Daawo Dood Adag 3dan Musharax Iyo Midka itoobiya Ugudhow Ee La shaqayn kara

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 12

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 25 วันที่ผ่านมา +1

    Muse biixi itoobiyan wa nin iskul abaarso qumoladka ba tageersan faysal ali waraabe dharma wa malxiil muse biixi waxa kale jira musharax mdw cabdiraxman cirro guleyso wa gesinimo dadnimo daacaðnimo aqoonyahan siyaasada bisel o fahmikara caalamka oo dhan guusha nasriga deg deg door doorasho xor xalaal hogaamiyp daacadnimo leh guulwarta cirro insha allah🎉🎉🎉🎉

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 หลายเดือนก่อน

    Somaliland is a leader of democracy in Africa ❤ you from Kenya 🎉

  • @abdiali319
    @abdiali319 หลายเดือนก่อน

    Dooddan waxa kuu guulaystay Kulmiye. Wadani iyo UCID waxa cad inaanay fahamsanayn wadciga dalka.

  • @abdulahiali896
    @abdulahiali896 หลายเดือนก่อน

    Taas waa la arkaa hargaysaba ma ogolo somaaliya khaatumana ma ogolo somalilaan.

  • @saidowgaab3846
    @saidowgaab3846 หลายเดือนก่อน

    Faaq faaq cidlaa.

  • @aminaameen6144
    @aminaameen6144 หลายเดือนก่อน

    SOMALILAND MA IDOOR KALIYA BAA DEGA 3 NIN OO ILMA ADEER AH BAA TARTAMAYA

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 หลายเดือนก่อน

    Qaranawo.xal qado waar itobiyad
    Kamid tihiin weelkama itobiya
    Kkkk

  • @ahmedanshur4705
    @ahmedanshur4705 หลายเดือนก่อน

    Ssc somaliland kama maaranto, Somaliland kama maaranto Somaliya

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 หลายเดือนก่อน

    Buuni waa calooshii la cayaar hadii reerkiisa la reerkiisa la aaso Dan kama laha reer somaliland uma qalmo ninka iska naaxay

  • @abdulahiali896
    @abdulahiali896 หลายเดือนก่อน

    Laba isqabasiiya Somaliland waxay dhahaan waanala asuuqay Laascaanood naya way xasuuqiin labadaa isqaba siiya isaaqaw

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 หลายเดือนก่อน

    Comments kayga waxaan ku darsanayaa waa in ay sadax daba aysan u qalmin in ay madaxwayne ka noqdaan Soomaaliland sababtoo ah waa haraadigii hore ee dalka Soomaaliyeed horey u soo wasa bur buriyey wanna yeey san ku ee deyn8n madaxwaynihii hore jaalle Maxamed Siyaad Bare waa un kuwii la soo shaqeeyey oo madaxda ka ahaa dowladii hore ee bur burtay kana qab ahaa bur bur keedii waxaanba oran karnaa in ay ayaga sabab ugu wayn ay la haayeen oo jabhado sameeyey hadana bur buriyey waxna ka soo bartay. Muuse Biixi wuxuu ka ahaa waa bayloot diyaaradaga dagaalka Soomaaliyeed waasaraak88shii wax uu soo baray oo ku caasiyey maantana Itoobiye u gacan haatiyey oo rabo in uu dalka Soomaaliyeed uu kala jaro. Mar mava u qalmaan cilia madaxwayne ee Soomaaliland in ay qabtaan waa odayaasha u diidan horumarka reer Soomaaliland.

  • @abdulahiali896
    @abdulahiali896 หลายเดือนก่อน

    Caascaanood way ku daysay ee iska dhaafa maamulka khaatumo waa dawlad somaaliya ah ama yeel ama diid hadaad diidaana qorisooqaado