ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Awoowgey ayax dhowre allow kuu naxariisto😭🤲🤲
Yuusuf seed waa hooyaday adeerkeed
@@bashiirgelle6753 😢
Lagend ahaa walee awowga tariiq reebay walee tasaa kugu raacay
Ayax maxamed dhowre yuu ka ahaa cumar maxamud
Qaloocan odayaashoo ku sheekaystah ayax tag eel na reeb baan maqli jiray Iyo ayax dhowre ku qaad
Allahu naxristo
Alow unaxariso nin rageed ahaa diiday waxaa qaban ayax dhawre
Fadlan beenta umadda ka daaya. Walaahi waa ceeb iyo fadeexo. Masawirka meesha idiin saaran waa ninkii muqdisho wakiilka uga aha suldaankii zinzibaar ee la oran jirey Siciid barqash bin saciid ala Tamuur. Siciid barqash muddo kadib talyaani ayuu ku wareejiyey muqdisho. Sawirada beenta ah yaan lugu wareerin. Walaahi waa sumcad xumo
Lo iyo ari niman la soo shir tagay maxaad ka fili laheyd.
Qamaan bulxan
Gambaleelka aad garaacaysaan dartii baan Subscribta idiina ceshaday......
Awoowgey ayax dhowre allow kuu naxariisto😭🤲🤲
Yuusuf seed waa hooyaday adeerkeed
@@bashiirgelle6753 😢
Lagend ahaa walee awowga tariiq reebay walee tasaa kugu raacay
Ayax maxamed dhowre yuu ka ahaa cumar maxamud
Qaloocan odayaashoo ku sheekaystah ayax tag eel na reeb baan maqli jiray
Iyo ayax dhowre ku qaad