WAREYSI ALLAHA U NAXARIISTEE CUMAR NUUR CABDULLE.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 12

  • @animeyaty8977
    @animeyaty8977 4 ปีที่แล้ว +1

    Sxb ma haysaa wasreysi fanaantii waweyneed sida Samatar iyo Magool iyo maandeeq iyo hibo nuura haddii wax ka hayso ku soo tuur sxb shukran

  • @Mohamed-IB
    @Mohamed-IB 4 ปีที่แล้ว +2

    Bashiir Maxmud
    Niyoow Waxaan Garan la'ahay inaad Dookhayga uun ila wadaagto iyo in aan isku dookhnahay
    Waxaan Taariikh ahaan ku hayaa Allah Ha Naxariistee Cumar Nuur Cabdulle inuuna Heeso badan lahaynee maxaa ka jira wariyaha Hadda waraysanaya wuxuu sheegaya lkn inuu heeso badan lahaaye
    1=Jamaadeey
    2=Dusha Timaha guudkee/Fanaxa yara damuujee
    3=Xaliimo
    4=Waxaa kugu haboonaa Isteereey
    5=Garaad taran naftaydaay
    6=Waxyeeladu la fududaa
    Lixdaa heesood maxaa dheera Toloow

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 4 ปีที่แล้ว +2

      7- Cada lool
      8- Suleekho
      9- Abaal dhigo
      10- Maxaan galay
      11- Riyo aragtideeda
      12- Badu leyr qaboobaa
      13- Si kastoon u eegaba
      14- Sida laba walaala ah
      15- ii garow - Nageeye ft Aamino Feyr
      16- ruuneey - Nageeye ft Hibo Nuura
      Heesihiisu ma yareyn mana badneyn

    • @bashiirmaxmud4924
      @bashiirmaxmud4924  4 ปีที่แล้ว

      Maxamadow Cumar ma heeso yareyn in badan oo aan la arag ayaa jira

    • @xoxo-yg6gb
      @xoxo-yg6gb 4 ปีที่แล้ว +2

      @@khabiirqaraam7935 Reer culimo ah ayuu ka dhashey, sheekhaal. fanka reerkiisa ayaa ka saaray. Hadduu Ku sii jiri lahaa Fanaan la cod ah somali ma soo marin.

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 4 ปีที่แล้ว +1

      @@xoxo-yg6gb aad & aad Waan maqlay sheekadaas Wuxuu ahaa Fanaan Ilaahay cod ku manaystay in kastoo ay jireen Rag kale oo iyaguna Layaab lahaa

    • @olaadjokarr7408
      @olaadjokarr7408 3 ปีที่แล้ว

      @@khabiirqaraam7935 igarow nageeye waxa la qaadaya aamina feyr maaha madana YouTubaradu way qaldaan faaduma axmed dhimbil ayaa laqaadeysa

  • @husseinmohamedosman4420
    @husseinmohamedosman4420 4 ปีที่แล้ว

    Cod dahabi ah ayuu lahaa allaha u naxariisto dadkii qiimaha lahaa wuu horbatay

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 4 ปีที่แล้ว

    masha allh

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 3 ปีที่แล้ว

    Somalida waxwaynba ka dhiman bal car noo sheeg taariikhda waraysigani dhacay

  • @bashirmxmd3250
    @bashirmxmd3250 4 ปีที่แล้ว +1

    nin loo baahnaa ayaad keentay mahadsanad sxb