As Shirka somali studies oo horey aas aas kisu ahaa muqdishu waqti diwladdii hore la soo bilaabay muxu muro ah uu dhalay mudadas uu jirey & meelo badan oo yurub ah oo lagu qabtey muxu dhaley oo miro fhal ah lana oran jaraa wax tar buu u yeeshay shacabka somalida. Marka waxanu jeclan lahayn bal in nala wadaago mudaddii uu soo jirey wax yaalihi hor u qabadka lahaa oo faido ah
Waxaan soo jeedinayaa in magical shirka loo badalo midagaw jaamacadaha shanta somaaliyeed ee ka koobantahay umada soomaaliyeed si aynu u noqono waaqiciyiin somaalia ,jabuuti , somaliland somalida ethiopia iyo somalida keeniya
Shirkaan?🤔
Moogoow Soomaaliya waa Mushruuc! Wasiir Bayle!
Ma Dowlada hadii ayan ahayn Cidii iyada ahayd ,Marka Somaaliya waa mashruuc,yaa idin dhageysanaayo ,Somaaliya wey soconeysaa ee yaan lagaa tagin.
Oo meesha ma Xassan baa jooga. Way wasakhowday.Xamar dad xishoonayaa ma joogaan waa in caasimada laga raraa.
Comintiga calaacal badanaa
As
Shirka somali studies oo horey aas aas kisu ahaa muqdishu waqti diwladdii hore la soo bilaabay muxu muro ah uu dhalay mudadas uu jirey & meelo badan oo yurub ah oo lagu qabtey muxu dhaley oo miro fhal ah lana oran jaraa wax tar buu u yeeshay shacabka somalida.
Marka waxanu jeclan lahayn bal in nala wadaago mudaddii uu soo jirey wax yaalihi hor u qabadka lahaa oo faido ah
Sharkiina Allah idinku noq inshaAllah
Caloosha ka buktaa adoo daarood ah i can see u 😢😢😢😢😢
Waxaan soo jeedinayaa in magical shirka loo badalo midagaw jaamacadaha shanta somaaliyeed ee ka koobantahay umada soomaaliyeed si aynu u noqono waaqiciyiin somaalia ,jabuuti , somaliland somalida ethiopia iyo somalida keeniya
Dhibkaad wadaan idinlu noqoy. Haddad Somali rabtaan Xassan xamar kasaara
Shirka irirsamaale
Ayada quraanka lamadhameeynin midakalo gaala Aya hoostuuran umada adikana ugukheeyrbadan ulahaa
SHIRKA NOO FURTO KUKAHAA SOOWTUU SHIRKU SOCDEY OO RAG AQOON YAHANA AH SOO HADLEEN SOO XIR DHEH AWALBA BEEN BAAD MEESHA KU HEYSAAN HADAA LA ARKAA IDINKOO ITOBIA UDHUUMANAAYA
Dalka marka hore babaay sida u dhaama oo alle iyo akhiro xasuusta
Waxa Somaliya ka xun waa dadka lamidka faarax abdulaaadir.maxaad noogu keenteen. Yuuduf garaad ku dar.wali xumaantii aad wadaan