ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Masha Allah ❤❤❤
Masha Allah guul iyo gobanimo waa somali isku duuban ilahay qabiilka iyo qurunka ha isinka saaro❤❤
Masha Allah bra jobbat Ilahaya ha in la jiro
Masha Allah, waad salamantihiin Adiga iyo Xidiga
شكرا جزيلا على المعلومة التيتقديمها اللهم صلي وسلم وباركعلى سيدنا محمد وعلى ألهاصحابه أجمعين يارب العالمين🎉❤
Mashallah Tabarikalla anigo ah gabadh reer soomaaliland aad baan ugu farxay hadlkaga ah folxumaden iyo dhibatadeena oo ina badan la bubuniyo waxna ayay leyihin Soomalidu barnamijyada sidan oo kale ah soomalidan samcadooda kor u qadeysa aad iyo aad baanu ugu farxey anigo og dhibatada heysta soomalida qurubah oon ka mid ahey
waa xaqiiq taas!
Soomaali isku duuban dunidan wax ayey kabadali doontaa mnsh allaah
Gabadha city council ahayd ee aamina sow lama oran karo shilkaas waa lagu dilay
Waa yaab maxaa Naga Tusin anagaba waxaan Heeysana ( PHD ) Dibada ayaana Wax ku Baranay waxaan Magac ku yeelan laheen inaan Wadankena aan Wax ku tari laheen lakiin WADAN MA QABNO 🇸🇴😭 aan Amin la heen
Canada wa ka jirta dhibka, dadka kale ay la siiya shado lakiin dhalinyada Somalida wa ku dhiban oo waxa ay ku dhiban jamacadah. Wa waxa lagu faro isbadalka la garay.
C.xfiid iyo cabdi raxmaan aad oyo aad baad u mahadsan tihiin
Waxaan xasuustaa in waagii dowladii siyaad bare dadka taaylatiga aqooneed leh oo dalka waxubartay ama kashaqeeya maadakasta sida caafimaadka dhaqaatiirta kamuuqata dalka in simiraar lasiiyo xaga mareeykan kadibna uu kashaqeesto mareeykan oo halkaas iskadego,marka qofkii sanado badan dalka waxusoobaranaayay ayaa sifudud loobililaqeestay aqoontiisii oo qofkii tayaleh sharci amadhalasho ayaa laguqaadanjiray.afrika waxfahmay waxaa kajiray kenya oo waagii obaama kutiri dadkeenii aqoonta lahaa noosoocelsha waxkale idinkamarabnee waayoo aqoontooda ayeey dalkooda kudhisanaayaane,waanagalashaqeestay.
Somali aman ma leh dulli
War kaalaya waddankiin hagaajista
Dhakhatir Somaliyeed oo dibadaha wax ku soo bartay ,maxay u tagi waayeen Somalia wadankoodii si ay umada Somaliyeed xaga Caafimaad ka uga Caawiyaan?
maxaa yaal oo laga doonin wasarada cafimaadka iyo maliyada maso dhaafto lacagaha loogu talagalay adeega caafimad, qof na marabo inuu lugo
Ma uu cabdirahman ku falay holiwood inloogu yeero ?
Masha Allah ❤❤❤
Masha Allah guul iyo gobanimo waa somali isku duuban ilahay qabiilka iyo qurunka ha isinka saaro❤❤
Masha Allah bra jobbat Ilahaya ha in la jiro
Masha Allah, waad salamantihiin Adiga iyo Xidiga
شكرا جزيلا على المعلومة التي
تقديمها اللهم صلي وسلم وبارك
على سيدنا محمد وعلى أله
اصحابه أجمعين يارب العالمين
🎉❤