelahay in an dhagysto sheekha muxaadiroyonkisa

  • @ridwansahardid8769
    @ridwansahardid8769 4 ปีที่แล้ว +29

    sheekh xuseen cali alle haku barakeeyo Really you change my life

    • @abdirahmanmohamed2990
      @abdirahmanmohamed2990 4 ปีที่แล้ว +1

      *Alxikma Islamic online*
      Markaska Alxikam online waxaad kabarankartaa adoo gurigaag Jooga Xifdinta ,sixida,higaad bixinta, tafsiirka qur'aanka, ducooyinka iwm.
      Hadaba kala xidhiidh wixii faah faahina Alxikma whatsapp ama imo. 0025263-4492965.

    • @subanali2558
      @subanali2558 4 ปีที่แล้ว

      Amiin ya Rabbi

  • @abdifitaxdaud450
    @abdifitaxdaud450 4 ปีที่แล้ว +19

    Mashallah sheikh Allah kubarakayo aduun iyo aqiiro❤❤

  • @abdiomar1779
    @abdiomar1779 4 ปีที่แล้ว +38

    Illahaw diinta qanjaha no joji oo xaqa na wafaji 🤲🤲🤲🤲

  • @haajaramohammed7368
    @haajaramohammed7368 4 ปีที่แล้ว +22

    Sheikh xusein cali sheikha ruuxda lahadla dar allah kuujecelhy jacaylkaa kujeclhy alle waxn kabarya in harka alle an ku harsado maalin aan har jirin harka alle maahe

  • @horumardecoratoin1485
    @horumardecoratoin1485 4 ปีที่แล้ว +11

    mansha allah ILLAHAY ajar ha ka so siiyo khayr noo faaidaysay

  • @amalsicid2979
    @amalsicid2979 4 ปีที่แล้ว +50

    Maanshaalh sheekh Cali jabuuti jasaaka Alaah kheer

  • @kinsiaxmed865
    @kinsiaxmed865 4 ปีที่แล้ว +5

    Like saar scw

  • @user-ny9wi8hr1i
    @user-ny9wi8hr1i 4 ปีที่แล้ว +16

    اللهم احشرنا في زمرة الشهداء والصالحين ''أمين

  • @abdiwahabmohammed7716
    @abdiwahabmohammed7716 4 ปีที่แล้ว +21

    Masha allah ilahay ha ku xafiido shekh xussen ali

  • @abdikanimohamed7656
    @abdikanimohamed7656 4 ปีที่แล้ว +30

    Masha Allah sheekh xuseen baaraka laah

  • @abbasalihassan3973
    @abbasalihassan3973 4 ปีที่แล้ว +23

    masha allaha sheikh xusen

  • @abdiqaniabtidoon6605
    @abdiqaniabtidoon6605 4 ปีที่แล้ว +28

    maashalaah jazaakalaha shiiq xusen cali tabliiq

  • @user-jm7vi3jr1p
    @user-jm7vi3jr1p 4 ปีที่แล้ว +4

    Marsha Allah ilahay hakuxifdiyo sheekh xuseen

  • @yaaskadoodiga2081
    @yaaskadoodiga2081 4 ปีที่แล้ว +27

    AllAh kudhooro sheeqeena

  • @mahatfarah744
    @mahatfarah744 4 ปีที่แล้ว +26

    M.a jazakallah illohow culumada barakey melkasto ey jogan mizanka qiyamaha Allah hausaro dhamanten kuwi qato oo kucamal falo Allah hanaga Digo I.a

  • @laylaabdirahman489
    @laylaabdirahman489 4 ปีที่แล้ว +13

    msha allh shkh allh ku xfdiyo

  • @Ahmedwali-22
    @Ahmedwali-22 4 ปีที่แล้ว +14

    Alla yabaarik fii

  • @user-vc5th4rj6i
    @user-vc5th4rj6i 5 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم إن كانت الحياة خيرا لي أحيني وإن كانت الوفاة خيرا لي فتوفني يارب خدني من هذه الدنيا وأنت راضا عني ياأرحم الراحمين تعبت من الفقر ياالله رحمتك يارب العالمين 😢

  • @baabussalaam6863
    @baabussalaam6863 4 ปีที่แล้ว +2

    Xusuusta Geerida iyo aakhiro waa mid u baahan in aan quluubta ku hayno si aan aynan u iloobin

  • @abdinasirabdullahi9118
    @abdinasirabdullahi9118 4 ปีที่แล้ว +34

    May Allah protect you Sheikh ❤️

  • @shafieabdirahman3482
    @shafieabdirahman3482 3 ปีที่แล้ว +5

    Illahow nabi muxamed scw micigiisa naga dhig😭😭😭

  • @maanmaalchannel6918
    @maanmaalchannel6918 4 ปีที่แล้ว +39

    This is touching my heart. Thank sheikh Hussein Allah keeping you.

  • @mahadcabdinasir3692
    @mahadcabdinasir3692 4 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh aan jeclahy iLaahaY adooo kale hayga dhigo🤲🤲📿

  • @cabdikarinmaxamedadencaawa6171
    @cabdikarinmaxamedadencaawa6171 4 ปีที่แล้ว +25

    Mnzha allaH waa zheekh aan jeceLaHaY MaXadiradiiza oo allow daaa sheekha

  • @xamsebaashe816
    @xamsebaashe816 4 ปีที่แล้ว +15

    Illahay dartii ayaan kuu jeclahay sheekh jazaka laahu khayr

  • @alishuriye1061
    @alishuriye1061 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh xuseen halmar ayaan ku kulanay Borama 2019 muxadaro qiimo leh noo jeediyey...erayo qalbi taabad leh iyo weedho qofka raadaynaaya ayuu jeediya sheekhu Allle ha barakeeyo inagana kuwa wax ku qaatay ha inaga yeelo

  • @natazhaahmed3134
    @natazhaahmed3134 4 ปีที่แล้ว +18

    ماشاالله ياالشيخ الله يطول عمرك أني أحبك في الله

  • @abdiraxmaanjaamac178
    @abdiraxmaanjaamac178 4 ปีที่แล้ว +8

    sh,xuseen cali jabuuti si kal io laaba ilahay dartii kuu jeclahay

  • @cabdiqafaarahmed6720
    @cabdiqafaarahmed6720 4 ปีที่แล้ว +20

    ALLa..jecliyaa

  • @dheegabdidayib6347
    @dheegabdidayib6347 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi ilhey dartii ayan ujacelahy Sheekh xusen waa adoon qiimo leh ilahey hadhowro
    Wxn ka codsanaya walalaha cidii heysa sheekha lanbarkisa in ay iisoo gudbiso aad ayn urabay

  • @xamsecabdi7433
    @xamsecabdi7433 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahow naga dhiig nabiiga scw kuwi raaca ilahow ilahayow raali ahanshahagu yaa allh waa guushayada ilahow inti bukta ya allh caafi inti xuna yaa allh so hade

  • @ibrahimissack9251
    @ibrahimissack9251 3 ปีที่แล้ว +36

    May Allah bless our sheikh in this life and hereafter his sermon has changed so many life's.jazakallah

  • @qotsunlight3681
    @qotsunlight3681 4 ปีที่แล้ว +75

    Sheik xussein,I love you for the seek of Allah

  • @razaaqcumar-uv4hl
    @razaaqcumar-uv4hl ปีที่แล้ว

    Shiikh cali xuseen jabuuti ilhy dartiisa ayan ku jecelahay wlhi ☝️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @qadraomar8073
    @qadraomar8073 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah ilahey janatu fardosa hanagu kulmiye

  • @awabdilleofficial9079
    @awabdilleofficial9079 4 ปีที่แล้ว +16

    ALLAH hakaaraali noqdo

    • @naasiruk2524
      @naasiruk2524 4 ปีที่แล้ว

      Masha Allah ilaahow wuunagaarsiiyay oo unaxriiso

  • @nimcoaligurayaffical5397
    @nimcoaligurayaffical5397 4 ปีที่แล้ว +21

    Mashaalah

  • @hooyomacaan1724
    @hooyomacaan1724 3 ปีที่แล้ว

    ALLAH JANA FOORDOWSA HAA KAWARABiiyo sh.xuseen cali jabuuti cimriga ALLAH haa kuu barakeeyo yaa rabi 😍😍😍😍

  • @hamsesaeeed1564
    @hamsesaeeed1564 4 ปีที่แล้ว

    Kama dhargo sheikh xuseen cali ilaahay hakaa jazaai siiyo ilaahay janatul fardowza hayna ku kulmiyo khuruujka in ilaahay inoo fududeeyo aamin yiraahda asxaabta

  • @faatushaalbaasha4671
    @faatushaalbaasha4671 3 ปีที่แล้ว +4

    🤲🏼🤲🏼😭😭 Ilaahow Na badbaadi Ilaahow No Naxariiso Ilaahow Waalidkeyn U Naxariiso Ilaahow Dambigeena dhaaf ilaahow Maalinta Qabriga Galo o Aan commentigaan Arki doonin Rabo i naxariiso 🤲🏼 Ilaahy dhamaanten Janada Hana geeyo

  • @saciidcabdi5048
    @saciidcabdi5048 4 ปีที่แล้ว +50

    I have realized that people are still have great opportunity to avoid the hall because of we have great sheikh to show us the right pith

  • @user-oc1ds2gv2l
    @user-oc1ds2gv2l 4 ปีที่แล้ว +1

    yaarbi anga iyo intiimuslinaa janda noogu bishaaree ☺☺ aamiin

  • @bashiiryasin9463
    @bashiiryasin9463 4 ปีที่แล้ว +2

    Allahayoow naga dhig kuwo jannada ilaahay gala..

  • @atika5785
    @atika5785 4 ปีที่แล้ว +31

    Allah ku barakeeyo Sheikh

    • @abdullemahdi4504
      @abdullemahdi4504 4 ปีที่แล้ว +1

      Illhay haku jeclaado AAMIIN YAA Raabi

    • @osmanmohamed9392
      @osmanmohamed9392 4 ปีที่แล้ว +1

      Barakalaahuu sheikh Hussein . In fact your preaching is full of remembrance and wisdom. Allaha kudowrooo I.a

  • @abdihafidadan5461
    @abdihafidadan5461 4 ปีที่แล้ว +14

    💗💖💟💝Masha Allah 💝💟💝💗💕

  • @maxamedjaawiye8091
    @maxamedjaawiye8091 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a allah ku karaameyo shiiq xuseen cali jabuuti

  • @haashimhasanhaashi444
    @haashimhasanhaashi444 11 หลายเดือนก่อน

    sheq xusen cali jabuti Allha adun iyo aqiro barakeyo o janada ugu bisharey إن شاء الله

  • @hoodoahmed2003
    @hoodoahmed2003 4 ปีที่แล้ว +4

    alle hanaga yeelo kuwii sadexdaa su'aalod ku qulaysta aamiin yaarabi

  • @dark_moon7787
    @dark_moon7787 3 ปีที่แล้ว +53

    The Prophet (PBUH) said: If anyone memorizes ten verses from the beginning of surat alKahf, he will be protected from the trial of Dajjal. In another narration : Ten of the closing verses of alKahf.

  • @khadijaahmed3140
    @khadijaahmed3140 3 ปีที่แล้ว +1

    sheikh hussein masha allaah illaah haka siyo ajar iyo xasanaad sida rabbigeena iyo rasulkiisa maxamed scw noo soo xasuusisid iyo qalbiyadeena diinta ugu xustid wlhi illaah dartiisa ayaan ku jeclahay illaah haku jeclado insha allaah🙏🏼🙏🏼

  • @abdirahmanawilabdirahman285
    @abdirahmanawilabdirahman285 3 ปีที่แล้ว

    Jasakalaah khyr. Sheekh. Lkn. Mar qudha nosoo gali. Qisooyinka hoyooyinka iyo naxariistooda ❤️❤️❤️

  • @oumoulkhairbouh2040
    @oumoulkhairbouh2040 4 ปีที่แล้ว +16

    Masha Allah barakalah fiik

  • @salloabsiiye7075
    @salloabsiiye7075 4 ปีที่แล้ว +18

    Mansha allah

  • @zaaidomaxamed
    @zaaidomaxamed ปีที่แล้ว +1

    aamiin Allaahaa illaahay hakaa jaaa mariyo😪😪😪

  • @raasiqmedia9806
    @raasiqmedia9806 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay hanaga dhigo kuwa janada kala hanaga dhigo أ مين أ مين أ مين يا رب العالمين

  • @ahmedquraish932
    @ahmedquraish932 4 ปีที่แล้ว +31

    MASHA ALLAH XAFIDULAAH

  • @cnajibkhadar6102
    @cnajibkhadar6102 4 ปีที่แล้ว +5

    Jasakalh kheer sheekh xuseen cali

  • @xaabsade9171
    @xaabsade9171 2 ปีที่แล้ว +1

    1.1M ilaahow aniga iyo iyagaba damabigooda dhaaf iyo qalbigoodana dhawr noo soo ducee wall

  • @nurtahappychannel9482
    @nurtahappychannel9482 4 ปีที่แล้ว +4

    Allah yaarabi Allah inshallah ☝️🤲🌷👈🤲☝️👈👌