يا ودود يا ودود يا ذا العرش المجيد يا مبدء يا معيد يا فعال لما يريد اسألك بنور وجهك الذي ملأ اركان عرشك واسألك بقدرتك التي قدرت بها على جميع خلقك واسألك برحمتك التي وسعت كل شيء لا اله الا انت يا مغيث اغثني
يا ودود يا ودود يا ذا العرش المجيد يا مبدء يا معيد يا فعال لما يريد اسألك بنور وجهك الذي ملأ اركان عرشك واسألك بقدرتك التي قدرت بها على جميع خلقك واسألك برحمتك التي وسعت كل شيء لا اله الا انت يا مغيث اغثني
سبحان الله يا أخي الكريم لم يصح هذا الحديث بوجه من الوجوه كما ذكر العلماء ولا يجوز نسبته إلى الشرع بل هو موضوع أنظر السلسلة الضعيفة الألباني ٥٧٣٧ والله أعلم بالصواب
Asc Walalayaal, Alle dartii igu soo duceeya Muradkayga in Alle si khayr- leh i wafajiyo.. Dadka walalaha ah Ee Alle dartii isugu duceya iyagoo kala fog oo An aqoon isulahayn Alle wu isu Aqbala ducadooda , ILahay khatumada khayr ha inagu wafajiyo dhamaanteen Ameen
يا ودود يا ودود يا ذا العرش المجيد يا مبدء يا معيد يا فعال لما يريد
اسألك بنور وجهك الذي ملأ اركان عرشك
واسألك بقدرتك التي قدرت بها على جميع خلقك
واسألك برحمتك التي وسعت كل شيء لا اله الا انت يا مغيث اغثني
ماشاءالله تبارك جزاك الله خير
شكرا لك يا الشيخ
Aad baad umahadsanthy macalin
Salalaahu caleeyhi wasallaam
ماشا الله تبارك الله جزاك الله خيرا أخونا
Badbaado Channel please adigo somali ku qoraa in so dhig isla halkan comntiga
Ducadan waxan dhagysanaya ano muraad leh ya allh aniga iyo inti Muslim ah muraad leh u sahal
Aamen yaa rapi
Ameen wall Amba muraad ayaan udhagaystay
Amiin yaa allah
Amiin yarabi inshaa allh
Aamiin yaarabiii
يا ودود يا ودود يا ذا العرش المجيد يا مبدء يا معيد يا فعال لما يريد
اسألك بنور وجهك الذي ملأ اركان عرشك
واسألك بقدرتك التي قدرت بها على جميع خلقك
واسألك برحمتك التي وسعت كل شيء لا اله الا انت يا مغيث اغثني
سبحان الله يا أخي الكريم لم يصح هذا الحديث بوجه من الوجوه كما ذكر العلماء ولا يجوز نسبته إلى الشرع بل هو موضوع أنظر السلسلة الضعيفة الألباني ٥٧٣٧ والله أعلم بالصواب
walahi marki aan ducadan ku ducaystay waan helay hadafkaan doonayay 🖤💜👈
SCW SCW SCW SCW SCW Masha ALLAH Jazakallahum khairan sheekh Aduunka Farxad Iyo Cafimad Kuwaar Aakhirana Jannatul fardowsa Adiga Iyo Inta Aad Jeceshahay Amiin Amiin 🌺👏
Jazakallah Khaira Sheikh Shukran ilahey haku Xifdiyo meel walbo Aad jogto insha AllaH watacala idinka ilahey ilahey haku barakeeyo ilahey haku darajeyo Sheikh Ajar iyo Hasanad Haka Siyo insha AllaH
Wan jeclahy ducadaan walahy farxaad badaan baan ka arkaay markaan ku ducaystaay alh alah shukraan Sheikh💗💗💗👍
Wax badan oo kheeyr ah ayaad soo gudbisaa ee jazaakallaah. Kheeyr adduunyo iyo aaqiro ilaaheey ha Ku siiyoo. Aamiin aamiin aamiin.
MASHA ALLAH JZKL QEEYR SHEEKH ALLAHA KUCAFIDO RABIYOW NAGA AQBALDUCADA AMIN
YAA WADUUD YAA WADUU YAA WADUUD,yaa dulcarshilmajiid,yaa mubdi`u,yaa muciidu,yaa facaalulimaayuriid,as alukabinuuri wajhikaladii,malaa arkaanu carshika,wa as aluka biqudratika,alatii qadartubihaa,calaa jamcu qalqika.
Mashaalah
Thanks
Queen Queen
Mahad sanid
Queen 👸 Shukran Xabibti
maanshaa allh wllo waad noo fududaysay ducadii ilaahy. haku ilaaliyo akhiro iyo aduunba adiyo walidkaaa
Malaggaas wuxuu kasoo degay samada 4raad ee ma ahayn samada 3xaad.
Mahadsanid yaa sheekh, baarakallaah fiik wa caleeyk.
Wllaheyga muslimiinta ahoow waxan idinka codsanyaa in aad iiso duceysaan in uu aale muraadkeyga iyo kiinaba sahlo
muraadkaada ooo macsi lahayn Allah hakusiyo
@@khadrahasan3074 aaaamin aaamim abaayo dhamaantenbo
Amiin ilahay haku fudideyo muradkada
Mansha allaah
Allah ku sahlo abaayo mcn
subxanalah.Alahu Akbar.qofki ilhy talo sarta wlhi wxna kamaxumanayo .EE adomadi alow ale isku dhiba wx walba waa ini yasirayan.mhdsanid shikhena ilhy haku dhowro
Masha Allah jasakala khayr
Mnsha allah jasaakalahu khayr wallaalo somali ma nogu so qori kartaa adigoo raaliya alle khayr ha kaa siyee
Isoo duceeya nolosheydii furihiidi ayaan biri furaaa imtixaan sanadoo aan sugaayey aaayaa galaa isheeeyk
Alaahu akbar alle hadii aad barido nimcadiisa waayi meysid alaha ku xafido sheekh abdulahi faaruuq
Mashaa ALLAAH Assaaxaabeey Halaiskusoo DUCEEYO Ducada Qaaibka WAA laAqballaaye
KABAXTAY WAAN KUSOO DUCEEYAY Murraadkaaga OO khair ah ALLAAHA kusiiyo Aammiin
alle muraadkeena hainoo fududeeyo intii dhibaataysan hakasaaro intii xanuunsanaysa alle hacaafiyo alle hainaga dhigo kuwa maalinta qiyaame N.N.N.H uu ushafeeco qaado waalidiinteen iyo waalidiintoodba alle haunaxariisto alle hainaga badabaadiyo cadaabta aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
Amen yarabi
Amiin amiin
Ameen yaa rabi
Aamiin Yaa rabbi
Aamiin yaa rabi
Mashaa ALLAAH Ilaahayoow noo fudaydi Ducooyinka hanna cawiyaannee wallaahi SHEEKHOOW Aad Ayaad UMAHADSANTAHAY kheir ALLAAHA kusiiyo Amiin
Manshalaah jasakallah Khair sheekh ❤ allow muraadkayga ii fududee *AMEEN* *YA* *RABI*
Wll fadlan kusaliya rasuulka scw scw scw
Scw
Scw
Scw
Scw scw
Masha allah illahay ha ku xafido
Azxaabeey iisooduceeya murad banleyahaye ale dartiis 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ducadaan saan uga qiirooday ilinta ma ceshan Karo markaa maqlo Masha Allah 😥❤️❤️❤️❤️
Ma zhallah alle haka abaal mariyo
Alle khyr badan haka ziiyo
Masha Allah Sheikh Mohamed waad mahadsantahay kheyr Alle ha ku siiyo sidaas ku wad
Qofki awoodo ducadaan hano Soo qoro iyado afsomali ah Jazakallah kheyran
Yaa waduud yaa waduud yaa dul carshi majiid yaa mubdiu yaa muciid Yaa facaalu limaa yuriid as'aluka binuuri wajhiga aladi mala' a akaana carshiga as'aluka biqudrati latii qadarta bihaa calaaa jamiica qalqika wa as a'luka biraxmati latii wascad kula sheein laa ilaaha ilaa anta yaa muqiidu aqidnii
Plz ii sooduceeya ninkayaga aan dunida ugu jecelaa aan xalshiisha ahaa ayaa ixumeeyaya nolasha her waxan garayan aan nolasha naco walhi plz inuu ilahay qalbigiisa ii soo jeediiyo dadka dhexedena kashaqeenayo iguna diray ninkayag inuu ilahaya igaqabto anigana xaqayaga ii soo celiyo plz ii soo duceeya 40 qof ducadooda waa laqabalaaye inuu dib iigu soolabto ninkaygii🤲🤲🤲💔💔😭😭😭😭😭😭😭
Sheikh Allah hakaa ajarsiiyo kheyrka aad marwalba nasoo gaadhsiisid
Mansha allah,,,,,,,,,, waa duco wanaagsan,,, may God bless you
Masha allha jizakalahum qrry sheq ilahey haku barkeyo aduuyo iyo aqiro ❤ ❤ ❤
Jazaakalla khyr axsanal jazaa'a shiikh duco fcn ayaad ibartay ilaahay amuurahayga ha iigu hagaajiyo
Masha ALLAAH shiikhaw RABIKEEN haka abal mariyo anakana kuwa qata ALLAAH hanakadhiko insha ALLAAH amiin insha ALLAH amiin muradkeena hanosahlo RABIKEEN SUBXANUHU WATACALA insha ALLAAH amiin cafimad iyo cimri dheer iyo cibada suban awlaad ficn o qurux badan ficn cafimad qaba cimri dheer iyo cibada suban insha ALLAAH amiin insha ALLAH amiin
Man sha allh
Asxapey plze iso duceya murad baan leyhy wuuna igu adagyhy plze illhy dartis igu soo duceya plze 😭😭
Ilahe haku fududeyo abayo anigana iso doceey hami an leyahay abyo
Allah ku sahalo
jalaqsan jawharadii muqdisho Abayo Muradkaaga Sifudud OO dhibyar. ILLAAHAY HAKUSIIYO Adiga IYO Wallaaleheena MUSLIMIITA OO dhan QOFKASTA Dantiisa ALLAAHA usallaa
Queen simran amiin abyo adna illhy haku fududeyo
Faisa Ashraf aamiin abyo shukran
Mansha Allah sheikh cabdala faruuq misaanka xasanaadka allaha kuku daro
Wallo ISO duceyaa plz muraad baan leyaahy wallo daydaa qaliga aah👋👋👋👋👋👋😭😭🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Ilaah hakuu sahlo muraad kaaga hdu xll yhy
ILLAAHAY HA KUU SAHLO MURADKAGA KUU QEEYRKA AH ANAGANA ALLAHA NOO FUDUDEEYO WAXII NOO QEEYR AH DHAMANTEENA
allah hkuu saahlO xxbti
yaaa laaha
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar.khayr Alle ku barakeeyo shekh
Maasha allah qofkii awooda qoraal ha ka dhigo soomali iyo arabic ba
Jazaa kallaah khayr sheikh waad nacaawisaa markasta mahadsanid allaah hakaa abaal mariyo
أَسْتَغْفِرُ اللّٰه الحَمْدُ ِلله سبحان الله جزاك اللهُ ماشاءاللہ
Qeyr Allah Allah siiyo inshaa Allah wll
Wll imtixan baa galaya wll waxanu iskaga bahanhay hadadad nunhay muslumin nhay inaan iskusoducayno ducadu waalaga marman wll qalbiga igasoduceya
محمد بن محمد allaha kufududeyo wll
muraad kaaga. alaha
sahlo. iyo. muraadka
muslimka. oo. dhan
Wllo niyada kaaga duceeye adiga iyo muslimiinta imtixaanaka allaha kuu fududeeyo farxad allah kuugu dhameeyo
Rabbi ha sareysiyo qalinkaga oo rabbiyo adonkan imtixanka ha ku guleysto aamin ya wadu ya raxman aamin aamin aamin
Allha kuu fududeeyo wll
Allaahu akbar
Jazaakallaah sheekh
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤alaahu agabar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ASC dhamaan Jisaa kalaahu qayran sheekh Cabdala faaruuq
masha Allah illahay hanayu anfaco.sheikhow adigana illahay hakaa abaal mariyo
allah haku barakeyo shekh rabi janada ha kugu bishareyo
Mashallah walalo mahadasenid thanks brother
masha allah walaal mahadsanid waxaan rabaa duco aan ku duceysto oo is fududeynaayo cibaadada alaah tabaraka watacalaa
Mashallah shekhow Allaha ku xifdiyo e ducadan iisoodir
SALALLAHU CALEHI WASALAM ( scw )masha allah waduco ad ukhimo badan wana kahelay waxan jeclanlaha inad nosokhorto wad mahadsantahay walal
Masha alallh jaazkalahu qeyr
asc
Dr cadced
Umada muslimka iyo sheikh ba ha iso duceyan illah nigu dhariayy iso duceya in illah faraj iifuro oo arsaqada iiwasiciyo culeska iga dulqado
Jazakallah khayr sheekh noo soo qor walal
Mansha allh jazakallah kheyr sheekh
Dibaan ugu noqdaa muuqaaladaada markaan cirriri yar dareemo ilaahey abaalkaaga hagudo sheekh abaalkaaga ma gudi karo niyadaa idejsaaye
Alxm jasakallah saa shekhan ayaba ducoyinka dhan kabartay wll wankusoducayn adi sheikh why qof aad ufaacan ayaa tahay waxaa ibartay wax uu qofna ibarin allah yaxfidag
Waa mahadasanida sheikh illahaya ha ku dhowro jisaakalaa
Jazakallahu khyr sheekh
Sheekh Alle haku xiftiyee kolayba hawli kuguma yaree ayagoo qoron noo raaci
Masha allah sheekh jazaklllahu khayra. Ducadan horaan u arkay lakiin micnaheda maan aqoon wacaan bartay oo aan fahmay allah haygu anfaco aniga iyo muslimiinta oo dhaanba amiin
Jazakalaaahu kheyr ale haka abalmariyo wll mcn
asc shukran shiikh
yaa muslimiin iisoo duceeya muraad ayan leyhy illah kheyr haidin siiyee🙇🙏
Masha allah jazaakallahu khayr shekh
Jazakallah kheyr sheikh muraadkena iyo muslinkoo dhan muraadkoda Allaha sahlo
Asc Sheikh Omar faruuq jazaakalahu qeyr
Mxaa raha alah Hadassah sheekh
Insha Allah Caawa Allah Wax ku waydiisan doonaa Ducadaan Waxyaabaha Aan waydiisto Hadaa Helana Wn so sheegi doona Insha Allah
Walal qeyr alah kugo Lakin mano qorinkarta ducada sida u barano. Jazaka allah
Walalayal wa idn barya iso duceya murad ban leyahy inan isla cawa helo qalpiga iga so duceya sheikhow iso ducey inu ilahy muradkeyga i sahlo
somali. ahaan
ducada. noogu. soo
qor. jazakallah.
Asc Walalayaal, Alle dartii igu soo duceeya Muradkayga in Alle si khayr- leh i wafajiyo.. Dadka walalaha ah Ee Alle dartii isugu duceya iyagoo kala fog oo An aqoon isulahayn Alle wu isu Aqbala ducadooda , ILahay khatumada khayr ha inagu wafajiyo dhamaanteen Ameen
Alaha haku sahlo muradkaga macsi laheyn
Samatar ismail Ameen wll
Allaha sitha rabdid hakuyelo wll
Walalhayga musliminta ahaw waa bil ramadane iisoo duceeya in alle icafiyo dar alle igu soo duceeya walalyaal
Asc shukran sheq Baraka Allah jasa ka Allah qer
ILAAHAY SWCL HAKU XIFDIYO Anagana ilaahay ha nagu anfaco walaal dhamaanteen 🤲☝️💖
Maasha ALLAAH ALLA MAXAAN MAQLAY ALLOOW INOO GARGAAR MAR WALBA OO NAGA MUNAAFAQIINTA SHARKOODA MAASHA ALLAAH JISAAKALAH SHEEQ BARAKOOW
Jazakallah khayr sheekhow
soomaaliya ugu ducee hadey samada uruxayso waaba la arkiye
Allah kaa ajar siiyo intaan duco iyo khayr kaa faidney shekhay wllal walaha kamida iyo dhan wllaha waxan idin leyhy imtixan ban galaya aan qulubta iyo qawlkaba isaga ducayno insha allah
mahadsanid sheikh
Wllyaaal fadlan isoo duceeeya muraad yaan leeyahay
Masha Allah ducoyin badan ayad no faaidaysay khayr allaha ku siiyo
Walaal ii soo duceeya muraad baan lee yahy plz ducada igu kaba walaalayaal inuu ilaahy caafimad I siiyo amen
Asc dhaman muslimiinta waxaan iska codsanayaa cudo murugada iyo culeska igeesto in illhy iga qaado farxad iyo nolo qurux badan alle igu badalo igu duceya
jazakalahu kher allaha ka awal mariyo anagana allaha nagu anfaco
Allahu akbar mahadsanid aqiifillaah
Sheeqaan waxa kujeclahay ayaa ah ducada aydoo qoran ayuu hoose dhigaa shukran
Jazakkalahu sheikh 😍😍😍
جيزاك الله خيرا بارك الله فيك🥰
Jazaakallaahu qeer shiiq clhi faaruuq
Masha Allah
Thanks shk
Jazzakallah qery
Iso duceya wll
Mona Abdulkadir nur ilahey haku Sahlo waxad Rabto
Masha Allah ilahw ada mahadle oo. Adomahaga u naxarista 🤲
الحَمْدُ ِلله ماشاءاللہ جزاكم الله خيرا و احسن الجزء
Masha ALLAAH shiikhaw RABIKEN haka abal mariyo anakana kuwa qata ALLAAH hanakadhiko insha ALLAAH amiin muradkena hanosal RABIKEEN SUBXANUHU WATACALA insha ALLAAH amiin cafimad iyo cimri dheer iyo cibada suban insha ALLAAH amiin awlad qurux kabaryayna cafimad qabta cimri dheer iyo cibada suban insha insha ALLAAH amiin
Scw scw scw Masha Allaah Jazakallaah khayr.
Mnsha Allaha shekh ilahaye ha ku xiftiyo
jasakumullah qayr sheeq
Sheikh ilahay haka ajarsiyo sida marwalbo qerka noso garsiso inta islam ah omuratley Allah hausahlo muradkoda
Maansha allaah sheekhunaa allaha ku xafido
maanshaa Allh ilay haku ilaaliyo shiikh cabdilaahi faaruuq
Allahu Akbar Alxmulillaah Allahu Akbar Alxmulillaah Allahu Akbar subxana Allaha Yaaaaaa Allaha Masha Allaha 😍 😍😍 😍😍 😍
Masha Allah allow ku xifdi shekh