Daawo Kabtan ayuub Oo Caawa Afka Furtay Muuqaal Guul Ah Soo Duubay,

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 30

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Allah kucafiyo wll reer jigjiga
    Ducay idinlagarab tagan yihiin

  • @Raho339
    @Raho339 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    General Ayuuboow Markahore Rabi Ayaa Mahadleh Markaxigtana Umahadceli Shacabka & Dowlada Huunooy Rabi Hakucaafiyo Cadowgaaguna CiiL & Cadho Ha’Udhinteen Aamiiiiin Yaarabi

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha caafiyo Ayuub iyo ciidamada kale oo ayaguna ku dhaawacmay Inta ku shihiidayna Rabbi ha u naxariisto
    Ayuub maaha markii ugu horaysay oo uu ku dhaawacmay difaaca Dowlada Puntland Allaha caafiyo dhamaan🤲🏽

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mujaahid janaraal kabtan ayuub ilaahay ha caafiyo waxaan ladareemaynaa xanuunka soo gaadhay isaga iyo intii la dhAwacantay

  • @aminoaden6671
    @aminoaden6671 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah ha caafiyo mid buuxo Allah ha siiyo

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ILAAHOOW CAAFIMAAD SII ISAGIYO INTA DHAAWACANTAYBA INTA NAGA SHIHIIDAYNA ILAAHOOW JANADA KU CASUM أللهم أمين يارب العالمين 🎉🎉

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Habo Allaha kucafiyo waxaa tahay geesi Dalkiisa iyo Dadkiisa daafacayo guuleyso waan kuu duceeyaa marwalbo somali oo dhan guul inshaAllaah

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Oday xafaayad xiran baakuwaashay oohabraha shiriya guul puntiland janaraalka alaha caafiyo kumanaan isagookala ah baafurimaha kujira

  • @ardoyusuf6649
    @ardoyusuf6649 วันที่ผ่านมา +2

    Guull puntland

  • @LayloSahalabshir
    @LayloSahalabshir 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul guul ❤ maasha Allah❤ tabarkalah❤

  • @khadraessa-n1z
    @khadraessa-n1z 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaha ku caafiyo General❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hyatyusuf9068
    @hyatyusuf9068 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    İllahay haku daayo illahay haku caafiyo mid degdeg ah illahay hakaga boogo dhayo dalkiyo dadkaba Puntland İllahayow macooda ahaw illahayow xaq bay ku socdaane u hiili walalahay Puntland Ameen yaa Rabbi

  • @unknowngamer6588
    @unknowngamer6588 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ❤️🤲

  • @DeeqaShire-c2r
    @DeeqaShire-c2r 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Illaaheey ha caafiyo geesiga wa nin rageed.ragii horre calamdohoodii ayuu leeyahay.

  • @LayloSahalabshir
    @LayloSahalabshir 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Amiina Amiina yaa rabi

  • @SudiJeylani-pr6vd
    @SudiJeylani-pr6vd 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maasha allaah❤

  • @RaqiyoMohamud
    @RaqiyoMohamud 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan shiekh isagu ha isnadiifiyo isagaba magaloyinkisi aysan kajirin nolol

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Geesdiir Ka kac mesha Waxba kuma garine

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    IDINKAABA KA DARAN KUWA KABTAN AYUUB WAX KA QHEEGAYA😂 OO BAAWAR SIINAYA😂. ANAGA KUWA BROBAGAANDADA IYO BEENTA SHEEGA AF XUMADOODA WAX NAGAMA GELIN😊. BES WIILASHADA OO BOGSADA BAA NOO MIHIIM AH😊.

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o วันที่ผ่านมา +4

    General AYUB 🇸🇱❤️❤️❤️🩸💪💪💪

  • @HamdkI
    @HamdkI 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Illaahow caafidsii

  • @shukrilibax
    @shukrilibax วันที่ผ่านมา +1

    Abti gern ayuub❤🫶 cabdirisaaq Geesi qaran ilaahow ku caafi abti macan adiga iyo ciidamadena kale Geesiyadi dunida oo dhan inti naga dhimatay ilaahow u naxaristo amiin yaa allaha 🤲❤️🫶💚🤍💙💪🔥💪🔥💪🔥💞💕🥰✅️

  • @HALIMA7ALI-jo6xe
    @HALIMA7ALI-jo6xe 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaa aaminaya xasan iyo askartisa looma baahnamstabno

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lacagtii beesha caalamku ugu dhiibtay maamulada butland hayska bixiyo oo hasiiyo umada butland iyo khaatumo aduunka qasab uga raba iyana way cineen oo way qaybsadeen

  • @ShaaleAhmed
    @ShaaleAhmed 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaha caafimadku Siya Amin (imaaaradka iska ilaaliya dacish iyagaa takuleeya

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Absulanti xasan sheekh isagaa argagixisada ninka hubka siiya ee ciidamadii soomaaliyeed baabi iyey ah ee yaanu naga imaan dhulka harti iyo daarood
    Riyo haday dib leeyihiin dabadooday ku qarsan lahaayen
    Gurigiisii wacaysle iyo dadkooda baad laga qaada oo alshabaab oo masaakiina haystaan maalin walba baad bay ka qaadan isagay alshabaab ku dhaqaalo iyo cashuur kaqaadan wuxuu diyaarada usaaran yahay wadanka ugu hoyan waa cabsi uu madaxtooyada kaqabo

  • @LayloSahalabshir
    @LayloSahalabshir 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Saxsax

  • @warss11
    @warss11 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    What happen to you

  • @MalabGulled
    @MalabGulled 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Putland hadeey aqbasho in ciidamo xamar laga keeno waa qaladaka ugu weyn ee madaxda putland ay ka gasho reer putland.
    Hadalkaa haduu run yahay waan ka digayaa in aan laga aqbalin Dani.

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adeer adiga iyo adeerkaaba fulayaal baad aheydeen Iminkana fulay baad tahay