Daawo musharax Madaxweyne Abdirizaaq Alidheere. Axmadow Maanta La kalabiximaayo Laguu Tanaasulimaayo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 11

  • @FeysalAljaberti
    @FeysalAljaberti วันที่ผ่านมา

    Madaxweyna Axmed Daacad soo Noqo hogaami shacabka Jubaland
    Villa Wardhiigley wey ku tumatey Dastuurka u yaal shacabka Federaalka Somaliyeed.

  • @AbdiNasir-n5h
    @AbdiNasir-n5h วันที่ผ่านมา

    Ader inad kismayo ado sa ulabisan uxaragonaya cidna ka baqayn Aad uhadasho ya ku sorta yaliyay horta
    ta xususo horta oo ka jawab intadan is halma min so axmad ma ahayn ninka sadex sano durka ugu jiray xuraynta kismayo iyo jubba land Kuna gulaystay Aakhirki nasib wanag inkasto dhig badan dhaqalada badan lo horey waxaso axmed iyo ragi la socday Aya ku amanan Kuna sharfan Kuna mamusan iney xilka nosi hayan inta ay iyagu awodan tasayna majortiga
    rer juba land qaban Kuna qanacsan yihin ader macane ano Aad ku ixtiramaya ee dadkaga ha ka hor Imane Aayar dhinaca ka rac...

  • @shafeecaar2521
    @shafeecaar2521 วันที่ผ่านมา

    Ninkani wixiisu waa riwaayad adeer ciyaarta nagadaa meeshan ciyaal loogama baahnee

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj วันที่ผ่านมา

    Waad iska ciyaaraysaa garoonka iskeen

  • @ya3746
    @ya3746 วันที่ผ่านมา

    Ninkan sidii ciyaal darbiga u hadlaaya
    Hub miyaa usoo dagey wlhi dhirbaaxo dhagaha lagaaga gooynaa

  • @abuusuweda
    @abuusuweda วันที่ผ่านมา

    Kkkk ader inte kaimate

  • @keynanwarfa1859
    @keynanwarfa1859 วันที่ผ่านมา

    Booto Shaanshi da dhaaaf

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs วันที่ผ่านมา

    ciyaalku meel hafadhiisten

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 วันที่ผ่านมา

    Ogaadeen waa in aad iska xoreysaan Dikta toorka Axmed Madoobe 13 sano ayuu xoog ku haystaa weli uu rabaa in uu 4 sano xoog ku darsado. Aaway cuqaashii Ogaadeen waa in aad iska dhaqsaan wasaqda uu idin mariyey.

    • @ya3746
      @ya3746 วันที่ผ่านมา

      Xasan qurunle dhamaa xaga caqliga iyo dhaqan xumada waayo xasan dhiiqo asaa ku caano shubey xiligii farmaajo maanta qaladkii assiga kusoo noqotey