ANIGA IYO AYAANITA JACELKENA RUUN MIYA MISE PRANK..?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024
  • #fadlan subscribe #60k# 1 love

ความคิดเห็น • 407

  • @axmedcabdi6318
    @axmedcabdi6318 2 ปีที่แล้ว +3

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252616454541 ama +252612727695

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 2 ปีที่แล้ว +101

    Mashallah keep going brother welcome back legend abeera and ayaniita new couple 💕❤🩸💯💕 and brother asad hagio💕💯🖇🖇❤

    • @naimamaslah7838
      @naimamaslah7838 2 ปีที่แล้ว +4

      Z❣️❣️❣️❣️

    • @kaamilabdinaasir7747
      @kaamilabdinaasir7747 2 ปีที่แล้ว +1

      M.a keep going my bro abeera ang my dumi ayaanita 💯❤️

  • @ifrahabdirahman9655
    @ifrahabdirahman9655 2 ปีที่แล้ว +30

    mansha allllah waxad tihiin laba qof oo isu qalma lkn barank naga ilaaliya noh abeera😅🌺🌹

  • @munaabdirahmaan6214
    @munaabdirahmaan6214 2 ปีที่แล้ว +7

    Abayo uxir qeyr Allaha siiye wax loo xiro waayehee farxada ayabo waxloo dhigo jirin❤️❤️❤️😂😂😂

  • @zigzag4188
    @zigzag4188 2 ปีที่แล้ว +12

    Lamanaha mar walba wa faraxsantihiin Alle ha ni dhowro❤️‍🔥

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 2 ปีที่แล้ว +24

    3legends keep going bro 😎 one ☝🏿 love ❤️ team abeera

  • @xilkascade
    @xilkascade 2 ปีที่แล้ว +5

    Nimaan Ku qabin kaladhka uxidho waa edeb daro iyo dhaqan xumo

  • @Somali_Boy_143
    @Somali_Boy_143 2 ปีที่แล้ว +5

    Walaalka Abeera Waa qof qalbi wanaagsan bashaash ah
    Ayaaniita waa uu kuu qalmaa Legend weye wiilka hasii deynin

  • @whizbieuropian3680
    @whizbieuropian3680 2 ปีที่แล้ว +7

    Programkii Ck Ft SamaaRa Comin Soon Wan Ku Sugeynaa Abeera🤣🤣😂❣️

  • @abdifatahibrahim7413
    @abdifatahibrahim7413 2 ปีที่แล้ว +7

    Walalyal ciyarta naga day ... Hada niyada aya no dhiseysin, hadhow NEH prank waye. Aya nàla imaneysà... Nagadhàfa ciyarta... ✌️✌️

  • @abdullaahiali4387
    @abdullaahiali4387 2 ปีที่แล้ว +1

    Msha allah Tabarakallaah xafidullaah wllhyg isku wara Abid my brother and sister keep Going GUUL IYO GOBA NIMO 👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍

  • @claahijaam6528
    @claahijaam6528 2 ปีที่แล้ว +4

    Ayaany abyo gacmahaga control plz

  • @maryamaabdikadir9612
    @maryamaabdikadir9612 2 ปีที่แล้ว +10

    😂😂ayanita dubai aniga ku joogo waana ku so dhawenenaaa 😁

  • @mohamedahmedali5200
    @mohamedahmedali5200 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa ifarxad galisan, masha allah. halmid ayan idinkugu baqaya waa inad vedio editting qurux bdan ad kusamesan sidan si ka qurxon so jar jara.

  • @roodomuuse782
    @roodomuuse782 2 ปีที่แล้ว +2

    waleee inaanan wax danbe oo social media ka arko aaminin ck iyo samaara oagaa tay igu dhigeen

  • @taatiko9183
    @taatiko9183 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah Ayaanita gabar qalbi wngsn waye Allah ha ino daayo walasheena mcn🎁🎁♥️💌

  • @abaasvlogs8359
    @abaasvlogs8359 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi waa xidhiidh kii u horeeyay aan u qadan wayy zbbta oo kama filayn sidan labadan youtuber

  • @sihamsagal2055
    @sihamsagal2055 2 ปีที่แล้ว +12

    Wcs caawa qofnaba igama horeen🤣😍🥰😘

  • @Dacwa_som689
    @Dacwa_som689 2 ปีที่แล้ว +1

    Nabigeena Muxammad SCW wuxuu yiri ruuxii ku dadaala Inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa walal ilahey dartiis I caawiya isoo boqda Kuna Soo Biira Kheyrka Kafaideyso wll

  • @garadxamari8911
    @garadxamari8911 2 ปีที่แล้ว +43

    100% inay prank tahay waa hubaa😄 somalidu caqli darana muqaladan muqalo kle oo badan oo ay isla sameyen baa jira oo aysan wakhti badan ba kaso waregin markasa sanad iyo bar la idin leyahay 😄😄😄

  • @MrQaxwe
    @MrQaxwe 2 ปีที่แล้ว +57

    Congratulations 🎊 50k subscribe legend I can't thank you enough

  • @umusuunaa
    @umusuunaa 2 ปีที่แล้ว +2

    WAXAN IDINKA CODSAN LAHAAY HADUU JACEYLKIINU DHAB YAHAY IN AAD PRIVATE KA DHIGATAAN dad il kulul jiro xaasid buulo waa macalimada jaceylka ee Hawaaro jaceelku guul insha Allah

  • @suraleda5810
    @suraleda5810 2 ปีที่แล้ว +2

    Wad ikasden kardib ku fadhiya kulaha allaha asata 😳🙆🙈😁🤣🤣🤣🤣

  • @ahmettsheikhmuhumett8822
    @ahmettsheikhmuhumett8822 2 ปีที่แล้ว +1

    HambalYo wllkY king Abeera horay u soco wll ❤❤❤✌ sidoo kle Queen ayanita keep going wllshY

  • @basadiirkasoomaaliya5265
    @basadiirkasoomaaliya5265 2 ปีที่แล้ว +7

    Apera Miyaa Youtub Furtay 😂😂😂 Waan Rukuntay😂😂😂

    • @shukriahmed2647
      @shukriahmed2647 2 ปีที่แล้ว

      aberaa adiga iyo asad maxaa usku tihin isheg wll

  • @ahmedawilo96
    @ahmedawilo96 2 ปีที่แล้ว +5

    Dee odayga asad haghio ciyaarta ka dhaafa oo ciyaal jaceyl galay baad ku noqoteenee yac k dhaha jaceylkana bisinka u qabtaa kolka horeeto 🥰😍❤

  • @namelos2963
    @namelos2963 2 ปีที่แล้ว +25

    Somali Prank baan nacay
    Goormuu dhamaan waad naga waaalaysaane🤣🤣

  • @deeqocalimoha6253
    @deeqocalimoha6253 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayaaney xabibti iskadaa waxa faceka kucayilise sidaadi hore ku qurxan tahe

  • @hamdihassan9064
    @hamdihassan9064 2 ปีที่แล้ว +24

    Waxan in ay prank ay wadaan wayba ka muuqataa🤣😂🤣😂🤣

  • @somalimedia33
    @somalimedia33 2 ปีที่แล้ว +3

    Wllahaygaa somaliyeed 1k subacribta wax yar iga dhiman igaarsiyaa waa codsi😭😭😭😭

  • @abdiyare6827
    @abdiyare6827 2 ปีที่แล้ว +5

    Iga dhaadhicin maysid waa run waxani 😂😂😂😂😂

  • @yahyeyare6939
    @yahyeyare6939 2 ปีที่แล้ว +3

    AbeeRa Zxp QaaLi Waan Ku TageeRa Awowe

  • @wllqaa2011
    @wllqaa2011 2 ปีที่แล้ว +5

    allah ha idin daayo ❤️❤️❤️

  • @zuldan3388
    @zuldan3388 2 ปีที่แล้ว +1

    Wryaaaa wryaaaa qaniiyada io beeenta waa lagu naar galaa 😂😂😂😂😂😂😂ani kma helen sheekadaaaaaN

  • @jecliyaahooyofaadumo8511
    @jecliyaahooyofaadumo8511 2 ปีที่แล้ว

    Abeera walasheey ayanita wlhi waad jilcisay qof adag ayaan ku ogaa

  • @mohametthaajio1846
    @mohametthaajio1846 2 ปีที่แล้ว +1

    Dad waawayn baa tihiine maxaa jecelkiisa looga shakizanyahy wah iskaapulo iridaaada ku oyy Kaleexda lamaanaHa jah😙

  • @asioabdirisak4557
    @asioabdirisak4557 2 ปีที่แล้ว +5

    Gabar caqli leh by ahyde maxa qaty 🤔

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 2 ปีที่แล้ว +13

    Masha allah wanku farax san nahay jeceylkiina inow yahay dhab ilahey ha idin kaga dhigo mid idiin hirgaloo mirihiisa aad gurataan lamaneheygii guleysta ❤🙏

  • @superglad3069
    @superglad3069 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayanita io sxpkey abeera waa isku nuureysan mashal Allah 🥰🥰

  • @vgvv4974
    @vgvv4974 2 ปีที่แล้ว +2

    M.ash alehaidinbarakeeyo dhamaantiina sidaqurxoon jabaabaha adugu Jawaabteen farxadkunoolaada🌹❤❤

  • @كوين-ذ9ز
    @كوين-ذ9ز 2 ปีที่แล้ว +2

    والله حب أحله شي حب الله يسعدك ويحفظك

  • @ahmedmaalin3462
    @ahmedmaalin3462 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa shekadii CK iyo samaara camal

  • @cabdirixiincabdilaahi402
    @cabdirixiincabdilaahi402 2 ปีที่แล้ว

    Mashah allh obeero cadeh iyoh dumaashiyoh
    waxan idin leenahy isku waarah

  • @queenasli5422
    @queenasli5422 2 ปีที่แล้ว

    100 subscrube iga farxiiyaa illhey ha idiinka farxiyo murugtinanah farxaad allah idinku badalo xawiwiyaal ❤️😍

  • @csamiicibnuraage9
    @csamiicibnuraage9 2 ปีที่แล้ว

    M.allah pro abeera cade iyo walaasheey ayaaniita is ku waara

  • @Mahattofficiall9800
    @Mahattofficiall9800 2 ปีที่แล้ว +5

    Congratulations 🎊 60k SUBSCRIBED omg

  • @Abkhaam16
    @Abkhaam16 2 ปีที่แล้ว +6

    Congratulations for 50k subscribe My brother

  • @xasannuur222
    @xasannuur222 2 ปีที่แล้ว +1

    ilmo wada faraxsan allah idin siiyo

  • @phartush_bint_ahmed4106
    @phartush_bint_ahmed4106 2 ปีที่แล้ว +1

    Gbr walbo sharafteeda inteee kuciyaarto kudhaheesa waa prank

  • @fadumoahmed4023
    @fadumoahmed4023 2 ปีที่แล้ว +1

    Asad il fuur bu noqday hhhh nabd ufadhiya kuye wallky asad hajiyo guul iyo cafimaad ban ku rajyn keep going❤
    Ayanita iyo abera hadhow hana dhihina waa prank rbi hydin xfdo ❤🌹🥰🌹🥰🥰🌹🌹🌹🥰🥰🥰❤❤❤💖💖💖💖

  • @apudykareim5444
    @apudykareim5444 2 ปีที่แล้ว +1

    Mazha Allah lamanaha yakhe cidlo daremaya e wa iga masersiseen bee wa ini wata 👩‍❤️‍👨❤️

  • @sahrosaacid4297
    @sahrosaacid4297 ปีที่แล้ว

    Abeer adig iyo ayniito garmeh dhcy aroskin 💝💝💝

  • @abdulaahocandule4026
    @abdulaahocandule4026 2 ปีที่แล้ว +3

    Habmaliyo habmaliyo keep going my brother

  • @ismaaciilboss7490
    @ismaaciilboss7490 2 ปีที่แล้ว +7

    Q:Asad hagiyo wax.gacanta kumahaayo. Miyaa ?
    Q:abeere,gawadhaas dhibaatooyin ka kadifaac jeer danbe yaan ladulmin ?
    Q:c.laahi hagio wiligiisa maguursaday, Asad anaaba ogee asigoo markaas tadobo kasoobaxay ayaaqadar kudhacday.waana reer.marka cadey ?

    • @umuaisha5948
      @umuaisha5948 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa caruur iyo xaas ayaa wadanki ujiro c/llahi ilahay ha u xafidee

    • @ismaaciilboss7490
      @ismaaciilboss7490 2 ปีที่แล้ว +1

      @@umuaisha5948
      OMG 👈waad mahadsantahay,✌️
      Thanks you my sister 👈✌️★

  • @niciimomohamoud2511
    @niciimomohamoud2511 2 ปีที่แล้ว +5

    Wn Ognahy iny Pranki tahay Sheekadn OK 👍

  • @xafsoxasanmaxamudxafsoxasa8800
    @xafsoxasanmaxamudxafsoxasa8800 2 ปีที่แล้ว

    Maya sawabla aan malakugolmikoro majiro sawabto ah abeeyra iyo ayaan waxeyiskulakulmayna Asad agatisa Oky waan nisalamaaa saxiboyeel 💖💖💖💖💝💖

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL 2 ปีที่แล้ว +2

    Abeera hadii anjalii ee duqowdo jaceylkaga mais badali doona
    2aad hadii anjalii ee dhibaato kasho allah makasee adigo oo wax gacanta ku haynin qof wax kusiiso laheyn maxaad sameyn laheed🥺🤔

    • @maryamaabdikadir9612
      @maryamaabdikadir9612 2 ปีที่แล้ว +1

      😂divid jwb aan ka sugenaaa🤣

    • @AjAweisOFFICIAL
      @AjAweisOFFICIAL 2 ปีที่แล้ว +1

      @@maryamaabdikadir9612 koleyto jwbha ka sugyna walee jcl sida lamoodo maahin masuuliyad weyn wye

  • @alisooyaalofficial3788
    @alisooyaalofficial3788 2 ปีที่แล้ว +1

    qofkii ugu horeyay ooo daawaday

  • @lelazead4363
    @lelazead4363 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheeka kasto iyadoo runaa ayeey hadana waxaynooga dhigaayaan hadhoow waa berengi kkkkk

  • @Mohaalimcc
    @Mohaalimcc 2 ปีที่แล้ว +3

    Ugu horen waan idin salamay wllshy ayaanita aan tageero iyo my pro Abeero
    Q1 : Halke jecesh8hin inaa u dal xiis Adam
    Q2 maa is qabtaan mise just xirir waaye
    Q3 : Abeero Wllshy ayaanita meqaa geel ayaa ka bixin lahed
    Q4 : waa maxay jacayl ama what is love labadina ka wada jawaba
    END QUESTIONS
    Labafina waxaa idinka codsana inaa CHANNELKA ikala kicisaan oo Asxabta I garsiisan
    Farxad ku wada nolaada labadayda garab
    Nolosha ima xumaayso wllkay Asadna salan iga garsiya waxan ku dhahdan MOHAMED ALI KU SALANAYO WALIY KU JECEL 🙏🙏🙏

  • @naimo3372
    @naimo3372 2 ปีที่แล้ว +10

    Masha allah tabarakallah ❤️❤️❤️❤️👏👏👏

  • @kingpasquale9486
    @kingpasquale9486 2 ปีที่แล้ว

    Abeera my fva TH-cam keep going

  • @nimcoahmed7658
    @nimcoahmed7658 2 ปีที่แล้ว +109

    Haday prank noqoto wan idin cunaya😁🤣

    • @TikTok-pn6op
      @TikTok-pn6op 2 ปีที่แล้ว +5

      Prank wye

    • @nimcoahmed7658
      @nimcoahmed7658 2 ปีที่แล้ว

      @@TikTok-pn6op iga daa dee zhp

    • @user-vf3ux6xk1x
      @user-vf3ux6xk1x 2 ปีที่แล้ว +2

      Lambarkaga isi🥺

    • @apudykareim5444
      @apudykareim5444 2 ปีที่แล้ว

      Hoodoy wll walashay iga luntay maa tahay macnaha 😂😂

    • @nimcoahmed7658
      @nimcoahmed7658 2 ปีที่แล้ว

      @@apudykareim5444 heee zhp maxan kugu sameyey

  • @elmifarahihtidal11
    @elmifarahihtidal11 2 ปีที่แล้ว +4

    Machalllah meilleur couplé au monde ❤

  • @yahyeismail8028
    @yahyeismail8028 2 ปีที่แล้ว +1

    Team 27 kasoo hadal ku dheh jawaabtiih gabdhii lagu siiyey

  • @qadijaquruxsan
    @qadijaquruxsan 2 ปีที่แล้ว

    1K WAAX YAAR IGA DHIMAAN II GARSIYA🥰🥰🥰🥰❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯💯💝💝💝💝💝

  • @filsanfanny4600
    @filsanfanny4600 2 ปีที่แล้ว +1

    Indhaha ka xir

  • @naimaqurux2660
    @naimaqurux2660 2 ปีที่แล้ว +2

    Anaa uhoreyo caawa abeera😊😅👍

  • @abdikanibashey3555
    @abdikanibashey3555 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a walashey iyo walakey abdiqani

  • @zigzag4188
    @zigzag4188 2 ปีที่แล้ว +3

    Abeera wxn ku weydiin dumashi familkaaga ma bartay
    2. Weligaa ma u ogolaaty in ay dumashi cunada lcgtisa ay bixiso
    3. Double date weligiina ma usku raacden idinka you couple kleto
    4. Taloyin isii sxpkey abeera single weyn ahaye😂😂😂

  • @zeynabdjibril2355
    @zeynabdjibril2355 2 ปีที่แล้ว +6

    Www mashallah best couple Beautiful whli ❤❤💋👏😁

  • @sucaadahmed4854
    @sucaadahmed4854 2 ปีที่แล้ว

    1.gorme qorsheyseen gurkina abera❤

  • @khadromaxmed7033
    @khadromaxmed7033 2 ปีที่แล้ว +5

    Asadow cabsi cabsi waaye😂😂😂

  • @manaalali7136
    @manaalali7136 3 หลายเดือนก่อน

    Ayanita quruxley waye nasiibka aaka batay abeera

  • @laylaladan2741
    @laylaladan2741 2 ปีที่แล้ว +4

    naga soo Af jara prankiigan😂😂😂

  • @amiindaada4570
    @amiindaada4570 2 ปีที่แล้ว +1

    Wa mar ki iguhoreysay anarkao 2qof isku qosl eg wlhi amz

  • @amira1438
    @amira1438 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa lesku kala gacsanoya youtube sida Ck iyo samara 😂

  • @shukrimusecumar9860
    @shukrimusecumar9860 2 ปีที่แล้ว

    M.a abayo Wan kufaraxsan nahay ilahey ha idinku calafdaro

  • @CaishajamacReerjamacdaamur
    @CaishajamacReerjamacdaamur 8 หลายเดือนก่อน

    Mashallh jacyilkiinu hawaaro hadaanu barnki ahayiin

  • @ismazeqwin
    @ismazeqwin ปีที่แล้ว

    Who else is watching after break up😂😂😂😂😢😮

  • @mustafeabdisalam1248
    @mustafeabdisalam1248 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaa ila arka asad siduu isku mash quulinayo Marka loo hagajinayo sharka abeera 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohanyare8086
    @mohanyare8086 ปีที่แล้ว

    Ayaanita❤❤❤❤ iyo abeera guur ceer😗😗😗😗😗

  • @daareeyilyaas8380
    @daareeyilyaas8380 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow nice wlhi pro sodhawaaw

  • @engjamaal426
    @engjamaal426 2 ปีที่แล้ว

    Jaceylkiine waan Ku farxaa yaqey
    Ayaanita meeqa jeer aya ku adkeysay sxbkaa.

  • @asiye717
    @asiye717 2 ปีที่แล้ว +3

    Chanel kana lagu kala kicinoya wxn waa fahamoya😂😂

  • @muscabdiamondofficial7676
    @muscabdiamondofficial7676 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxan sugnaba wa guurkiina i.a👏

  • @c.raxiinc.qaadir4288
    @c.raxiinc.qaadir4288 2 ปีที่แล้ว +1

    Isku waara🥰🥰🥰
    Lkn abeera naag ka dheer kabtaas mxa ku geliyay😅

  • @feysalmahamed9707
    @feysalmahamed9707 2 ปีที่แล้ว +1

    Asadow ADI iyo Abeera intee isku barateen kabtan

  • @Mohamett210
    @Mohamett210 2 ปีที่แล้ว +1

    Kala jeesiga ayaa rabnaa usamee zxp habeen danbe oky waa idiin sugaynaa

  • @maxamedaadan6279
    @maxamedaadan6279 2 ปีที่แล้ว

    Wll abeeera cadde wllh wn ku tagera wllkie 🙏🙏

  • @qadar4yare257
    @qadar4yare257 2 ปีที่แล้ว +6

    War wllhi baanan aaminin social media
    Prank leen uqadana samara queen oo iskaha been mata qano 2 isbuuc ayey jcel bena no jileysey kadib ku laha prank bu ahaa 😂

    • @zalmitaupdull761
      @zalmitaupdull761 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂iyada ma dhahde prank waye cajib wllhi

    • @TheComedyClips1
      @TheComedyClips1 ปีที่แล้ว

      Prank jaceel haddad maqasho waa zinadii oo banaanka la keenay.

  • @qadraahmett2026
    @qadraahmett2026 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow mazha Allah my couple 💑 sidaa Uqurux bdnaada apid ❤❤🤍⚘✊

  • @haboonabdi7507
    @haboonabdi7507 ปีที่แล้ว

    1 leewacin qof maleekayba enu daraade ebiyaye😮😮😊😊🎉🎉

  • @abdirahmaanhasan6590
    @abdirahmaanhasan6590 2 ปีที่แล้ว +1

    1--Asad abeera run miyeekatahay

  • @hodancade6810
    @hodancade6810 2 ปีที่แล้ว

    Horta nabad ku faadhiya😀
    Su.aasha
    1maxaad thy sababta jacaylkiin bananka uso saara
    2 ayaaaanti ma jecelan lahy hada is guurstan ina gabaadh kala lagu gursado

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlaa is jecel yhy waa la isku dhag dhagaa talow diintena sas rali ma ka thy sow ajnabi mahan mise jaceyla idin xalaaleyey cajiib?!

  • @TheOmaani
    @TheOmaani 2 ปีที่แล้ว

    ABERA canerada zo eg noh marka hadleysud hhhh

  • @hanadyare3216
    @hanadyare3216 2 ปีที่แล้ว +1

    Isku waara inta nolol jirto ❤️🥰

  • @milaahnmiluu7640
    @milaahnmiluu7640 2 ปีที่แล้ว +2

    Siduu 100k ku gaaro uu rabaa 😂😂

  • @badrieid8608
    @badrieid8608 2 ปีที่แล้ว

    Jacayl dhaxal gala wax dhaama la waa😍🤩😘