Golaha Xildhibaannada Deegaanka ayaa xukuumada usoo jeediyay su'aalo iyo talobixino.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ส.ค. 2024
  • Madaxweynaha DDS Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa ka jawaabceliyay qaybo ka mid ah su'aalihii ay golaha xildhibaannadu kasoo jeediyeen waxqabadka xukuumadda

ความคิดเห็น • 6

  • @user-xw3yx9se3k
    @user-xw3yx9se3k หลายเดือนก่อน

    M.a madxwaynuhu sidii inoo sharaxayo hawshu sifican ayay u socota alle hakula garab galo

  • @abdiqadirabdullahi
    @abdiqadirabdullahi 9 หลายเดือนก่อน +1

    ina cagjar anagu hadaan nahay gobolka FIIQ waxba muuna noo qabanin waxbana kama sugayno waa qabyaladayste wakhtigiisa ha iska dhamaysto

  • @abdiaziz6792
    @abdiaziz6792 ปีที่แล้ว

    Wax dadaala ma laga qabtay in laga xaroobo itoobiyanka madaxa naga haytsa Iyo luqadooda sababto ah inagu dad Somali ah ayaa nahay jaar haan la ahaano dadka etoopiyanka ah laakin ogaada inan inagu Somali 🇸🇴 nahay wassalamu alaikum.

  • @BadriHasan-q2y
    @BadriHasan-q2y วันที่ผ่านมา

    Benbad kasagta

  • @nasirismail9033
    @nasirismail9033 ปีที่แล้ว

    Madax wayne ka been Benanle ah