Xildhibaan Guruuje Oo Arimo Xaasaasi Ah Ka Hadlay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 124

  • @user-dp3to1tm9e
    @user-dp3to1tm9e 6 หลายเดือนก่อน +15

    Geesiga geesiga golaha wakiilada guruuje
    Maayirku wuu joogayaa

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 6 หลายเดือนก่อน +10

    CADAWGA SOMALILANAD BAA DIIDAN MAAYARADA WAX INOO QABANYA OO ADEEGSANYAA CALOOSHII U SHAQEYSTE

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 6 หลายเดือนก่อน +7

    Cabdikariim Mooge Madaxweyne ayaanu u dooranayaa idinkuna mayor ayeydun ku haysataan. Kuwa saxafada wax ha bartaan ! su’aalo had iyo jir guracan oo aan faa’iido lahayn ayey waydiin dadka 🎉❤

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 6 หลายเดือนก่อน

      Ma adaa madaxweyne ka dhigaya, cidagale haduu madaxweyne noqon karo Feysal faaruq baa la dooran lahaa

    • @iidabdi6669
      @iidabdi6669 6 หลายเดือนก่อน

      absultly suáalahodu way guracan yihiin waa in Collage ka Saxaafada dibloogu celiyaa😄

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 6 หลายเดือนก่อน +3

    Yaa Rabbi waa eedaan iyo aqiim dhexdiisa dadka la dagaalamaya cabdikarim mooge ee horumarka noo diidan ee munaafaqa iyo inta la socotoba ilaahayoow Naga qabo oo nagaga filnoow
    Cabdikariimna xaqa garansii oo garab gal
    Walahi waan ka daalnay musuqmaasuq iyo Dib usocod

  • @khaalidyare4252
    @khaalidyare4252 6 หลายเดือนก่อน +2

    Maayir mooge taariikhdaa xusaysa ee ku fara adayga ree hargesoow from boorma❤

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 6 หลายเดือนก่อน +6

    ABDIKARIIM MAANEY OGEYN IN SHACSBKA HARGEISA DOORTEY OO TIRADA UGU BADAN HAYSTA

  • @amaancadaad1287
    @amaancadaad1287 6 หลายเดือนก่อน +2

    Walaahi waa runtii xidiga cirka kadhow❤❤

  • @mohamedhussein9883
    @mohamedhussein9883 6 หลายเดือนก่อน +7

    Waxaan hambalyeynayaa xil Ahmed Nour Guruje
    Oo ka hadlay arinta Abdikarim Ahmed Moge

  • @ubahyusuf1064
    @ubahyusuf1064 6 หลายเดือนก่อน +1

    The one that's against Moooge is against the progress of Hargeisa😢😢 #MOOGE❤

  • @farahroble9961
    @farahroble9961 6 หลายเดือนก่อน

    That’s so true

  • @ahmedalisaid7382
    @ahmedalisaid7382 6 หลายเดือนก่อน

    Akashi guruuje waan ku taageersanahay. Abdikariim Qabiil ma Shan Hargeisa ayaa doiratay. Reer Hargeisa ayaa kursigiisa difaacaya. Anigu reer koodbuur baan ahay, waana mudaharaadaynaa hadii mayorka aan jecel nahay la taabto

  • @cabdirabbicabdilahi3464
    @cabdirabbicabdilahi3464 6 หลายเดือนก่อน +3

    Guruuje Alla wacanaa, igu soodar Ururka Difaaca Maayor Mooge inoogu dhawaaq

  • @nihaayamedia3493
    @nihaayamedia3493 6 หลายเดือนก่อน +2

    Guul guruuje

  • @daudabshir2903
    @daudabshir2903 6 หลายเดือนก่อน

    TAARIIKH

  • @DULMI-DIIDD
    @DULMI-DIIDD 6 หลายเดือนก่อน

    mansha allah khayr Ilahay haku siiyo
    RUNTAAD KAHADASHAY WALEE . Kan yar ee kuxigeenka mayirka KHADER TUUG umada YA ka qabta .
    Walahi wa tuug anana qiyamaha la hortagaya , umadoo dhana waa ogtahay , maayir Mooge oo walahi ku suntan AMANO , WAX QABAD IYO KARTI ilahay ha inoo daaye, nasiib ilahay siiyay Somaliland casimadeeda . Lakin umadu ma ogola qof wax qabta waxa ladoonaya in wax la cunon, bal u fiirso mar ala marku mayir moge safar uyara baxo kan Khader Tuuga ee haraadan malayin dollerbu kaga saraa😊 walahi waa dhibato weyn oon cid la hadlaysa aanay jirin .
    Umadu ilahaybey leedahay

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 6 หลายเดือนก่อน

    Fariid nool MashaAllah
    Waa sidaa aad sheegtey waa nin masaajid baayacey

  • @saedaliadem7699
    @saedaliadem7699 6 หลายเดือนก่อน +1

    Xildhibaan guruuje waa dadkii magaalada lahaa una damqanayay xildhibaan Alle ha ku karaameeyo

    • @user-eu2gj9fd1v
      @user-eu2gj9fd1v 6 หลายเดือนก่อน

      Hargeysa waa caasimadii somaliland dadka reer somaliland oo dhan ayaa leh xildhimanadan reer badiyaha ah ee qabyaaladu lugaha jibisay ee guriga barlamanka noo dhex fadhiya.

  • @user-bh1yx1rg2i
    @user-bh1yx1rg2i 6 หลายเดือนก่อน +1

    Libaax rijaal mudane iscadeeyay anaguna garabkaaga ayaanu taganay❤

  • @abdirashiidmohamed2004
    @abdirashiidmohamed2004 6 หลายเดือนก่อน

    Runtaan kuguma jecelahay xildhiban Ahmed Nour Guruje guulayso xildhiban

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sooomaaali ma rabto cid wax u qabata ....... Wax Xashiishkeenaa, Dhaskeenaa, Dhiriqdeenaa iyo Dhooqadeenaa inoo dhaama maleh 😢🥺

  • @aminamohamed5568
    @aminamohamed5568 6 หลายเดือนก่อน

    Mayor mooge mar kale ayaanu dooranaynaa

  • @Ahmed5166
    @Ahmed5166 6 หลายเดือนก่อน

    Manshallah Alow Somaliland Dhowar

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 6 หลายเดือนก่อน +1

    Xataaa madaxweynaha wuu nagala Qiimo badan yahy

  • @farxanmohamed4871
    @farxanmohamed4871 6 หลายเดือนก่อน

    ❤ waddani xisbiga rajada shacabka jsl

  • @zeinabahmed6143
    @zeinabahmed6143 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ina mooge hadi la tabto hargeysa waa la waayaya ee la ogado waa Mahdi. Ilaahay uso diray

  • @cumaribrahimjamac8970
    @cumaribrahimjamac8970 6 หลายเดือนก่อน

    Runsheeg guruje guulayso

  • @khadraaadan3191
    @khadraaadan3191 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ilaaahy haku xifitiyo afkumakoah

  • @user-nw8pv2bi7b
    @user-nw8pv2bi7b 6 หลายเดือนก่อน

    Maansha alaahu geesi qaran guulayso

  • @teoabaaz9894
    @teoabaaz9894 6 หลายเดือนก่อน +2

    Anoo nin reer borama ah oo gadobuursi ah oo hargeisa ku nool. Anoo tolnimo iyo qabyaalad ku raacqyn ninkaas ina mooge dagaal baan ka xigaa hadii laga dhamaan waayo. Ilaahow ninkaa magaaladiisa ubarakee dhulkayagana samanytiisa wanaagsan gaadhsii isagoo madaxweyne ah

  • @abdifatahelmi3092
    @abdifatahelmi3092 6 หลายเดือนก่อน

    Allah yaacisak ya garuuge hargeisa. Yaa Allah dhowr oo ilaali

  • @rahmanuur5191
    @rahmanuur5191 6 หลายเดือนก่อน +1

    Guuleso ❤❤❤❤❤❤

  • @farhiyaomar1769
    @farhiyaomar1769 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Alla hakdyo🎉🎉🎉🎉

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy 6 หลายเดือนก่อน +1

    C/risaq moge wanu jecelahay lkn odaygan modaysada iku yaraynaya ee fudud mayirka dadka hanacsiin nimanka arintaa wadwadana kajoogsada oo mayirka daaya

  • @nihaayamedia3493
    @nihaayamedia3493 6 หลายเดือนก่อน +1

    Guushu waa maalin maayirku maalintiisii wuu guulaystay waxaan leeyahay waraabuhu raqda uu libaax ka kacuu feen feentaa .waraabayaal warabayaal warabayaal

  • @deeqabdullahi9610
    @deeqabdullahi9610 6 หลายเดือนก่อน +2

    Quja qujaynta xildhibaanadu ku hayaan maayirka casimada waa mid ay ka danbayso xukumadu una soo dhexmarayso xildhibaanada

    • @guletizmail8349
      @guletizmail8349 6 หลายเดือนก่อน +3

      Xukuumada iyo maayar mooge wax iskaga dhaw majiro ee been ha sheegin niyow, wallahi muuse iyo mooge cid iskaga dhawi ma jirto.

    • @hassansheikh-4395
      @hassansheikh-4395 6 หลายเดือนก่อน

      Hadaa Sidre wax U jiraan Yaa wada Gaadhigan bilaa Indhaha ah.​@@guletizmail8349

  • @user-ri4nl8ru1b
    @user-ri4nl8ru1b 6 หลายเดือนก่อน +1

    ninku noola oo fariidsana oo dhiiranaa

  • @khadraaadan3191
    @khadraaadan3191 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah rubadan wlllhy 😊

  • @shaaficicabdi3994
    @shaaficicabdi3994 6 หลายเดือนก่อน

    💪💪💪💪💪💪💪💪💪guul guul

  • @user-hg9qt8sd3v
    @user-hg9qt8sd3v 6 หลายเดือนก่อน

    GURUJE HALYAY WADANI GEESI AH AAD BAAN UGU FARXAY WARKAAGA WAA SIDAAS AAD SHEEGTAY

  • @GaraadCabdale
    @GaraadCabdale 6 หลายเดือนก่อน

    Waxa diidan dadka doonaya musuqa iyo qaataye qaado, qofkii nadiif ahna dila ama bedela. Ilahaow naga badbaadi raga musuqa, qabyalaada iyo Jaadka jecel. Amiin.

  • @user-rj8os6nk6k
    @user-rj8os6nk6k 6 หลายเดือนก่อน

    Waa runtime miyaa la ilaaway xaarkii lo da ito xashiishkii hargaysa suuqeeda yaalay walaahay waan u duceeyaa markaan wadada marayo

  • @yaasincabdirahman8958
    @yaasincabdirahman8958 6 หลายเดือนก่อน

    Dadka kasoo horjeeda mayor c/kariin waa qof horumarka caasimada ka xun
    waana qabyaaliyiin

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 6 หลายเดือนก่อน

    Anana waxan sugaynaa in uu madaxweyne noo noqdo ayagana hargaysay ka qaadayaan kala war la,aa shacabka hargaysa iyo kuwa daba dhigtay.

  • @user-su6nr4pb4j
    @user-su6nr4pb4j 6 หลายเดือนก่อน

    Maayirka Hargaysa waxa Doortay Shacabka Hargaysa iyaga ayuun baa Ridikara

  • @ifrahibrahimhassan3120
    @ifrahibrahimhassan3120 6 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah geesi sana

  • @mohamedessahussein6080
    @mohamedessahussein6080 6 หลายเดือนก่อน

    Xildhiban/Garyaqaan. Garuuje aan ku yara Saxe Maayarkii uugu horreyey ee 1991 wuxuu ahaa Barre Nuux, waxaa ku xigay Eng. Mohamed Hashi, waxa ku xigay Ali Asad waxaa ku xigay Cadami. Waanad ku mahadsan tahay soo jeedintaada Abdikarina waanu garab taaganahay.

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 6 หลายเดือนก่อน

    Qof ka wanaagsan Cabdi kariin Axmed mooge 00 Maayar ahi Hargeisa ma soo marin ,inta Xag xag nysaana Waa kuwii Shar wada yaasha ahaa Waxaana aanu Leenahay Maayir mooge Hargeisaa doortay Hrgeisa ayaana.Difaacaysa.

  • @fathamusse7654
    @fathamusse7654 6 หลายเดือนก่อน

    Mansh Allah

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 6 หลายเดือนก่อน

    Manshallah geesi geesi dhalay dheh

  • @aishaosman1641
    @aishaosman1641 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa saax

  • @farhiyaomar1769
    @farhiyaomar1769 6 หลายเดือนก่อน

    Waa ruun ❤❤❤

  • @aminamohamed5568
    @aminamohamed5568 6 หลายเดือนก่อน

    Waa runtaa

  • @iidabdi6669
    @iidabdi6669 6 หลายเดือนก่อน

    thanks MMTV lkn kan yare wariyaha wxan odhan lahaa in Ahmed Ilig uu gee College uu kusoo barto qaabka dadka madxdaa su aalaha loo waydiiyo. dhamantiina wxn idinleeyahy qofka madaxdaa markaad waraysato qofku doono ha ahaade waad mahadsantahy baa ladhaha.😊

    • @cartancartan8452
      @cartancartan8452 5 หลายเดือนก่อน

      Hh waad mahdssntay wali lama barin

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 6 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk abti nin rageed guulayso ,
    Walaahi hadii layga yeelayo nimanka tartamayaba ku badala ayaan odhan lahaa.

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 6 หลายเดือนก่อน +1

    MEESHAN TUUG BAA HAYSATA, MAALIN DHAWAYD DAD IS YIDHI WARSHAD KA SAMEYA XOOLAHA LAGU QALO EE HILABKA LAGA DHOOFIYO OO SHAQAALE ABUUR SAMAYN LAHAA WAA LOO DIIDAY WHY XAQA QALIN AYEY WAYDIISTEEN
    MARKAY DIIDEENA WAA LAGA SAARAY

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 6 หลายเดือนก่อน +1

    Shacabka hargaysa aya doortay
    abdikarin

  • @fadumaibrahim7467
    @fadumaibrahim7467 6 หลายเดือนก่อน

    Waa runtii guruuje kii kahoreeyey
    Ee calooshiisu markhaatiga kufutay xoolihii magaalada ee markii laweydiiyey kujawaabey weli dadkii baanu isbaraneynaa
    Subxaanallah.
    Markaa mayor Moore cidikamadanbeyneyso hagaagsani
    Ee yaan lawareerin dadkeenuna
    Maba xejiyaan dadka wacan daalimiinta baylasaxiibaan.

  • @Miicaadyare
    @Miicaadyare 6 หลายเดือนก่อน

    Anigu waxaan Xasuustaa Axmed Mooge iyaan Ugu Tagnay dhakhtar jabuutiya isagoo ku jira Anagoo ah dhalinyaro fara badan oo reer jabuutiya Galab Galbaha ka mida, Waxaan wali Xasuustaa Sidii Axmed Mooge AUN nooso dhaweeyey isagoo
    Na odhan qolamaadtihiin xageed ka socotaan midna, Galbtaas wuu noo sheekeey, Cunto buskud iyo sharaab badan oo qolkiisa meel laga dhigo uu waayeyna wuxuu nayidhi iga qaada oo ugeeya qolalkaa kale ee dadka bukaa ku jiraan. Waanan qaybinay.dhalinta Axmed mooge utagida cusbitaalka galabtaas waxaan iskugu jiray Ciise Gadabuursi iyo Isaaq.Hadaladiisii waxaan ka xasuustaa dhalinyaro soo dhawaada.AUN.

  • @Qarandhise
    @Qarandhise 6 หลายเดือนก่อน

    Nin adag geesi qaran

  • @MohammadfadalIsmailQabile
    @MohammadfadalIsmailQabile 6 หลายเดือนก่อน +1

    Hala hubsado guruje
    Wa kuwridayee

  • @user-fh3vm4fm8u
    @user-fh3vm4fm8u 6 หลายเดือนก่อน

    Illaahay garablaga hagalo
    Nin waxdiiday oon jirin waxkalao uu kadoorbiday
    Wax uu doonayaan jirin

  • @samatermaxamed5841
    @samatermaxamed5841 6 หลายเดือนก่อน

    Dawladi somalia waxa la odhan jiray kacanka ayu ka dhereyey mayarku ma kacanka ayu ka dhereyey

  • @KoosAbdi-gy9cr
    @KoosAbdi-gy9cr 6 หลายเดือนก่อน

    Geesigii geesiyada aad iyo aad baad u mahadsan tahay guruuje cabdi kariina inta uu cirku idiin jiro ayuu kursigiisu idiin jiraa

  • @user-mf8hn2md8l
    @user-mf8hn2md8l 6 หลายเดือนก่อน

    SAX WEEYE Clkariim axmed moge shacab ayaa dorotayi

  • @abdirahmanyusuf4924
    @abdirahmanyusuf4924 6 หลายเดือนก่อน

    Hogaan diyaaar baaan nahaye inshallaah

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 6 หลายเดือนก่อน

    Guruuje laangaab ha wareerin shaqadaada qabso

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 6 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxwaynaha mustaqbalka dhow insha allah anuu beesha dhexe ah waan ku wataa walhii 😂😂

  • @mustafaaden736
    @mustafaaden736 6 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaan, bal ku noqo Bile Rafle khasaarihii uu u gaystay Hargeysa isna muu yarayn. Xildhibaan miyaad ogtahay in Bile Rafle uu gubay dhammaan document-kii aynu ka dhaxalnay Ingiriiska, dhammaan raad kasta oo Somaliland caddaynayay dawladnimadeedii iyo documents kasta oo dhaxal inoo noqon lahaa maanta, Bile Rafle ayaa gubay.

  • @Ayaanosman-mk5rc
    @Ayaanosman-mk5rc 6 หลายเดือนก่อน

    Ilahay hayno dhawro mayar Moore xaasidiinta kaso hor jedana alle haynaga qabto

  • @abdiomar7283
    @abdiomar7283 6 หลายเดือนก่อน

    Qoddobka koowaad ee 48ka awoodood ayey jabiyeen (Law 1: Never Outshine Your Boss)

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 6 หลายเดือนก่อน

      waxaas ma xisaabsanno. wax lacuno ayaa larabaa, haddii ay dalka ku maalgashan lahaayeen ayaa laqaadan lahaabee, carabaha iyo ethiopia ayay lacagta ku dhammeeyaan.

  • @KoosAbdi-gy9cr
    @KoosAbdi-gy9cr 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @calijama6048
    @calijama6048 6 หลายเดือนก่อน

    Halayska celiyo Tuugta Boobtaga ah

  • @RashidMohamed-yo1et
    @RashidMohamed-yo1et 6 หลายเดือนก่อน

    Guruuje nala difaac mooge please aniguna waa ka guurayaa hargaysa hadii la bedelo mooge oo weliba cudhey yimaado ninka cayda badan ee timaha cad ilaahay haynaga hayo sharkiisa

  • @dahirismail8978
    @dahirismail8978 6 หลายเดือนก่อน +1

    Qabyaalada sharciga ayaa ka weyn,

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 6 หลายเดือนก่อน

      Waa kee sharcigu ayaa kaa codbadana tuugta cadabaya

  • @se1059
    @se1059 6 หลายเดือนก่อน

    Very good inaga qabta tuugta doonaya inay jeebka ku shubtaan cashuurta uu ina mooge hargaysa ku kala cadeeyay

  • @user-nm7mz9jh2d
    @user-nm7mz9jh2d 6 หลายเดือนก่อน

    Maaha mayarada Hargaysa waxa lahor taganyahay e waa,illaa Madaxweyne Muuse Biixi

  • @SakariyeIbraahin-je6bl
    @SakariyeIbraahin-je6bl 6 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭maayar mooge by🤘

  • @marikafarah761
    @marikafarah761 6 หลายเดือนก่อน

    Ooo halyeey halyeey dhaley
    Ina fuuruji

  • @Abz_146
    @Abz_146 6 หลายเดือนก่อน

    Kuwani weriyayal mahe hala training gareyo

  • @daawadmedia8702
    @daawadmedia8702 6 หลายเดือนก่อน +1

    7:29 😂😂😂

  • @maxamuudibraahin5814
    @maxamuudibraahin5814 6 หลายเดือนก่อน

    waa sidaa xiliban mayar cabdi kariin axmed mooge lama taabankaro

  • @caliibraahim3761
    @caliibraahim3761 6 หลายเดือนก่อน

    Waa runtii

  • @user-jt5us1vj9e
    @user-jt5us1vj9e 6 หลายเดือนก่อน

    Wasn kugu tangier sannahay xildhibaabn quruxda hargeisa waa quruxda soomaaliland maayar cabdikariina alle ayaa lajira oo difaa aya shacabkuna way garab tagayihiin Allah mahad le

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 6 หลายเดือนก่อน +1

    Nin rageed guruuje wuu qalmaa madaxwayne ❤❤❤

  • @muuminbarkhadle3915
    @muuminbarkhadle3915 6 หลายเดือนก่อน

    xil guruuje wad slmn,thy adiga io saxafadu wlhi shaqsi dalkisa jecel oo qodob muhima kahadlaya adiga jira mayir abdikarin somalilnd iskadaye somali oo dhan nin lmida walay,kathy on laso helayn hargeysa qashin io folxumo aya mrki hore hadheyey lkn manta wad aragtan wlhi anigo rer awdal ah ayn ninka wxqabad,kisa tagersanhy illhey rali hka ahadee

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 6 หลายเดือนก่อน

    Guruuje markii libaxu usobaxaybaa bartay.

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy 6 หลายเดือนก่อน

    Odaygu kulahaa 3 awaw ayaanu hargaysa kulahayn Hageysa Oodwaynaa kawayba ee madobaysada ayaa ciyaala xaafad kaadhigaysa miyaa

  • @khadraaadan3191
    @khadraaadan3191 6 หลายเดือนก่อน

    Qof kawangasn markin bdirikiin Ahmed mooge

  • @farxanmohamed4871
    @farxanmohamed4871 6 หลายเดือนก่อน

    Libaax mooge

  • @hassanprime8990
    @hassanprime8990 6 หลายเดือนก่อน +1

    Vito power kkkkk ragedi

  • @user-cj4lc2zc8f
    @user-cj4lc2zc8f 6 หลายเดือนก่อน

    Qabyaalada iska daa maxaa ku Jaban in la badalo mayar doox joog reerkiinu umuu dhiiba xilka golaa doortay iyagaana badali Kara

  • @xayndaabolol1301
    @xayndaabolol1301 6 หลายเดือนก่อน +3

    Guruuje walee wamuwadin dhaba,nolow

  • @user-hm2yg2le1j
    @user-hm2yg2le1j 3 หลายเดือนก่อน

    Adke kkkk

  • @AdamDahir-rn5yv
    @AdamDahir-rn5yv 6 หลายเดือนก่อน

    Ina yuusuf Gurijaw aan ku saxee Adeere Bille Rafle muu ahayn Maayer ee waxuu ahaa Badhisaabkii amba Gudoomiyihii Gobalaka Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya.Markii dambana Gaani baa lugu badalay.

  • @user-hv6wg5ge6x
    @user-hv6wg5ge6x 6 หลายเดือนก่อน

    Nin rageed nin rageed dhalay

  • @clahiciroole4592
    @clahiciroole4592 6 หลายเดือนก่อน

    meelfog ayaa lagaga sooduulay

  • @user-rc1xl6jx2m
    @user-rc1xl6jx2m 6 หลายเดือนก่อน

    Waryaa

  • @maxamedcumar4942
    @maxamedcumar4942 6 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah xildhibaan guruje runta ku jecelahay wana xildhiban kaliya ee ka so dhexbaxay 82 xil

  • @dadsshekh6172
    @dadsshekh6172 6 หลายเดือนก่อน

    Is Ma qabtan runta is kuma shegan aduun Ma bixiyan
    O hadana faanwayna yabka yabkis

  • @sniperabdilahi7596
    @sniperabdilahi7596 6 หลายเดือนก่อน

    Waynu ugaba guuri meeshay rabaan hala tagaane